DEG DEG FARMAAJO O XASAN SHEEKH RUNTA USHEEGAY ARIN SIR AH O NAGA QARSOONED

Ойын-сауық

Пікірлер: 230

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2Ай бұрын

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/yfrkhn

  • @rafiq5722

    @rafiq5722

    Ай бұрын

    War Adeerka Siyaad Bare ayaa dadks baray Qabuuro faagid aaway Xawaaluhi Jeneral Daa"uud?

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn

    @mohamadjamaboodle-qu1cn

    Ай бұрын

    @@rafiq5722 WASAQ BAAD TAHAY AFLAGAADADA ISKA DAA HADII KALLE WAAN KU CAYAYAA INA SHARMUUTO 😂😂😂😂😂

  • @NuurCabdi-un8qy

    @NuurCabdi-un8qy

    Ай бұрын

    H

  • @user-tk3np3qe9d

    @user-tk3np3qe9d

    Ай бұрын

    Beenaalihi qarniga Waxaad rabta inaad Afsomaali Afsoomli ku Turjuunto 😂😂😂😂

  • @user-xu5iv1bh2l

    @user-xu5iv1bh2l

    Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasanАй бұрын

    illaahow kuu naxariiso engineer yariisoow

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635Ай бұрын

    Asc Subhanallah Allahu Akbar 🙏🏼🙏🏼 Dadka Dawlada ka sugaaya Muqdisho baa ka doqonsan Meeshaas waa guri Mooriyaan. Hadaan Magaalo madax cusub la helin Soomaalia waa burburaysaa.1991 ayu celiyey, Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Aaamiiiiin Gaalo raac weeye maaha Mw madaxa allaha ka jaree

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5ygАй бұрын

    Xisbiga xabaale qodatada somaliyeed

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1eАй бұрын

    Xisbiga dibu socodka iyo lugooyada umada soomaaliyeed

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852Ай бұрын

    Aamiin Allaha Unaxariisto Gudoomiyihii Hore Eng Yariisow been Baa laga sheegay 😢

  • @user-lx3ev4yf4j
    @user-lx3ev4yf4jАй бұрын

    Nabigane maxamed caleyhi salatu wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnАй бұрын

    SCE ❤SCW ❤SCW ❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635Ай бұрын

    Nabad iyi Nolol GUUL INSHA ALLAH 💯💯🇸🇴👍✅

  • @zahranuur128
    @zahranuur128Ай бұрын

    Asc walaal waxaan kuu sheegayaa wadankaan aan joogno waa Yurub qabuuraha waxay ku yaaliin Farasmagaalaha waa meesha ugu qurux badab magaaladda cid taaban karto ma lahan, bal in la qurxiyo geedo lagu bero ma ahane. Waa dad aan diin haysan ku sidaas sameynayo ogow.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Wcs walalkey cabdulhi allxmduliilh allxmduliilh ED Mubarak ❤❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pqАй бұрын

    Halkaas waxaabo laga fahmi karaa yariisoow inuu sababtaaas Udhintay Waayo Dalkaan Looma rabo Dad daacad u ah, tuugo iibsanayso Dalka iyo Dadka ayaa laladoonayaa inay afduubtaan, ilaahay hanaga soo gaaro, daalimiinta amiin yaarabi

  • @aminaidris426

    @aminaidris426

    Ай бұрын

    Allahuma aamiin

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Alaahuma aaamiiiiin

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatraАй бұрын

    Walaal cabdu,llaahimacalin waan ku salaamay Adiga iyo maryan iyo caruutaba iid mubaarak

  • @gigachad9879
    @gigachad9879Ай бұрын

    Sababtii loo diley Enjineer yariisoow waa hadalkaan uu jeediyey intuusan dhiman Ilaaheey ha u naxariisto

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944Ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qrАй бұрын

    AUN yariisow waa hadalkii lagudilay kuwamaanta boobaaya dalka ayaana dilay engineer yariisoow

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8nАй бұрын

    Ilaahow u naxariisto injineer yariisow

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7gАй бұрын

    آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894Ай бұрын

    Eid mübarek 🎉❤

  • @baaricade3354
    @baaricade3354Ай бұрын

    Subxana laah alahu akbar Umada alaha ka qabto Rer xasan shiiq alow nabad badi 😭

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2lАй бұрын

    Ed Mubarak ❤❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8qАй бұрын

    Maa idin raabio farmjo ❤❤❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852Ай бұрын

    Scw scw scw❤

  • @Fardawsacc
    @FardawsaccАй бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد ❤❤

  • @abdalla_guul
    @abdalla_guulАй бұрын

    Illaahy ka baqa Mulkiilayaashaa Kanaalkan oo ha cunina arzaaq xaaran ah maadama For Ever Living Company Thy shirkad dhiig miirato ah oo mareekanka iyo caalamka kaleba ka mamnuuc ah soomaalidana usoo shaqo taga iyagoo mar walba magaca usoo badasha fadlan culimada way uga digeen umadda idinka ha ugu yeerina 😢 hadaydaan i aaminayn Culimadda soo waraysta.

