No video

DEG DEG MOHAMED BUSKUT XAASKIISI MUNIIRA OOYIN IYO CALAACAL AFKA FURATAY! HALASOO CELIYO!

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 113

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashideeАй бұрын

    kzread.info/dash/bejne/iatsu7NrmtiqopM.html SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMIN!

  • @MaryanHussein-oe8ci

    @MaryanHussein-oe8ci

    Ай бұрын

    Ma'am waxan macquul ahayn mantoo dhan antalefanka gugu jiro nin ankuqabin

  • @Rose_83k
    @Rose_83kАй бұрын

    I love the way you advicing them Naima. Keep going ❤❤

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee

    @dhaqaaqaaddhaxashidee

    Ай бұрын

    Mahadsanid walaal!

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629Ай бұрын

    Waa ka xumahay waxa gabadhaan ku dhacaayo Ilaahey maslaxo dhexdooda ha dhigo

  • @abdijama1984
    @abdijama1984Ай бұрын

    Maashaa allaah nicmo walalrunta sheegtey gawadhaan wey rabtaa ninka wejiga ayey iska haleesey❤❤❤❤ marka hore wax isulahara

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0BАй бұрын

    Naagta ugu sharafa badan mediyaha asturnaan.iyo afgaabnaan iyo edeb maalina ninkeeda maalina mediyaha aan keenin waa boqorada istilka haykal xaaskiisa iinaalaada intay nololi jirto❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tv7ym3vd6x

    @user-tv7ym3vd6x

    Ай бұрын

    Iyo fartuun hqqy

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006Ай бұрын

    Ilahay ha xifdiyo ilmaha yar ee saqiirka ilahay yagana maslaxad dhexdooda ilahay ha dhigo

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942Ай бұрын

    Asc wr wbt Sister qali Very True thank U 🌿👑🌷

  • @abdijama1984
    @abdijama1984Ай бұрын

    Wey waalatey hala caawiyo subxaan laah

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740Ай бұрын

    Ilaaheye isalaax Iyo kheyr ha dhexe dhigo gurayah islaamka 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556Ай бұрын

    Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 ❤️ good 👍 thanks xabibti

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6ytАй бұрын

    Abaayo naciimo qurbaha iyo wadankii iskumidmaaha qorbaha ayaa dhibaato badan babadha wadankii joogta een waxba haysan ayaa kacaafimaad iyo dulqaadbadan tan qurbaha joogta dhika qurbaha kaagaara wuu kaxunyahay kii wadanka sida ii muuqata gabadhan weybuuqsantahay dadkuna iskudareen maaha Allah ayaa qofba si u abuuray waxaa jira dad dhibaatada u nugul ceebna maaha waa abuur ilaahay waxay ubaahantahay naxariis iyo inloodejiyo manahaysato hadey sidaan kusocoto weywaalan Allah oo u hiiliya mooyee

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee

    @dhaqaaqaaddhaxashidee

    Ай бұрын

    Aaadaan uga baqayaa ineey maskaxda dhib kagaaro!

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410Ай бұрын

    Waad waanisay runti qeyr allaha ku dhameeyo

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785Ай бұрын

    Ciyaalkii Oo ay horay u dhashay telkeey ka xiranjirtee muxuu Kan kaga duwanyahay wallee sheekadii safiyaa kusocota gabartaan

  • @sumayasaidomar882
    @sumayasaidomar882Ай бұрын

    Ilmaheyda kale aawey darama waaye waxan

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949Ай бұрын

    Nacimo waxan kugu jeclahay runta ad ushegta qofka.👍❤

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee

    @dhaqaaqaaddhaxashidee

    Ай бұрын

    Mahadsanid Nadiifo!

