DEG DEG; RW Aby Axmed Oo Tababar Ciidan U Fidiyey Muuse Biixi & Xoogagga SNM Oo Faaruqiyey Hargeysa

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 4

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou19 күн бұрын

    Maasha allaah maasha allaah

  • @awenoolays6540
    @awenoolays654019 күн бұрын

    War iidoorow walaal jabtay markaad toobiyaha jabkaaga ku hadaafto oo dan ku muquuuniso ood garabkaaga ka waydo kuwii holaca kugu tuuray waayo doqonta maaweelo wacan ayaa lagu wataa intay awrta kuu rarayso oo markii lagu dan gaaro hadal macaan ayaa lagu dhahaa doqoneey let us know bal wixii gadaal ka imada si aan kuula socdsiino wixii cusub oo wax kuu tari karaya oo exactly taasoo kale ayaa iidoorta maanta gondaheeda uga dhalatay taasoo aan xisaab marna ugu jirinin iidoorta talo ku cadaatay oo iidoorow iska ooya agab kale maantadaan walaal maba haysaane .

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad947519 күн бұрын

    canaha bodhaha daasadaha waxasi laga wanagsan canaaha cadiga ha la cabo ha ino xaysiisina malaha danta dadka u gaysee

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c19 күн бұрын

    Taani kuwii hore meel ha ku sheego Dadkan yuu ku ciyaarin hadaad toogan weydeen

Келесі