No video

Dawo ceebta hubkii maxaabiistu heshay qof sogaliyay tirada dhimatay dhawac beenta labahiyay...

Пікірлер: 13

  • @aaa1211
    @aaa1211Ай бұрын

    Warsame meesha wax Dowlada ma argno Xamar unkaa leh muqdisho Dowlada. Waxaas sameynyasa Maxey xukumi shacabkii Dhamaye

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809Ай бұрын

    Ilama Aha In Qof Max Buusah waxaas Oo Xoriyad Ah U Helaan Dhaq Dhaqaaq Intaas Leg Asluubtaa Lacag Qaadatay Aay Jeesha Ayaa Denbiilayaal Ah Ciidanka Asluubta Hala XidhXidho Waa Khaayimiin 😢

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9mАй бұрын

    laba shabaab waay wada shaqeeyaan waa cadahay adeer meesha mooryaan baa qabsatay hawiye runta haaysu sheego adeer daawladnimo marabaan walaahay

  • @Bagagac
    @BagagacАй бұрын

    aaad iyo aad

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2zАй бұрын

    Kadinka hala adkeeyo ,maxaabiista miyaan gacmsha biro kaga xidhnayn Dadka dilka meel gaara maa lagu xidho .

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7nАй бұрын

    Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243Ай бұрын

    Imisa ayaa fakatay?

  • @teatime6853
    @teatime6853Ай бұрын

    Xassan sheikh dowladiisa waa fishilantey xamar xabsigeda ayu maro u layahay markaso wuxu dhahaya dad kale kudulaya yaab 🙈🤬

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rhАй бұрын

    War aqli gaabyahiw xabsiga xasan miyaa taliye ka ah horaa looyiri hashii maqaarka diidaysaa meela duleela ayey daydaa Farmaajo ayaa kaa soo dhexhadlay

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qrАй бұрын

    Farmaajo iyo dani daarood oo isu dhiibay ethopian iyo shabaab

  • @aaa1211

    @aaa1211

    Ай бұрын

    Beenta iskadaa Alshababka War Raba majiraa ilaahey Hala qabto umada soomaaliyeed cadowgaas Sharka ah

  • @AhmedDaud-fd6vn

    @AhmedDaud-fd6vn

    Ай бұрын

    Dhillo maxaad tiri?

  • @aaa1211

    @aaa1211

    Ай бұрын

    @@AhmedDaud-fd6vn Cadowga uguxun waa Ethiopia iyo shababka 2 labadaas Insha dalka Soomaaliya waa ladhaafi xaaranta isku xiran waa Cadowga dhibkaas soomaaliya Kujirto Kuwada waa leyska Qaban Insha Allaah