DARTIISA AYAAN DOWLAD DEGAANKA OOGA IMID LAKIN ASAGA SI AAN ...

Пікірлер: 312

  • @Xanan234
    @Xanan2343 ай бұрын

    Reer muqdisho waliba kuwa waxhesto xata gabdhaha canka gabadhas halaso dhaweeyo Ila ay reerkoda ku laabaneeso marti dhibato ku dhacday waye plz gabadhas wanaajiya ❤

  • @user-oq5xu7hd3k

    @user-oq5xu7hd3k

    3 ай бұрын

    Iyadu see ku yeeshey inee nin ugu timaado meel fog xeerka gabdhaha saas ma aha ninku waa inuu gabadha asaga u tagaa

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q3 ай бұрын

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗

  • @muhanadofficial9059

    @muhanadofficial9059

    3 ай бұрын

    Scw❤

  • @warsameabeywarsame

    @warsameabeywarsame

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanmuhumed7416

    @hassanmuhumed7416

    3 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @rayaancabdi8726

    @rayaancabdi8726

    3 ай бұрын

    Scw scw Scw❤❤❤❤

  • @XasanCadow-bj4pt
    @XasanCadow-bj4pt3 ай бұрын

    Ku Sali nabigeena Muhammad scw

  • @Cismaanmaxmuud
    @Cismaanmaxmuud3 ай бұрын

    Ku sali xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw🎉❤

  • @warsameabeywarsame

    @warsameabeywarsame

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Leomessifuns143
    @Leomessifuns1433 ай бұрын

    Kusali nabigena Muhammed SCW SCW SCW 💔💔

  • @hajjigulled8710

    @hajjigulled8710

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @warsameabeywarsame

    @warsameabeywarsame

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @user-mm4ge7fz5l

    @user-mm4ge7fz5l

    3 ай бұрын

    Salallaahu caleyhi wasallam ❤

  • @munoxasan2266
    @munoxasan22663 ай бұрын

    Nabiga csw igula Sali wll❤

  • @abdifatahmohamed3123

    @abdifatahmohamed3123

    3 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @WllDaada-zx5xt
    @WllDaada-zx5xt3 ай бұрын

    Gabadhan inti racsan ha iso racan please 😢

  • @user-eg9fb2rn7t

    @user-eg9fb2rn7t

    3 ай бұрын

    Ani

  • @zamzamharun2099
    @zamzamharun20993 ай бұрын

    Alxm nin wlbo marku idoho wankujeclhy kamasiqaso love you too unba daha hadu idoho sawir sodirna iamin sidi Tom and Jerry baan oguciyara 😂😂😂😂wecel waye farax marki lagarebo kuwi iladashen😊

  • @agassihersi962

    @agassihersi962

    3 ай бұрын

    2024 Miya sawir wax wen ka dhigosa wa dambesa walhi😂😂😂

  • @abdishakuur1498

    @abdishakuur1498

    3 ай бұрын

    Sawir maa wax weyn ah

  • @RahmaHussien-sz1yo

    @RahmaHussien-sz1yo

    3 ай бұрын

    @@abdishakuur1498 haa why aad uweydiisan sawir adoo xaafadooda ugu I'm Kara ,faarax khasaaro

  • @ShacniWayel
    @ShacniWayel3 ай бұрын

    Yarabi allow na astur akhiro iyo aduunba

  • @nasrocabdiraxmaan4960
    @nasrocabdiraxmaan49603 ай бұрын

    Dhaqan xumaa nagta nin aan qabin u so safreyso xita magalada qof ka garan meyso ka waran hado hotel inta gesto kufsan lahaa ama kilyaha kala bixi lahaa subxanallah alxm dheh hadiba alle ku bad badshay

  • @speedgames.

    @speedgames.

    3 ай бұрын

    Nin aan qabin naagta usoo safartey ciyaal suuqnimo uma yara

  • @AnfacD

    @AnfacD

    3 ай бұрын

    Nasrocabdiraxman. Saas ha dhihin waa gabar yar oo aan wax qibrad ah shukaansi u lahayn waa ninkii shukaansi ugu horeeyay wayna aamintay.

  • @sharmageedi5905

    @sharmageedi5905

    3 ай бұрын

    Haa waa runtaa wllo halablahena Alla ha dhawro

  • @user-xd7tf6kw9f
    @user-xd7tf6kw9f3 ай бұрын

    Abaayo macn alle waxaan kuu weydiinaa mid aad kuna satid oo qalbigaa ga dhowro in uuku siiyo

  • @AnfacD
    @AnfacD3 ай бұрын

    Abaayo nimanka dhan isku mid maaha ee noloshayda hore u soco gabar yar aa tahay waa helaysaa wiil fiican Allaha ku sahlo mid aad ku Farah do.