  • @gamer5Real
    @gamer5RealАй бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883Ай бұрын

    Subxanallaah illaahayow hana waalin

  • @user-hl7mh2pu2j
    @user-hl7mh2pu2jАй бұрын

    Gawadhaan waalawaalooyaa ilaahay ha ugargaaro

  • @deeqojama8337
    @deeqojama8337Ай бұрын

    Markaan way qaldantahay subxaanlaaĥ ilmaha yar asagaa haya aabihi ayaahaysta iskadaa dhibta intake mohamed ayaarabtaa uimow wallo

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmedАй бұрын

    Masha allha abayo naciimo allha qalbige ha uqabojiyo aniga waxa kale madhahayo

  • @abdijama1984
    @abdijama1984Ай бұрын

    Naayaa kahar mahamed waa jacashahay

  • @kadijaali4753

    @kadijaali4753

    Ай бұрын

    Maxa laga jeclana nin mashaqeyste o yutub lacag ka radinayo islamihi elayda u qabay carurteda mediya ma keno kan munira muxu u wad wada gajada ku dilay gabadha tugsi yutub u fadhiyo ba u sheg shaqo ha ado .

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341Ай бұрын

    Naima ruunta ka hadashay , gabadhan meesha ha laga qaabto

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918Ай бұрын

    Maskiin waa qafiiftay illahow u maciin. Bal dhageysta naagaha ku haayo waa saxantahay. Subxannallah.

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871Ай бұрын

    Abayo mcnto gabdha saan aaah waa xanuunsan yihin ineey is daweyna aaa fican meel lo raco malahan gabadhaan SubhanAllaah

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pnАй бұрын

    Gabadhan maskaxiyan ma fadhiso Mr buskut u xiiste asigana 1naxariis ah uma hayo subxanalaah subxanalaah oyinteda ku raxeesanoya

  • @nadiifoyusuf1949

    @nadiifoyusuf1949

    Ай бұрын

    Maxu u naxarista iyadi aya bahdishay walina ucaga jugleyneyso xumata kaliya radineyso .in ey rabto qof caqli leh oo dhan wa u fahmayo.maskaxdeda ayu kujira

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427Ай бұрын

    Masha Allah ilahey afka kaamagoyo barorta orgiga kawen cunug arinta wekawentahay.

  • @RaxmoCali-ve7mq
    @RaxmoCali-ve7mqАй бұрын

    Alle haku cafiyo walashey intaa sitaan iskugu buuqsan tahayna in ay ka qabtaan madiyaha walidkeeda iyo dadkeeda

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6ylАй бұрын

    Mala faayo walahi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ifrahkidhish2486
    @ifrahkidhish2486Ай бұрын

    Waa waanba wanagsan baa siisay

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530Ай бұрын

    Walhi waan arkay wall naciima waxan umalaynaya inay gabadhu jeceshay mxm buskud marka anuu waxan odhanlaha sheekh Abu dalxa inuu arinkan sogalo

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee

    @dhaqaaqaaddhaxashidee

    Ай бұрын

    Iyadaa kadiiday soow ma'ahan?

  • @bahjazheekh2530

    @bahjazheekh2530

    Ай бұрын

    @@dhaqaaqaaddhaxashidee hadii ilahay ugutalo galo inay bardambe isu laabtan xalku wuu iman hadikalana ilaahy fadexada haka qabto

  • @abdijama1984
    @abdijama1984Ай бұрын

    .axaa ugu soo tagtey markii hore inankeyga adaa ka sootegtey

  • @redseries7287
    @redseries7287Ай бұрын

    Wllhi gabdhan waa gabar ka hadasha runta qaladkana tusisa dadka waa hadey qadanayan waxan ka dhigi lahaa madax weyne somali xaqa dadka bari laheda masha Allah anaga waxan dhahana reisama hureshin ha isa halenina ninkey Rabata Nagta lkn xaarey ku jirta

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee

    @dhaqaaqaaddhaxashidee

    Ай бұрын

    Mahadsanid walaal qaali!

