DEG-DEG Canfartii oo Maanta Weerar Adag Soo qaaday Iyo Jab Xoogan oo ay la Kulantay.

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZread, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZread.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZread channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 220

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmedАй бұрын

    Brother Anagu besha ciise ilahay Intii kasokaysa waxan gurmad iyo gaargaar kafilayna ogaden viva ogadenia

  • @MohamedAli-pk5qv

    @MohamedAli-pk5qv

    Ай бұрын

    My brother it doesn’t matter what tribe you are, if you are a Somali than you are family and Ogadeen will stand next to you forever. Inshallah we will win and free our land, vive DDS

  • @omarhusseen9859

    @omarhusseen9859

    Ай бұрын

    WAA KU GARAB TAAGANAHAY. WALAALKEEY. GUUL INSHA ALLAAH

  • @abdullahisagal1002

    @abdullahisagal1002

    Ай бұрын

    ❤​

  • @AbdirahmanHaji-po6rj
    @AbdirahmanHaji-po6rjАй бұрын

    Waa runtii wiilku oo deegaanka dheefta unbaa la qaybsadaa'e dhibka lama qaybsado, waana qorshe ay tahay in dib loogu noqdo✅

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1gАй бұрын

    Soomalida degaanka ha laysku xiro o hala baro inay isku dad iyo isku Dan iyo isku diin yihin

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Waxaan joogaa soomaalilad waan tagayaa dagaalkaa dadkagana waxaan usheegayaa waa xaq in aan difaacno siti

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944Ай бұрын

    Hora lo yidhi wiil ciise & wiil ogaaden wiil uma dhaxeeyo. Guul somali galbeed.

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Waxaan joogaa borama guul ciidanka luyuuga

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4fАй бұрын

    Ciidamada liyuu booliiska guuleeyasata Geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440Ай бұрын

    Mansha alllah xaqiiqda jiirta ayuu sheegaaya niinkan wiilka ogadeen kaaliya unba oo dhiinta qaadiiyada dhulkan soomaalida inta kaleena dheef iyo xil unbay ku murmaayaan

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119Ай бұрын

    Guul Somali state

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Waxaan joogaa boorama soomaalina waa mid

  • @MohamedOmar-yk4fq
    @MohamedOmar-yk4fqАй бұрын

    That is true bro

  • @MilyanDhaan
    @MilyanDhaanАй бұрын

    Guuul insha allah ogdeniya ❤❤

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen.Ай бұрын

    انا اختكم من اليمن والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وامي واخوأتي نعيش حياة مليئة بالعبرٱت والدموع نحن في حاله لايعلم بها الا الله حسبنا الله ونعم الوكيل في من اوصلنا الى هاذا الحال 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين من الحرب انا واسرتي بيننا ایجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب ||| ماتستطيع مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967716649494 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواتي سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيرا`/-~««« :~؛ΠΠΠΠΠ💔💔💔πππππ↑۩--☽؛؛--☽؛؛--☽؛؛--☽؛؛--☽؛؛--☽؛؛--☽؛؛-

  • @medidrissIdrissmed

    @medidrissIdrissmed

    Ай бұрын

    Kuso dhawow Somalie galbed❤❤❤

  • @Ahmed-ki3tb

    @Ahmed-ki3tb

    Ай бұрын

    يا اختي الله يرزقك رزقا واسعا،انا في الصومال كيف نساعدك

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay109727 күн бұрын

    Canfarta la jirna simple and clear 😂😂😂😂

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4fАй бұрын

    Guul soomaalida guuleeyasata guul guul guul

  • @user-uw5jv4dt7g
    @user-uw5jv4dt7gАй бұрын

    Asc nuur sxb canfarta iyo militiriga itobiyo ayaa ladigalayo EE somalida ha iskaqabata guuul guuul

