DEG-DEG $60 Million Of Dollar oo Duleedka Jigjiga lagu Qabtay Iyo Md Cagjar oo Shir Jaraaid qabtay

SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

Пікірлер: 137

  • @AbdirahmanAbulaahi
    @AbdirahmanAbulaahi2 ай бұрын

    Mansha,allah guul iyo gobonimo shaqo fiican

  • @cabdi_xasan
    @cabdi_xasan5 жыл бұрын

    IlahaY Soomaalida sidaas oo kale ha noogadhigo

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad35605 жыл бұрын

    Guul. Yes stop these criminals

  • @huseinbeyra3538

    @huseinbeyra3538

    5 жыл бұрын

    jaajuusin somalida itobiya degan wax na macunaan waxna laguma cuno jaajuus waa shaqadoda hada maxaa ka faaiday dabaqodhanow gaal ubaa qadaneysee

  • @professionalhacker2834

    @professionalhacker2834

    5 жыл бұрын

    @@huseinbeyra3538 warya waxaa jajuuzay waa idoor hadad dhagool tahay waa nazibka ninka mazakinka ah markay u sarifeen lacagta idoorka soo jajuzay dee runta kahadal kuwa Jijiga joga badankodu waa kabaqad dee maxad ka filan zxp

  • @guul4onlf

    @guul4onlf

    5 жыл бұрын

    @@huseinbeyra3538 Wajaale , qeeybta somaliland baa soo qabatay maskiinkan...Nidaamka cusub ee cagjar ma'ogola jaajuus iyo duleeysi...

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv5 жыл бұрын

    Guulaysta cagjar iyo teamkiisa, la wareega dhamaan lacagahaas.

  • @professionalhacker2834

    @professionalhacker2834

    5 жыл бұрын

    WAR NAGA AMUZ NINKA MAZKINKA XOOLAHIZA ISAGA ISKA LEH IDOORKA XUNE SOO JAJUZAY IYAGA HALA XIDHO

  • @shuushuu7495
    @shuushuu74955 жыл бұрын

    Ka sakow islaam nimada iyo somali nimada somaliland waa shacab iyo dawlad goboled uu naga dhaxeeyo xidhidho badano wlltinimo guur,ganacsi iyo nolol wadaag faro badan Hadana sidaas oytahey qabiilka wllahood ahee Ogaadenka ahi si,uunaan uladhaqmin cadaawadna uunaan ugu heynin ayay iyagu ugu hayaan OGADENKA horeyna onlf ayay axmarada ugu dhiibi jireen hada markey dawladi CMC burburteyna waxey bilaabeen qorshii hore iyo iney axmaaro udhiibaan Markii aan saas leeheyna kama wado dhamaan ISAAQU dawlad iyo shacabba inuu xun yahey ama iskumid yahey LKN SHAQSI AMA KOOX XUN AYAA MAGACA IYO SHARAFTA DADKAAS WLLA HANA AHA XUMEYN HAYA ISKUNA DIRIYA DADKA WLLAHA AHA QABIIL KASTAA INU XUN IYO INFIICANBA WUU LEEYAHEY SIDAA DARTEED maadama aan wax badan ka tirsan heyno waxaa fiican ineyna CADAWGA KALE NOO RAACIN GARABNA KU SIININ dhiiga iyo NAFTA dadka wllahood aha Hana ogaadaan itoibiya AAMINAAD KALSOINI IYO WNAAG INEYNA LAHEYN EE SOMALI DHAMAANTEED WLLO TAHEY ISNA HURANTAHEY HILBA WADA DHASHEYNA TAHAEY

  • @abdirahmanabdiqadir9303

    @abdirahmanabdiqadir9303

    5 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣 Bro waxad leedahay xaydha jecli beerka jecli mana amaanasid somaliland mana caayasid . labada qabiil ee aad xustay waa dad somaaliyeed si wacan way isku yaqaanan lknse adigu fidna ha abuurin . Waxanan ku leeyahy "Nin iin law daa gujida " Tolo Bro si issue leh u hadal .