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed33633 ай бұрын

    Abaayo Allah waxaan kuuweydiinaayaa mid qalbidhaya kuunoqdo jakarta adiga uguhoreeyo gabadha hala diro asxaabtaada wax ugasoo aruuri

  • @RaageRaage123
    @RaageRaage1233 ай бұрын

    Saw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @shukrimustaf9537
    @shukrimustaf95373 ай бұрын

    sax waye abyo qof dacad ah aya la dhawaca adunka waa kugu racsanhy❤

  • @fatuushppe-cp5ze
    @fatuushppe-cp5ze3 ай бұрын

    Inta rabta qisoyinka wiikasha like😢

  • @cabdallacagey2632

    @cabdallacagey2632

    3 ай бұрын

    orodoo camal yeesha KZread malintaa soo galoba waxan mala yacni ahayn kama faido war shaqeysta oo haloo diyaar garoobo difaaca wadanka waa iga talo

  • @hodanaxmedfarax2238
    @hodanaxmedfarax22383 ай бұрын

    Jakarta qisoyinka aan sifcn kga dhgysano qofka haku celcelin hdlka

  • @munoxasan2266

    @munoxasan2266

    3 ай бұрын

    anii adi isku dameecan AA nahay wlh ❤

  • @abdihamidmaalim3575
    @abdihamidmaalim35753 ай бұрын

    Jakarta fadlan marka hore dhageyso sheekada kadibna weydii su'aalo ku haboon qofka hadalka hakucelcelinin

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey26323 ай бұрын

    Waxaan maa ladaayo gabdhoow iyo wiilalow caanimo iyo waa lahadlaa sharaftiina hawgu ciyarina war shaqaysta oo shaqo taga wallahi waa fashilmi dontaan

  • @najuucadey4062

    @najuucadey4062

    3 ай бұрын

    Wakugu raacsanhy wlh

  • @BilaalCnasir
    @BilaalCnasir3 ай бұрын

    Guleyso ina adeer horo u soco❤❤

  • @abdirashidjama9788
    @abdirashidjama97883 ай бұрын

    She looks grown up yet naive, may God give her hidaya

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse45843 ай бұрын

    Qof ku dhaho waa hele ku jecel noloshada ha u baabi’in qof dartiis

  • @qoobey123
    @qoobey1233 ай бұрын

    Ku soco sxb wareysiyadaan

  • @qoobey123
    @qoobey1233 ай бұрын

    Jakarta sxb program kaaga waan tageeraa, sxb keep going

  • @Mariamm34
    @Mariamm343 ай бұрын

    Indha adkaa abaahay macaanow nayaa hee mustqbal naftaada kama lihid miya inaa social media dhex fadhido ma ogid miyaa plz gabdho xishoda nin baa u imid wax meel lala soo fariisto maahe

  • @FahmoDigir-bw3or
    @FahmoDigir-bw3or3 ай бұрын

    Wixii murug heesto Jakarta haloo imiido😂😂🎉😊

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin13783 ай бұрын

    Jakaartow. Wllow qaabka wresiga wxka bdl fudeedaa kuugu juree 👍 igana raali noqo wllkyb ❤

  • @asmarrashid4394

    @asmarrashid4394

    3 ай бұрын

    waaruntaa maahan wariye saxa

  • @fowziahuseeinwehliye4356

    @fowziahuseeinwehliye4356

    3 ай бұрын

    Wax badan aa ka qaldan sax waye muka sugo haye haye iwad aa ladhaha kadibne aa lagu dara

  • @user-wo3hv3og1n
    @user-wo3hv3og1n3 ай бұрын

    Amiin rajaa leyahy ilhow ii rumey

  • @shuraim4762
    @shuraim47623 ай бұрын

    Jakarta sxb waraysiga dhagayso haka so dhexgalin qofka Qofka ha sheekeeyo haka dhexgalin

  • @Ustaad402
    @Ustaad4023 ай бұрын

    Hooyo iyo aabe ka soo tagay nin eysan ogeen baan u soo safray abaalkeda waad heshay

