DEG DEEG Dagaalkii Maanta Lagu Hoobtay Oo Canfartii Lagu Jabiyey Iyo Buurta Jamiire O hadda Dagaal

Пікірлер: 36

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw5 күн бұрын

    Ilaaha guusha ha siiyo ummada somaliyeed ee canfartu duulaanka ku soo qaaday guul guul

  • @user-uj9st1tr9b
    @user-uj9st1tr9b5 күн бұрын

    Canfar waa nijaas anaguna waan daa hirineynaa insha alah

  • @ahmedrays4784
    @ahmedrays47845 күн бұрын

    Guusha annagaa Leh insha allaah

  • @nimcoismaaciil1030
    @nimcoismaaciil10305 күн бұрын

    In sha allah guul ayaan urajaynaa ❤❤❤

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh40155 күн бұрын

    Illaahey shartooda ha ku celsho Gardaro ma guuleysatto Illaahey ayaa la giro Somali Galbeed Alhamdoulillah GUUL GUUL SOMALI GALBEED ❤❤❤

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t5 күн бұрын

    Ilaahow Canfarta Jabi masiibo alle hakurido Tuugada canfarta

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t5 күн бұрын

    ❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪waan Idiinsoo ducaynayaa Ciidanka soomalida Guul Wiilasha Soomaliyeed

  • @seed3966
    @seed39665 күн бұрын

    Kkkkkk itoopiya 🫏🫏🫏xasan maxamud jileyciisa yey araktey waa dhillo isheedaa lagu wasaa jileeca kamuuqda 🦟🥾🦞🏃🏻🏃🏻🦂🪳🪳🪳🦟🥾🥾🕺🏼🦞🏃🏻🦂🪳🫏🫏🫏

  • @israwadani9113
    @israwadani91135 күн бұрын

    Inaalillaahi wa inaailayhi raajucuun arbal dhegaysta qofkaas mw. Sheeganaya siduu uhadlayo ar wuxu jilicsanaa waa wuxuu ku arkay abi axmed oo badeena usoo hungureeyey wxana kama celinayo

  • @AadanBashir
    @AadanBashir5 күн бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🇸🇴guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan84415 күн бұрын

    Xassan Ethiopia waan jecelahay Ethiopia iyo wada jirkeeda Bal Dhagayso Hadaan rabno kala tag ma hadalkaas Ayaa ah mid hogaamiye leh Aragti qaran maya Walee xassan Nin ka liita taariikhda somaliyed in uuna madaxwayne ka noqon kana noqon doonin

  • @omardarar3007
    @omardarar30075 күн бұрын

    Guuuuuuul somali Galbeed

  • @user-nl1hj9bz4v
    @user-nl1hj9bz4v5 күн бұрын

    insha allah wan guulaysanayna❤

  • @user-nl1hj9bz4v
    @user-nl1hj9bz4v5 күн бұрын

    ❤❤❤❤Guuuuuuuuuuuuul ❤❤somali gaalbeed

  • @YusufAbbas-rq7dw
    @YusufAbbas-rq7dw5 күн бұрын

    Allahu akbar❤❤❤❤

  • @DGul-hf2yw
    @DGul-hf2yw5 күн бұрын

    Guul Guul !

  • @YacinAbdillahi-nc4gi
    @YacinAbdillahi-nc4gi5 күн бұрын

    Guuul

  • @seed3966
    @seed39665 күн бұрын

    Asc war islaamku heshiiya gaalada yaa isku direysa hoow 😮😮😮

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi18015 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @user-xh8wj2ku7v
    @user-xh8wj2ku7v5 күн бұрын

    🇩🇯♥️♥️♥️♥️💪💪

  • @israwadani9113
    @israwadani91135 күн бұрын

    Ilayn tuugna waatuug afmiishaarna WAATUUG HEESTAASTAAS BAAN SOO XASUUSTAY

  • @hassannur8022
    @hassannur80225 күн бұрын

    Wax Somalia la yidhaahdo ma jiraan ee goofkaagii aad. Dalka Somalia waa laga qabsaday 1991 kii hanoogu yeedhin Gobollada waqooyi. Hal xaaraan ah nirig xallaal ah ma dhasho, naga xishood.

  • @MaxamuudSiciid-vi3vw
    @MaxamuudSiciid-vi3vw5 күн бұрын

    Alow smali.ugargar

  • @israwadani9113
    @israwadani91135 күн бұрын

    Maaha canfar qudha waa ciidamadii itoobiya oo dhan

  • @seed3966
    @seed39665 күн бұрын

    Waxaa yaab ah markasta qarka utaaganahay la leeyahay dal lahelay adeyto candhuufo garbaciise lamana gaadho allaah sahal umuuraha 😮😮😮

  • @idlehyouss7631
    @idlehyouss76315 күн бұрын

    Buurta jamarile

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi12785 күн бұрын

    Asc waa in Canfarta candho Lookaroyaa iyaga Iyo aabahoodna Way kibreene hala Xasuuqa oo lajabiya Wale way jabsyaan Waa in lababiiya Oo maxabiistooda Layaa

  • @hassannur8022
    @hassannur80225 күн бұрын

    Dawladda fadaraha indhaha ayaan ku dhufan doonaa haddii ay Somaliland ka aamusi weydo

  • @user-kf7lg2or5v
    @user-kf7lg2or5v5 күн бұрын

    Xasan waxkasta uu yiraahdo lama qosrikaro waayo waxauu biri keenayaa warkale oo kahorimanaya hadalkan manta

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi37995 күн бұрын

    War Itoobiyaaan soosocdaaa la dhahran??

  • @saidahmed5502
    @saidahmed55025 күн бұрын

    Cafar keliya ma aha waxa dharka bedeshay makala kayaga

  • @CeeldaahirSchool-iw5ck
    @CeeldaahirSchool-iw5ck5 күн бұрын

    Kunoqda urursamale ayuuyiri xasanshiikh waa qabyaaladeyste years waxaa kaa aqbalaya

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid5 күн бұрын

    Somalidu waa inay dagaalka bilaabaan galinka dambe ama galabnimo waayo dhinka galbeedka ama dhanka cadceeda waxaa xiga Canfarta,dhanka barigana Soomaalida.

  • @israwadani9113
    @israwadani91135 күн бұрын

    Casan tuug wuxuu rabaa inuu sanduuyada codaynta si toosa ushubto oo isugu doorto isaga gacantiisa ilayn isagaa sanduuq yadau gacanta ugelayaane kkkk

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb5 күн бұрын

    Nin la jilixsan nama soo marin xasan garguurte keliya wuxuu gara waayey inuu saxaafadda ka yiraahdo wax gorgoortan ah ka geli mayno jiritaanka wadanka somaliya bad berri iyo hawada . Iyada oo aan lala uadlin ayaa loo sheegi lahaa inuu ka joogo xad gudibka uu ku hayo somaliya

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim5 күн бұрын

    Fariinku Socota somalida iska ilaaliya dhinaca Addis abeba kaa xidha Aggaz daab xidh

Келесі