  • @abdiahmedxasan9179

    @abdiahmedxasan9179

    4 жыл бұрын

    Waa ok

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan98135 жыл бұрын

    Ha loo celiyo lacagtiisa miskiinka. Wuu ku shaqaysanayaa. Imika doolar ayaa meelwalba ka socda

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad35605 жыл бұрын

    The poor guy was set up by idoors. He seemed sincere and honest person

  • @juxacaadey4507

    @juxacaadey4507

    5 жыл бұрын

    Idoorland ilaahey baa qaban waligoid bey dadkaa galbeed dhacayeen sida doqon mawaaye , af ku dable idoor diin xirtaa ma jirto dadkani waligood ilaah iyo maligta bey cayijireen.

  • @khalidsl686

    @khalidsl686

    5 жыл бұрын

    Who told you that? Stop hating on beesha sh.Isaaq we have nothing to do with this. These are criminal network and mafia style. Oh by the way just to let you known you can never reach us or be like us viva Iidoor kkkk. Hater.

  • @juxacaadey4507

    @juxacaadey4507

    5 жыл бұрын

    @@khalidsl686 idoorland is the biggest mafia in thah religion, i hope you don't denied that they been criminal fo so long.

  • @hannaabdisamad3560

    @hannaabdisamad3560

    5 жыл бұрын

    @@khalidsl686 he said they tricked him. Not nice what would u gain from that?

  • @khalidsl686

    @khalidsl686

    5 жыл бұрын

    @@juxacaadey4507 you wish we where. We are to smart for your silly comments. The reality is you want to attack our clan so its only right we defend our self from your comments. You can never be on the same level as us. Viva Iidoor kkk. By the way go ask your awoowe how we got that name. When you was half naked we gave you dharka iyo sonkorta Kkk. now you can express your views but we will never allow you to disrespect our clan. Take care.

  • @maxamedaxmed8695
    @maxamedaxmed86955 жыл бұрын

    Mustafe waa hogaamiye charismatic ah ee soomaaliyey ka faideysta hogaankiisa

  • @abdirahmanmohamed7721
    @abdirahmanmohamed77215 жыл бұрын

    allow somali u gar gaar 🤣🤣

  • @samasa436
    @samasa4365 жыл бұрын

    Waxaasu wax la’aqbalikaro ma’aha. Ninka lacagtiisa siiya, haduu dambigalay hala maxmadeeyo laakiin lacagtiisa uceliya fadlan. Waxey umuuqataa in uu sharciga Ethiopia ee lacagaha qalaad jaahil kayahay......uusan aqoon ulahayn.

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t5 жыл бұрын

    Qoladan hargeysa haysata ayaa loo waday si ay ugu sii gudbiyaan argagaxisada buuraha calmadaw ku jirta.

  • @husseinawaleh7426

    @husseinawaleh7426

    5 жыл бұрын

    Isku xishoo gabadh ayate somaliland mxay ka hystaa oo laga siiya

  • @professionalhacker2834

    @professionalhacker2834

    5 жыл бұрын

    Waa runta qurafaadland aya ka argagaxizada la shaqeyza

  • @user-dh9bd5st6t

    @user-dh9bd5st6t

    5 жыл бұрын

    @@husseinawaleh7426 oo haddaan gabar ahayna jaahil miyaa tahay! maxaa gabarnimada ku jaban. runtu waxa weeye bahalo nagu dhex jira ayaad tihiin.

  • @skrtube237

    @skrtube237

    5 жыл бұрын

    @@user-dh9bd5st6t marka horeba somali maydun ahayn idinku ee amxaaro dabada u dhaqa

  • @wiillgarre8294

    @wiillgarre8294

    5 жыл бұрын

    @@user-dh9bd5st6t Kkk billaaaaaaaaaayo

  • @ummulkhayrmohamed1759
    @ummulkhayrmohamed17595 жыл бұрын

    allah masikinka ilahay haga so celiyo walcago dad laleyihine wale wixi jajusay malin aan manta ahayn bay ka shekayn.

