DEG DEG EEDAYSANIHII GABADHA SOMALIYEED DILAY OO GACANTA LAGU SOO DHIGAY

Ойын-сауық

DEG DEG, FAAH FAAHIN DHEERAAD AH OO KASOO BAXAYSA GABADHA SOMALIYEED EE MALAYSIA LAGU DILAY IYO WARAYSI DHINACYO BADAN TAABANAYA,
MAHAD CELIN GAAR AH;
Marwo Amaal Maxamed Siciid ( Hogaamo) oo ah Qunsulka Somaliya u fadhiya Malaysia iyo dhamaan dadkii nagala shaqeeyay waad mahadsan tihiin.
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
IFIYE22
Brit somali TV
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa

Пікірлер: 177

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV2 жыл бұрын

    ASAXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE DHIIRI GALIN AYAY NOO TAHAY, GUULAYSTA Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei83182 жыл бұрын

    Ilaahay hau naxariisto gabadha yarata ee gacana kahqdarn dishaya ee dhanakakale walale abdulahaafid shaqada hayaso ee umada somaliyed Ilaahay haku barakeyo 👍👍👍

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed64292 жыл бұрын

    Allah unaxariisto samir iyo iimaana Allah ka siiyo dhaman family geeda iyo dhaman jaaliyada soomaliyeed ee Malaysia

  • @Khadro8796
    @Khadro87962 жыл бұрын

    Inaa lillaah wa inaa illeyhi rajicuun illaahey ha unaxariisto

  • @bezani
    @bezani2 жыл бұрын

    Allah Yarhamha, samir iyo iimaan ehelkeeda iyo qaraabadeeda Allaha kasiiyo🤲🏻 Ambassador Amal Mohamed aad bay ugu mahadsantahay hawsha eey umada u hayso🙏

  • @khadarfaarax6108
    @khadarfaarax61082 жыл бұрын

    ilaahay ha unaxariisto gabdha alle ha unaxariisto Gabdh yar baay ahad alle ha unaxariisto dumarkeena alle ha ilaaliyo ragow dumarkeena Waxaay wadamada kala oo adayaan waa shaqo la.aan anaga dalkeeNa burburniya 😭😭😭😭

  • @farhaanabdirahmanofficel2624
    @farhaanabdirahmanofficel26242 жыл бұрын

    Asc abdulhafid waan kusalaamay adiga iyo dhamaan howlwadenada Brit Somali TV Magaceeyda wa farxaan bare jogoh Canada Waa arin aad uxanuun badan Ina lilahi wa inaa ilihi rajicun Rabi naxariista Jano hageyo walashey amin ya Rabi Waxaa dhacay 2020 DC 25 In wiilal somaliyey lagugubo guryahoda ayaga ojefa waliba haben bar ey tahay Sedax wiil o dhalayar ah o wllhi ka uguweyn 24jir Ila 22jir aan kuqayasi ayaa geriyooday arin kas waxaan maleynaa in ey Somali ugeeyn

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed6112 жыл бұрын

    Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa ilaahey ha geeyo ehelkeeda samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo aamiin

  • @xamaaziugaas510
    @xamaaziugaas5102 жыл бұрын

    Hadii somalida ku nool maleysiya ee ka dhii dhin waayaan waa arin lagula xisaab tami doona somalida Waxa dilay oo lagu eedeeyay waa ciraaqi sida la ii xaqiijiayay somali allah ayaa u maqan hadii meel waliba lagu dulaayo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53512 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto marxumad dahabo Marti la jecelyahay Alle haka dhigo Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @somswed.5014
    @somswed.50142 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto aamiin. Waa markaa markaad wadsnkaaga aad tabaysid ilaahow Somalia nabad nooga dhig

  • @SumayaElmi10
    @SumayaElmi102 жыл бұрын

    Innaalillahi wa inaa ileyhi raajicuun Allah hownaxariisto Janatil Firdowzal Aclaa Rabigeen howgu bishareyo dhamaan ehelkii ayka tagtay iyo Umada Somaliyeed Samir iyo iimaan Jamiila hanaga siiyo Aamiin yaa Allah

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri77092 жыл бұрын

    Ina lilahi wa ina lilahi raajicun ALLAH HA UNAXARIISTO Geberta yar ee S🇸🇴M💙L🇸🇴Y💙D. Horay uu soco gadal how laaban walal. ALLAH HAKU XAAFIYO WERIYE.

