DEG DEG:DAAWO FIRDHIYE OO HADA JABUUTI KADAGA|GAALKACYO OO GACANTA LAGU DHIGAY HADA CIIDANKA

Пікірлер: 101

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot5 күн бұрын

    mahadaad war farxadle nooga dhigaysaa jabuuti dadkii laascaanood xasuuqay waxuu kaheluu leeyahay firdhiye from buuhoodle

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter48395 күн бұрын

    Cumar geele waa shaqsiga ugucadowsan dadka daarood iyo somaliya oo lugeyheeda ku iistaagto cadowgaa llah Allah madbaadiyo firdhiye iyo reer ssc khatumo state ♥ 🙏

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma66355 күн бұрын

    ASC Masha Allah Allhamdulilah🙏💯 Guul reer Puntland Guul cidanka amanka 👍🙏🦁🐎💯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Darawiish Harti SSC KHATUMO GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❣💚👍👍🙏🦁🐎💯

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb5 күн бұрын

    War ha aadin ala duleega soomaali laharey yuu ku sumeen ninyahow is ilaali alaa wax xafido ee ale haku xafidu kanani waa kii gobolka gedo uga hiiliyey adoomey keenya

  • @cawilshidane5852

    @cawilshidane5852

    5 күн бұрын

    Walahi waa sax 😢😢😢😢😢

  • @JsheEhehej

    @JsheEhehej

    4 күн бұрын

    Fidviyah.haduh.tagoh.jabutih.labah Laguh.samen.amah.waa.lasixrin. Amah.waa.lasumen. Markah.hadah.uron.insun.tagin. Jabutih.oo.nah.makhlin.hadalkah.ismacil.jabuti.waxa.u.ron.firdhiye Insane.tagin.jabuti.oo.ismacil Jabuti.waa.shabakah.shabab.ah Oo.kharson. Markah.rabigay.habajiyo.fidhiyah Adistah.jabuti.amiin.amiin.amiin Yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @Mideye157
    @Mideye1574 күн бұрын

    Ha tago meel alale meeshe u ku arko danta SSCK. Firdhiye nin khiyamayn karo ma aha

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter48395 күн бұрын

    Waxa kale uguma uu yeerin cumar firdhiye geele waa kalafurfurka puntland iyo khatumo state dhamaan daarood ahaan Meelkalana dawolada puntland cadowgeedukamasoogalikaro xaga khatumo state mooyana

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z5 күн бұрын

    Warya beenta kada dadka xayawan yahow firdhiye muxu Ka doonaya jabuuti Neef yahow😮

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv5 күн бұрын

    ADIGU MA ARINTAA BAAD WAR FARXADLE NOOGA DHIGAYSAA SIYAASINA WAAD TAHAY.

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z4 күн бұрын

    alaylehe shabaqii iyo godkii ay SNM iyo jabuuti isla qodeen waa ku dheceen SSC wow markii horaba inay SNM iyo jabuuti wax is qabtey oo hilfaha isu qaadey iska dhigaan dabta ay ka lahaayeen waxay ahayd in reer SSC, reer Puntland iyo reer Awdal ay gacan geliyaan . 😢😢😢

  • @sharmakesharif610
    @sharmakesharif6105 күн бұрын

    Firdhiye haduu utago geele waxaa ay ka markhaati kacaysaa in dhiiga dadka laga baayac mushtareeyo waana la xisaabtamayaa

  • @user-dq4gz5ui6j
    @user-dq4gz5ui6j5 күн бұрын

    Ilka awesome hosanna kahirisan

  • @user-kb4ll3mc6l
    @user-kb4ll3mc6l5 күн бұрын

    Lama aaminikaro Geele😮 waa run Dan baa soo gashey SSC.

