DAYAX DALNUURSHE VS FARXIYO KABAYARE KALA DOORO - KOKO ATARIISHO IYO TEAMKA GABDHAHA YAALA DOORTAY

Ойын-сауық

Пікірлер: 325

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle187993 ай бұрын

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤

  • @AishasaidelmiAishasaidelmi

    @AishasaidelmiAishasaidelmi

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw ❤️ ♥️ 😍 ✨️

  • @nimcoahmed1047

    @nimcoahmed1047

    3 ай бұрын

    Waa n ku soo

  • @nimcoahmed1047

    @nimcoahmed1047

    3 ай бұрын

    ❤❤❤kukuo🎉

  • @nimcoahmed1047

    @nimcoahmed1047

    3 ай бұрын

    Koko❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartunMohamed-ot7ld

    @FartunMohamed-ot7ld

    3 ай бұрын

    Scwscw❤❤❤

  • @AishasaidelmiAishasaidelmi
    @AishasaidelmiAishasaidelmi3 ай бұрын

    Kusaliya nabikena maxamed scw scw scw ❤️

  • @NajahJama-ek8mi
    @NajahJama-ek8mi3 ай бұрын

    Koko wllhi wy iga qoslisay😂😂😂

  • @user-od3xp7jz9u
    @user-od3xp7jz9u3 ай бұрын

    Koko the best duriyada somaliland way ka haysa 🟢⚪️🔴

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    3 ай бұрын

    🍎🥚🍏😜😜

  • @KING_ZACK_275

    @KING_ZACK_275

    3 ай бұрын

    @@hayat-q8y🪣💣

  • @user-mr8kn3cy4b

    @user-mr8kn3cy4b

    3 ай бұрын

    ​@@hayat-q8ymeesha maaha tik tooge waa KZread 😂😂

  • @Kingilyaas1

    @Kingilyaas1

    3 ай бұрын

    Wax walba waxaa kawanaagsan ixtiraamka 🙏

  • @user-od3xp7jz9u

    @user-od3xp7jz9u

    3 ай бұрын

    @@hayat-q8y qumbo

  • @KaamilosmaanAbdulle
    @KaamilosmaanAbdulle3 ай бұрын

    Wiilasha so sameey inta igu racsan is muujya

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    3 ай бұрын

    anaa kugu raacsan

  • @toosin4300
    @toosin43003 ай бұрын

    Kusali nabiga scw ❤

  • @khalidbiixi1309

    @khalidbiixi1309

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤ muuse iyo xasan 😅

  • @AhmedMohamed-pk2lx

    @AhmedMohamed-pk2lx

    3 ай бұрын

    Scw❤

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas58033 ай бұрын

    Al Koko Wad ig qoslisay hadn soom kusogelisay😂😂😂😂kokoyeey 😂😂😂😂

  • @azmaMohamed741
    @azmaMohamed7413 ай бұрын

    Azxabta please adna xubi 1m ku tuura🙏❤

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi3 ай бұрын

    Koko amiiro lee si fiican isku fahmaan inta ila aragty

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np3 ай бұрын

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @ashaomar6719

    @ashaomar6719

    3 ай бұрын

    Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲

  • @Kingilyaas1

    @Kingilyaas1

    3 ай бұрын

    Aamin yarabi

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan26023 ай бұрын

    Wll kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan90833 ай бұрын

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @ayaanlerashka60
    @ayaanlerashka603 ай бұрын

    Kooko welove you from hargaysa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nastii145
    @Nastii1453 ай бұрын

    Samiya ugbad koko dadka qabil mey ofirineynin mashallah qofke jecelyahin doranayen meyna cabsaneynin qofke raban bis qabyalad makujirto ❤❤😊😊

  • @nadiifoxasan-ei1fi

    @nadiifoxasan-ei1fi

    3 ай бұрын

    Haa ma aragte

  • @user-ui2bx1yk6s
    @user-ui2bx1yk6s3 ай бұрын

    Koko is not easy😅😅😅

  • @nasrojelle
    @nasrojelle3 ай бұрын

    Adna cawa love ilama agmari kartid😂

  • @cadnaanmaxamad5883
    @cadnaanmaxamad58833 ай бұрын

    Team jigjiaga one like

  • @nimcoahmed1047

    @nimcoahmed1047

    3 ай бұрын

  • @user-uf5ut5du8x

    @user-uf5ut5du8x

    3 ай бұрын

    Team jigjiga su'al . Ethiopia or somalia 🇸🇴??? Jawaab wacan😅 waa lidin kuwareeri soo cadeeya❤