  • @farhiyohassan1304
    @farhiyohassan13042 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto amiin amiin

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Жыл бұрын

    iLaahay.ha.u.naxariisto.Amiin

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed74002 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto marxuumada. Ehelkeeda iyo asxaabteeda samir rabbi haka siiyo.

  • @doodidoodii4381
    @doodidoodii43812 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto ahalkeeda iyo ummada Soomaaliyeedba samir iyo iimaan Allaha inaga siiyo

  • @munahaji8716
    @munahaji87162 жыл бұрын

    ilaahey ha u naxariisto

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed91152 жыл бұрын

    Allah ha ku naxaariisto Gabadhaa. Aamiin

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah61172 жыл бұрын

    Inaa lillahi wa Inaa ilayhi raajicuun Allah ha u naxariisto 😭 😭😭😭😭😭😭

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq67962 жыл бұрын

    Aallah u naxariistoo Aamiin wllshe

  • @abdurahmanali2071
    @abdurahmanali20712 жыл бұрын

    Abdihafid guuleyso dahabo allah u naxaristo

  • @asliahmed8232
    @asliahmed82322 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto Gabadha dhimatay, Amal Mahamed Said iyo Safaaraada Malaysia allaha idinku garab galo hawsha aad ummada u haysaa,Guulaysta.

  • @entreprisehoch8339
    @entreprisehoch83392 жыл бұрын

    alaha huw naxaristo waa geeri naxdin badan

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed82842 жыл бұрын

    Allah unaxariisto gabadha marxuumada ah ee la dilay allow cadaalad a soomali meel walbo way ku dhiban yihiin hadaytahay dil hadaytah in xoolohioda la dhoco ilmaha laga qaato allow inoo naxariisto

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt22052 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim81112 жыл бұрын

    Subxanallah allow u naxariisto ehladi na dhamaanto samir iyo imaan hakasio 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir78962 жыл бұрын

    Allah u naxariisto gabadha

  • @khadijac9841
    @khadijac98412 жыл бұрын

    Inaalillahi wainaa ilayhi raajucuun Allah hawnaxariisto dhamaan ehelkiina sabir iyo iimaan hakasiiyo

  • @marwodumar
    @marwodumar2 жыл бұрын

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️

  • @abdullahimahamudbile

    @abdullahimahamudbile

    2 жыл бұрын

    Aamiiin aamiiin

  • @najmayussuf7497

    @najmayussuf7497

    2 жыл бұрын

    Waa kuu saaray walaal

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe79042 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto Aamiin.

  • @nailsissak3207
    @nailsissak32072 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto marxuumada

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie75532 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto Aamiin

  • @aminaadan4815
    @aminaadan48152 жыл бұрын

    MashaAllah safaradaha Somaliya halagu xil warejiyo gabdhaha Somaliya iyaga dacad ah lakin nimanka waa daneysto yal

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac42252 жыл бұрын

    Allaha unaxariisto 🇸🇴🤲🏾💕🌹🍀

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed43072 жыл бұрын

    Inalilah waina ilay rajicuun Allah haunaxariisto Ma aqaano lakiin waan ooyay Wa war aad u murugo badan. Nimankayagu Qabyalaalad uun Bay kafikiraan waa in Aan iska daysaan qabil qabil oo is garab istaagna oo is caawina Raga Somaliyeed waina ilaliyaan oo daryeelan Hooyooyinka Mustaqbalka

  • @rahmaabdi2183
    @rahmaabdi21832 жыл бұрын

    Ax ax Allah ha unaxariisto

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro2 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto

  • @intifaacofficial8885
    @intifaacofficial88852 жыл бұрын

    Illaahay ha unaxariisto marxumada

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman55092 жыл бұрын

    Ilahy ha u naxariisto janatul Fardowso alle ha geeyo mar xuumada

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane44882 жыл бұрын

    Asc. Illaahow u naxariiso yaa Rabi. Wax ay u qabanaayaan ma jirto,ee lacagtooda keliya ayey eegtaan. War caruurta yar yar ee dhiban hoos u eega,oo mas’uulka aad heyso gabarey Aaqiro waa lagu weydiinaayaa ha Sahalsan Insha Allaah.