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino5 күн бұрын

    Haka jawaabo shar qeyr waxay ledahay

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane58525 күн бұрын

    Armaa maqalnaa wadnahaa istaagey walee waxbaa salagle aloow badbaadi ma ha nin adag😢😢😢😢😢

  • @yasminali5763
    @yasminali57635 күн бұрын

    Omg this's a lot I can't believe in galkacyo 😮

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar30625 күн бұрын

    Firdhiyoow joog Yaa yirahadi

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j5 күн бұрын

    Qadro ayaa rabta ineey sumeeso

  • @Umo580
    @Umo5805 күн бұрын

    FIRDHIYWO HAFUDUDAAN JABUUTI WACADWO GA SOOMALIYA

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir38124 күн бұрын

    Hadan Nahay SSC kuma faraxsaani madax weynahayaga firdhiiye in u uqabto casumad ina Cumar Geele oo Jabuuti

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n5 күн бұрын

    Firdhiyoow joooga yaa yiraahad

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i5 күн бұрын

    Asc Ina adeer firdhiye jabuuti ma tegi doono e war aan la hubin ha faafin🤔

  • @alijama6723
    @alijama67235 күн бұрын

    XILIGEEDII WAA TAHAY LAAKIIN SHAR KIISA INGA MOOSA XAGAA U FARUURA

  • @hawafarah2410
    @hawafarah24105 күн бұрын

    Hadiiba ay dhabtahey arintaas waa inxilka laga xayuu biyo firdhiye

  • @mohameddahir-cb8ni
    @mohameddahir-cb8ni5 күн бұрын

    Sax ma ahan casimada Geele u fidiyay firdhiye mana ahan in lagu deg dego waana shurqool

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f4 күн бұрын

    War kagaadha Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah nooooow ninkaas quran ha aqkhriso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 күн бұрын

    jabuuti dad badan ba lagu sumeyay ee madaxweynaha ssc yaan laydinka sumeyn

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar30625 күн бұрын

    Hayay war ninkan qabta waa la sumaynaya haduu aado asahay u taal

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali1844 күн бұрын

    Ninja Jabuuti Cukumaa waa somaaliyia Burberry ee firdhiye Machu ka doormat ma iimaan belay ninja as Daarood lama Russ ee ka Samir firdhiye

  • @zainabraan9446
    @zainabraan94465 күн бұрын

    Ayaga ha isleyan Hadley doonan haduu aado waa laga caroondonaa

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j5 күн бұрын

    Dee maxaa laga fa iidayaa

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur93375 күн бұрын

    Puntland yeysan ka welwelin haduu firdhiye u tago ismail c gele oo cadawga daarood ah lagama yaabo inay Puntland iyo khaatumo kala reebaan ,bawdada markii aan ka jabay ninkii ii birmaday beerka ka ogsooni ,khaatumo yadaa ilaalinaysa puntland oo cadawgeeda isha ku haysa.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29565 күн бұрын

    Oo MD firidhiye siduu jabuuti uga dega oo u Aamineye keligii taliyaha jabuuti yaa huba hadaya doonana waa mishin lasoo diyaariye ee haka fiirisado MD firidhiye inuu meeshaa tago🥹

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z4 күн бұрын

    innaallilaahi waa inaa ileeyhi raajicuun. 😢😢😢😢😢😢 waa gacan galay. mar hadeynu sidaas u duul duuleynoo tolkey dhulbahantoow 😢😢😢 guuli inaga dheer tahawaa halaag iyo jab hor leh waa laynaga caqli badiyey waxa ku xigee loo dan leeyahay na waa garaadada 😢😢😢 iyo puntland 😢😢😢

  • @classiclit2926

    @classiclit2926

    4 күн бұрын

    War wax ka caqli badiyay malahane amu miyan iska fadhina dhanahaya ino muhim ah puntland neh cid rabta malahan Shakiga faraha badhan neh iska dhaya xududa galkacyo adkesta inta cidna idhin so dhafi meyse hore usocodkena mafirisan hada puntland tihin.. hore idhin kugu shegnay idhin soo hoos farisan meyno 😂😂😂

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v5 күн бұрын

    🎉War firdhiye fudeed baa kabatay buntiland iyo ssc buu rabaa inuu kalafurfuro iska ilaali muxuu kadonay

  • @zainabraan9446
    @zainabraan94465 күн бұрын

    Ayuu aadin ninkii naxasuuqay waxan kabaqaya in uu soo sumeeyo ama in uu soo sixro waryuu aadin hadiido

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f4 күн бұрын

    War kagaadha Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah Xasbunallah nooooow