  • @SuMayoY

    @SuMayoY

    3 ай бұрын

    ​@@user-uf5ut5du8x🇸🇴

  • @inaahmed3734

    @inaahmed3734

    3 ай бұрын

    ​@@user-uf5ut5du8x anigoo somali dhalad ah inan xabashi shegto dhimasho kaxigaa re jigjiga hadan nahy kan🇸🇴 hadi lagugu arko walagugufarxi wallhi somali jacayl aya nagu jira 🇸🇴❤️‍🩹

  • @inaahmed3734

    @inaahmed3734

    3 ай бұрын

    ​@@user-uf5ut5du8x 🇸🇴 kan adban ujecelnhy wallhi❤

  • @hamdadubad
    @hamdadubad3 ай бұрын

    Koko waaad iga qosolisay walahi 😂❤

  • @CaaishoMaxamad-rz4dn
    @CaaishoMaxamad-rz4dn3 ай бұрын

    Adna gadhaha dhiiqada kadaa😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar67193 ай бұрын

    Ma ogeyn in Koko ey tahay from Somaliland. Welcome anyway we all r one.❤❤❤❤

  • @mssnahidaqurux-9543

    @mssnahidaqurux-9543

    3 ай бұрын

    Somaliland kulaha abootadada Somaliland ah abaha cun 😂😂😂😂

  • @Sukhracali48
    @Sukhracali483 ай бұрын

    Muuse biixi is not easyyy😂❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen83453 ай бұрын

    Alle kooko cadi ma aha warda happy quruxleey waaye kullaha

  • @abdirachidsaid5949
    @abdirachidsaid59493 ай бұрын

    Hablaa madax ayay nooo saaran yhiin koko liinta laguma siinayo 😂😂😂😂😂😊

  • @user-xf4cu3tu2m
    @user-xf4cu3tu2m3 ай бұрын

    of course Amiira qurxu❤🎉

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d3 ай бұрын

    Ayyy shaasha dalka nuurkiisa cawaale aadan shiine culay ❤

  • @Nafisamohamudmacalin
    @Nafisamohamudmacalin3 ай бұрын

    Wuuw first coment😂

  • @mohamudhassanmamo427
    @mohamudhassanmamo4273 ай бұрын

    Wllhi darilaxey aya kujeclaxay wllshey mcn adna hena marwada sharaftabadan❤❤❤😊❤❤❤

  • @BADBAADIGAYar
    @BADBAADIGAYar3 ай бұрын

    Kep going mama adna

  • @user-qb5px6ho1x
    @user-qb5px6ho1x3 ай бұрын

    Part 2 wilasha adnoyy❤❤ 👸

  • @user-hm3vp7ow5b
    @user-hm3vp7ow5b3 ай бұрын

    Team Garissa i want like

  • @abdulahimohamed8823

    @abdulahimohamed8823

    3 ай бұрын

    Team garisa wanskan

  • @Nastii145

    @Nastii145

    3 ай бұрын

    Yes😊❤

  • @user-uf5ut5du8x

    @user-uf5ut5du8x

    3 ай бұрын

    Team garissa su'al . Kenya or somalia 🇸🇴????? . Jawaab wacan 😅 waa lidin kuwareeri soo cadeeya❤

  • @AnuuAbshir

    @AnuuAbshir

    2 ай бұрын

    Of course somali😂​@@user-uf5ut5du8x

  • @user-pp1ot7ud9q
    @user-pp1ot7ud9q3 ай бұрын

    waaw qofka ugu horeeye

  • @Khadijaalimohamett
    @Khadijaalimohamett3 ай бұрын

    Adna dhiqa wada😂😂

  • @masbal9180
    @masbal91803 ай бұрын

    Fowsiyada xoga qabiil kujira😂😂😂😂 yan laga daremin quruxey

  • @Nastii145

    @Nastii145

    3 ай бұрын

    Haa waila aragte hita sundus wahyar kujirto ugbad qof fican waye iyo samiyo dadke jecelyahen doranayen qofka qabil mey o firineynin gabadhas wan iskajeclahay samiya😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊😂

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    3 ай бұрын

    Fowsia waba qabyaladi oo lugo leh😂😂😂

  • @NafiisaApdulkaadir

    @NafiisaApdulkaadir

    3 ай бұрын

    ​@@hayat-q8y qablyd aaa maxa ku tri

  • @AbdirihmanGoodir-tz7re

    @AbdirihmanGoodir-tz7re

    3 ай бұрын

    qabil kadaba qof ahba lakenin maxy kutahay

  • @maryancabdirizaaq7509

    @maryancabdirizaaq7509

    3 ай бұрын

    Oo mida hana oo ceyda hooyadii flimka ku jilaysa la dhaho maad aragtid xitaa daahir calasow doiraty 😂😂😂 waxii la qabiila bas bay dooraty maxaa ku tusay fowsiyo keliya nayaaaaaa