  • @waberihassan7867
    @waberihassan78675 жыл бұрын

    War uu celiya lacagta miskiniita illahay kaa baqaa

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad35605 жыл бұрын

    Teshome what r doing there go back to gonder

  • @zahraluul8854
    @zahraluul88545 жыл бұрын

    24 kun u celiya waa maskiin shaqo bilow ah ha la ganaaxo hana loo sheego hada kadib in ay mamnuuc tahay

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion42055 жыл бұрын

    Luuqada iyo Wixii ku hadla Necbiyaa Wajigiin Gubay Wali Gumeysi baan kujira inta Wali waxbaa Kotoro baan ah laleeyahay Sirwaal Jeemis ah ayaa kotorobaan ah ayey kuleeyihiin Hadaa Makabo Jaanbiir ah iyo Macawiis Qoodho Sifeys ah oo Gas leh baa laqabi Gubo ilahane Walee Ethiopian Daahirin

  • @AhmedMohamed-lm1rl
    @AhmedMohamed-lm1rl5 жыл бұрын

    Good job my people, those bring this money are iidoor people. They think this is somalia where they created Alshaba

  • @honestgirl5578
    @honestgirl55785 жыл бұрын

    Dollar aduunka oodhan looga adeegta ee uceliya ninkaas miskiinka ah gumeysi ayaa wali kujirtaan

  • @mahamedrabic3629
    @mahamedrabic36295 жыл бұрын

    War ninka lacagtiisa haloo celiyo waayo wax à kama ogayn

  • @zakyinternational5218
    @zakyinternational52185 жыл бұрын

    MAASHA Allah howl fiican baad haysaan ee baadhis xaqa ka soo saara

  • @Basso1099
    @Basso10995 жыл бұрын

    GadhiGas LacagTa Laaga HeLay Hadan La SoCon Lahaa On OGahay Inay Lacagtu GadhiGa SaranTahay wlhi...........

  • @feisalmoha7274
    @feisalmoha72743 жыл бұрын

    Doller ayaa contraband ah aduunka meel aan Ethiopia ahayn oo ay ka jirto maleh. Mida kale wajaale oo daana Ethiopia ka ah daana Somali land ayaad daanta Somali land wadan karta millions dhan gumaysigana waa mamnuuc. Mida kale one very surprising things is that if any want attempt to buy a car in Ethiopia u must pay doller !!!!!!!!.plus if u arrive Ethiopia from abroad and want to get a VISA u must pay doller while doller is illegal!!!!!!!!? Does that adds up? Hell no. So therefore Ethiopia z 6 million years old decorator regimes and it still remains the very poorest state in the world 🌎. Plz we need the mind to faction one day Ethiopia’s have been suffering for millions of years

  • @whoisma5161
    @whoisma51615 жыл бұрын

    Properly taking the money to Hargeisa... stolen money from the people of somali state. Tuug la qabtay

  • @zahraluul8854
    @zahraluul88545 жыл бұрын

    Arwaa lacagtii xawaaladaha

  • @gediosman6055
    @gediosman60555 жыл бұрын

    Yaaaaahuuuuuuuuu!!!!!! All these came from where ????.

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi15375 жыл бұрын

    Wwww bismillahi illhow lacagtaa iisoo sahal waa lacagbadne

  • @shuushuu7495
    @shuushuu74955 жыл бұрын

    Run ahaantii aad baan ugu farxey markii aan arkey dad badano ka danqadey lacagta 24 kun ahee willka lagu qabtey Waxaana jclaan lahaa dadka wada siyaasada iyo ka ganacsiga umada somaliyeed dhiigooda ha ahaadaan Cadowga dadka soomalida amase kuwo somali ahoo cadow gaas kale la kaashan hayaba iney ka waan toobaan ka ganacsiga dhiiga dadkood Eegaana wll tinimada Somaalinimada iyo islaamnimada ka dhaxeysa LAMA HURAAN WAA CAWS JILAAL

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame66885 жыл бұрын

    Lacagtasi meel adag ayey ku jirta, waan ka xumahay dhibka haysta dadkii lahaa hantidaa