  • @AshaMoha-qs5ge

    @AshaMoha-qs5ge

    3 ай бұрын

    Imagine poor 😢

  • @AshaMoha-qs5ge

    @AshaMoha-qs5ge

    3 ай бұрын

    Poor girl

  • @user-tn8ts4wy6e
    @user-tn8ts4wy6e3 ай бұрын

    Keep going jikaarta

  • @HindaIsmaaciil-wj2nn
    @HindaIsmaaciil-wj2nn3 ай бұрын

    Mahadsanid jakaarto. Gabdhaha waxaankulatalinayaa inayna nin. Wadankayjoogaan. Oga imaanin waayo wuxuunoqondoono ma ogidine midkale waa inaad hooyoda lasaaaxiiibtaaan. Ooo aaadlatashataaan. Hady nooshahy waalidka halalatashto ama walaal

  • @keeyowmodel6739
    @keeyowmodel67393 ай бұрын

    Sxb inta in ka bdn ayaad u qalanta coming soon 100k

  • @qureeshqaali4519
    @qureeshqaali45193 ай бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲😭🥺😥😢

  • @AliDahar-ju8gg
    @AliDahar-ju8gg3 ай бұрын

    war gabdhahan quruxda badan mxaa saas loogalaa aniga fursad isiiya plz

  • @RidwaanGeele
    @RidwaanGeele3 ай бұрын

    Ilaheye qalibika aku qawojiyo huno qali isagake

  • @MohanWali-ow6vp
    @MohanWali-ow6vp3 ай бұрын

    Jakarta sxb qiso igu dhacday rawana inaan lawadaago dadka waliba aaad umurugo badan

  • @user-ql8rt9iu4i
    @user-ql8rt9iu4i3 ай бұрын

    aamin aamin

  • @SacdiyoAli-kh6um
    @SacdiyoAli-kh6um3 ай бұрын

    Waa yaab gabar walba waa leyxumeeyay ayeey kasheekeynayan,

  • @naleycadey9610
    @naleycadey96103 ай бұрын

    Barnamijkan qiso iyo qiyaano u bixi wll

  • @user-uy5lt6vg3r
    @user-uy5lt6vg3r3 ай бұрын

    😢😢😢 waan ka xumahay

  • @cjismaaciil1330
    @cjismaaciil1330Ай бұрын

    Aamiin

  • @user-li1ro6ib5w
    @user-li1ro6ib5w3 ай бұрын

    Wlhi waa xanun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse45843 ай бұрын

    Dadka isku mid maahin dad xun iyo dad fcnbo waa jiraan qofka hadu xumaado badal qeer leh aa helesa fikirka qof aa i xumeyey macno maso kordhineso hortaada u soco

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o3 ай бұрын

    Ilahay ha ugargaao gabdha somaliyed😢

  • @farxaanaadan4237
    @farxaanaadan42373 ай бұрын

    Wllhi wa xanuuun Abaayo waxan ku lee yahay qalbiga Allah ku qabojiyo

  • @BushraAbdiosman-uv9rz
    @BushraAbdiosman-uv9rz3 ай бұрын

    Sori abyo ilahy qalbiga haku dajiyo

  • @ubahali3267
    @ubahali32673 ай бұрын

    Nin aysan aqoon ayeey u soo safreysaa indha adeegey badanaa hawdhon waa leykufsaday ayeey ku leyihiin

  • @maslahdais1576
    @maslahdais15763 ай бұрын

    Jakarta, qof ka qisada kashekeyna,time si ha hordhicin! Si uu program u wangsaando, sida ridwaan program cml

  • @speedgames.
    @speedgames.3 ай бұрын

    Gabdhihii yaxye hanter kasoo wada muuqdeen oo dhan walee waa wada broadcast kuligood yaa noo bilaawo ayee ka eheed kuligoodna jecel ayee kawada cawaadaayaan mana u eko kuwo jecel ku dhacay ama usoo dhowaadey

  • @hassannoorbuule3196
    @hassannoorbuule31963 ай бұрын

    Naga raali ahaado gebdhaheena qaaliga ma aha mid aan kutashani inan in xumeyno quf walba wixii kudhacay way qornayeen, anigaba mid an lasocdi 6 sano aya qalbigeyga dhaawacdi, waxay aheed rer Ethopia dds gobolka libaan Dolaw Ado.