  • @diniali9095
    @diniali909521 күн бұрын

    Ilaahay ha unaxariisto hadalkaas ayuu udhintay yariisow.

  • @shiiqmahamuud8831
    @shiiqmahamuud8831Ай бұрын

    Sheekh ali dayuus maha sheekh waa shayaadiin kuligood

  • @suaadmursal6673
    @suaadmursal6673Ай бұрын

    Subxaanalaah walaal qubuuraha in la faago waa mucjiso laakiin barigii siyaad bare meeshii if iyo aakhiro la dhahayay saw qubuuro ma ahay aaway dadkii ku aasnaa guryo ayaa laga dhisay

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135Ай бұрын

    Weriye mahad sanid xasan gaal usujuude araktayaa dhulboob dadboob diirato maafiyo meydtada lafohooda oolaiibsado araktayaa waxauusoowado ayaakasiidaran illaaheey umada haka qabto tuugada dowlad isku sheega ah allaahuma aamiin yaarabi aamiin inshaa allaah

  • @abdiosman335
    @abdiosman335Ай бұрын

    Arinta dhan waa duunyo doon iyo dal xaraash xasan ugu horeeyo

  • @umalkhymohamed7492

    @umalkhymohamed7492

    Ай бұрын

    ISMA DHAMAAAN TUUGTA SOMALIA SHACABKE NAA MAA HADLI KAARO

  • @xaawomahamedsaalim9122
    @xaawomahamedsaalim9122Ай бұрын

    Allaha u naxariisto 🤲

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8snАй бұрын

    Allah u naxariisto

  • @abdirahinsomali5857
    @abdirahinsomali5857Ай бұрын

    quruxda qoyska adi iyo family kaada eid mubaarak . waad iloowday xasuuqa gaza iyo rafah ka socda ka hadalkeed

  • @umumaidamaida1272
    @umumaidamaida1272Ай бұрын

    subxanalah ma meedka ayeey ka qima badantahay alle u noqo waad dhiman donta

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8nАй бұрын

    Allaahu akbar

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n26 күн бұрын

    Illaahow u naxariiso injiner yariisow

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331Ай бұрын

    Ma jecleyn in aan kuu jawaabo oday, sida u xasan sheekh iyo farmaajo waa isku mid .

  • @saytunyasiinadan
    @saytunyasiinadan3 күн бұрын

    sh cali washaysi waa qaa in

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8wАй бұрын

    Kkk ninka halaayay waa qofma Inaad qabato cod aan mas'uul qof aheen Aadan hibil iyo hibil. Aadan laheen Sidee lagugu aaminaa

  • @AhmedMohammed-ds1dd
    @AhmedMohammed-ds1ddАй бұрын

    Alla ha u naxaroisto yariisoow

  • @abobasement346
    @abobasement346Ай бұрын

    waa moryan kuwah mantah kah taliyah xamar wadadadan waa kuwah dhameyay shacabkah somaliyed robow Ali jis iyo kuwah lah midah waa moryan tugoh ah ilahay idin dulay in shah Allah waxaan kah xumahay kuwah dawanayah moryantah xamar war iskah celiyah tugadan viladah idin fadhiyah yarisow waxaa dilay waa xasan moryan ilah cansar kagah dhig in shah Allah

  • @user-ho5lf1gf3z
    @user-ho5lf1gf3zАй бұрын

    Macha allait. Hamacs. Guulle❤❤❤❤❤

  • @wadanimuqdisho685
    @wadanimuqdisho685Ай бұрын

    Ninkaan aaway fidiyowgiisa

  • @yasinkhalid5506
    @yasinkhalid5506Ай бұрын

    I’m glad that people are waking up to stop supporting tribalism

  • @foosabdull3197
    @foosabdull3197Ай бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalaam ❤❤❤

