No video

DEG-DEG MADAXWEYNE HASSAN SHEAKH OO SHAQADA KA JOOJIYAY TALYIHI XABSIGA DHAXE EE XAMAR

Madaxweynaha ayaa booqday Xabsiga dhaxe ee Xamar oo sholay dagaal xoogan ka dhacay.
Hassan Sheakh aya aad oga carooday falki sholay Xabsiga ka dhacay.

Пікірлер: 20

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473Ай бұрын

    Godkiisa biyo ugu soo galay

  • @muhuboadan331
    @muhuboadan33129 күн бұрын

    Nasiib wanaag kulahaa Waa nasiib darro

  • @user-wo8ku3cp2g
    @user-wo8ku3cp2gАй бұрын

    ASC VIVA7UP TALIYAHA CIIDANKA ASLUBTA AH WAXAAAAAAAA LAGGA RABBA WAAAAAAAAAKAN OOO BEDEL BOOSKODI

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i20 күн бұрын

    wilka yar we masayraay Sid Cali lo tagan mayo oo shqaal iyo habar gidir waa walaalo hiraan nimo

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206Ай бұрын

    Been Badanaa Ninku

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748Ай бұрын

    Ha ceyriyo

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i20 күн бұрын

    niinka qorayga laga qadaay madilen

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964Ай бұрын

    Sxb film kale noogasoo sheekee

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041Ай бұрын

    Waxba tari mayso booqasho iyo canaan! Laakiin suaashu waxay tahay yaan Rabbi ahayn oo looga baqaya qisaasta dhagarqabayaasha? Xasan haduu xilkiisii dayacay oo ka warwareegayo in saxeexo qisaasta dhagarkhabayaashan! Miyuu iska dhuunto! Muxuu u aadaya xabsiga dhexe ee muqdisho!!

  • @malaboa591
    @malaboa591Ай бұрын

    Hub in lala galo xabsiga dhexdiisa oo maxaabiista loo dhawaado maba fiicno wax walba ayaa dhici Karo ee yaysan Ciidamada u dhawaanin maxaabiista xabsiga ku xeran ayagoo hub haaysto, waayo weey ka xoogi karaan, sida, hada dhacday.

  • @faysaltacab5975
    @faysaltacab5975Ай бұрын

    BEENTA KA DAA UMADA.ADIGAANA IS BEENIYEY CIWAANKA QORAALKA ÌYO WUU I HANJABAY BAKKKKKK

  • @AnisoDahir-ix3kp
    @AnisoDahir-ix3kp29 күн бұрын

    Hamyac hamyac

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410Ай бұрын

    Cajiib xasan haduuba taliye shub canaantey xasan wuxuurabey ayaa suurageli waayey oo ahaa iney bax sadaan maxaabiista muxuu dalka uga baxaa markuu qorshe dejiyo

  • @casalasal6466
    @casalasal6466Ай бұрын

    XASAN MUNAAFAQ ISAGA IN XILKA LAGA QAADO

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i20 күн бұрын

    abgaal iyo habaar gidir aayaga aay isla dhashaay qoslaaye latoga mayo hiraan nimo

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636Ай бұрын

    ciwaan kamaxaad kuqoratay

  • @MohamedAliMohamedAli-gn1dt
    @MohamedAliMohamedAli-gn1dtАй бұрын

    😮😂

  • @FatumaMadey-t9f
    @FatumaMadey-t9fАй бұрын

    cajaaib

Келесі