  • @CumarSalad-sw1xf
    @CumarSalad-sw1xf3 ай бұрын

    Kaas ninmahan❤

  • @Kingcalii41
    @Kingcalii413 ай бұрын

    Abaayo walhi qiso xun ayaaa ugu dhacday allah hakaa caafiyo qalbiga ku jabay insha allah nin ficna wad heleysa oo garan karo qiimaha aad ledahy ?😭

  • @AxmedAxmed-cx9ke
    @AxmedAxmed-cx9ke3 ай бұрын

    Keep going jakarta

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg3 ай бұрын

    Jakaartow qisooyinka dhageysa ku dhamey xadal xasoo dhax gilinin inshaa Allah 😅😅😅😂😂😂😂

  • @cismaancalicismaan1349
    @cismaancalicismaan13493 ай бұрын

    Ax xaanuun badanaa😮

  • @user-dc3rd6vh6d
    @user-dc3rd6vh6d3 ай бұрын

    Allah ku gargaro abayo

  • @CabdixakiimAxmed-ir8el
    @CabdixakiimAxmed-ir8el2 ай бұрын

    Laa ilaaha illaahu muxammdarrasuulullaaha 😮😮😮😮😮

  • @yasmiincali1449
    @yasmiincali14493 ай бұрын

    subxaanalaah beenbadana waxay shegaso dhan wabeen wllhy hada kabacdii qof danbe rumaysan maayo wasidanoo.kale.wax.bara bulshada.kahadla

  • @kingmhassan
    @kingmhassan3 ай бұрын

    Such an innocent lady 😢 sorry 😐 move on Good men are all over the world ❤

  • @user-xe8lc4kl6r
    @user-xe8lc4kl6r3 ай бұрын

    Jakarta wax kadhegeysa l,ahay😢

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed64753 ай бұрын

    Adu xaga maxa ku geeyay anaga a jogna deganke allaha ku sakhiro kolay

  • @RaxmoMaxamud-xb5nc
    @RaxmoMaxamud-xb5nc3 ай бұрын

    Oomasoomaaliya shisheeye,ah😢

  • @Motivated23
    @Motivated233 ай бұрын

    Dadka waalaga yaabaa iney kuu qiiroodaan balse runtu waa gabadhoow guryihiina jooga oo idinku haraadsanina nimanka.

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser73 ай бұрын

    Ax sorry yqe bayo😢😢❤waba khinziir kaas

  • @SniperMavio4
    @SniperMavio43 ай бұрын

    Sxb qeybta wiilasha bilaaw 👍

  • @user-hh4dh9ev4u
    @user-hh4dh9ev4u3 ай бұрын

    Gabdhaha dhipkas haysto walidkaa haku bixiyo jog lagama karoh😗

  • @user-dq7qz5zy7q
    @user-dq7qz5zy7q3 ай бұрын

    Nin la aan wakhtigaaga iskaga chamayso hadiiba ragii ad ka aamin baxday

  • @user-ys7vs1sm9b
    @user-ys7vs1sm9b3 ай бұрын

    So badi wan ka helay

  • @Ranaa237
    @Ranaa2373 ай бұрын

    Jakaarte miss buldhul ama almaas intee Ku danbeysaa😢

  • @hasnanoor2303
    @hasnanoor23033 ай бұрын

    Mashaallah

  • @hasnanoor2303

    @hasnanoor2303

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @NaskaMahamud
    @NaskaMahamud3 ай бұрын

    Jakaarta is not easy😮

  • @DiiriyeKiikk
    @DiiriyeKiikk3 ай бұрын

    Hhh tan wlahi in ey dhul og ka imaan waa rear xamar 😂😂😊

  • @cabdiaadan2771
    @cabdiaadan27713 ай бұрын

    Waxan hablo ladhalan ,hablo dhalin,isagana ladhalin aya ku helay ilahayba ka jojiyeye nin wanagsan bad heli insha allah isagana ubadkisay ayu gafka ugalay wnu arkidona biladhaqan bu aha

  • @CumarSalad-sw1xf
    @CumarSalad-sw1xf3 ай бұрын

    Sxb aniga ibar anaa ninfiican ahe aniga iyo ayada waa iskufiicannahay

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi88903 ай бұрын

    Naftaada wxii ku dhacay adaa ugaysty ziz ninku haduu ku rabo hakuu yimaado adoo gurigiina io mgaaladiina joga

  • @ashakuurchannel2419
    @ashakuurchannel24193 ай бұрын

    Rag waa kuwi jabkooda qarsada ragow waa noo sidaan isku ogeen😅😅

  • @FatxiSiciid-ct4bw
    @FatxiSiciid-ct4bwАй бұрын

    Wall anigah afar sano ayaa waday xirir wanna dhamaaday marka dhibmaleh nafiska maraago