  • @guul4onlf
    @guul4onlf5 жыл бұрын

    Qoladan so.ali diidka si saacad ah beey ugu adeegaan itopiyanka...Kama aha itopiyan jecel ee wexeey ka tahay qabyaalad iyo Neceeyb...Oromada iyo itopiyana kale ma'qabtaan, kalita somali unbeey ku mashqulaan, saliba dad gaar ah... Waxaa kasoo socda geeska Africa wax la'dhoho Nwe Order ee iska suga inta jawaasiista somali diidka ah laga takhalisi iyo jaajuska u shaqeeya

  • @ramlaabdi8103
    @ramlaabdi81035 жыл бұрын

    Waa Nimco. Rabi. Siiyay. Cidii. Daacada. Ah ilaa. ayaa. Lajiro Waxaa. Laga. Yaaba. Dhagar Qaba. Yaasha. Inaay. Dadka isugu. Diri. Rabeen. Rabi. Ayaan. Kashifay alxamdulilaah

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed54555 жыл бұрын

    Walhi sidan si mahan haloo celiyo miskiinka lacagtiisa waa hadaad alle iyo rasuulkiisa taqaanan

  • @mi6443
    @mi64435 жыл бұрын

    Illaahoow sopmaaliyo samata bixi.

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto5365 жыл бұрын

    War hargiesa soo galin rabeen

  • @madarjamhuuri2034
    @madarjamhuuri20345 жыл бұрын

    Shacabka miyaa loo diidayaa hantidooda haduu shaqaystay Qiyaamaaha halkaad galin Waa sharci daro maxaa sharci ah tuug noosoo daaya dadka hantiilayaashaa

  • @saidoroble8338
    @saidoroble83385 жыл бұрын

    Maamulka jigjiga imasa ayuu ku leyeehey madaama ay qabteen, 10% waan inla siiyo shaqo wanaaga ay fuliyeen,

  • @iiddaroor9426
    @iiddaroor94265 жыл бұрын

    Waa lacag shakileh

  • @hersihaji534
    @hersihaji5345 жыл бұрын

    waa lacakta somali kadagi ladahay kolayba alshabab aya lowaday ku hooyadi iyo abihi iyo qoskoda ku kuqar xiyaba wa maraykanka waxa ciyaraya ciyarahan okale wayo marabo inay afrika dagto waliba somalida kolay carabta oo sasudia iyo imaradkuna kama maqna lacagaha lago fasadinayo somalida

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander54525 жыл бұрын

    Anigu waxaan la yaabay dad gumeysi ku jira oo u dawladeenaya shacbi misaakiin ah . Horta is xoreeya oo ka xorooba gumeysiga Ithiopia

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed23233 жыл бұрын

    Warniks Somaliakah lactisa sisya ya xawaawn

  • @ummulkhayrmohamed1759
    @ummulkhayrmohamed17595 жыл бұрын

    warsiya miska ka 2,0000 kisa kun

  • @caydaruuscabdi3797
    @caydaruuscabdi37975 жыл бұрын

    👍

  • @monegoncco
    @monegonccoАй бұрын

    🇪🇹🇪🇹🇪🇹🙏🙏🙏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️

  • @awoahmed2337
    @awoahmed23375 жыл бұрын

    Bisinka 😳😳

  • @caynimahamud5741
    @caynimahamud57415 жыл бұрын

    Soomaalida Qabyaalad qurunka la xanuunsan bal fiiriya lacagtii ithopian baa qaadanayo maalinta qiyaamo idinkaa dhabrka ku qaadayo culeeyskeeda nb miskiinka ku ganacsanaayay ee soo badala dhaheen hoos ka jaajuuseen doqama cuqdad la xanuunsan oo cadowgooda gacanta u galiyay xoolihii walaalkood nb Soomaali masiibo xun baa ku ha satay

  • @ascadxasan5789
    @ascadxasan57895 жыл бұрын

    Somalida Allah u maqan wiilkaas waxiisa siiya shirkado ayaa isku leh ayuu yiri

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad14145 жыл бұрын

    60 birre waaye dollar maha

  • @mohamedaden2083
    @mohamedaden20833 жыл бұрын

    Mida kale lacagta hadii aad dhacaysin idinku dhaca dadka oo u badheedha inta aad axmaro ugudbinaysan dhiiga ale idinka qaad

