Deg Deg Xildhibaanadii ugu badnaa oo Dab Damiska Tagay iscasilaadna ugu baaqay xasan sheekh

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Пікірлер: 56

  • @hodanhusseinelmi811
    @hodanhusseinelmi81125 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤ runsheega dad yahuud maha waa somaali dalkood bey jooga ee kinyo ma joogan iyo dalshisheeyo

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h26 күн бұрын

    SHALAY SOW TAAD LA HAYDEEN XASAN WAS HIRAAB WE ERYA MAREEXAAN XAQII GONDIHIINA AYUU HOOS JOOGAA

  • @abdiabdulkadir9752
    @abdiabdulkadir975226 күн бұрын

    Walee xasan sheekh lacsg la asn ayaa hayso xildh. Afkayfurteen

  • @bashirjama1835
    @bashirjama183526 күн бұрын

    Asc. Allaah (swt) Hassan Shiikh ha ku badalo madaxweyne kale oo khayr wata.Xassan Shiikh hana dhaafo.

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v24 күн бұрын

    Wankahumahay wallahii. Sommaliyey

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad331626 күн бұрын

    Xasan Tuug waa in aad xilka ka xayuubisaan waa Shabaab waxuu dalka ka dhigay degaal iuo barakicin xitaa reer Aakhireedka uu qaxiyo

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed26 күн бұрын

    Waxaas Hassan sheikh ma qoro Hassan sheikh lacag buu rabaa

  • @zahrahashi2964
    @zahrahashi296426 күн бұрын

    Meyd baa la barakiciyey ma mid nool baa lo daahayaa xasan cidna ma kala jecla

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed142426 күн бұрын

    Nabsigii farmajo ayaa idin haya dhamaantiin farmjo filada ka soo bax bal maxaad ka dheefteen nabsi cad baa idiin haya

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue26 күн бұрын

    Waa beentood lacag g ayey ka qaateen xasan gurguurte iyagaana kow ka ah in cagaf lageliyo dad maanta ah

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x24 күн бұрын

    ilaahow balaaya dowlada hanooga dhin

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed232826 күн бұрын

    Soomaalia weyn Dhul ku Ka badan yahaye dhul Dajin Haa loo sameeyo Dadakaha

  • @user-bl2jt4gz2h
    @user-bl2jt4gz2h26 күн бұрын

    Waa loo digey in ay ka guuraan xoog bay ku deganaayeen

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487826 күн бұрын

    Xildhibanada xilka ha laga qado xasan gorgurde marxun argixisada damajid

  • @MohamedAli-nm8oe

    @MohamedAli-nm8oe

    26 күн бұрын

    Xildhibaanadu $5000US dollars ayey qaataan ma'ayagaa wax sameyn karo.waa igu sawir😂😂 Xildhibaanadu sold out waaye😂😂😂

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk75321 күн бұрын

    Dhulboob bay kuwaashay iimaanka beela kuwa umada soomaaliyeed kuwa barakiciyo

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w26 күн бұрын

    Adinkaa keenteen xasan ka dib laaluush aad qaatadeen, Waxaan maqli jiray Afkaad ku cuntay miyaad igu weydiney. Ninkii aad keenteen miyaad maantana ka dacwooneysiin yaa idiin gaarey, Tii qayaamana waa idiin sugay inaad saas usku eedeeysan ka dib markoow rabi idiin weydiyo sababta aad u doorateen, Hadaan nahay shacabka waa inoo maxkamda rabi intii xasan noo keentay.

  • @abdalladubow3064
    @abdalladubow306426 күн бұрын

    halsano ayaa dignity lasiinaayey.

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey851126 күн бұрын

    Yaahuu magacii hg maanta waxaa halkaas dhigay tuugadaaas magaca hg wata dameeraaleey ayaa maanta dadkiinii jareer iyo qurun u adeegsanee xasan gurguurte NAAGO UNOQDA waxba idiinma harine ufuf

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w26 күн бұрын

    Hadaadba saan ula indha cadahiin boobka dhulkii qaranka cirkaad caad ku ogtihiin.

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan23 күн бұрын

    Xildhiban lagum noqdo incaqdaro laysagu hiliyo

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed206626 күн бұрын

    Habar githir hada miyaad wax fahanteen, waan ka xumahay ma saakiinta sidaa loo galayo.

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc26 күн бұрын

    Asc hassan gurguurte waligii ceeb kama xishoodo odayga adinka doortay hadii aad tihiin parlamanka. hadii ay run idinka tahay mooshin ka keena oo xilka fhaafiya . bari waad aamusi doontaa

  • @nasrot2604
    @nasrot260426 күн бұрын

    Moryan nimo waa soo dhamatay habargidirey dadkiina meel gesta dhulka danta guud ka guura.

  • @sucdisiad3316

    @sucdisiad3316

    26 күн бұрын

    Mooryaan waxa ah nin isagoo madaxweyne sheeganayo irsaaqad ay ka gashay 2 meter oo qabuura ah waxaa tuug ah ninka baad ka qaatay lafihii reer aakhireedka haduu qofka qaxaya waa Xasan tuug iyo xertiisa

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs25 күн бұрын

    .shacabka somaliyeed wey 14:19 u jeedan. Matida. Jodariyasha iyo macuunda gacmaha ku sidatay.oo habeen bar. lo dhacay sorry.xildhibaan shacabka idinka ka masuul ah wax ka qabta arinkaan😭😭 wallaahi waa calool xumo. 😭

