DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Maryaha Dhiganayso Hadii La Aqoonsado Somaliland

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZread Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 80

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84Ай бұрын

    Roobka yaa la waayayaaye maryaha heynugu dhigin

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2ufАй бұрын

    Islaantan cid qabata mala waayey, waxase ka daran kuwa wareysanaya no more wariye.

  • @ninqariibah676

    @ninqariibah676

    Ай бұрын

    Horyaal tv 📺 dad cilaaj ka so baxsaday baa isugu yimi waa tvga ugu waalan

  • @halimahassan657
    @halimahassan657Ай бұрын

    Asc faadumooy ka joog ha is qaawin walaaley illaahey ka cabso walaalo.ka joog faadumoy ismaaciil waad og tahay waxuu galee subxaana Allaah.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643Ай бұрын

    Xasbuna Allahu wa nicma Al wakiil. Ilaahoow naagta astur. Cimri cibaado Allow waafiji.

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040Ай бұрын

    Masha alleh somaaaliland guuuuuuùuuuul

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696Ай бұрын

    SUBXAANALLAAH WAL CIYAADU BILLAAH ,FAADUMOOY ADDUUN WAA LAGA TEGAYAA AAKHIRADAADA ILAASHO TAN CIDINA KU WAARI MEYSO

  • @user-rf2ir3yv1l
    @user-rf2ir3yv1lАй бұрын

    Subxaana allah halahubiyo muslinimadeeda

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463Ай бұрын

    Man Sha Allah faadumo tagdhaan guulayso wllo

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888Ай бұрын

    Soomaaliga idilaya waal manihin

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254Ай бұрын

    Habo! 😂 jamaal jano kadaa dee Big respect from 🇩🇯 to this lady 😅 She is a good and smart politician we really need women like her in the horn of africa

  • @saalaxy
    @saalaxyАй бұрын

    Faadumo Eedo Fadlan ha isqaawin

  • @user-fm8zi9yh8j
    @user-fm8zi9yh8jАй бұрын

    Islaanta cibaadeyso ayey ubaahantay. Ninkeedíi meeye

  • @kadijaali7014
    @kadijaali7014Ай бұрын

    ❤love the way 😊

  • @cabdiazizosmanmudanesanka777mu
    @cabdiazizosmanmudanesanka777muАй бұрын

    Walhey waa runtaaa

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888Ай бұрын

    Qofka reer soomaalilaana eedalkiiisa dhex ka ahi hakabaxo

  • @aragsan5690
    @aragsan5690Ай бұрын

    Faaduma waa xog ogool,waan isqaawitayaa..

  • @rachidosman8637
    @rachidosman8637Ай бұрын

    Walahi waan ku raacsanahay fikraada MAMA FADUUMO ANIGU'U REER DHAALIYARADA REER JABUUTI AYAAN AHAY HADAFKEYGU IYO MABDAACAYGU SOMALI MIID NOQOTA WEEYI HAATA JABUTI SOMALI WAA MIID

  • @hoodohoodo9532

    @hoodohoodo9532

    Ай бұрын

    Mon oeil! dadka ku khaldimeysid in reer jibuuti doonayan iney somali mid ah noqdan, hore ayey markey Djibouti xornimaa uu qadatey uu dooratey iney kali noqoto. Anigu runti waxaan qaba Djibouti iney marka si fiican sameysey waayo dee maantaba hadey ku biiri lahayd Somali weyn ama konfur wey ku burburilahayd sida ay maanta Somaliland uga qomameyso isku biirkii konfurta somalia. Hadaad ka hadleysid somali ayeynu wada nahay dee taas wa la'og yahay ineynu somali wada nahay laakiin riwaada joojiya reer jibuutiyow, reer somaliland wey idinka maskax badan yihin ok. Iyaado Somali lawada yahay ayaa hadana kala wadan la noqon kara, sida Saoudi Arabia, yemen, Emiraka, kuweit....ect. Ku darso dawlada Djibouti somali oo kaliya ma leh waxaa la le Canfarta.