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla5 күн бұрын

    Geele calool kiish waa cadowga umada soomaaliyeed ilaahay haynaga qabto xasbi allaah wanicmal wakiil fiik

  • @Umo580
    @Umo5805 күн бұрын

    JABUUTI MARKAN MAQLO WAXAN XASUUTA GOBOLKA SOOL WEXII KADHACAY🤭🤭🤭

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi11275 күн бұрын

    Wiilkan Dhulbahante shaqo kale ha siiyo oo aan weriyenimo ahayn. War ninkani Waa Ina Cambashe oo aan biyo is marin. Jabouti abaal ma leh. Canfarta aad laynaysan waa Warsangali oo Cise uga hiilinaysan

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f4 күн бұрын

    Geeele waa cadow khadra xayid ummmmmm omg 😳

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig97495 күн бұрын

    WAR MA ANA WAALEN MISE XARUNTI SOMALI BEY NOQOTEY JABUUTI. SIYAASI KASTO SOMALI MA INU ISKA XADIRAYAA JABUUTI OO KENYA NOOGA HIILISEY,30 SANO ODAGA ILAHEY NA DABADHIGEY, DHIB MOOYE DHEEF KAMA HELIN.

  • @israwadani9113
    @israwadani91135 күн бұрын

    Woow hayooy war anagu marabno marba inuu firdhiye cadawgayaga inuu nool shir shiro dee firdhiye wuu waashay weligiis heshiiskiisa marabno ismaaciil calool nijaasta eyga ah

  • @bby6
    @bby65 күн бұрын

    That is not good idea brother

  • @zamzamali4347
    @zamzamali43475 күн бұрын

    Warkaasi ma aha mid farxadle waa disaster dhulbahantoow waa fududihiin Muse xasan iyo geele waa isku xiran yihiin hana illaawin geele hubkii nalagu xasuuqay isagaa bixinayey

  • @AbukarmursalmohamedAbukarmursa
    @AbukarmursalmohamedAbukarmursa5 күн бұрын

    Waxa la raba in la kala qeybiyo hartiga

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 күн бұрын

    muxu kadoonay jabuuti hubki lascaanod lagu xasuuqay jabuuti ba lahayd

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64615 күн бұрын

    Hogaamiyahan iska qabta Xasan Muufo ayaa dirsadey khaatumo iska ceyrsha duliga

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed36135 күн бұрын

    adeer siyaasadu maaha mid meel iska taagan waxay isku bedeshaa saacad saacad maalin maalin bil bil markaa hogaamiyuhu waa inuu la jaan qaadaa is bedelada dhacaya

  • @seinabali4277
    @seinabali42775 күн бұрын

    madaxweyne firdhiye waa in uu iska ilaaliyo sunta m Wayne ismaaciil dadka siiyo ha is ilaaliyo.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j5 күн бұрын

    Muxuu ka doonayaa oo ay utarasaa

  • @abobasement346
    @abobasement3465 күн бұрын

    warkan hadu jogoh lasaanod waa horgaleh waa in shaqoh lagah qabtah yutubarkan war bentah jojih hadu firdhiyeh tagoh jabuti waa cadeh qateh

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f4 күн бұрын

    Miyaa lafalay 😳😡😡😡😡🤨🤔😡😡😡😡 why why

  • @ismahaan12
    @ismahaan125 күн бұрын

    War farxad laheyne Waa prank ay 3 Nin ee calwaa u dhigayaan fidhiye&Reer Sool ee ma iloowdey inuu Abeeso Madax guri u joogto ISMAACIL Ogoow Waa la sumeeynayaa ha digtoonaado,dhanka kale waxan dhihi lahaa wuu Ku fududaaday firdhiye Doofaar ma daaahiro sawir baa laisaga qaadayaa hadaaba la sumeyn😅😅😅😅😅😅😅

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar30625 күн бұрын

    Ma dhici karto😮

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam504 күн бұрын

    Ssckhaatumo waa hogaamiyo u ah firdhiye. Waa in siyaasda looga danbeeya hogaaminya ha. Waxii aan u arag wax aan diidan aan Si shafo Sharci aan u marno Ulla xisaabtamo. Lakiin Melaha Yeyna KA qalin