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberiАй бұрын

    Guul somali galbeed inchallah

  • @luulluul1427
    @luulluul1427Ай бұрын

    walaahay waa runtii wiilka

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Ogaadeen waa geesiyaal waxaanatihiin hurmuudka soomaalida

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Mustefe waa geesi madaxwane mustafe waa geesi

  • @IB_Adam
    @IB_AdamАй бұрын

    “Run sheege,waa ceebsheege”

  • @saadaaden4936
    @saadaaden4936Ай бұрын

    Soubhana Allah Allahou Akbar K Allah les protège

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170Ай бұрын

    Excellente journaliste congrat

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hlАй бұрын

    Wa rounti wane salamaya

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Nuur geesi soomaaliyeed

  • @Mohamedadenfarah
    @MohamedadenfarahАй бұрын

    Guuul somalida

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703Ай бұрын

    Welkom 🤗 Nuur iyo c/ shakuur

  • @user-zf5td1xd9b
    @user-zf5td1xd9bАй бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-zf5td1xd9b
    @user-zf5td1xd9bАй бұрын

    Manshallah

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @Geo598
    @Geo598Ай бұрын

    CABAADKA YAREE CIDNA UMA BAAHNINE 80K OO WIIL AYA INOO HUBAYZAN WAX AAN UGA BAHANO AYA YARBA 😊

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8fАй бұрын

    Somalida waa la.dulmiyey ilaahay ha u gargaaro maamulka dds.ha dhagaysanina heshiiska cadawga is uruursaday way kala.dhaqaaqee mustafow ha dhegaysan cadawga amarkoda

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay109727 күн бұрын

    Cag dheerta ninka ugu aklii badan waa marxuumka ukabo qada Xassan munafaq 😂😂😂😂

  • @user-or1sw7nv8p
    @user-or1sw7nv8pАй бұрын

    Asc Wll Mashaa Allaah ☝️ Khayr Allaha ku siiyo Waxaad noo iftiimisay wax naga daahnaa 🙏🙏🙏

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3veАй бұрын

    Ciise iyo waa Ogaden Ogadena waa ciise

  • @lulsheikabdi5085
    @lulsheikabdi5085Ай бұрын

    wlhi wiilkaas runbuu sheegay dheefta ubaa laqabsadaaye dhibku ciise iyo ogaden ubuu kudhacaa

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3veАй бұрын

    Waa runtii

  • @qoranexaashi6751
    @qoranexaashi6751Ай бұрын

    Harder baykudhinten

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787Ай бұрын

    Absolutely that’s true wlhy been madan shegin

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gwАй бұрын

    NINKII UGU RUNTA BADNAA AYAAD KEENTAY MAANTA.SOO CELI NINKAAN MARKALE PLS.

  • @Eng_moy
    @Eng_moyАй бұрын

    Doqonkan daawada iyo doqonimadiisa

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683Ай бұрын

    OGAADAN ETHIOPIA DHAN MOW ISKA SAARO 💯 SOMALIA HADA MA KA FAIDEYSATO EE DHULKA CADAGOW NAGA HEYSTO MAA KA SOO DHACSANO SOMALIYA

  • @cqaniaden7315

    @cqaniaden7315

    Ай бұрын

    Hadii Ethiopia dunto dhulka soomalida waxaa iska leh Somaliland.

  • @AxmedXabad-dc5ek
    @AxmedXabad-dc5ekАй бұрын

    Asc

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay109727 күн бұрын

    Aklii xuma ninkan madaxa diiran kulaha Harti maxey ugurmadayan Lascanoid oo ugurmadii wayeen ciise 😂😂😂 Lascanood irir samale oo kow ka yihiin ciise ba kusoo duulay Harti 😂😂😂😂 Anagu akliga la aan nama hayso sida doqomada cagaha dheer ee sabuunta cunta 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-lx5pp5oc2j
    @user-lx5pp5oc2jАй бұрын

    Asc wll somalinimadu haa shaqayso wixi dhaliil ah waa lasixi

  • @ziyadmohammed7335
    @ziyadmohammed7335Ай бұрын

    Kkk

  • @asaddahir5538
    @asaddahir5538Ай бұрын

    Somali galbeed ama ogadenia waa mid ma awoodno in aan is qayb qaybino.