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795Ай бұрын

    Subxaannallaah wey waalatay tan xaqa Allaha fahan siiyo Bal meeshey isgeysay arag

  • @shukriabdulaziz6897
    @shukriabdulaziz6897Ай бұрын

    Allahayow dumarka qurbaha caqli uso celi nolashii oo dhan ayay dhalanteed ka dhigeen

  • @Xawa_A
    @Xawa_AАй бұрын

    Bisinka labadan qof waa dad kala darran ee cunug yar ilaahey ha u gargaaro. Garanmaayo waxa social media u qaban karto reerkan, balse; social media way ka sii waalaysaa arrinta ee wax faa’iido ah kama helayaan waxaaba ugu darran ninkan weyn ee naagtiisii oo xaalad xun ku jirta youtube soo dhigaya. Hadduu nin fiican yahay intuu isku yaxyaxo ayuu xal raadin lahaa ee KZread ma soo dhigi lahaan.

  • @abdijama1984
    @abdijama1984Ай бұрын

    Ooyinta orgiga ka weyan ❤❤

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650Ай бұрын

    Walal nimco asalama aleykum sharafey, walal qaali meesheda baad dhigtay ilahay khayr aan kaa dhaman haku siiyo walahay waan jeclahay sidad runta ugu sheegtay. Muniro haday wiilkeda rabto maxay shiekh abu dalxa u diiday oo uga talo baxday? Anigu waxan odhan lahaa nimco adiga iyo shiekh abu dalxa arintan gala oo shiekha haladhoho raali noqo shiekh arinta dib usoo gal. Walal nimco jizakallahu khayran

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee

    @dhaqaaqaaddhaxashidee

    Ай бұрын

    Walaal weey fiican tahay, lkn aniga meel aan kala xiriiro maba garanayo!

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611Ай бұрын

    Gabadhan ur ayey ledahay ninkan gabadhan ha caweyo ha so celiyo she need help

  • @user-kx9jo4jv7y
    @user-kx9jo4jv7yАй бұрын

    Buskud hooyadi iyo reerkoda daris ban nahay wana reer wadado ah oo wanagsan isaga waxa uyahay magaranyo lkn yanan wax layska xugmin gabdhan waa miskin xaamilo ah hooyana ah

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659Ай бұрын

    Maad tidhaahdtif maxamed waan ku raabaa

  • @ahmednoman2232
    @ahmednoman2232Ай бұрын

    Maahir ma rabtid ee Buskut ayaad jeceshahay

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785Ай бұрын

    Mida kale xataa gaalada saacad kasta ma ogola

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bfАй бұрын

    Muniira Waa Naag Jilicsan. Waxaase Warba Yareeyey Naagtii Hana Aheyd Ayey Afka Dalaq Uga Tiri. Sheeko Wey Dhamaatey.

  • @najma649
    @najma649Ай бұрын

    siday maahir ula hadashaa maahir miyuu hadlayaa ninkii soo eryey ayey lahadlaysaa taas waa damiirxumo

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669Ай бұрын

    SC. Waxan ku weydiyay, naag walac ah ma furantaa? Adunka waxan la arkeynin malahan. Subxaana laah.

  • @Yaatii14.8.16

    @Yaatii14.8.16

    Ай бұрын

    Haa weey furanta lkn wa karahiyo. Lknse ila eey ka dhasho wey cido tirsaneysa hoyada xamilada ah ila canuka ka dhasho ayey cido tirsaneysa 9 bil ama 1 bil ha ahato. Marba hadi baby ga calosha ka so baxo cidadi nh meshe ku dhamatay

  • @kaafisaabdi1669

    @kaafisaabdi1669

    Ай бұрын

    @@Yaatii14.8.16 Jizaakumu Laahu Kheyr ❤️

  • @nasramohamed4229

    @nasramohamed4229

    Ай бұрын

    Haa naag uur leh waalafuri karaa suuratu dhalaaq baa sifiican ukala dhi dhigtay lakin cudada bay kujirtaa ilaaay kadhalayso maalintay dhashana wey cudad baxday ninkay doonto Ayay guursankartaa

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9qАй бұрын

    Naagtan hanaa Illaahay umada haka qabto. Nagano muniirana yaanay ilmaha ku meeraysane mahir iyadaa ka tagtay hadalna saqiirku garan maayee shaqo ha yeelato haday nin rabto si maslaxad ah hawla hadasho. Caruurtii hore meeday hadayse sidan u jeceshahay maxay uga tagtay.