  • @israwadani9113
    @israwadani91135 күн бұрын

    Walee waata firdhiye lagu sumeeyey jabuuti kkkk meel walba ha dalaq yiraahdo anaguna uma dirsan firdhiye inuu ismaaciil calool noolo shiro wuxuu ka heluu leeyahay waana mishin

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef30824 күн бұрын

    UUUF UUUF UUUF

  • @user-ki7hm6dg9e
    @user-ki7hm6dg9e5 күн бұрын

    Oo firdhiye ma wuxuu noqday xsh oo lacagtii dawlada ku dhameyay safar tan kale casumadan dan noma ah waayo geele somalia oo dhan dan uma uma hayo ee yaan lagu sumayn ee meell fadhiso yaa ku yirahda wayo waxan oo dhan waa. Wax anaga nalaku jah wareerinayo don’t believe never

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e5 күн бұрын

    No wey cadowga ssc wa odeyga usta buran firdhiye durba miyu ilabey dadki la layey magaladi o la bur buriyey wa ninki hubka so sinayey firdiye ma adi karo sabab kaga xiran ma jirto us buur & midka xamar fadhiya wa cadowgena right

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl5 күн бұрын

    Firdhiye Jabuuti 😮😮😮😮😮

  • @user-dq4gz5ui6j
    @user-dq4gz5ui6j5 күн бұрын

    Wara yukusumaini data ninkuwa katar

  • @user-nm6lp8zf4j
    @user-nm6lp8zf4j5 күн бұрын

    Doqon mw firdhiye wax cadayan uma hayno ayuu ku jawaabay tagerda jabuuti siiso lakin mw firdhiye aya yidhi ina biixi haduu yimado ssc wanu so dhaweynayna ayuu yidhi wa siyasi dhabar ah wa somali asal ah firdhiye calool xumo cidna uma hayo siyasadisa ka wayan

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar12725 күн бұрын

    America has no permanent enemies or friends only interest Henery Kissinger. Saxibayal xukuumada baynu samaysanay ku kalsoonada, Mucaarad xilligisii lama joogo..

  • @siman111
    @siman1114 күн бұрын

    Omar geele yuu ku sumeyn fudeedka jooji wa ki hubka laydinku laayey soo dhiibayey

  • @bby6
    @bby65 күн бұрын

    Waxa guul ah in been beenti urur samale way so dhamatay

  • @user-no1es3jp3s
    @user-no1es3jp3s5 күн бұрын

    You.tegin.jabuti.weligii.waa.ninkii.madaafiicda Siinayey

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi3345 күн бұрын

    Reer ssc qaatumo waxaa loo dhigey dabin madaxweyne hoodana waxaa laga dejinayaa Hargeysa si loogu soo furto maxaabiistii laga qabsaday slands. Waxaan idiin sheegaa inaad kuqaldan tihiin inaad aamintaan Odey ciil walaal oo hore u hubeeyn jirey slands. Runtii maanta ayaad ugu liidataan oo taladii god idinkaga dhacday 😮😮😮😮😮😮

  • @amiraomar6020
    @amiraomar60205 күн бұрын

    Muxu ka doonay jabuti dhulbahnte ma qalbadu layahay mise rufiyanimada ayey uu xiseen mise cadowgoda iyo sakeyahoda ma kala yaqanin sow huba jabuti la idiinku garaci jiray uuf dhulbahnte mj naceeb bay meel waliba uu galan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 күн бұрын

    firdhiye hadu aado jabuuti yuu kusho laab dhulka ssc jikada ha uga shaqeyo ismaacil horor

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64615 күн бұрын

    Maxaabista Laascaano ayuu iibsanya oo lacag siisanya Firdhiye Khaatumo Jabuuti ayuu ka iibinaya shaley waateehubka siineysay somaliland miyuu hilmaamey

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75415 күн бұрын

    Akhas ma ninkii hubkii maata dii hartiga lagu xasuuqay ayaad war farxad leh nooga dhigaysaa