  • @guureguurre338
    @guureguurre338Ай бұрын

    War waxaan doqonimada iyo qabyaaladda fool xun isku darsaday maxaa laga waraysanaya

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511Ай бұрын

    Waxaan joogaa Baydhabo dadkeyga Soomaaliyeed guul ayaan leeyahay.

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726Ай бұрын

    Guul shacabka sitti iyo ciidamada

  • @iidowmaxamalabeykalaahumal8480
    @iidowmaxamalabeykalaahumal8480Ай бұрын

    Waxaa usheegayo waruntii

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Nagadaa dhaliisha walaalo dagaalku waa canfar iyo soomaali

  • @Aouled

    @Aouled

    Ай бұрын

    Runtu wa qaraartahay ee hala isku saxo uunbu wilku ujeeda ee la isfahan dadbadan waxay qabaan ayu kadhawajiyay Allaha namideeyo

  • @somalisoma874
    @somalisoma874Ай бұрын

    Nuur, wiilkan baa dhaama Jaamac Galad(Jaamac oromo)

  • @daakirkadoon3070
    @daakirkadoon3070Ай бұрын

    Inadeer waa run naficiga uun baa la wadaagaaye dhimasha da lama wadaago lkn anigoo laascaanood jooga ayay i dhibasaa dhibta lagu hayo dadkaa soomaaliyeed ee lagu dhibaataynayo dhulkooda waana shahiid wiilka inagaga jira duco iyo wixi dhaqaale ee aan u awoodno waa in aan isbarbartaagno.

  • @Jonhidhhoon434
    @Jonhidhhoon434Ай бұрын

    Waaruntii aniga oo ah rer gaashaamo iyo rer darori iyo rer xarshinba ayaa makhraati ka ah ninkas War kisaa walahi wan ahayn intaas rer gaashamo ahay

  • @ziyadmohammed7335
    @ziyadmohammed7335Ай бұрын

    Maya ogaaden

  • @Hassanfilooo
    @HassanfiloooАй бұрын

    ogaden la wa wa somali la wa

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay109727 күн бұрын

    Odayga futada weyn ee xarka iska dhaqiin oo fadhiya jabuuti waa ninka iidoor soo siiyeey madafiicda Lascanood lagu dhufanayeey …marka la dhahayoo Ogaden waa doqomoo Walahi wa run waa xoolo caadi 😂😂😂😂 Harti hadda nahay ciise waa cadowgena waaye maxbiistoda ayaa ka buxa xabiisyada Lascanood… 😂😂😂😂😂

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854Ай бұрын

    Ogaaden waa ilbaxay man sha alah

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787Ай бұрын

    Arintan wa xaqiiq dadba umalayn been xaqiiqweye

  • @user-nu6tm4yz6i
    @user-nu6tm4yz6iАй бұрын

    Waa runtime deegaanka lamawada let ee dakhligaa Lawndale leeyahay

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Waan kujirnaa dagaalka waan taageersanahay ciidanka luyuuga

  • @Cabdi.shakuurBashiir-th2gz
    @Cabdi.shakuurBashiir-th2gzАй бұрын

    Wllo.halgankeena.kala.qaybinta.kadaa.wllky.shacayb.indhihiisa.maqalalin

  • @thegunner971
    @thegunner971Ай бұрын

    Qofkan afgaroca war dadka kici shacab wala kiciya ee lama cananto.