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Matihid reer Jaabuuti walaahi Somaligaba ma qori karaan reer Jabuuti mida labaad Dalkiini waa jabuuti kayguna waa Somalilan markaa soomaali waa shan Shanta Soomaliyeed

  • @rachidosman8637

    @rachidosman8637

    Ай бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r 🇩🇯 je suis un Djiboutien pure au vrai souche donc waan qoraa af somaaliga waayo somali BAAN AHAY AYAA IGU HAYSTAA EE SLM somali didba tihiin miise daarod did hada waa sual weeyi

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246Ай бұрын

    WAA YAAN. ISLAANTAAN WAXBO SIYAASAD KAMA TAQAAN.AFKAA I QOYAN WAAYE.ALLA MAXAA WAALI KA JIRTAA.WLAAHI SOOMALI A HADY IDIIN AQOONSATO IDINKAA KU QASAARO QABO. HADEERAA MUQDISHO U SOO SHAQA TAGTAAN.

  • @MustafeWacays-mj8kv
    @MustafeWacays-mj8kvАй бұрын

    Hayaay ma qaawanaantii dhabta ahayd filimkaasi goormuu soo dhacayaa

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8iАй бұрын

    Afkaday

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8evАй бұрын

    SUBXANA’ALLAH WAAN ISQAWIN DHALINYARADA HA MARA HABIN

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2ufАй бұрын

    No more somalia imikaanu leenahay itoobiya ayaa naga xigta ama yeel ama diid waxba isuma nihin.

  • @casalasal6466

    @casalasal6466

    Ай бұрын

    Nacas axmaq ah baad tahay ma somali baa idiin baahay awalba qowmuludh baad ahayde aad amxaarka waa kuwii ku qabaye

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102Ай бұрын

    Indr iska Aamu Siyaasada iskaga dhex bax oo waxaanad fahmayn ha ku xiiqin , Alle ha ku gargaaro .

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashkaАй бұрын

    Sabbtay uleedahy maryahan dhiganayaa. Waxay ogtahy ama dareensantahy inuusan ictiraf waxlayiraah soosocon. 😅 islaantu wa very smart

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404Ай бұрын

    waa markii labaad ee cawil somaliland meeshay joogtay ka raro uu barwaaqo u raro mashallah !!!!!!!!!! from saylac waanu jecelnahay in dagmadu ku birto magaloyinka dakhliga sameeya kana faayido 10% of the somaliland budjet lana target gareeyo ethiopia electricity and DDS oil exportations in saylac

  • @mohmednuur237
    @mohmednuur237Ай бұрын

    Naa ma nihin ee wax cilaaj geeya miyay wayday

  • @Janno190
    @Janno190Ай бұрын

    Caguusad

  • @Gory-ali
    @Gory-aliАй бұрын

    Yaab Waaye. Wallaahi. Xasan. Sheeq. Waana. Caysaydaye. Oo waxaad. Kutilmaamaysaa. Tur. Lagu. Canasta. Maxaad. Hadana. Ubaryerysaa

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4vАй бұрын

    cajuusadyahay iska fadhiiso anaga qadaad wayn iyo faqashta ha noo salaaxiine ma xishgooto

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2zАй бұрын

    Oo muxuu ku soo kordhinaya aqoonsiga Etiopia Somaliland. Hadaabad dawarsigoodii khadyaan ka joognaa😡😡😡😡😡😡😡

  • @user-sc4rl7bj5o
    @user-sc4rl7bj5oАй бұрын

    Habaryar hasiibin maryaha ohakudharanine intaynu solabisano ayaynu dabal dagana insha allhu hayimafo aqonsigu insha allhu farxadbaynu kidabal dagi dona

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba.Ай бұрын

    Islanan miyay ka masdsadan ileen waxba maxasuusnee habartan tusbaxaga qaado

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah571820 күн бұрын

    Horta iska hadashay oo hadana Caro alle ku balantay,waxaase isweydiin muddan haddaad dharka tuurato yaad wax kala tagtey? Waxaase kaaga habooneyd in aad tiraahdo 2 rakco oo shuki ah ayaan tukan lahaa, ama tiraahado wax baan sadaqeysan lahaa.laakiin macsi iyo xumaan waxba laguma helo Caro alle mooye.