  • @user-nh9px3yz6d
    @user-nh9px3yz6d5 күн бұрын

    Dalxa maqani siyasada

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v5 күн бұрын

    Jabuuti muxu kadonay sootuu hubka uusiinayay muuse juudan

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f4 күн бұрын

    Jabuuti hargaysa inagama xigto lkn khadra xayid and Xassan business only inagaaba ugonay waana walaleheen anyways inagaaba dhisnay lkn Somali 🇸🇴 way xumaatay dadkeedu waa dad fiican lkn geele and khadra oo uun naaga dee naagnna anyways naf maleh waa uun dhagar 💀💀💀⁉️😡😡🤔 Allah swt yaaba sheegay ummmm 🤨 firdhiye waa lafalay is ilaali dheh ummmmmm ummmmm ummmm iska jir

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s4 күн бұрын

    Illaahay ayaad ka magan galaynaa fajida jabuuti iyo sharta ismaaciil horror waxa leeyahay maamulka ssc ha deg degina jabuuti ayaad la begin lama aammiin karo meeshiina jooga

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali98995 күн бұрын

    Wwa

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf4 күн бұрын

    Firdhiye ha isilaaliyo ,yuu sumaynin. Odagaan Somalia Burburkeeda Qayb wayn baa ka qatay. Waxuuna doonayaa in uu Somalia Sagxada la simo. Waa Cadawga Somalia waa in layska ilaaliyo waliba si foojigan. Hubkii Laascaanood lagu garaacay isagaa keeney. Allaha naga qabto Geele Munaafuq. Hadana Xassan Dhiiqo oo Doqon ah buu heley. Allaha soo qabto Geele Munaafuq.

  • @classiclit2926
    @classiclit29264 күн бұрын

    Hadhe firdiye wax garan waa ino Djibouti cidhanka fasaxa isaaq odhan laya iyoh wixi Djiboutian ah waa hadi firdiye laqabsado

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej4 күн бұрын

    Waa.ukhalih.xumah.haduh.firdhiyo.aduh.jabutih. Markah.shay.markih.dagalkah.lagu Jiray.imacil.jabuti.waxuh.lasafnah Isaqa.oo.sinayey.cidan.iyo.hubah Matah.markey.isdagalen.muusa. Rabah.rer.sool.iyo.harti.dabkadhaxshidoh.burabah.oo.yiradoh Majartan.iskah.sar.waa.dad.dhib Badanah.haduh.makhaloh.hadalkah.ismacin.firdhiyah.waa.u.ayan Daroh.rer.sool. Markah.ismacil.nabad.maraboh. Waa.nah.ninkah.iskuh.diray. Haweyah.iyo.daarood.oo.dabkah Kudaray.xasan.dokhon.oo.nacebka Daarood.baray.xasan.sheq.kunah Gubabinayah.inuub.dagal.kuh Qaduh.butilan.oo.dhinac.kastah Lagah.weraroh.oo.lababiyo.dowladah.butilan.waa.ninkah.kudhirah Galinayah.xasan.dagalkah.butilan Marka.waxiih.uguh.yarayah.waa.hartih.kagoh.oo.kasar.dagankagah Lakin.waa.ukhalih.xumah .haduh.maqloh.hadalkah.ismacil Jabuti.firdhiyeh Markah.sharkah.ismacil.jabuti Haskah.ilaliyan.rer.sool.ilgarah.nah.ha.uyashen.ismacil.jabutih Oo.xamar.buh.sokhasay.hadanah Lascanuh.rabah.inuuh.dagal.kubaroh.ee.rabigay.sharkisah.dhinac.ha Kamariyo.rer.sool.Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i5 күн бұрын

    Sool channel u su bixiyey ka joog baan ku leenahay beenta iyo warxuma tashiilka jooji adigay wax kuu dhimaysaa hadii aadan argagixisada snm u shaqayn Warkaa ka joog cid kaa akhrisan ma jidho

  • @daryeelran8007
    @daryeelran80075 күн бұрын

    Ha'aaminin ninka jabuuti waa lugooyo somaliyeede kajoog kajoog jabuti

  • @amiraomar6020
    @amiraomar60205 күн бұрын

    War fursada uu ka helayo maxay tahay nacal dhagahadal dibire weyne jamac siyad iyo fufiyanimo kama barmoisan fudeey ayan meel ka tuurayo uuf na dhafa xayawaan dhulbahnte