  • @user-kx9jo4jv7y
    @user-kx9jo4jv7yАй бұрын

    Ukhti waa hooyo way walwaleysa waxay rabta iyado kamaqan inay ilmaha yar ogato xafayadisa cuntadisa marka halayabina anigu magalada hadan aado inbadan ban waca odayga ano rabo inan ogado ilmaha yar cuntadisa xafayadisa iwm.

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341Ай бұрын

    Naagtan wexey ku walatay naagaha oo hore uu qaabii jiiray 😂😂😂😂 hooyadiisa xiita mey ka xishoonin yaab walle naagtan Mohamed masiibo aa loga dhiigay

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313Ай бұрын

    Naima gabadhaan ohiinta orgiga ka weyn waye wayoo mahiir ayee ku walatay lkn ulajeda mahiir ma ahan ee ku qarineesa maxamed buskut ayee rabtaa qof oo hool laan ah ma jiro 5 daqiiqo kadib ku hool la a hana aya waleeso subxanallaah

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bfАй бұрын

    Maahir Muxuu Hadal Ka Ogyahey. Naagtan Hano Ayaey La Saaxiibtey. Iyadaa ka Dumisey. Weyna Ka Shaley Doontaa.😡

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh subxanllh

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bfАй бұрын

    Sheekadan Hanna Ayaa u Dejisey in Ay Video Ay ka Duubto Si Ay Isku Dilan Wiilka ka Dibna Dowladda Loogu Dhiibo.

  • @Gracias2024
    @Gracias2024Ай бұрын

    Shalay maxaa kuhaysatay wllo Yasiiin halyeey Bal isku fiirso labadada hadal Maanta waxaa ledahay kuma naxayo Yasinba shalay intaas dhahe maxaa kumagaysay

  • @hamdijama7680
    @hamdijama7680Ай бұрын

    Maxay ooga taktay cunuga markii hore

  • @redseries7287
    @redseries7287Ай бұрын

    Hadey maahir rabto maxaa ka wadey wiilkeda aabahis iyo hooyadi maxey mar Waldo uceyda waa wiiked ayeyadis

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631Ай бұрын

    Ilmahagi horaba wey ka maqanyihin adigo ka hadlayana lagu mamaqlin Mahirna waba yaryahay hadal miyu yaqana subxanallah kulabo ilmahaga reerkada dhaqo

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472Ай бұрын

    Hhhh tan Hana la leeyay war ayay kasoo guraysaaa . Hooyadiii buskud Miyaa wax ka sheeganaysaaa ? Subxana Allah Hana daacad maaha she is putting her in more trouble .

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556Ай бұрын

    Dhaqaq

  • @user-cm1ms8nf9n
    @user-cm1ms8nf9nАй бұрын

    O0.soo.kii.ku.yari.soo.doono hadaad.rabto..waxaad.rabto.waa.buskut.ee.cadeyso...oo..maad.doonadid...yaa.kuu.howl.la.maayir.maa.hadlaa.waa.maya..naagahaan.meesha.kuu.saaran.waa.kuwii.xaaladaada.meeshaan.gaarsiiyay

  • @fathiyayusuf2655
    @fathiyayusuf2655Ай бұрын

    Asc wall gabadhan marka hore maxay uga tagtay ninkan aan nacay ilmaha wanqadan lahaa lakin waa marmar siyo