  • @Sharmaemail
    @Sharmaemail3 жыл бұрын

    Waa dhac iyo xuquuq daro

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed5 жыл бұрын

    60 million waxaas oo lacag xaguu ka keeney. Ganacsi maahee

  • @hamsecxb9569
    @hamsecxb95695 жыл бұрын

    Habeenkii ma laba sagalaadba jira

  • @mohamedaden2083
    @mohamedaden20833 жыл бұрын

    Damirka ilahay idinka qaad xaqa masakinta ayay dhacayan mida kale Ethiopia da kale lacag ayaa la qabtay ma maqalo lakin meeshan xun ee dheeg meeratada ay isku uruusatay umada ilahay haka qabto

  • @muntazissa6837
    @muntazissa68375 жыл бұрын

    walahay waa yaab wadanka dhan lacag aan tooda ahayn ma isticmaalaan miyaa somaliland iyo jabuutina ha didaan ta birta markaaa waxay doonayan inay lacagtooda sanka inaga geliyaan waaba sidii jaadka loo joojin laha please jaadka wadanka ha laga joojiyo waxas oo lacag hada waa laga qadaya dadkii lahaa inagii bay ina eedeeyen diida birta somali odhan birta iska diida

  • @dranasir5250
    @dranasir52505 жыл бұрын

    Qolodan 60 milyan oo dollar soo qortay ee bodowda ahi, maxay ahay, waa 60 milyan oo bir oo u dhiganta 24000 dollar

  • @soomalicadowgeduwakayga5774
    @soomalicadowgeduwakayga57745 жыл бұрын

    Tira axmaaro axmaaro dhashay atihiin soomali adsheganysa af etiopean kuhadlysa

  • @Drammaboi1

    @Drammaboi1

    5 жыл бұрын

    Reerkinaba markay kenya tagaan soo ayaga kenyati ku hadla.

  • @muxumedmacalin9217
    @muxumedmacalin9217 Жыл бұрын

    Watuugo tuugodhashay wiilka lacagtiisa halooceliyo wayo wajaale doolar iyo itoobiyaanba walaga isticmaalaa deegaamadakale maoïsma ahan oowaamagaalo labadadhinacba ah

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool27295 жыл бұрын

    Hayay aar niinku ma qolyaha somalia ka dagii waydayba? Xaguu ku wadey waxaso lacaga cajiib

  • @NajibAhimad
    @NajibAhimad8 ай бұрын

    Yss

  • @wiillgarre8294
    @wiillgarre82945 жыл бұрын

    WAR Miskiinka Lacagtiisa u celiya

  • @Afalaa
    @Afalaa5 жыл бұрын

    Beesha calamka ayaa rabta inay lacagta Ethiopia dhulka la gasho.

  • @professionalhacker2834

    @professionalhacker2834

    5 жыл бұрын

    Wll zabab beesha calamka ayaba u ah aidsopia lifeline support iyada u qarameyzo o dee isku hayzo mar hore is cuni lahayen sidii waraabaha

  • @faraxfaarax9811
    @faraxfaarax98112 жыл бұрын

    Madaxwayne mustafe waxan ahay shacabkii maata lagulaayay balisofe iyo dhudub iyo dhagafor dhibtaa waxkaqabo madaxwayne mustafe intan dhibkubadan

  • @gurhancarraaabe611
    @gurhancarraaabe6115 жыл бұрын

    War nasiib badanaa lacag iska socoto ayaa soo gashay war aayar iska aamusa ha iska sheegsheeginee lacagta

  • @professionalhacker2834
    @professionalhacker28345 жыл бұрын

    WAR NINKAS LACAGTIZA USO CELIYA IDOORKA SO JAJUZEN MARKAY U SARIFEEN BAL ARKA WAXUUSHNIMADA KU DHAQMAYAN WAY ARKEEEN INU AHA NIN MAZAKIN AH INTAY U ZARIFEEN AYEY HADANA SOO JAJUZEEN DEE WAA DHAQANKODA INAY KUFARTA U DHAQLEYAN HADAY RUN SHEEGAYEN MARKU ZITAY LACAGTA BIRTA AYEY DIIDI LAHAYEN WAR DADKAN AQIRO MAXAY ZUGI XIZAAB INTA JAWAZIZTA AH O DHAN ILAHAY NARUL JAHANAMA ZALKEDA HA DHIGO