  • @Safiyoabukar90
    @Safiyoabukar903 ай бұрын

    Alaa qofka ugu horey oo furseda aan ahy wow😂😂😂❤

  • @FadumoAhmedMohamed
    @FadumoAhmedMohamed3 ай бұрын

    Muuse biixi ma sida loga dhacaya war wuxu landheeraysana 😂😂😂

  • @xitsi

    @xitsi

    3 ай бұрын

    Adeer caqli xumadiina waye waxa laga baqaayo falowda ba dadka kala laabaneesin Langaab nimada heerka ad ka maresiin marka dadkan caqli be idin dheer yihiin family Emoji😂😂😂😂😂

  • @cartancartan8452
    @cartancartan84523 ай бұрын

    Mnsha Allah wloooo hore usoco From qatar

  • @Inacarale
    @Inacarale3 ай бұрын

    Adno gabdhaha dhiqada kadaa dee amiiro.iyo koko lama kala doran karo😂mandeq funny waye walhi😂😂😂

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    3 ай бұрын

    maya waa caadi dhibaato malahan waala kala dooran karaa 😅

  • @Inacarale

    @Inacarale

    3 ай бұрын

    Adoontii ale magaca idilay adi yaa doran laheyd boskas hada kujiri laheyd🤣🤣🤣

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    3 ай бұрын

    @@Inacarale ta aanu sasid is kugu dhow nahay ileen laba qof hal meel ma kuu joogane ama kaftan lee intaan uga baxo ayan qolka ama fadhiga dhex ordi lahaa noh 🤣🤣🤣🤣

  • @Inacarale

    @Inacarale

    3 ай бұрын

    Haa waku ogahy team amiiro tahy mise maha😍😂😂

  • @Nastii145

    @Nastii145

    3 ай бұрын

    Wa runta malaka dorani karo lawadoda qof qalbi fican waye😊😊😊❤❤

  • @user-qj2jj4kc4i
    @user-qj2jj4kc4i3 ай бұрын

    Daya xdanurse aaqalahay adna Sytha abaayo 😅❤

  • @NimcoCqani
    @NimcoCqani3 ай бұрын

    King of city❤

  • @HanaSoola
    @HanaSoola3 ай бұрын

    Team Adna like me ❤❤❤🎉

  • @user-py1bp6pr7o
    @user-py1bp6pr7o3 ай бұрын

    Team reer hargaysa like 👍❤❤

  • @Jazuu_jazzy
    @Jazuu_jazzy3 ай бұрын

    Dhocishan ayaanita ladaho qabil kudhex baqtiyeey 😂marka qof abgal lo shego calamada hirshabel sameyne showisto deh

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    3 ай бұрын

    Na waa landhere laabta ka xarakota shanshurka bila xaquuqda miya moodey afkada uraya noga du, 😏kuwan isla dudaayo uma jeedid miya hush

  • @Jazuu_jazzy

    @Jazuu_jazzy

    3 ай бұрын

    @@hayat-q8y magaca shurunshur dadki lahaa bad tahy adiga laandherimada aad shegeso magaca laandhere nagti lahyd wa aniga midkle afka digirta kuso cunte uraya haigu so tagin dameeryahy futada madowe bitch

  • @sabnasiman

    @sabnasiman

    3 ай бұрын

    Abgaleey lee wye no xarako​@@hayat-q8y

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid4953 ай бұрын

    Coming soon 🔜 1m

  • @MumtazKeyse-xf9yz
    @MumtazKeyse-xf9yz3 ай бұрын

    Adna wll izodir xalqad ciid ❤

  • @user-rq1js7bf5z
    @user-rq1js7bf5z3 ай бұрын

    Team Ronaldo🇵🇹🐐😍

  • @Amincade4
    @Amincade43 ай бұрын

    Team adna 1 million is hear only one like❤

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi3 ай бұрын

    Safarkii maiska dhaaftay adno

  • @shkuurxasan5066
    @shkuurxasan50663 ай бұрын

    Gabdhaha asad dartiii ck udooran wayen inta fahantay😂

  • @SALFADOORKA
    @SALFADOORKA3 ай бұрын

    Koko iyo atariisho baadiyo love ❤

  • @zihamabd-qn8uo
    @zihamabd-qn8uo3 ай бұрын

    Cam soon 1m Adano keep going like

  • @abdibarre7520
    @abdibarre75203 ай бұрын

    Koko waa funny walhii😂😂😂😂

  • @CaaishoMaxamad-rz4dn
    @CaaishoMaxamad-rz4dn3 ай бұрын

    All koko😂😂😂😂

  • @nalkamaanka-
    @nalkamaanka-3 ай бұрын

    MBC isn't easy 😂😂😂

  • @neddirra
    @neddirra3 ай бұрын

    Queen qasqas 😂

  • @Sucdiqurux81

    @Sucdiqurux81

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @amintos8963

    @amintos8963

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @adamkr3047
    @adamkr30473 ай бұрын

