DEG DEG: B/Habargidir oo dagaal ku dhawaaqday, Xiisada Damdamiska Xasan Sheekh weerar Lagu qaaday..

Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah:
Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed -
Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka
Follow on FB: / dhaankawararka

Пікірлер: 30

  • @queensoomaali7191
    @queensoomaali719111 күн бұрын

    Shacabka masaakiinta ah allaa u maqan

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad331611 күн бұрын

    Guul Habargidir ha la iska celiyo Xasan Tuug iyo inta la safan

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv11 күн бұрын

    Dal hureeye xasan shekh hore usoco ujoojin

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi110210 күн бұрын

    Waa war sax oo sharci ah in loo helo sharci lagu difaaco hantid tuugadu boobayso

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi11 күн бұрын

    Ilaheyow umadaada kalaqawo ona maslaxo qeyreesan usoo daji ona ugargaar umaciim yaarabi yaa allaha amiin yaarabi

  • @abcbc4008
    @abcbc400811 күн бұрын

    Asc cadiraxman cabdi shakuur iyo dadka Rabo in ay qasab ugu deganadaan hatida guud XasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalamiin shacabka ha u hogansadaan Amarka Dowlada mesha sharci ayaa jira.Habargidi please Dulmiga jojiya please

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v11 күн бұрын

    Acudubillah acudubillah War waxan madawladba lagushegikara😮

  • @AbdikarimBaremohamud
    @AbdikarimBaremohamud11 күн бұрын

    Habar gidir landhere

  • @gelehildid4797
    @gelehildid479711 күн бұрын

    HABAR GIDIR OO LAGU XASUUQAY XAMAR. 80

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t10 күн бұрын

    Waar.meeshu Gaza

  • @user-nr8sb8ls6y
    @user-nr8sb8ls6y11 күн бұрын

    Hg miyaa laga safay nayaa muqdisho. Waaba yaab

  • @user-gm9hz5eq3p
    @user-gm9hz5eq3p11 күн бұрын

    Muda xileedkiisa mxaa kala sigihaddaba dawladda ka ma jirto somaliya

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d11 күн бұрын

    Sahcab ku caadi haa udagalameen gaar ahaan habar gidir haa dagalanto

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue11 күн бұрын

    Dawlad xamar ka jirtaa waa mid qabiil keliyi leeyahay

  • @saedulahdilad5422
    @saedulahdilad542211 күн бұрын

    Waa beenta. Hadii kale cadaayn keen.

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j11 күн бұрын

    Hadaa rabtiin nabad. Xasan haltageero. Madax weena kasto. Wuu kadhis naa ladahay. Idhaha fura. Dhagaha furaha

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j11 күн бұрын

    Sanrabo hadey noqon weysay. Dagaal. Xasan. Hadaa gacan bir kuqabaneynin. Noogu dhiin. Aqyaarta sharaftaleh. Ciyaal kaasa na cafacaa

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr11 күн бұрын

    Kkkkkkkkk habar gidir xabad matuurikaraan xiniinyahoodey meesha dhigteen waa laga burburin xasan sheikh manexe ayaa jooga oo hogaamiye kooxeed ahaa

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi44611 күн бұрын

    Evil amount us this administration unfit to serve it's people they're their own

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe11 күн бұрын

    Waa waagii farmaajo ay lahaayeen vilada ka soo bax.. hada la soo baxa hubkiina hadaad run sheegeysan😂😂

  • @anabali3897
    @anabali389711 күн бұрын

    Dhaaman inta qabiil o mesha dagan waa ina iska qabtaan dowlad ku sheekan so weraray hg kaliyah mesha ma takano abgaal hada dulmika jojin waysaan waxa balan ah inaa dhalinyarta hubayno guryahina niku qarxino

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey11 күн бұрын

    Waar somaliyeey wada kaco oo diida dameerka guun ahaan shacab somaliyeed allow ma talo tuugu cidna ma ah

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay11 күн бұрын

    Gorayoy gabal ku dhac waka farmajo isugu dhibey bahashu warejinayey

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j11 күн бұрын

    Xasanow. Casiirka. Cusbada sii. Somali weyney. Yaala idiin baracin. Shacaboo. Xoolo. Badan ayaamaqan.

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to11 күн бұрын

    Habargidir Farmajo oo awood buixda indiin RW idinka ayaad jabkiisii ka qaybqaadateen. Hassana idinkoo og ayaxnimdiisa taageero hiil iyo hooba siiseen. Nabsi iyo xaqii oo idin qabta y.. Hassan ma naxo

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to11 күн бұрын

    Awood buuda ayuu Farmaajo siiyey habar gidir. RW ayuu idinka dhigay. Dhabarka ayaad ka toogateen. Hassan nin cidna ka naxa maha. Idinka ayaa ayax ku tilmaamay

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye20246 күн бұрын

    Waa been. Beenlow. Ayaa. Tahay

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j11 күн бұрын

    Sheeydaan shkur. Naftikiisa. Hala xeero. Wixii. Dowlada kasoo horjeedo. Halaxero. Guryaha dadka. Halagabaxo. Xaraan kunoolayaal

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve11 күн бұрын

    Scwscwscwscwscwscw I can scwscwscwscwscw ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

Келесі