  • @XanaanXilkas-mu7yl
    @XanaanXilkas-mu7ylАй бұрын

    Alla maxamed buskut wax ba helay ceebtisa bananka la dhigay maxa ku qasbay in uu uga shekeyo family giisa waa kaas wax uqarsan maleh

  • @abdijama1984
    @abdijama1984Ай бұрын

    Aawey kuwii kale

  • @shahad2629
    @shahad2629Ай бұрын

    niciimow cunug halsano jiro mahadlaa waxaa kufilan iney halmar ey wacdo ee kaamirada ka aragto laakiin maanta dhan aa wacaa yaa uhool la sidey ila tahey ninka ey rabtaa wixi khaldan ma akhaano

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431Ай бұрын

    Walaley anaga yurub wuu joognaa haday maahir rabto kama tagi lahayn ,police kay waci lahay iyaga iyo cunugeeda ayey meel geylahaayeen ,laakiin shan daqiiqo walba waan ku soo wacaa,waa qof wanaagsan adoo sidaa ogaa ugashay in uu unuga telkaaga kaaga hadal siiyo. Marka asagey rabtaa yurub Lee dumar lagu abuse gareyn karin laakiin iyadaa masuulyad ka carar ah.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741Ай бұрын

    Subxanaallah Hanna maxay tiri busku waa baastar wecel ayaa laga wadaa gabadhan gabar buskut la dhalsto la goosgosato oo xishoonen ayey u bahan tahsy bisin waxay kugu neceen baad qabtaa

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440Ай бұрын

    Cajiib

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4bАй бұрын

    Baroortu orgiga kaween

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472Ай бұрын

    ان كيدكن عظيم!!

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705Ай бұрын

    No she didn't said every 5 minutes, she is a mum and want see on video her son. She said she doesn't wants Buscut. She is pregnant and she is weak. And Mohamed Buscut need to cooperate with her because that one year old baby. The baby needs his mum. A part Amira all the Djiboutiens girls tell to not said anything about your husband i was there listening. The Djiboutiens girls were given good advice, they are good people. But Amira ex of Aden wife is looking for troubles and given a wrong advice.

  • @SafiyoSalaad-mf8oy

    @SafiyoSalaad-mf8oy

    Ай бұрын

    Afsoomaaligi maxaa kuu diiday😂😂😂

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatraАй бұрын

    Wcs wrb

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasierАй бұрын

    Inan marabto way israbaan lakiin aniga haisku solabanina dhihilahaa. Sharaf maharin shan sheytaan ah sxb latahay maxamad nersist u egyahay marka. Caruurtii meshey ku ba aday aniga Waxa . dhahayaa Omaha sido cafinaad kooda kafigir waxaa dareymeysee kula daree mayaan

  • @marianali6233
    @marianali6233Ай бұрын

    It’s doesn’t make any sense haday two hours ago lahadashay why is she complaining about that i think she’s in love with him 😂😂😂😂

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6mАй бұрын

    Maskiin hooyo walac ah she’s not normal haday 4 tii lahadashay malintii halmar waa ok

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058Ай бұрын

    Ajaaib sheeqow, wax kala socda malaha shekadan prank amay tahay 😂

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155Ай бұрын

    Naagta muniiro niicdeeda ma dhagaysan karo ufff ninkii dhalay baa haysta ee ka hadh mida kale caruuro kalaa dhashay ee kuwaaba raadso maxaa loo dhiibaa ilmaha yar sowtan videos ga ka duubaysa

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2pАй бұрын

    Hada Arko Weey Jeceshahy Runti Aniga Nina kala Taknay Maxa leef kiisa iga Quseeyo Hada Arakto Nin iyo nag Kala Day iska hadlaayo Wali Weey is Rabaan