  • @halimahassan657
    @halimahassan6572 жыл бұрын

    Asc Inaa lilaahi wa inaa illeeyhi Rajicuu. Dahabo Allaha u Naxariisto jannatul. FARDOWSo ayaana illaahey oga baryaaya. Ehelkiidina illaahey. Samar iyo Imaan Allaaha ka siiyo , walle Abdixafiid iyo teamkiisana illaahey Ajar ha ka siiyo jzk Qayran ,

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur10582 жыл бұрын

    Inalilahi wa ina illah raajacuun Allah ha uu naxariisto Aamiin jaano fardowsa illahay ha Ka waraabiyo Aamiin

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed35272 жыл бұрын

    Alaha haunaxaristo yarabi geeri xanun bdn

  • @samiraibrahim8281
    @samiraibrahim82812 жыл бұрын

    Ilaaheey ha u naxariisto janatul firdowsa haka waraabiyo walaasheena ehelkii, qaraawadii, iyo umada Soomaaliyeed ayka baxdayna samir iyo iimaan haka siiyo Aamiin

  • @museabdi7101
    @museabdi71012 жыл бұрын

    Allah ha unaxaristo

  • @hassanfarhan7459
    @hassanfarhan74592 жыл бұрын

    #Allah ha unaxariisto marxuumada

  • @mustafaAli-ku8tr
    @mustafaAli-ku8tr2 жыл бұрын

    Allaah haa u xaqariisto oo qabriga haa u wasaciiyo

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah47292 жыл бұрын

    Ilaahay hau naxariisto

  • @hananihanani7576
    @hananihanani75762 жыл бұрын

    Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun ilahay ha unaxariisto raxmatan waasicah allahuma aamiin eheladii iyo qaraabadii sabir iyo iimaan buuxa hakasiiyo aamiin yaa allah

  • @hani8826
    @hani88262 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto yaa rabbi.😭😭😭

  • @f.n6491
    @f.n64912 жыл бұрын

    Innalilaah waina ilaaheey Raajucuun ilaaheey ha u naxariisto gabadha

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze41392 жыл бұрын

    Illaahay janadii firdowsa ha ugu bishaareeyo

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi20102 жыл бұрын

    Baraha bulshada waxaa la leeyahay ninku waa Ciraaqi jacayl u qaaday marxuumada, waxayna uga dacwootay Somali community, waxbase umay qaban. Rabi ha u naxariisto marxuumada

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq77682 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto gabdha

  • @ismailcabdullahi3170
    @ismailcabdullahi31702 жыл бұрын

    Inallillah waina illeyhi rajicun illahay ha unaxaristo walasheen

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf96162 жыл бұрын

    Alaha unaxaristo gabadha waxan kulatalinaya hablaha somaliyed melatonin ayjoganba inaay iska italianate raga amanita ah laxidhiidhkoda wayo ajanibka kaldhaqan beynunahay markay kawayaan waxay donayaan waydilaan wana cadadoda

  • @hananihanani7576
    @hananihanani75762 жыл бұрын

    انا الله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين

  • @army-on8wp
    @army-on8wp2 жыл бұрын

    Ilaahow unaxariiso yaarabi

  • @farxanrafle2412
    @farxanrafle24122 жыл бұрын

    Innaa lillaahi wa innaa lileehi raajicuun allaha janadii hageeyo aamiin aamiin aamiin gacan ka xaq daran Ayaa dishay

  • @ubaxbashir7334
    @ubaxbashir73342 жыл бұрын

    Allah u naxariisto😭🤲 amiiin

  • @macerinaladida6997
    @macerinaladida69972 жыл бұрын

    Gabadha.alha.uu.naxaristo.