  • @muxuboahmed1796
    @muxuboahmed1796Ай бұрын

    Ascwrwb xasbunallaah wanicmal wakiil

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515Ай бұрын

    Allah unaxariisto yariisoow

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157Ай бұрын

    Aheey nacam waa sideey tahaye amazing 👏

  • @mohamedarale2780
    @mohamedarale2780Ай бұрын

    ASC::::WAA SHAR DADKU CULUMO MOODAYAAN.....SHARI HA ASIIBTEE !!!! 😂😂😂😂😂😢😢 😅😅😅😅😅😅 😢😢😢A😢

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515Ай бұрын

    Nabsigii Farmajo Ayaa naheysta ee Farmajo cafis aan kadalbano MW heenii sharafta lahaa ❤❤❤❤❤❤

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue28 күн бұрын

    Warkalay iskol buluusiya miya qabriyo ahed Qalad bey aheyd Inlaguduugo med iskolbuluusiya

  • @abdiosman335
    @abdiosman335Ай бұрын

    Waa xisbiga xarka dalka iyo dadka Iyo duunyada iyo dariuraha

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157Ай бұрын

    Xamar Xaqiiqdii waa wada Qabuuro ee makuwanbaa kaweyn, yaaba qof dhintay yaaba Meel u qaadi jiray wii dad ladilay ama Abaari laysay

  • @user-uj2ld1pw6q
    @user-uj2ld1pw6qАй бұрын

    Qaabiilka macan badan Qaabiil kii ku qaaad kumadhiigo wlhi wayaab

  • @IkaraanGenyo-wq2ny
    @IkaraanGenyo-wq2nyАй бұрын

    salalahu.caleyhi.wasalam❤❤❤

  • @KhadijaKhalif-wh6lx
    @KhadijaKhalif-wh6lxАй бұрын

    Scw.scw.scw

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1ltАй бұрын

    ABUU MANSOOR ROOBOW WUUBA XIRNAA DAWLADII HORE

  • @KatunAdan
    @KatunAdanАй бұрын

    Salallaahu celeyhi walam

  • @Red_CCC
    @Red_CCC25 күн бұрын

    Scw

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393Ай бұрын

    XASAN SHEEKH MAXAMUUD WAA OGSOON YAHAY INUUW MARKALE UUSAN SOO NOQONEEN FILADA WUUWNA OGSOON YAHAY INAAN MAR DANBE WAXBA LAGA WEEYDIINEEN SAAXADA SIYAASADA SOOMAALIYA HADDABA WAXUUW RAADINAYAA MUSTAQBALKIISA DANBE WAXUUW KUSII NOOLAAN LAHAA AYUUW MEEL SII DHIGANAYAA XAARAANKA OGAADA

  • @zeynabnoor2176

    @zeynabnoor2176

    Ай бұрын

    Runta ayaad ka hadashay xooluhuu xaq darro ku qaatay asaga iyo inta la midka ahba allah uma calfo aamiin yaa rabbi

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    Ай бұрын

    Aaaamiiiiin yaa allaah ​@@zeynabnoor2176

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600Ай бұрын

    Subxanalaah iyagu ma dhiman doonan miya???

  • @ummuaxmedcuntokarinta7656
    @ummuaxmedcuntokarinta7656Ай бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837Ай бұрын

    Subxanallah

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p19 күн бұрын

    Scw scw scw

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473Ай бұрын

    Scw scw

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiNuurisaaq
    @AbdiNuurisaaq26 күн бұрын

    Aloow kuu naxariiso

  • @abdifahabdi2758
    @abdifahabdi2758Ай бұрын

    Wa culimaa usuu

  • @Eeboh1
    @Eeboh1Ай бұрын

    السلام عليكم. Noqda kuwii maankioda والدين بض بشهادةاتهم قل يموت kuwani damhiilayaashii oo maanta maamul ah

  • @user-nc5ww1ig6k
    @user-nc5ww1ig6kАй бұрын

    Waa waxay kabarten umasyr baa haya bal eega tasturka farmaaja keenay

  • @highigheted8137
    @highigheted8137Ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @AichaDjilaneh
    @AichaDjilanehАй бұрын

    SUBXAANALLAH

  • @hersimusse3360
    @hersimusse3360Ай бұрын

    Bro waanu aragna ama yagaaba cadeynaya hadala dooda waxan odhan laha war reer moqdisho waxa idila gudbon inaad runta isu sheg tan waxa idin qalma ama cadkiina dawlada kula xisab tan tano xabalaha ama qabuuraha maytida ka reebtan dawladan budh cadka