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye746026 күн бұрын

    Xasan Sheekh

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman198526 күн бұрын

    Nabsigiii farmaajo sodeg degay

  • @user-ky7gs8js6h

    @user-ky7gs8js6h

    26 күн бұрын

    Alley lahee haa nabsigii baa ku guureeyey

  • @anabali3897
    @anabali389726 күн бұрын

    Waaxan baaq uso jedinayaa gabdhaha hg waa inee shabab la shaqeyaan waxan dowlad mahan dhibkane waxay rabtaa inee gaalo dajido marka waa in hantidena u hurnaa shabaab si dacad ahna ula shaqaynaa xamar walo siman yahay somaliwayn ayana wada leh rer ukuna isla leh waa in meshi laku arkaa la qarxiya

  • @user-bl2jt4gz2h
    @user-bl2jt4gz2h26 күн бұрын

    Xasan dhiiqo hawl adag buu qabto idinkaa doortey

  • @daherosoble9975
    @daherosoble997526 күн бұрын

    Pililiqo waa dhamaatay hapargidir guuta aada dhudamareep hapargidir waa tuugo tuugo tuugo

  • @abdiabdulkadir9752
    @abdiabdulkadir975226 күн бұрын

    Hadey hurdo kasoo keceen

  • @saciidbereed2311
    @saciidbereed231122 күн бұрын

    Aniga hada waxaan joogaa qoxooti waxaana iga dhigay dhulkii dawladu iigushaqayn lahad weeye xasan hadii uu dhunsado waa danbiile qaran hadii kala waa madaxwayne qaran ?

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l26 күн бұрын

    ?Idinka Xildhìbaanada Sheeganaya Shaqadiina Waa Mid Nocee Ah Maxad Dalka & Dadka U Qabataan Tankale Dadkan Dayacan Tacsi Uma Ee Maxad U Qabanaysaan Mise Xildhibana Aya Hadlay Ayad Hadlay Ayad Ka Rabtaan

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr756926 күн бұрын

    Waar dhaxaad ku fiirsateen IDP deggan duleedka Muqdisho iyo gobollada. Xasan xaraash wuxuu sameeyay hora ayuu School Polisia ka sameeyay. Adeer si loo xalliyo dhibkan waa in qof kasta iyo qoys kasta loo jaraa dhul ay degaan inta master plan loo sameeyo. Haddii kale Xasan xaraash u diyaar garoobaa in dharkiinna iyo kabahiinna xaraasho. Xasan xaraash must go.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by24 күн бұрын

    Xildhibaanow idinka ayaa dadkana bacadka dhigay sidoo kale idinkaa dumiyay qarankii soomaaliyeed maantase haddii aad aragteen Silic iyo dhib ayaad badeen shacbigii soomaaliyeed dalkii iyo dadkiiba waad iibsateen

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk75321 күн бұрын

    Baryo mayaqaanaan iska celiya

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan23 күн бұрын

    Dowlad runah ayan hel oo dadk ka celiso xadarad dadka 34sano aydaganYen cafis hawydista umad somaliyed wixii nool hana ugaguuren si degdega xildhibanada uma dharan beshoda kaliy waxay u dharten dalka ito dadka yayna ugu hilin qabil iyo xaqdaro

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h26 күн бұрын

    Horta maato ma hanjabtaa?

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye746026 күн бұрын

    Hadhaco

  • @JamalAbdi-h7w
    @JamalAbdi-h7w26 күн бұрын

    Waxaa sidaas yelaya ninka donate dufooba dhamaantin xiladhibanad waxaa. Tihiin xaraan

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye746026 күн бұрын

    Dhaco

  • @adanbile4237
    @adanbile423726 күн бұрын

    Muuse suudi isagoo xeradii ciidanka Badda ku habsadey, Inta laga leexday ayaa xabaalihii la soo qufay, oo la yiri : ciidanka Baddaa la dejinayaa.????????? Xasan baaddil ayuu ku yimi, Baaddilkii lagu taageerayey Natiijadii ka dhalatay iyo ciqaabteedii weeye, Waxse lagu qaadanmaayo,

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve23 күн бұрын

    Scwscwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk75321 күн бұрын

    Madax wayne maahan wuxuu shidaal ka qaataa cali wajiis iyo cali geedi iyo caamir oo kuligood ba cadowga HG

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr26 күн бұрын

    😅😅😅😅😅 hgreey farmaajo markaad uhanjabeyseen maadan ogey xasan sheikh aad hawiyiisamka aad kutaageerteen qiyaanadaad sameyseen ayaad shirqoolkaani kugasheen nabsi ayaa idinkasoodaahiray

  • @bravaboy441
    @bravaboy44126 күн бұрын

    Habargidir waqtigood wuudhamaday

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi1026 күн бұрын

    Xasan sh wuxu ku dhacay dabinkii Nubar iyo naxdin

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m26 күн бұрын

    kkkkkkkk xamar unukaaleh meeday qaxoontigoow galnus kunoqda adeer dhulkaan daawladaa leh

  • @sucdisiad3316

    @sucdisiad3316

    26 күн бұрын

    Xamarna xaafadaha cooshadaha ayaad eeyaha iyo doofaar duureedka la wadaagtaa ee Xamarka ifaydo iyo dabaqyada ayaa ka xun tihiin Xasan masayr baa haayo siday xaafadaan u dhismayn iyo siday xaafadihiina u noqdeen god bahal galeen oo aad ku kufsataan gabdhihiina iyo ilmihiina.

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve23 күн бұрын

    Scwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman198526 күн бұрын

    Waaa larabayeee daaaa nabsigii mohamedow soobax 5boqal qoriban haystaaa habartii dhaheysay iyo habar gidit aaaway awodii lagufanjiray

Келесі