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8yАй бұрын

    Muxu aqonsiga Etopi ku saaidina wa suaale na banadir ilahay moye adane uma bahna

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yzАй бұрын

    Muuse meerayso sawirku waa riyo iyo hadar.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272Ай бұрын

    Waa kudaafad habartan futo awal bay u ololaysaa qadhmuunadu waaa xerta sahra halgan

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120Ай бұрын

    Subxaana Allah cajiib dharkaan dhigan kulahaa eedo aakhirul cimri ayaad tahay ee dharka hadhigan Soomaali waa mid we love Somalia❤❤❤ from Awdal BORAMA

  • @roodanuur461
    @roodanuur461Ай бұрын

    Haabaryay waalani amxarka iga xiiga somali da

  • @abmoh9216
    @abmoh9216Ай бұрын

    Haday isqaawiso dadku way indha beelayaan.

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813Ай бұрын

    NAAYAA SHUUNKII AYAA KUGU BATAY FURSAD AAD SAKIINYII ISKAGA XIIRI LAHAYD AYAAD WEYDAY INTII AAD KU MASHQUUL SANAYD WAR SIYAASADEED AADAN WAXBA KA QABAN KARIN

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6nАй бұрын

    Ma Cadowga Gudaha Ayaad Ku Biirtay Naa Xamar La Qabo Bahalyey Somali Was

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267Ай бұрын

    Oo maxaa lagaa arkayaaa hhhh Faadumo foolxumaa lagaa arkayaaye hhhh ceeb u dhimo habar wareertay baatahaye

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8iАй бұрын

    Aqoonsigaaba aqoonsiga ba iidoor waashay igadhe

  • @aminaabdisalam
    @aminaabdisalamАй бұрын

    Faduma ibrahim dowlada somali idinma rabto ee cabadka daa aqonsina cirka intu nii jira ayuu nii jira

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579Ай бұрын

    Mida kale wadan kaliya hadii u ku aqoonsado muxuu tariya mida kale dagaal dhab ah ayaa ka socda itoobiya afgambi ayuu halis ugu jira

  • @mahamed6329
    @mahamed6329Ай бұрын

    inaan la aqoonsanayn ayaad ogtahay

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637Ай бұрын

    Ragani islaamaa maxay ka xiijinayaan eedo waxan horaa rag ugu daaleene iska naso

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre807828 күн бұрын

    Cilaaj dadka xanuunsan

  • @KayseCawl-f3p
    @KayseCawl-f3pАй бұрын

    Waar islaantan maxaa gurigeedii helay may isika jiifsato maxaa xiijiyey

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905Ай бұрын

    HABARTAAY WAAD WAALATAYE KA FADHIISO UMMADA OROD QABO WALAWEYNTA IYO FAQASHTA MALAA WELI KAMAAD QUUSAN

  • @Gory-ali
    @Gory-aliАй бұрын

    Iska. Suga. Amxaarku. Baduu. Soo. Dagayaa. Markaasuu. Odaygii. Heals. Sameeyay. Uu. Shalaayi. Doonaa. Markii. Uu dhulka. Iyo. Dadka. Fasahaadiyo. Oo. Gabdha. Iyo. Haweenkoo. Dhami. Uukaa. Kaxeeysto. Oo. Horton. Lagu. Kufsado. Amxaarka. Brenda. Leh. Ayaa. Walaal kuu noqon. Doonee. Iska. Suga. Soomaali. Weyna. Markaaseey. Intiina. Aan. Caqliga. Laheeyn. Shalaaygiina. Aan kuqosi. Doonaa. Dhul. Aad katakana. Maturation. Jabuuti baaba. Dhib. Nagu haysa