    yaa la xidhaa de ocad weeyi wlhie 🤣

  • @Anfac953.
    @Anfac953.3 ай бұрын

    Part two adno😮 soosamey

  • @SmileSweety-hp8py
    @SmileSweety-hp8pyАй бұрын

    Keep going sister adna

  • @raxmacumar4706
    @raxmacumar47063 ай бұрын

    One like team farxiyaa😂😂❤❤

  • @sagal-channel
    @sagal-channel3 ай бұрын

    Asc wlshy adana wllo qli waxan ka codsanay madaxwaynayasha ka Reeb wllo ma ficna ❤wlhy sidan idin tagero malaynmaysan ❤❤❤❤

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan18483 ай бұрын

    Wiilasha so sameey 🇸🇴🙋‍♂️adna💙

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl92443 ай бұрын

    King of city muqdisho ❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef3 ай бұрын

    Team amira ❤❤

  • @mohamudabdi1051
    @mohamudabdi10513 ай бұрын

    Kuwana igu daran madaxwayne qaran iyo gudomiye miyay kala doran layihiin

  • @abdikarimhassan5074

    @abdikarimhassan5074

    3 ай бұрын

    Sxb waa fikarkaga see anagu madaxweyne noo yahay oo fartayada ku dooran adiga hadi odeyaal wakiil kaaga ahayen

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf6563 ай бұрын

    Waa hawiye iyo hawiye

  • @SuMayoY
    @SuMayoY3 ай бұрын

    Mida dahir alasow dooratayy xaa kaqaldan waa qabiilkee talow😂

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    3 ай бұрын

    De waa nin hawiye qalbada miyu ku jabiyey

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp3 ай бұрын

    King of the city

  • @hamdimohamed2240
    @hamdimohamed22403 ай бұрын

    Safar salaama adno xubi

  • @DaauudmaxamedBadmaceye
    @DaauudmaxamedBadmaceye3 ай бұрын

    Wara cawa Amiira Yaa arkeyyy

  • @SundusAbdi-cv1bh

    @SundusAbdi-cv1bh

    3 ай бұрын

    Aniga xataa wan radinayey cawa way naga dhumatay 😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2623 ай бұрын

    Adna sida kale waa funny lkn siyaasada ka reeb Xbbti yacni qof siyaasi ah dhan haku soo darin sidoo kale prat 2 soo samee oo wiilasha ah waliba koko iyo Amiira kala doorta dheh aan dooqoda ogaane yacni hada gabdhuhu badal ayay dhehen moho maadam ay sxbtinimo xeerinayan oo ay isku fican yihin Amiiro iyo koko ba yacnii wiilashu inay ka duwanaadan ba laga yaaba oo ayna isku dooq ahayn 😅

  • @user-nv8vq7gw9o

    @user-nv8vq7gw9o

    3 ай бұрын

    Sax abayo m.a wa arin wanagsan ❤

  • @anonymouslyhidden95

    @anonymouslyhidden95

    3 ай бұрын

    Wallahi siyaasad maba ahanba madaxweyne dhan oo dalka maamula iyo maamule gobol sidee dhiigoda utusay iney kacabadan Even in other countries a president is to be praised Why would you fear a fucking governor this is embarrasing wallahi waxa koko ladoho waan ufiirsaday muse juudaan wey kacabstaaa asganah wax awood ah malahan deni ba ka awood weyn oo kadad badan uff aqas

  • @Nastii145

    @Nastii145

    3 ай бұрын

    Haa runta sida asad hal habo dalka kusabsan kusodara intakale bolshada wahe eey hesenayan ama dadke eyes jecelyahin kosodara wah funy ah

  • @Fatiti94

    @Fatiti94

    3 ай бұрын

    @@anonymouslyhidden95afkaga xun kala bax muse magadhide way ugaadhay in laga baqo calacalka kla tag mesha