  • @cabdikhafaarhussain8049
    @cabdikhafaarhussain8049Ай бұрын

    Waarun taa naciimo abaayo naatan ninka ayey jecesha hay

  • @FatumDahir
    @FatumDahirАй бұрын

    Wa nag walan 😂😂😂

  • @saadhohaji9046
    @saadhohaji9046Ай бұрын

    I believe she is very depressed ,she has no connection with her family members last 2years that alone is very painful ,when you are i difficult situations you kneed acry shoulder and support from family members ,no family no children ,no place you call home is devastating my heart aches for her ,may ALAAH make everything easy for her and unite her with her children and family,she needs someone sincere to pat her shoulders and tell her your going to be ok"

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4bАй бұрын

    Naagta maxaa kaqaldan

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800Ай бұрын

    Gabdhan maskixiyan ba lo haystaa allha gurigada kuso celiyo

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222Ай бұрын

    😂😂😂 maahir ma rabte maxamed buskud ay rabtaye naagta ha lo celiyo sheekadas ma rabne anaga

  • @Rose_83k
    @Rose_83kАй бұрын

    Subhanallah what’s wrong with Mohammed buskut he is sharing her videos.

  • @najma649
    @najma649Ай бұрын

    walaal inankan waa inan yar ninkan wuu kugu bahdili ulbuu kaaga dhigi inankayar markii hore maxaad inankaaga uga soo tagtay maxaad usoo kaxaysan weyday

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741Ай бұрын

    Munuri dhiig kar ha isku ridin issagga ka mas uul ah ha ooyo adiga ma haysit joog caloshada ka feker viyaarta ms u diide waaba aba yuus

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4bАй бұрын

    Kkkkkk kk

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228Ай бұрын

    Nacima kkkkkk waa ku cadaysay shekada maahet waa ka weyn tahay asagaba you tube soo dhigay 😅😂 hal sano ilma jiro telefanka kala hadla

  • @user-mp5bi5nj7i
    @user-mp5bi5nj7iАй бұрын

    Naciimo walasha iskuma hubtid sediga hacolaysan war yu katagin inay jeceshahy ninka minro saqirka og😂😂😂

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee

    @dhaqaaqaaddhaxashidee

    Ай бұрын

    Warka iga tagayo waa maxay? Caawa hadeey isku soo laabtaan qofka koowaad ee ku farxaya ayaan ahay, weligeeyna ahaa guurkoodi horane waan ku faraxsanaay waana garab istaagat, lkndhareerka iska tir ceeb maaha!

  • @user-mp5bi5nj7i

    @user-mp5bi5nj7i

    Ай бұрын

    @@dhaqaaqaaddhaxashidee walhi abayo qiso dher o igu dhacsa so xasusty gabdhahena xarky qastan marki lafuro marka walalnimo ula talisidna ada cadow laga dhigana lakin xaqad ka hadashy alla yacizak ani wax igu dhacn isawirmy

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bfАй бұрын

    Shaley Maxey Uga Tagtey . Muniiro Waa Niicley Doqon Ah. Uff.😨

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4bАй бұрын

    War maamada. Ka dhamow adiga ayaa ilmaha dhashaye

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541Ай бұрын

    Wayba tahay naagtaas carab marka leesh hatiraahdo ileyn waa yamaniyade

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472Ай бұрын

    Naciima , dumarka soomalida waa laga waalay , tiii soo oydaba Lacag ayaa loo uruuriyaaa , markaaa way wada oyayaan 😮

  • @XanaanXilkas-mu7yl

    @XanaanXilkas-mu7yl

    Ай бұрын

    😮Subxnllah illahow waxaan ka magan galnay ina ka dhex oyno wax kasto oo dhaco meel buplik eh lacag dartet

  • @Aymo72
    @Aymo72Ай бұрын

    Qof walba marki horo wuu siijeedaa markii uu kulaado uu soojeedsadaa ilaa intaat isku buuqeeysid maxaad usugi maadaama aat europe experience kaheysatit noooo you shouldn't have to

Келесі