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912Ай бұрын

    Wcs

  • @umumaidamaida1272
    @umumaidamaida1272Ай бұрын

    alle mataqanid xishoodo oo. medka u daya dhuisa qabrigisa

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770Ай бұрын

    Ganacsadihii iibsadaa maku shaqesandona hadi u xisbiga kale yimaado dadlkan maxaa kaqaldan aaway caqligodii subxanalaah

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835Ай бұрын

    Lafaha dadweynaha waxa laga iibin raba Bariga dhaxe wad garan kartan so. Maliyey meesha loowado lafahaas ❤❤❤😂😂😂🎉🎉😢😮😮😮😅😅😅😅

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289Ай бұрын

    aamiin aamiin aamiinmahadsanid

  • @lipaaxwaahal3291
    @lipaaxwaahal3291Ай бұрын

    ❤❤❤❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876Ай бұрын

    Subxaana laah

  • @xaawomahamedsaalim9122
    @xaawomahamedsaalim9122Ай бұрын

    Subxaanallaah

  • @user-wd7wm1zv5g
    @user-wd7wm1zv5gАй бұрын

    Dadkaan awalba qabuuraha ayey faagi jireen 2008/2011 hadna waxey heystaan doowlad garabtaagan

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatraАй бұрын

    Wcs wrb

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01Ай бұрын

    NINKA QABUURAHA FAQAYO MIYUUSAN AAKHIRO U SOCON ? NIN BAAHAN GOB MA AHAN 😊

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770Ай бұрын

    Wlhi waa yaab xisni kasta sharcigiisa isaga maa wato

  • @user-jk4xo5yz4l
    @user-jk4xo5yz4lАй бұрын

    Waxaad dadka aad u sheegeysid ka fiirso Farmaajo ayaa runt u sheegey Hassan, waa yaab Farmaajo runta ma yaqaan horta , Isaaqadiisu waa been oo walaashiis la dhalatey baa sheegtey ,adigana wax aad ogtahay ma jiro ,Hana is garab dhigin Mwnaha iyo Farmaajo.

  • @DaahirYuusuf-n7k
    @DaahirYuusuf-n7k7 күн бұрын

    😊

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wgАй бұрын

    AL' CULAMAA'U ZUU" AL' XUKUUMATU' ZUU"" wllee qoslaaye iyo 4tan culimo ku sheega ah' haddaan dalka laga qaban in dalku halaagsamidoono""🤔🤔🤔🤔

  • @farahadan3910
    @farahadan3910Ай бұрын

    😢😢😢

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hgАй бұрын

    hoiyadeey ayaa ka mid 14sano ayay ku duugnayd shalay ayaa lafa soo saaray

  • @Bashir1119
    @Bashir1119Ай бұрын

    Hada cod ayaa noosoo gudbisay Ninka hadalaayo natusi sida Ingineer yariisow Oo kale Oo muuqaal ah cod lama xaqiijin karo sxb

  • @BashiirXasan-ft6lj
    @BashiirXasan-ft6lj25 күн бұрын

    Ace ace scw

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951Ай бұрын

    Adigaa maa iminilaaheed hawargidir iyo abgaal sheeqodaa xaataa hadii ay baalo yeeshaan

  • @safiyowarsame50
    @safiyowarsame50Ай бұрын

    SOONOQO. FARMAAJOOW. BI. IDNILAAHI. KARIIN ❤❤❤❤❤❤❤🇫🇲🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇫🇲🇫🇲

  • @HishaamHaashim
    @HishaamHaashimАй бұрын

    Hasan muriyaan

  • @hanad6666
    @hanad6666Ай бұрын

    Wana sababta loodilay Eng. yarisow nin wadani ah oo xalal qudato ah buu ahaa🇸🇴💔🥹

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021Ай бұрын

    YARIISOW CIDII DISHAY AYAA IMIKANA KU BEEN FARIIMAYA XABAALAHA AY DOONAYAAN IIBSADAAN QOFKA IIBSADANA ku RAAXAYSAN MAAYO

  • @user-kz1qz5gc8q
    @user-kz1qz5gc8qАй бұрын

    Waa yoomul carafah illaahay mucjiso laga yaabo idinkurid gurguurte iyo inta dalkii dumisay

  • @KatunAdan
    @KatunAdanАй бұрын

    Maxaad qabataan noosharax si aan waxaad Qabataan?

Келесі