  • @warsameyuusuf5011
    @warsameyuusuf50112 жыл бұрын

    Alah.hawnaxariisto

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail4392 жыл бұрын

    Inalilaah waa inailaahi rajucun Allah ha naxaristo janatul fardawsa ha warabiyo marxumada

  • @abdigaab6225
    @abdigaab62252 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto

  • @ismael-xi2gy
    @ismael-xi2gy2 жыл бұрын

    Allaha unaxariisto marxuumada

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar78752 жыл бұрын

    Ilahey ha unaxaristo lakiin waxey ubanthy in xiriir jecel dhax marey waayo qof guur iska bandhigayo oo hadaa diidid ku dilayo majiro

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday4722 жыл бұрын

    inaalillaah wainaa illeeyhi raajicuun allow kuu naxariiso rabiyow😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥 xaqadana kuu so celi amiin yaarab

  • @ismailhassan9677
    @ismailhassan96772 жыл бұрын

    Alaha unaxariisto

  • @bra9749
    @bra97492 жыл бұрын

    Allaah hau naxariisto

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed78782 жыл бұрын

    Alaaaaah u naxariisto 😭😭😭😭😭

  • @markihoremaxadtidhi916
    @markihoremaxadtidhi9162 жыл бұрын

    Ina lilah waa ina ilahi rajicun. Allah uu naxaristo

  • @faradarboy3359
    @faradarboy33592 жыл бұрын

    Allaha unaxaristo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Жыл бұрын

    Amiin.Amiin.Amiin.Amiin

  • @axmedmaxamedcali2340
    @axmedmaxamedcali23402 жыл бұрын

    alle haw naxaristo dahabo cumar o gacan kaxaq darani ku dishey meleysia

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29442 жыл бұрын

    Allaha unaxriisto amiiin

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey57232 жыл бұрын

    Allah ha unaxariista 😭😭😭😭😭

  • @zahranur7111
    @zahranur71112 жыл бұрын

    ALLAHA U NAXARIISTO. Ehelkeeda Sabr iyo Emaan ALLAHA ku IRZAAQO ALLAHUMMAA AMIN.

  • @Happyhappy1q
    @Happyhappy1q2 жыл бұрын

    Allaha unaxariisto

  • @sucdi1758
    @sucdi17582 жыл бұрын

    Ilaah ha u naxaristo ninka yala sii deynin

  • @hodonshire3428
    @hodonshire34282 жыл бұрын

    INAALILlAAHI WAINAA ILLAAHI RAJUCUUN ALLAHA SHWTC HA U NAXRiISTO 😭

  • @khalifmusse9421
    @khalifmusse94212 жыл бұрын

    ilahay ha inaxariisto gabadha qabriga ha uwaasiyo 😭😭

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb20442 жыл бұрын

    Inalilahi wainailahy racjicun inalilahi wainailahi rajicun inalilahi wainailahi rajicun

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi6642 жыл бұрын

    Allah yaraxma Dahabo ilaahy janatul Fardowsa Haka waraabiyo Gacan kaxaqdaran baa Dishey Samir iyo imaan Ehelkediina hakasiiyo Amiin

  • @shukrilibax
    @shukrilibax2 жыл бұрын

    Subxaanallaha illaha ha uu naxaristo😭😭😭😭😭😭😭Amiin yaa allaha 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭😭🇸🇴

  • @malyunukash2975
    @malyunukash29752 жыл бұрын

    INALILAAH WA INA ILEHI RAJICUUN. ILAHAYOW ADA RABI AH, ADAANA NOO MAQAN.

