No video

Deg Deg Sir laga Xabsiga Dhexe Sheegoow iyo Shub oo la dili rabay Yaa Hub geeyay Gudaha Xabsiga dhex

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Пікірлер: 14

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhiАй бұрын

    Suba.xaanalahaa

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qxАй бұрын

    Sayid ali soo tuu hada aabihi tel kula soo hadlay

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223Ай бұрын

    Subhanallah

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7mАй бұрын

    Dowlad kama jirto somalia waku fashilantay xilka eha iscasilan subxana Allah walahi wayab somalia waxa kajiro

  • @addeecabdihassan243

    @addeecabdihassan243

    Ай бұрын

    Nimsnka beenta ku fuulay xilka miyaa iscasilaya,Dad iyo Dal midna Dan kama laha ee boob dhaqaale waaye dantoodu,Waxa Maanta Xabsiga ka dhacayna Dowladda ayaa ka dambeysay si indhaha Shacabka Soomaaliyeed loo jeediyo oo aanay boobka dalka ka socda aanay arkin. Waxay dowladdu soo saartay,Haamddaad .iskiin nus doolar u tuurto inay 10cent goosaneyso. 10kaas centi waxay ku dhacaysaa Wiilka qabo Gabadha Xasan Sheikh, Qof kasto oo Qayska Xasan ka mid ah iyo kuwa xeeran waxaa uu leeyahay qaab lacag ay ugu dhacdo Accountkiisa.

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968Ай бұрын

    Moooryaaantii mogadisho wey iscunaysaaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Dawlad Argagixiso ah halkeed lagu arkay maxaabiis hub haysta kkkkkkkkk

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Ma bulukeetiga iyo Alwaaxa Ayaa hub ka samaysan.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @kiinali409
    @kiinali409Ай бұрын

    Wlh arrinkaan waa wax laga naxo miskiin maxbuus ah in meeshaas lagu dilo in hub loo gudbiyo maxaabiis waa arrin weyn arrinkaan dawladu hadaysan uxirxirin arrinkaan madax badan ayakay utaal walee iyagaa kuxiga berri

  • @subraarm4381
    @subraarm4381Ай бұрын

    Waxaan kadanbeeyay hubkana keenay Mahad Salad waana hubkii ka maqnaa Xerada Nis intuuna Mahad bixi Ayuu Xabsiga geeyay Ina wuu qaatay Xamar Ayuu yaalaa wuxuu rabay inuu soo daayo Ragii Hotel Xayaad ku dagaalamay dumintiisana Mahad u diray Film kana laga duubay Hoteelkii Murursadaha.

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243Ай бұрын

    Xaggee ka soo galeen Ragga hubeysan?

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Dawladu halkay joogtaa ma ta itoobiya.iyo.dalka.sland.ku wareersan..kkkkkkkkkk

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486Ай бұрын

    Away muu qooda ragii dagaalka billaa bay?

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qxАй бұрын

    Taliye shub soo taliyaha cidanka asluubta maaha

Келесі