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif12323 ай бұрын

    Happy iyo boqorada wey qabyaladeyen 😂😂

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan28983 ай бұрын

    Team adna chennal ❤ one like

  • @jabirfariid3294
    @jabirfariid32943 ай бұрын

    I am fans of Ronaldo siuuuuuuuuuuu

  • @user-kh7cw4vq4j
    @user-kh7cw4vq4j3 ай бұрын

    Ree xamarku fulaysanaa😂 kiina mad doorataan😂😂😂

  • @muqtaaribraahin2611

    @muqtaaribraahin2611

    3 ай бұрын

    Hhhh my siyada wankamanuc somalinimo nagabadan

  • @Ubah.Suldaan.143
    @Ubah.Suldaan.1433 ай бұрын

    Dhiigu biyo ma aha fawsiya iyo sundus ❤

  • @ikraammohamuud1514
    @ikraammohamuud15143 ай бұрын

    Dhiiqo inaa logaha loogaliy bay diidaysa kooko walhy wan qoslay😂😅

  • @BADBAADIGAYar
    @BADBAADIGAYar3 ай бұрын

    أول من

  • @user-uf2wu1sc6w
    @user-uf2wu1sc6w3 ай бұрын

    Koko 😂😂❤❤

  • @FadounAli-co3mv
    @FadounAli-co3mv3 ай бұрын

    Musse bixi aya ka baqan ilay linta la sinaya 😂😂

  • @user-hv4vx7mo3t
    @user-hv4vx7mo3t3 ай бұрын

    Muuse biihi abdi xildiid rooble aabo wllhie kama kaftano

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp3 ай бұрын

    Wcs walaaa sheeen afur kiiii. Ma isku dhamaaday

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed33873 ай бұрын

    Asaday kabaqayan miyaa shinay wada adene 😂 gabdhaha😂

  • @inasheikhdahir6647
    @inasheikhdahir66473 ай бұрын

    Shaashka iyo dayax❤❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira963 ай бұрын

    Koko 😂😂😂 sidee u cararte

  • @xalimomaxamed5168
    @xalimomaxamed51683 ай бұрын

    One like Team adna🤩😫😹

  • @user-ve4le6vq7t
    @user-ve4le6vq7t3 ай бұрын

    Koko iyo amiiro gasodhig brnamishga

  • @Naimaaynuush
    @Naimaaynuush3 ай бұрын

    Asc adnoo😂

  • @user-cp3fl9tr1k
    @user-cp3fl9tr1k3 ай бұрын

    Wiilasha soo samee please adna

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad58013 ай бұрын

    dalka nuurkisa❤❤

  • @MaanoAbdukadir-kx9om
    @MaanoAbdukadir-kx9om3 ай бұрын

    Team cr 7 one lik3❤😢

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif3 ай бұрын

    Uganda ❤❤ gabdha badan ku mayaqanin qabyalad

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad10623 ай бұрын

    Walahi waykugu fahmeen dhiiqada😂😂😂

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali273 ай бұрын

    One like 👍 team koko bulle marnaba nohoos 😂❤😮

  • @user-si4mx7rt4j
    @user-si4mx7rt4j3 ай бұрын

    Scw

  • @Muudhiboy
    @Muudhiboy3 ай бұрын

    Wiilasha soo sameey adna

  • @Riyaana34
    @Riyaana343 ай бұрын

    Inta barnamijkii sugaysaa ❤

  • @Biiifff
    @Biiifff3 ай бұрын

    Koko❤

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael30193 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂 Koko waa iga qoslisay 😂😂😂 boqoradaas wxaa leenahay Asad Hagio soo raac walagu so dhawynaa

  • @abdikarimhassan5074

    @abdikarimhassan5074

    3 ай бұрын

    Waa miskin yar oo dadkeeda isku u wadata oo caqli badan Team asad dhiiqada way ka horeeyan 😂😂😂😂

  • @nasroomar1810

    @nasroomar1810

    3 ай бұрын

    oo Asad Miya Hargaysa Soo aadi raba

  • @abdikarimhassan5074

    @abdikarimhassan5074

    3 ай бұрын

    @@nasroomar1810 hadii uu so aado waa magaladisi wan so dhaweyneyna

  • @nasroomar1810

    @nasroomar1810

    3 ай бұрын

    @@abdikarimhassan5074 magaaladisa wa marka cadey inta Soo raacdana wa dhul somaliyeed

  • @c.raxmaancazka22
    @c.raxmaancazka223 ай бұрын

    Goatka dumarka oyaaaye goat legendka messii

  • @cartancartan8452
    @cartancartan84523 ай бұрын

    Kkkk koko why ay uroorsysaaa Ma waxay soo xasuustay sidii muuse biixi laascoond igu raray?😅

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed22193 ай бұрын

    Ayaan waa baajuun af dheer 😂😂😂😂

Келесі