DEG DEG:DAAWO ISMACIL GEELE OO HADA KALA NOQDAY MUUSE BIIXI|SSC OO HADA 1000 NIN XAMAR UQAADASA GUUL

Пікірлер: 21

  • @ismailahmed1648
    @ismailahmed16485 күн бұрын

    Waa farxad alla Aya mahad leh

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar54635 күн бұрын

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh❤❤❤❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi98625 күн бұрын

    Ilaahay uhiili somalia, ilaahayow qulubtooda isudum, ilaahayow mawaxideeh Amiin Amiin Amiin yaarabi guul guul guul SOMALIA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QaliSharif
    @QaliSharif5 күн бұрын

    Maxay ma macalimin caruurtana mise kuwaunu kale somaliyed xagela gaynaya hanbalyo hanbalyo sac khatumo state of somaliya guilaysta ssc iyo dfs hanbayo💞❣️💞❣️❣️🇸🇴

  • @Userq2
    @Userq25 күн бұрын

    Asc❤❤ walaba labdoodaba xaaran aya ku hesheeyeen in harti laweero gaarahaan siiciid harti iyo maxamuud harti in dhulkood ina xooga lagu qasbto seemaya haya in geela ninkii hubkiis lagu duqeeya magaalo madaxda Ssc khaatumo ❤❤❤ee lascanood xaqii ayaa feerah ka dilaaya ❤❤❤ iyga ayaa ilaahay isku diraaya❤❤ guula hartiweyne ❤❤ guula ayaan u rajaynaay ❤❤❤ xataa magaalad madxda putlaan ❤❤ ee garawe wuxuu ka dhacaaya ayaga ayaa kadenbeeya❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement3465 күн бұрын

    waa Good news ilahay bah isku diray kuwih xasuqay shacabkah lasaanod ilahay idin burburih in shah Allah

  • @munayousuf8460
    @munayousuf84605 күн бұрын

    Wadan ayaanahay meeday jamuuriyada barakeysan baasboor maleh miyaa😅😅😅

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64615 күн бұрын

    Passport Jabuuti waa kuwa ay iskuwada dhiibeen Qurbaha mafio SNM iyo qooysasakooda

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z5 күн бұрын

    walaahay cayaarta maafiyadu meel wanaagsan bey maraysaa😂😂😂 idinkuna run baad moodeen😂😂😂

  • @user-qk5hd9su6d
    @user-qk5hd9su6d5 күн бұрын

    SSC Khatuumo of Puntland 😂😂😂😂

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf7275 күн бұрын

    Waariye qaaLi ah ku soco guusha

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq5 күн бұрын

    Macalimiinta ssc baa u baahan hhhhhhhh 😮

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji99495 күн бұрын

    Noo ssc shouldn't trust Jamuldadiid, 1000 ka nin degankooda ubahan xasan munafaq ragii Farmajo gacanta kasaarey meeye?? Dhulbahantow qiira jaban baad wadan😅

  • @IbrahimDiini-vj5mu
    @IbrahimDiini-vj5mu5 күн бұрын

    Asc walal waxaan kamid ahay datka ku daawado lagasoo bilaabo dagaalkii sool 7/3/2024 waxaad ku sheegtay jabuuti iyo hargaysa in iy simanyihiin sax ma, ahan fadlen arintaas dib usax mahad sanid

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr75695 күн бұрын

    Adeer waxaad afka ku badisaa woqooyi galbeed iyo Togdheer ama Awdal. Naga daa ereyga Somaliland ee dheh maleeshaad beeleedka Iidoor please, Midda kale xisbiga kulmiye ha odhan ee waxaad tidhaa xisbiga beesha habar awal iwm. Erey bixinta saxda ah waa qayb ka mid ah halganka SSC. Viva Khaatumo Republic

  • @fxcooking9677
    @fxcooking96775 күн бұрын

    Maamul in aatihiin waa fiicantahay xasan mataqaanid waa dadkii madaafiic oo idinku socota lacagta muuse siinayay yaan la idin dagin diwlad ma jirto

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf7275 күн бұрын

    Waar baga daa way na qaarxine

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr75695 күн бұрын

    Waar Jubbaland waa inay doortaan aqoonyahannadeeda ugu horreeyo Dr Omar Khadhib iwm islamarkaana xabbad looga caydhiyaa dictator Axmad geeda naar Kismaayo.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64615 күн бұрын

    Somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa

  • @user-et7yj3oq3q
    @user-et7yj3oq3q5 күн бұрын

    Sool chanel Fataal batahay

Келесі