  • @mukhtarkalifa126
    @mukhtarkalifa1263 жыл бұрын

    Itoobiya wali gumaysi ayaa kajira maxaa loolahaa waxbaa isbadalay ninkan miskiina ah lacagtiisa haloo celiyo anigu waxan jogaa hadda xududka wadanka zambia iyo congo waxa waxaa wax lagu kalagataa sedex lacagood midad doonto doolarkana ogu muhiimsan oo wax lagu kala gataa wax is haysta ma arkaysid ee masaakiinta yaan ladhicin xolahooda haloo celiyo

  • @ldyldy3251
    @ldyldy3251 Жыл бұрын

    dadka masaakiinta ah lacagtooda siiya imaanka beele

  • @abdurahmanmohamed5955
    @abdurahmanmohamed59555 жыл бұрын

    Kan ciidan ay leeyihiin u yeertey ee I caawiya leh ayaa iiga daran ganacsi ayaan ka midoowney ku shekaynaya ithopia iyada ayaa kaa faaiisaysee iyagu kuuma ogola inaad faaiido

  • @m-12flix73
    @m-12flix733 жыл бұрын

    qofki lahaa haduu dhaho anigaa leh gudaha ayaa la dhigaya

  • @siyadmohamud2384
    @siyadmohamud23845 жыл бұрын

    waa arin cadaynaysa lashaqayta madaxweynaha e shacabka waxan lehay halala shaqeyo dowlada si wada jir logu qabto dhaman wixi khalkhal galinaya bulshada iskashi la aana laguma garayo midaas guuul mudane cagjar

  • @deltagustave8816
    @deltagustave88163 жыл бұрын

    war wahan farakha aya ka qabta dhoulka

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo7775 жыл бұрын

    Wallee Somalidu ilaahay baa caqliyadda ka karbaashtay maxaa u diidey inay yiraahdaan lacagta SHARCI maaha(sida sharciya Ethiopia qabo) laakiin annaga ayaa xaq uleh Somali ahaan afkoodana xirtaan maddaama u baahan yihiin dhaqaalahooda inay ceshadaan (Somali owned currencies) inay siiyaan bangiga dhexe ee ethiopia abaalna ugu hayn inuu dhaqaale intaad le'eg inuu ku bixiyo oo siiyo maamulka Somalida... NASIIB darro Somalidu qawsaarnimada waa ku fiican yahiin laakiin maaha dad xarfaan ah oo siyaasada iyo loolanka caqliga wax ka yaqaan... Dhaxal gorayo dhebed baa leh waxay ahayd maahmaah Soomaaliyeed laakiin maxay ufahmi waayeen tolow... Waxaan maqli jiray DOQON cad Ciid looguma rido...

  • @Faarax-vv7zt
    @Faarax-vv7zt2 ай бұрын

    War.lacagta.qarso.cagjaroow

  • @abdihakiinmukhtaar2973
    @abdihakiinmukhtaar29732 жыл бұрын

    Beentii oo qof

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa96085 жыл бұрын

    Lacagtu wa 24 kun waxankale wa ben

  • @dahirwarsame9603
    @dahirwarsame96035 жыл бұрын

    lacagaha lala baxsanayo hala ilaasho dalka tuugada halaga hortago wllo

  • @ldyldy3251
    @ldyldy3251 Жыл бұрын

    reer jijiga waad imaan besheen ee biskiinka siiya lacagtiisa

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever15 жыл бұрын

    acuudu bilaahi maxaa is dhex yaacaya

  • @ahmedabdi6336
    @ahmedabdi63365 жыл бұрын

    Lacagtaa shabaab ba loo waday inta pdane isaaqa waa madaxda Al shabaab Waana dadka u fududeeyo shabaabka lacagaha iyo wax yaalaha kale ee rabaan