  • @Aouled
    @AouledАй бұрын

    Runbuu shegay wiilku misaniyada uunba laqaybsada wa in hoos looeega

  • @abdijamahayd1891
    @abdijamahayd1891Ай бұрын

    Wa min Xanuunsanaya

  • @daljireali4783

    @daljireali4783

    Ай бұрын

    Runtaa xanuun noqotay

  • @moabdulla7156
    @moabdulla7156Ай бұрын

    Dagmada cell afwayn 500 makeeni karto

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Waar soomaaliyeey canfar way isasoobahaysataye dagaalka xaqa ahi waa kaa canfarta iyo soomaalida fadlan halaga qabqaato

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3veАй бұрын

    Waa xaqiq ciidankaba kuma jiraan

  • @luulluul1427
    @luulluul1427Ай бұрын

    war wiilka maskaxda ku jito fiicanaa eedo macaan allaha ku xifdiyo insha allaah wax badan ayaad iftiimisay anagana habeen kasta waa geeri asay deegaanka waxa ku dhintay waa wiilashaanadii mida kale wariye nuur maanta unbuu barnaamijkaaga fiican yahay insha allaah guul guul guul ogaadeeniya ama somaali galbeed qof walba suduu ku farxayo

  • @ziyadmohammed7335
    @ziyadmohammed7335Ай бұрын

    Biinaale

  • @cigaalsanyare-fx5jh
    @cigaalsanyare-fx5jhАй бұрын

    Imisa jeer ayay oramadu tuli guuled weerar ku soqaden dadkaa yaa u hiliya ma dhagaxbur ayaa uso gurmata

  • @husseinhared
    @husseinharedАй бұрын

    Walal ja naxluga waxad fadhida tv malaha qaditada o run ah adon cidna adjyrin qeeb kada naxliga kada

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9mАй бұрын

    anagu ma sida ogaadeenka baanu nqcasyo nahay adeer nin daawlqdiisii hubka nagu siinaayso muuse biixi miyaan difaacaa ciise oo aan maxaa biistiisii laascaanood aan ku hayo miyaan wiilashaayda ku difaacaa nacas ogaadeen waligiin caqli yeelan maaysaan hadaan harti nahay walaay katahay in wiil nagaga dhinto siti laascaanoodna aan .wiilasha ciuse soo weeraraayn ha aadaan siti dee

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Mustafe guul ciidamada luyuuga guul

  • @maxamedshariif4046
    @maxamedshariif4046Ай бұрын

    Ninkan cuqdad baa haysa

  • @Jonhidhhoon434
    @Jonhidhhoon434Ай бұрын

    Somalidu waa inay umidowdaa faaiiidada iyo khasarahaba

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787Ай бұрын

    Deganka dhefta iyo dakhliga unba laqaynsada lkn dhibka lama qaybsado runtii tasu wa nasiib daro

  • @hothan-Xiljano
    @hothan-XiljanoАй бұрын

    Qabyaladayste waxid

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104Ай бұрын

    wiilkan wa runtiiye dagmoyinkaa halala xisabtamo

  • @lilboss5452
    @lilboss5452Ай бұрын

    Dawladu wa inay dadka deeganka ay dagaalka ku baraarujiyan inay wadankoda difaacan

  • @yuusuf3968
    @yuusuf3968Ай бұрын

    Ciidanka dadka kale wax makasiiseen axmaqyaw

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zhАй бұрын

    Idoorka ayaa idinka saxan dhul daqsin kuyimid ayuu dagan yahay wiilashoodana waa uxisaabsanyihiin

  • @user-bt5fy2kw5x
    @user-bt5fy2kw5xАй бұрын

    Ceelwayne 500 ayaa ka imaan been badanaa xataa 20 majoogaan

  • @cabdimahamud

    @cabdimahamud

    Ай бұрын

    Waa runtii 2021 anigaa joogay 360 will oo ciidan qortay kadibna jigjiga loo qaaday xitaa warqadii ciidankaas lagu qoray anigaa haya wali