  • @user-qg6tp3mo5x
    @user-qg6tp3mo5x3 ай бұрын

    Ammmen

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe3 ай бұрын

    Nolosha markaas ayaanba nacaa😢

  • @naciizhayousuf2254
    @naciizhayousuf22543 ай бұрын

    wiil qiironaya noosoogudbi heedhe😂😊

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q3 ай бұрын

    Wax khalada in nin ku yiraahdo iikalay gabadh yada looyimaada gabdhow raga ninka ku doonaya haku yimaado hadii kale wakhti ku lumin

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan8383 ай бұрын

    Gabdhaha wa masakin mxey nin walpo ua minan😢

  • @faadumohuseen5685
    @faadumohuseen56853 ай бұрын

    Oo ma anaaba mglo anan garanyn nin ugu ima. Wah isaga lga Rabay inuu imaado😂😂😂

  • @Leomessifuns143
    @Leomessifuns1433 ай бұрын

    Jakarta umagalantid wllhi 87k wllhi hadan million kugarsiin Kari laha marhore kugarsiin laha💔💔💔

  • @abdirizakjakaarta

    @abdirizakjakaarta

    3 ай бұрын

    Waa I shaafisay ❤❤❤❤

  • @abdirizakmohamed9954

    @abdirizakmohamed9954

    3 ай бұрын

    ❤ exactly he deserves more than here humble man

  • @nimcocabdi2603

    @nimcocabdi2603

    3 ай бұрын

    Wllky hormr wcn🥰🥰

  • @cosob8117
    @cosob81173 ай бұрын

    Adoo nybadad qaba hadaad soo noqotay adoo nabada alxamdulillaah dheh

  • @NaifOmar-of5ms
    @NaifOmar-of5ms3 ай бұрын

    War datkaan halkee lagu haayay sxbow intee diyaar ku yihiin 😂😂😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo3 ай бұрын

    Guul xabibti ❤

  • @user-sf9br8kg5b

    @user-sf9br8kg5b

    3 ай бұрын

    😢😢😢

  • @faadumomataan5104
    @faadumomataan51043 ай бұрын

    sorry abyo allah haku sahlo mid qalbiga ku dega

  • @user-ii5uh2vv9i
    @user-ii5uh2vv9i3 ай бұрын

    Halmar uu igu jaray telka xirir 2sno kujaray wayo xanunka aan dareemey ayaa kawaynaa 2sano aan islasaconay 3bari ku ilaaway 😢😊

  • @nawaaraomar316

    @nawaaraomar316

    3 ай бұрын

    Saaasa kuuficn 😊

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec25363 ай бұрын

    Indho adagaa nagHan yaahuuu

  • @user-yk9wj2eb1e
    @user-yk9wj2eb1e3 ай бұрын

    Na aamin huuno adaa meel fog karaadiyee

  • @abdishakuur1498
    @abdishakuur14983 ай бұрын

    Fb wan is ticmalaa waxan ma arko maxa qaldan ileen jaaniska feecbook

  • @mudhuyare1089
    @mudhuyare10893 ай бұрын

    sorry walashey allha kuu booga dhayo walashey mcn

  • @zuperyaxye2040
    @zuperyaxye20403 ай бұрын

    Waxan umleyna meshn nag hada kahor aan uureyey iney soo fadhisato😂

  • @najmaabdilahi-hn6qg
    @najmaabdilahi-hn6qg3 ай бұрын

    Quruxey raga isku wada Mid maha waxan kalo kushegaya nin dartii inad noloshada u istajiso ma fiicno wayo shalay la anti wad nolayad mantana wad Nolan karta raga haisku wada darin mid hadu kugu xumaday igada ma wada xumo 😢quruxey horay uscoco qofkana kalsoni badan Ha siin ila ad isaga ka aragtid kalsoni badan

  • @Aaminamuhumed
    @Aaminamuhumed3 ай бұрын

    Acs wllkey mcne 😢😢😢

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec25363 ай бұрын

    Saay is dhahada igu darn naa nin biiladam wa inad iska firisan abhin cunaaa 😢😢😢😢

  • @Xamda-wp9pz
    @Xamda-wp9pz3 ай бұрын

    Ragow alle noga baqaa 😢😢😢

  • @BasraAden
    @BasraAden3 ай бұрын

    Sorry abyo mcn😢😢

Келесі