DALMAR YARE IYO NIMCAAN HILAAC | ADOO QALANJA AH MAXAA KU QAYIRAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Музыка

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2021
ERAYADII: LIIBAAN DOOR
LAXANKII: LIIBAAN DOOR
CODADKII: DALMAR YARE IYO NIMCAAN HILAAC
MUSIC BY: ABDIWAHAB ANTAR NAAJI
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 2 700

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio20193 жыл бұрын

    Waa fanaaniintii qiimaha badanaa maashaallh. Love this song 😍

  • @Hannad_Music

    @Hannad_Music

    3 жыл бұрын

    Dayax Dalnuurshe Iyo Dalmar Yare Wllahey Sheekhaalnimo ❤💯💉❤

  • @mascudabukar2120

    @mascudabukar2120

    3 жыл бұрын

    Heesaha makufashilante😂

  • @hossienwarsame7

    @hossienwarsame7

    3 жыл бұрын

    Dayax iscadeeye hooyadaa wasee

  • @arsenalshorts5713

    @arsenalshorts5713

    3 жыл бұрын

    Legend dalka nurkisa 🔥

  • @mrunali7262

    @mrunali7262

    3 жыл бұрын

    Dalka nurkisa❤

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms3 жыл бұрын

    Sadexda nin Ee Liibaanka Dalmarka Iyo Hilaaca anoo ku kalsoon Diyaaraday Kiciyaan inaan Cidna Ka Daba Istaadhi Karin ayaan heestan furay sxb hore u socda

  • @abiztech6679

    @abiztech6679

    3 жыл бұрын

    Waar kwrn ninkii 0.5 ka cararay iyadoon waxba kajirin weliga haku riyoon hargiesa aad cagta soo saarto

  • @miskifarah4859

    @miskifarah4859

    3 жыл бұрын

    Somali Reaction Walaal adigoo iga raaliya soow hooyo kuma dhalin hooyadaa ma jeceshahay in la sheego halkii aad kasoo baxdey walaahi ilaaheey dartii ayaankuugu xanuunsan Dhamaantiin idinma aqaani ogow adna beri in hooyadaa la ceyn doono waayo adigaa usoo jiidey hadaba iska cafis weeydiiso hadaad si kale ii aragtid cafis Mahadsanid

  • @hamditaqueen3482

    @hamditaqueen3482

    3 жыл бұрын

    @@abiztech6679 xizho

  • @abiztech6679

    @abiztech6679

    3 жыл бұрын

    @@hamditaqueen3482 hye xppi

  • @abiztech6679

    @abiztech6679

    3 жыл бұрын

    @@miskifarah4859 Aduunka qof wax ku sheegaa ugu wngsn wllo cafis adi illah SWT🟢⚪🔴

  • @mahaddhalxa5622
    @mahaddhalxa56223 жыл бұрын

    Gabdhaha somalida waxan ka aminsanahay gabdhaha dunida uga qalisan War yaa igu raacsan❤❤❤❤

  • @anfacmahad

    @anfacmahad

    Жыл бұрын

    intii kula fakir ah ayaa kugu racsan wllky

  • @baremaxamed-lw3km

    @baremaxamed-lw3km

    Жыл бұрын

    @@anfacmahad to

  • @abdifatahabdullahi2416

    @abdifatahabdullahi2416

    Жыл бұрын

    qofne

  • @MunaMunakahinismail

    @MunaMunakahinismail

    Жыл бұрын

    Ani

  • @soolmediainc49

    @soolmediainc49

    Жыл бұрын

    Beenaale

  • @safiyau8463
    @safiyau84633 жыл бұрын

    Somali queens listen carefully‼️ some of these men won’t give the bare minimum but we still some how manage to keep them around. Let’s start focusing on our self growth and start loving ourselves. 💙

  • @HSH20233

    @HSH20233

    3 жыл бұрын

    You are right 👍

  • @princessf3458

    @princessf3458

    3 жыл бұрын

    I agree with you macanto 💯 thank you 🥰

  • @mohamedosmaan5999

    @mohamedosmaan5999

    3 жыл бұрын

    Waw

  • @somalimiya2071

    @somalimiya2071

    3 жыл бұрын

    Wise one darling insha allah ❤️🥰

  • @safiyau8463

    @safiyau8463

    3 жыл бұрын

    @@HSH20233 ahah thank you ☺️

  • @halhaystv
    @halhaystv3 жыл бұрын

    Inta aamin san in safiya Tusmo ku socoto heestan Like ku booba 😂

  • @Abdishakur650

    @Abdishakur650

    3 жыл бұрын

    Wanku saari liketa

  • @nasrosalad3077

    @nasrosalad3077

    3 жыл бұрын

    😂😂

  • @hindaahmed2822

    @hindaahmed2822

    3 жыл бұрын

    Gabadh kasta o somaliyaad ah hadana lola dhaqmaay si aanay u qalmiin ayey ku socota🥰❤🙏👸

  • @mukhtarcqadir9322

    @mukhtarcqadir9322

    3 жыл бұрын

    Like wan ku saarey inkasto dumarka o dhan ay thy hesta ka hadleyso lkn miskinta ayada ciil la badey