  • @lilboss5452
    @lilboss5452Ай бұрын

    Dagaalkan wakii saxda ahaa dhamaan Somali wa inay galaan dagaalka dhulka somaliyed cadaawaha laga dhacshaa

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdiАй бұрын

    WAXBA. REER HAWD. AY CAGDHEER. FUTADHEER. AY XAASIDNIMO. WAXBA UQABAN. REER HAWD. UMATAALO COOLAAD AN KHUUSAYNE. KUWA. XUKUNKA. ISKU TOOLAY BAY UTAALA. IN. CIDANKANA. ISKU TOOLAY BAY UTAALA. IN AY SITTI IYO MELAHA AY KAGURMADAA.

  • @abdifatahmohamed7460
    @abdifatahmohamed7460Ай бұрын

    Sax weeye hadakaas aabe ogadenow wax fahma

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8ifАй бұрын

    Waa runtaa, laakiin ma isweydiisay sababta ogaadeen uga qayb qaateen dagaalkii goojacadde ilaa faarax macalin?

  • @cabdimahamud

    @cabdimahamud

    Ай бұрын

    Ogaadeen wuxuu difaacayaa beesha ciise

  • @abdirahmandahir2593
    @abdirahmandahir2593Ай бұрын

    War bixintan aad baan ugu riyaaqay gaar ahaan dadka deeganka dagan ee aan dhibka iyo dagaalada ka qayb qaadanin dheeftana safka hore ku jira waa in la wada xisaabtamo

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6zАй бұрын

    Warcusub Calaakuli xaal muslimiinta alaha kala qaboijiyo

  • @cabdulahicumar2238
    @cabdulahicumar2238Ай бұрын

    Hadi dhan kaa laga eego waa runtaa

  • @cumaraxmed6356
    @cumaraxmed6356Ай бұрын

    Oo asarkarta inla qoro ayaa marwalba lagatagaa

  • @BouhSaadEgueh
    @BouhSaadEguehАй бұрын

    Wa xaa loo dhigi karaa mid lafasahay et mid xeer lagu xakameynayo koley kursi la iilashado kama maqno

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wvАй бұрын

    Walaahi manta ayaad runta usheeg tey shurun shuurka an kujiro alxaiia DDS danta guud kumade unbaa udhinta dheeftana Waa loowada feylaa

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9uАй бұрын

    Cabdishakuur warkiisu waa sax balse suaashu waa maloo diiday in ay booliska ku soo biiraan mise ayaga goansaday in ay ka joogan kubiiritaanka?

  • @daafeedmuuse4407
    @daafeedmuuse4407Ай бұрын

    Dadku aragti xumaa maanta dhan reer hebel iyo reer hebel baad ku haysaan, Faan been ah baad haysaan adeer qabiil iyo labo midna iskama celin karo qowmiyad dhan oo gadaal laga riixayo waxana sii dhiiri galinaya hadalada hunqaacada ah ee baraha bulsha la taagantihiin iyo qabyaalad, Runtaan idiin sheegayaaye wallaahi hadaydaan iska dhaafin waxa soomaalinimada ka hooseeya inaydaan caga dhulka ku haynayn wadankana waxaa u haraya canfar iyo oromo.

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673Ай бұрын

    Waa waa runtiis igaarkaan. Ogaadeen ayaa dagaalama

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Waxaan shalay fadhinay tacsi ina adeerkay ayaakudhintay

  • @abdullahadanali374
    @abdullahadanali374Ай бұрын

    Degmooyinkaa aan ku jirin dagaalku waa aan loo ogolayn in ay galaan luu booliiska.

  • @ahmedhanshi2422

    @ahmedhanshi2422

    Ай бұрын

    Ader taa waa been ee ciidanka ma rabaan ee waxay rabaan dheefta, moyale way ki jiran raasa way ku jiran maxa ka reebay kuwa kale 0:08

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bmАй бұрын

    Waxa iskufilaysiyay Mersham ogaaden dhanwalba