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar30625 күн бұрын

    😮😮😮😮😮

  • @zamzamali4347
    @zamzamali43475 күн бұрын

    Wrong don't go there

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl5 күн бұрын

    Allow Sahal amuuraha jabuuti sixir ayey ku caan bexeen

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv5 күн бұрын

    WAR MA UMULBAA ILOWSHO DHAWAA. CAJIIB CAJIIB CAJIIB

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc5 күн бұрын

    Asc aad ayaan u soo dhawaynayaa casuumada loo fidiyey mdxw firdhiye khaatumo state .

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi52045 күн бұрын

    Thank Brother Dalxa for your latest updates news and information and your excellent analysis I agree with you that this mission of ssc leader to Jubuti can be very sensitive and dangerous Politics have no friends but interest therefore Hargesia administration had a long relationship with Jubuti But sees that Ethiopia given military base and access to red sea is very dangerous to Jubuti sovereignty and integrate Political and Financial Although I don't trust the president of Jubuti Omar Gulle

  • @user-nh9px3yz6d
    @user-nh9px3yz6d5 күн бұрын

    Waa sax jabuuti inu tago

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed61595 күн бұрын

    War haaadineeiskaadaa siyaasaduwaagalin nooc

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi11275 күн бұрын

    Dhulbahante political emergency ka daaya. Ismail Omer geelle waa cadowga Daarood. Prime minister ayaa Daarood ah ee wax la qabsada. Canfarta Warsangeli Meesha Daarood kama maqna, weliba Kablakax ayaa hogaamiya. 1. Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli Kablalax Daarood ah isaga iyo beeshisuba. 2. Raisal Parliamentka Dawladda Jabouti nin Warsangeli ah waa la mid. 3. Ninka xukuma Xisbi mucaaradka Jabouti Nin Warsangeli ah iyo 2 da General ee ciidamada Jabouti hadda ugu sarayaba Midda kale Canfarta waxa ku badan oo safka hore ugu jira waa Warsangeli dadku oo dhan isku balaadhiyey oo doonyaha dhisan jiray ku gaadhay Geeska Africa guud ahaan, gaar ahaana dhulka Xeebaha ah badi. Warsangeli, Majeerteen iyo Dishishe waxa dhashay Gabadh Ciise Madoobe ah aun aabeheed ku aasan yahay magalada Ceelayo ee Bosaso u dhow waxana la oran jiray Majeerteenay Ceelaaye Ciise waxay dhashay Ilma Harti inta la yiraahdo Habar Majeerteen. Culimo iyo Caamoba waa ogtahay in Canfartu badi Warsangeli tahay kzread.info/dash/bejne/i6atuqauZbqXoto.htmlsi=Xu5PPUq9pYrzkOSt kzread.info/dash/bejne/m3p8xM2vpsLdg9Y.htmlsi=oUrcb7zl7A5vtDK9 m.facebook.com/story.php?story_fbid=4582300555221637&id=100003252128000&sfnsn=scwspwa kzread.info/dash/bejne/anqjx6qimaXgh6g.html Comments akhri laba nin Warsangali ah oo kulmay kzread.info/dash/bejne/o3h43JKwf7jQmpc.htmlsi=sHtKn_sT9Br58U_I Dadka Reer Zaylac oo qiray in Garaadkii 12aad ee Sultanada Warsangali yahay Garaadka keliya oo Somali ah oo xukumay Zaylac.

  • @BadereMohamed
    @BadereMohamed5 күн бұрын

    Wan kaxumahay firdhiye inu ado jabuti

  • @bby6
    @bby65 күн бұрын

    Ismail horor wa cadowgena lakin siyaasada malinba meel ayey joogta

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale89225 күн бұрын

    Firdhiye ha ku waso adiga iyo ismaaciil. Been isugu sheekeeya

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i5 күн бұрын

    Sool channel u su bixiyey ka joog baan ku leenahay beenta iyo warxuma tashiilka jooji adigay wax kuu dhimaysaa hadii aadan argagixisada snm u shaqayn Warkaa ka joog cid kaa akhrisan ma jidho

Келесі