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-122 жыл бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله الله يرحمها ويسكنها فسيح جناته ويلهم أهلها وذويها الصبر والسلوان آمين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @mohamedhassan2956

    @mohamedhassan2956

    2 жыл бұрын

    اللهم بشرها بجنه فيها ما لا عين رأت، ولا أذن سمعت ولاخطر على قلب بشر، اللهم أرحمها وأغفر لها ونور قبرها. آمين يا الله .جزاكِ الله يا اختاه.

  • @adoonti-Alle-12

    @adoonti-Alle-12

    2 жыл бұрын

    اللهم آمين يارب العالمين وجميع موتنا وموتى المسلمين 🤲

  • @qandajama5097
    @qandajama50972 жыл бұрын

    Muqadis beel safaaradu Tii wiilka soomaliyeed ka oohisay dhibtayna soomalida hadba qofkii u soo baahda

  • @bahjosheikh1330
    @bahjosheikh13302 жыл бұрын

    Allah yaa raxma yaaraxiim qabrigeda wasaac allah ha ogadhigo

  • @samirafarah8085
    @samirafarah80852 жыл бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جنانه ويلهم أهلها الصبر والسلوان

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim65152 жыл бұрын

    inaa lillaah wanna illahi raajicuun

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h2 жыл бұрын

    Soomalida jilicsanaa maxaa ka galey maqaayada sumcadeeda gabadha ka qaalisaneyt maanta wataas gabadhiibu galaaftey inkastoy waqtigedu dhamaadey marcumada allahaunaxariiste laakiin waxaa habooneyt markiiba iney gabadha hadalkeda ey ficil ku badalaan booliskana garsiyaan arinka lakin ma noqonin taas oo usababa gaabiska ku yimi soomaslida dhecdeda

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed59032 жыл бұрын

    Maxaa gabadha markay cabsida muujisay arinta wax looga qaban waa yey. Inalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Rabbiyoow soomaali ugargar Aamiin yaa Rabbi

  • @haweaomar5260
    @haweaomar52602 жыл бұрын

    Walaasheen Alaha u naxariisto…🙏🏾 waxaan la yaabaa somalida horta macnaha WAREYSI ma yaqaanaan miyaa? Arintaas aan kaa wareysanaa marka lagu dhoho macneheeda waa inaad qofka wax kusoo kordhin karto ood jawaab u heyso su’aalaha ku aadin arinta wareysiga….. Jawaab walbo run ahaantii waxbo maka ogi hadaa dhehesid maxaa isku soo dhibee yaab

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53512 жыл бұрын

    Inaa lillah wa Inaa ilayhi rajicuun

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed43752 жыл бұрын

    Inalilah wainaileyxirajicun ilahay haunaharisto gawada yar ee Somaliye eheledi iyo qarabadi na ilahay samir hakasiyo wan ka xumahay dib walbo dalinyarada Somaliyed sogaro wadankodi na u noqdey open market on girgortan kadaman Somalia 🇸🇴 ilaha umaqan

  • @ruweydahussainahmed179
    @ruweydahussainahmed1792 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto wlshyda marti la jacel yahay Allah haka dhigo nimca cabdi ali waxa uu na dhigay garab la.aan

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc2 жыл бұрын

    yaasalaam

  • @habooniid7302
    @habooniid73022 жыл бұрын

    Dadka somaliyeed waxyaalaha khatarta leh kama hadlan intaysan dhicin dhibka dabadii ayay hadlaan waayo gabadhaa ama maxruumadaa intaysan dhiman ayay dacwootay balse waxba logama qaban Alle haw naxariisto ehelkeed iyo waalidkedna samir hakasiiyo

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf2 жыл бұрын

    Allaah ha u naxariisto Gabadhaa Yar ee lagu diley meel aan wadankeedii ahayn iyadoo Nolol ka raadsatey oo wadankeedii oo Barwaaqo ah ay uga Carartay kuwo aan cidna dan u wadin cinaba aan u naxayn laakiin qabiil inoogu soo gabada Soomaaliyeey sidan waynu ku baaba’aynaaye aan sidan si dhaanta ku bedelno Aduunka meel la arko qof Soomaaliyaa yaala ama silcaya

Келесі