  • @sahraisaaq5854

    @sahraisaaq5854

    3 жыл бұрын

    Uur gubaale manihin alle og waxay uga jeedan.👵

  • @bashirsabriye4610
    @bashirsabriye46103 жыл бұрын

    Qaali baad tihiine yaan laidin quudhsan dhaman gabdhaha soomaaliyeed🥰

  • @casiisacadey6049

    @casiisacadey6049

    2 жыл бұрын

    ❤🙏

  • @degenhajji2792

    @degenhajji2792

    2 жыл бұрын

    🥺😰😭

  • @rahmoomar3579

    @rahmoomar3579

    2 жыл бұрын

    🥰🥰🥰✌️💓

  • @degenhajji2792

    @degenhajji2792

    2 жыл бұрын

    🥺👍

  • @ayaanmuhidiin2878

    @ayaanmuhidiin2878

    5 ай бұрын

    Mahadsanid 💯

  • @hamsexadaari644
    @hamsexadaari6443 жыл бұрын

    Intaas oo umada hadaad iga dhax aragto like ta hayla dhaafin plz🙄

  • @gabdhtuulo5922

    @gabdhtuulo5922

    3 жыл бұрын

    Kuu saray ina ader

  • @hamsexadaari644

    @hamsexadaari644

    3 жыл бұрын

    @@gabdhtuulo5922 wad mahadsantahay wllo❤❤

  • @caliyapire8770

    @caliyapire8770

    3 жыл бұрын

    Quruxdada Kaga Dhex Arkay Abowe🥰😅

  • @saynabtamat5730

    @saynabtamat5730

    3 жыл бұрын

    plz ayaa calosha ixanujisay

  • @nicimamahamed2280

    @nicimamahamed2280

    3 жыл бұрын

    Asc se

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir159711 ай бұрын

    Gabdhaha dunida ugu fiicani wa Gabdhaha Somaliyed, runtii abaalkooda Ilaahay uun baa gudi kara... 🙏 Heestanina wa mid kamid kuwa dhiirigelinaya naftooda. ❤

  • @user-rv5gj8iu9v

    @user-rv5gj8iu9v

    8 ай бұрын

    ❤❤

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey3 жыл бұрын

    Waw mash allh

  • @iam.legendar

    @iam.legendar

    3 жыл бұрын

    Mᴇᴇʟᴋᴀsᴛᴀ ᴍᴀᴀ ɪɪɪɢᴀ ʜᴏʀᴇᴇsᴀ ɴᴀʏᴀᴀ

  • @cabdicaziizdaahir1918

    @cabdicaziizdaahir1918

    3 жыл бұрын

    Ku waayey tinayo

  • @noorhagi9834

    @noorhagi9834

    3 жыл бұрын

    Meel Walba Kamuuqo waa lagu muunad beela,marka sister iska yareey comments kaan badn ✅✅💯

  • @ismailicc9709

    @ismailicc9709

    3 жыл бұрын

    Mel walpo dalaq yahu 😂

  • @abdirahmaanhersi472

    @abdirahmaanhersi472

    3 жыл бұрын

    Waa yaabe ayada soo qof nool oo ilaahey Uuntay oo wax walba fikirkeeda kadiiban karto maaha gabadho sida adiga aa fikarkaaga udhiibaneyso ayey ayadana xor ugu tahay nolasheyday dadow

  • @amazing1w
    @amazing1w3 жыл бұрын

    The one and only my brothers dalmar and nimcaan is Back Legend

  • @abdisalantahir8749

    @abdisalantahir8749

    3 жыл бұрын

    Maslax wan ku salamay pro from borama aaway dee heesayadii

  • @guuledcali5910
    @guuledcali59103 жыл бұрын

    Heestan inay dareen gaara wadato fariina xambaarsan tahay inta ila aragta love isaara ❤️ fananiin qaaliya

  • @omidmedia8893
    @omidmedia88933 жыл бұрын

    Big love for all Africans special my people Somalia I am from Afghanistan 🇦🇫🇸🇴

  • @jabriilcabdulleali8042

    @jabriilcabdulleali8042

    3 жыл бұрын

    Thnks Omid media

  • @Only1God4ever.

    @Only1God4ever.

    3 жыл бұрын

    Chito rasti Bhai?

