No video

DEG DEG Ahmed Hashi''Kenya Ma Burburayso,La Qixi Maayo,Dagaalna Dhici Maayo''

This video is about DEG DEG Ahmed Hashi''Kenya Ma Burburayso,La Qixi Maayo,Dagaalna Dhici Maayo''

Пікірлер: 45

  • @user-ls8yg2ko6x
    @user-ls8yg2ko6xАй бұрын

    Faarax macalin iyo aadan bare iyo nuuradiin xaaji cadow gowgoda cagta hosteeda alaah galiyo

  • @munaabdi9626

    @munaabdi9626

    Ай бұрын

    Aamiin

  • @frank77w

    @frank77w

    Ай бұрын

    Habaar maxaa dadkaa oga qaadi kartaa. War dana haaga raac allaha ku duleeyo

  • @user-cm5cs7vg8c

    @user-cm5cs7vg8c

    27 күн бұрын

    Nin wareersan ayaa tahay dadkan wax wanaag ah maku ogdahay?

  • @abdihakimarab7305
    @abdihakimarab7305Ай бұрын

    Waligiinba maanta unbaad shideen maqaaxida

  • @user-ul9hl3tj3t
    @user-ul9hl3tj3tАй бұрын

    Weligay ma jeclaan RUTOB& REERKIISA waa dad Xun

  • @user-py3ip6dt3w
    @user-py3ip6dt3wАй бұрын

    Ninkan waidor kuwa cagdherr soqorayow wax hubsada waxadan ogeyn hakuhadliin

  • @s.o.6544
    @s.o.6544Ай бұрын

    Kenya bililiqo laga soo buuxiyey.

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446Ай бұрын

    Jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya oo ku fashilmey dhagarteey la damacsanaa ineey soomaaliya kenya burburitaan taasina dhici meeyso 😂😂😂😂😂😂

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c27 күн бұрын

    Waa tuug tuuga kenya dhacday tactic iyo been dad Rurope ku soo daaleen si farsanadeysan ku dhaca Dulmigii ayaa hada ka soo baxey marka waa laqixi doonaa insha Allah Somali ayey qixi doontaa

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599Ай бұрын

    Sax axmed tell our people faarax maalim has been giving a fake wrong impression.They should not worry they are in kenya as of right.

  • @sommmaverick5840
    @sommmaverick5840Ай бұрын

    Kee la raacaa cumar iyo kan. Midna Ruto ha la taageero oo Kukuuyo ha leyska dhacsho.Midkana Ruto ayaa dhibkoo dhan ah.Kan labadaba wareysanayo ma malaha maxaa Somali u dan ah.Mase isku og yihiin wax uun?

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323Ай бұрын

    Waa nin hadal yaqaaan ah

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4vАй бұрын

    La qixi mayo.lkn waa la isbobaya oo waa laa isdhacaya

  • @salmaanyarrepro3924
    @salmaanyarrepro3924Ай бұрын

    Kkķkkk😂😂😂😂😂

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5hАй бұрын

    Kkkkkkk 😂😂😂

  • @salmaanyarrepro3924

    @salmaanyarrepro3924

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @MakoFarax
    @MakoFaraxАй бұрын

    SXBKA FARAX MACLIN LA WARAN HADII AAD KA HADASHAN WAX LID KU AH KENIYA WAD OG TIHIIN WADADII UU MARAY FARAX MACLIN LAJIYHOW ADOON KINIYANA AYAD TAHAY

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    Ай бұрын

    Ninkaan wa idor farah maalim waxba kumadhiciin anaga sodoranee xilkaane markii lagusodorto laiskamaqaado jahiil somalia kukoraay oo dowladnimo wax kaaqon batahaay

  • @nasrarabi7643

    @nasrarabi7643

    Ай бұрын

    @@MakoFarax adoon ilaahay weeye faarax macalin laakiin adigaa ah afoon nafdinagaa iyo abarso iskul

  • @MakoFarax
    @MakoFaraxАй бұрын

    ILHAYOW ITUS OGADEEN USOO QAXAY SOMALILAND OO AY KA MID YIHIIN JAMAC GALAD IYO KUWA U NACAMLEYA

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    Ай бұрын

    Allahayow ituus idor usoqaxaay dds oo aay kamiid yihiin muse jahil oo waxaay cunaan la'a