  • @mohamedfarah1400
    @mohamedfarah1400Ай бұрын

    Islaanta Maxaa Ka Khaldan Waan is Qaawinayaa 😂😂😂😂😂

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Haa waanu iswada qaawinaynaa farxad awgeed

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473Ай бұрын

    aqli xuma nafasax kulaha

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272Ай бұрын

    Habartan afka qadhmuuni waa makhnuudad naclatulaahi calayka waa dadkii abaarso lagu shuqliyay

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yzАй бұрын

    Eedo ma afhayeen baadtahay. Muuse kahor islaamuhu waxan may aqoon. Muusaa sababay sidan. Eedo mamadax waynaa mise waa cidikumadhaanto.

  • @M.osman79
    @M.osman7927 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @kkin7066
    @kkin7066Ай бұрын

    Bisinka

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zwАй бұрын

    ÀSCkkkkk😂😂😂😂waan. Yaabayi. Waxan. Istushayi Faadumo oo. Qaawani. Habar. Qaawan. Allow. Haitian. Foolxumo..badanah❤😂kkkk

  • @casalasal6466
    @casalasal6466Ай бұрын

    HABO QAALI FADUMO IBRAHIN XAAL GOBEED BAAN KU SIINAY XASAN SHIIKHNA WAA INUU ISKA SII DAAYAA SOMALILAND

  • @macowkhalif7724
    @macowkhalif7724Ай бұрын

    You have lost your way madam. It appears that your love for Somaliland comes before your religion

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762Ай бұрын

    Isqabsade qabwayne iyo ninki quudhsi diidihiye

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3dАй бұрын

    Cajuusadaan bal maqla ma ethiopia ku aqoonsankarta awalba dharka inaad dhigato ayaad rabtay ee iska dhig hadaba

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7zАй бұрын

    Naa ha is qaawin foolxumadada ma dawan karne aqoonsi meel Ku gari maysan Burco iyo hargaysa mesha rabtan la ,Asda dee

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685Ай бұрын

    Hadii ilaah kusiyo waxaad jecleed meeshaad dhihi lahed alxamdu ma denbi ayaad geleysaa

  • @user-sj7xb4xo5m
    @user-sj7xb4xo5mАй бұрын

    kzread.info/dash/bejne/iHmOw9KDYKy6hKQ.htmlsi=2U8VMdkEv_fiSee8 HEES IDINKA YIMID KOON FUR GALBEED OO KARBAASH AH

  • @amranaden3059
    @amranaden3059Ай бұрын

    Huwan. Weeye is laantani

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335Ай бұрын

    ETHOIPIA. HADAY. KU. AQOONSATO. WADAN. KALIYA. AQOONSIGIISU WAXBA. KUUMA. SOO. KORDHINAYSO

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087Ай бұрын

    horta adinku dadka madishiin reer ooyaye

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1wАй бұрын

    Markaad dharka saarto in lagu cuno ayaad doonaysaa

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579Ай бұрын

    Fariid waa runteed wllhi

  • @Caliya7
    @Caliya7Ай бұрын

    Waxa dhan ay raadinayaan oo dhan waa iney dharka dhigtaan xitaa habrahooda. Subxaanallaah

  • @user-nt9ge9cy9i
    @user-nt9ge9cy9iАй бұрын

    Ma aqoonsogiisa Ethiopia ayaad ku helaysaa dowladnimo.

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755Ай бұрын

    Oo Mxaa Lagaa Eegayaa addaa Taadi Dhamaystay Eee 😂 Waxa Kigu Yaalla Xattaa nin Waalan Wxabka kuma Falayo Hooyo 😂😂

Келесі