  • @amirabdullahi2880
    @amirabdullahi28804 жыл бұрын

    Wa sheeko xariir oo gumeysi ah

  • @sacdiyofooljaawe5459
    @sacdiyofooljaawe54595 жыл бұрын

    Waxaas maa iska dhaaftiin.ood iska shaqeysataan

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi4945 жыл бұрын

    Oo lacag inta ma qaadan kartid miya meeshu mel maha

  • @elsdhddaitebarekamlakat6823
    @elsdhddaitebarekamlakat68235 жыл бұрын

    🙆🙆🙆

  • @AadanAli-xn3qf
    @AadanAli-xn3qf Жыл бұрын

    Xabaashi baa faraqa loogu shubay

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen39855 жыл бұрын

    Sstv maba loo ogolo deeganada oramada & xabashida inay war kasoo tabiyaane maxaa kuwaan tvyasha ah meesha buuxiiyay wale wadanka waa lahaystaa wali

  • @amalidiris9641
    @amalidiris96415 жыл бұрын

    waliginba dhaca xolaha masakinta walalihina e somaliyed e carurtoda ka qudinaya intaas lama ogolo ku dhaca wahaday akhiro idinka sarto xirka benta Ethiopia xolaha somalida ku dhacayso idinkuna waxba ma dhantan ki tagay hadadba sida umada ugalaysan od ubadhanaysan wad ka dabatagaysan abdi ilay

  • @somalibaanahay3673
    @somalibaanahay36735 жыл бұрын

    Microphonada ay wataan wariyaasha xuduuda joogo bal ila eega waa kuwii qowmiyadaha kale ee Ethiopia sida omn iyo etv. Kuweeni meeye ? Balse kuweena maka soo waramaan qowmiyedaha dhulkooda.

  • @professionalhacker2834

    @professionalhacker2834

    5 жыл бұрын

    Zxp wadanka waa lahayzta mustafana waa marshmallow

  • @reallifesomalilander441

    @reallifesomalilander441

    3 жыл бұрын

    @@professionalhacker2834 kkkkk hhhh Cagjar Cagaha aya la jarey miya kkkkk hhhh Cagtisa Jaran dhaq dhaqaq uma sameyn karo degan kiisa kkkk hhhh

  • @cabdiwasacanuur1944
    @cabdiwasacanuur19445 жыл бұрын

    Allow nagu astur adiga ayaa wane walhi waa waxa lagu faraxo shiraka lagu qabanayo jijiga cadaya

  • @AbdicasisTahlil-hk1uh
    @AbdicasisTahlil-hk1uh2 ай бұрын

    Asc been law dalka hadhiibin

  • @juxacaadey4507
    @juxacaadey45075 жыл бұрын

    Ninkaaa lacagtiisa ha la siiyo is not fair, Oromo gaajo ah god help them hadii lacatooda tahay ha la siiyo idoorland waa cadow" enemy within " all xabashadaan uma maleynaayo iney lacagtaan bixin.

  • @khalidsl686

    @khalidsl686

    5 жыл бұрын

    That is what you think. Stop being paranoid we are not your enemy and need no. Because you pose no threat to us at all. Your enemy is yourself unite your clan and fight for your freedom. We already got our freedom.

  • @juxacaadey4507

    @juxacaadey4507

    5 жыл бұрын

    @@khalidsl686 you sabotage my freedom, but brother qabiil wax ma tarayo.btw

  • @khalidsl686

    @khalidsl686

    5 жыл бұрын

    @@juxacaadey4507 how did we sabotage your freedom? Please explain lets have an intellectual talk one free from animosity.

  • @juxacaadey4507

    @juxacaadey4507

    5 жыл бұрын

    @@khalidsl686 man I see so many times ppls who comments in social media in negatives way are the neighbour and I am so frustrated with them , weather is war or famine, or GAALADA loo hilinaayo sometimes ex. Hilada xabshi over somali and i ask myself why. So can u kindly explain why.