  • @nasrarabi7643

    @nasrarabi7643

    Ай бұрын

    @@MakoFarax naayaa heerin edeb yeelo adaa u soo qaxaayey DDS OO U SOO GUURDOONANAAYEE HADAY QAXAANA MAXAY KA SOO DOONAYAAN ABAARSO ISKUUL MA HABAARAN YIHIIN

  • @baambaam6336
    @baambaam6336Ай бұрын

    Mukunga wewe

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114Ай бұрын

    Faarax Macalin ayey kudheggan yihiin Kikuuyadii yaa ka dhicinaayo!!

  • @fatumaahmed4718

    @fatumaahmed4718

    Ай бұрын

    Somaliland ayaa kaa caartey farax Somali

  • @frank77w

    @frank77w

    Ай бұрын

    ​@@fatumaahmed4718iidoor wax walba ma sheeganayaa. Faan badanaa. War kenya weeye waxay doonaan bay ku hadlaan

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    Ай бұрын

    Faraah maalim kikuyu iskadaye uhuru ba waxkaqaadi waye

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Cagdheer qaxooti TACSI bay fadhiyaan

  • @user-fr8kw7vy9m

    @user-fr8kw7vy9m

    Ай бұрын

    naag naag dhalayb kuwaasa ku gumaaysata nankaan hadlayaa waa isaaq

  • @nasrarabi7643

    @nasrarabi7643

    Ай бұрын

    Afkaaga edeb u yeel ogaden kuwii ku wajaqay ayaatahaye adiguse ma xeraada joogtaa

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    Ай бұрын

    Ninkan wa idor e orodo maxabistada lascanod kasosideyso

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Faarax jaajuus. adan bare iyo nuradin xaaji cagdheer ka carara meesha

  • @mohamedhassan-ju7gr

    @mohamedhassan-ju7gr

    Ай бұрын

    Qudadu waa cadow nafsiyan kuu dilaaa Cagdher ayaga umbaa kuu talin wali

  • @user-py3ip6dt3w

    @user-py3ip6dt3w

    Ай бұрын

    Cagdher waay yasta masakinta kuhosnool e masersaan e orodo kadiiyo sexoo

  • @nasrarabi7643

    @nasrarabi7643

    Ай бұрын

    @@mcnncm1318 cagdheer ayaad ku wajaqday waana intay DAL iyo dadba ku dheeryihiin adaa ka Catarina labada qol eed kugu xukumo qoomaluudku yaa ximaar

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Cagdheer qaxooti munaafaq jaajuus

  • @nasrarabi7643

    @nasrarabi7643

    Ай бұрын

    Afdhogor aduu maxorbaatahay adaa qaxooti foolxuna oo magafe kaa shaqeeyey kenya iyo itobiya iyagaa leh orod taada meel u yeel

  • @abdibarri9012

    @abdibarri9012

    Ай бұрын

    IIDOOR CIIL QABA SAYID MAXAMED BAA WAS IIDOOR IIDOOR LAMA AQOONSANAYO LAAS CAANOOD LAGU KARBASAY FULAY

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xrАй бұрын

    Kenya ilaa laga saaro Farax Malcuun Iyo Cagadheerta iyo kuwa Xaqii Soomaalida dhacay Fooq yada ka Dhistay

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd

    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd

    Ай бұрын

    Ma kiyuku ayaa kuu dhaanta?

  • @abdulazizd

    @abdulazizd

    Ай бұрын

    Hadi cagdheer la saaro adna. Sacado jooji maysid mida kale cagdher dhulkay leedahay iyagana wax laga weydiya

  • @mohamedibrahim6013

    @mohamedibrahim6013

    Ай бұрын

    Malcuun dhabadhilif ah kani waa reer mouse saamiri Adeer adigaa fashilmay ee Faarax Kaas wanaagsan

  • @nasrarabi7643

    @nasrarabi7643

    Ай бұрын

    Cagdheer iyagaa leh oo ka taliya adaa lagaa saari oo magacooda ku jooga kenya waad xuntahay adaa qaxootinomo ku yimid intaad soo bililiqaysatay wadankaagii