  • @khalidsl686

    @khalidsl686

    5 жыл бұрын

    @@juxacaadey4507 I can not speak for other people. And not all people are the same. There are good and bad people in every community. The only reason I replied to you was that you said "enemy within" and I have stated that we are not your enemy at all. DDS need to be united and work together as team. You guys have suffered for 30 years plus. I think the new change of system is good. We Rep Somaliland support the need government in DDS. We wish him well and success. Both sides have relatives and family living in DDS and Rep Somaliland. There is a lot of hate from clans in DDS towards us. And there are many good people who wish us well in DDS.

  • @mohamudabdi2342
    @mohamudabdi23425 жыл бұрын

    Way bilaabanty lacag sj sharci Daro ah loowato geeel iyo ari si sharci daro ah loowato baaaxiga hhhh

  • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
    @faysalyuusufmahamuudabdi77605 жыл бұрын

    Hadeeruu balaabay inuu ganac zatadiu furto isga oo adeegsanaya magacyo kaladuwan

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi5 жыл бұрын

    Lacahtii somali😭

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57165 жыл бұрын

    Somaliland ayaa qabatay gaadhiga oo u gudbisay dhanka Ethiopia

  • @halimoabdullahi3882
    @halimoabdullahi38825 жыл бұрын

    Meesha waxba kuma haysaan aan eheen wax ka sheega xu kuumadii hore 6 blood aa Dowlada Cagjar joogtaa wax ay qabatayna maleh tuugo soo badatay dad laxiro Dagaal qabiileed Oromo shacab xasuuqda Xabashi Magaalo Somali ee Jigjiga jidadka xiranaysa xabad Oromo. Shir shir iyo turofo intaas waa xukuumada Cagjar shaqadeeda dalka waa mugdi

  • @Ahmedmohamed-wo2fv

    @Ahmedmohamed-wo2fv

    5 жыл бұрын

    Dadqalkii ilaahay umada dhaafiyay baad la shaqaysan jirtay miyaa. Ilaahay dib uguma soo celiyo qudhunkaa ad taageerayso.

  • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
    @faysalyuusufmahamuudabdi77605 жыл бұрын

    Mustafe tuug ayaa loowadey waa tuug tuug dhalay nacaladbaa isaga iyo hooyadiiba kutaale oromayga oromaygu dhalay magaaladii jigjiga waxa lawareegey amxaaro mustafe naag naag dhalay oo kacasanay oromo

  • @nonednx9397

    @nonednx9397

    5 жыл бұрын

    Ahmed Dhaylule u

  • @faysalyuusufmahamuudabdi7760

    @faysalyuusufmahamuudabdi7760

    5 жыл бұрын

    Mad wax sooqotit wadiga axmed

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan98135 жыл бұрын

    SOOMAALILAND waa daacad WALAAHI. May la qaybsan laaluush may ka qaadin. Wataa idiin qabtay. Ee waa inaad idinkuna ixtiraantaa.

  • @musbaaxAxmd
    @musbaaxAxmd3 жыл бұрын

    Bisa milaah war dadg lacktod siya tuka yaheey

  • @TheBeastMan-nt4mv
    @TheBeastMan-nt4mv5 жыл бұрын

    This is why your country will never succeed, too many corruptions.💸💸💷💷💶💶💰💰💴💴

  • @juxacaadey4507

    @juxacaadey4507

    5 жыл бұрын

    How do you know man do you have power to see the future, ur county is full off shit, built you ROAD then u tell me build ur school system's then u write shit here. We found money so u see ur county probably never catch something like that.

  • @maxamedxasan7642
    @maxamedxasan76425 жыл бұрын

    mustafe cagjar madaxwayne miyaa mise badhasaab. Run ahaantii waa badhasaab ama gudoomiyaha gobolka la haysto. Waayo maaha in nin madax banaan waa inuu raaca amarka raysal wasaaraha abiy axmed.

  • @siyadmohamud2384
    @siyadmohamud23845 жыл бұрын

    waa arin cadaynaysa lashaqayta madaxweynaha e shacabka waxan lehay halala shaqeyo dowlada si wada jir logu qabto dhaman wixi khalkhal galinaya bulshada iskashi la aana laguma garayo midaas guuul mudane cagjar

Келесі