  • @farahabdullahi5675

    @farahabdullahi5675

    3 жыл бұрын

    Youre the right absolutely right

  • @omidmedia8893

    @omidmedia8893

    3 жыл бұрын

    Khob hastim bro

  • @charmarkefarah2620

    @charmarkefarah2620

    2 жыл бұрын

    @@farahabdullahi5675 wcgfd and

  • @abdulghanidiriaahmed3863
    @abdulghanidiriaahmed38633 жыл бұрын

    Hableheena soomaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Qaali baad tihiin yan laydin qudhsan

  • @Nasra_Abdirahin1

    @Nasra_Abdirahin1

    3 жыл бұрын

    Sas waye wllka

  • @cademuumin5554

    @cademuumin5554

    3 жыл бұрын

    Waad lasodahadeñ òo c j c mar hare bu heeso badan lasoqsdeye habalo kaladuwan ee dhirigalinta waad lasodahaden ee ninkale marbato oo waxa waxa bareye c cj ILove yu ccj iyotudmo ooididßye

  • @hoyadaiyodhalanka897

    @hoyadaiyodhalanka897

    3 жыл бұрын

    Thanks abowe

  • @hodansabrieoffical5612
    @hodansabrieoffical56123 жыл бұрын

    That's Right wake up ladies please don't put down your self, Be queen of the queen. We are unique ladies masha Allah. Second, Niman Hilaac and Dalmar both of you are my special favorite singers thanks behalf of Somali National ladies.

  • @deeqamuuse4166

    @deeqamuuse4166

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @geelebanayste909

    @geelebanayste909

    3 жыл бұрын

    Our real queen 👸 is there 🇸🇴🇩🇯❤️👏🏾

  • @wlljafaa4883
    @wlljafaa48833 жыл бұрын

    Dumar____waa hooyadeen Dumar____waa walaashen Dumar____waa xaasaskena Dumar____waan dhalnay Dumar____waa nolosha macankeda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ifka samo ku waara aakhirana janno💞

  • @dagancali754

    @dagancali754

    2 жыл бұрын

    Mashalah wlle

  • @naziimomar8600

    @naziimomar8600

    2 жыл бұрын

    Rag_waa aabaheen Rag_walaalken Rag_xaajiyaden Rag_waan dhalnay Rag _waa tiirka nolosheena❤❤🤴🏼

  • @leylohassan8571

    @leylohassan8571

    2 жыл бұрын

    Ayagabaaa sidaaas oo kale wuu ku dhahay una kuladhashay waana ninkada wuu ku dhalay aderka waa

  • @balqisahmed8089

    @balqisahmed8089

    2 жыл бұрын

    Aaamiin aaaamiin

  • @teamiskufilan5896

    @teamiskufilan5896

    2 жыл бұрын

    Aboowe 😥😥😥😥 ammin

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed82843 жыл бұрын

    Waa heestii hadiyada dumarka inay dareemaan qiimo inay lee yihiin allayacizak nimcaan hilaac iyo dalmar thank you ❤️❤️❤️

  • @abdifatahmuseofficial5540
    @abdifatahmuseofficial55403 жыл бұрын

    Wow two legends nimacaan abdirahman hassan hilaac iyo dalmar yare🎵🔥👌 Erayada 100% Laxanka 100% Music 100% Camera 100% Edited 100%

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY3 жыл бұрын

    HablaHeena z0maLiYeed respect idin HaYaa ❤😂😂 Hadaanu naHaY ragi z0maliYed GuuleYzta.♥️➕

  • @jamiiloboote5051

    @jamiiloboote5051

    3 жыл бұрын

    Tnx❤🌏

  • @luckyosman8102

    @luckyosman8102

    3 жыл бұрын

    @@jamiiloboote5051 q+q+

  • @Noura-cy8ns

    @Noura-cy8ns

    3 жыл бұрын

    Adi tiktok kugu arki jire halkana mjooogta saaxibow🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤍👏

  • @UMUAhzabchannel1
    @UMUAhzabchannel12 жыл бұрын

    The best song waadba soo saarteen bal adinka hablahiina dhoowrta 🤣🤣🤣🤣

  • @gulledsimba1010

    @gulledsimba1010

    2 жыл бұрын

    Asc abayo

  • @gulledsimba1010

    @gulledsimba1010

    2 жыл бұрын

    🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵💘💝💖💟💋💔❣💕💞💓💗💛❤💚💙🤎💜🖤💢

  • @gulledsimba1010

    @gulledsimba1010

    2 жыл бұрын

    Xld

  • @gulledsimba1010

    @gulledsimba1010

    2 жыл бұрын

    Xld

  • @maxamedcabdi2180

    @maxamedcabdi2180

    2 жыл бұрын

    Waa run

  • @sophialaura9538
    @sophialaura95383 жыл бұрын

    This hits home, find you someone who adds more into your life but always remember you Are the key of your own happiness. Caadi ma aha heestan waan ku heystaa esh calaa fanaaniin iga dheh.

  • @mohamedhindih5245
    @mohamedhindih52453 жыл бұрын

    Downloadka fur zhp codsi inti Rapta like soo SaraH🤣🤣😂

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial71663 жыл бұрын

    Always two legend

  • @yahyemahrez5659

    @yahyemahrez5659

    3 жыл бұрын

    Taadii baa dhiman garab istaga gabdhaha sharafta leh

  • @hazaanihaaji7837

    @hazaanihaaji7837

    3 жыл бұрын

    War ninkaan khalid kamil amuu aheyn meel Walbo aan tago comintigisa lee ka miiqdo

  • @yahyemahrez5659

    @yahyemahrez5659

    3 жыл бұрын

    @@hazaanihaaji7837 ubadi sxb ani xitaa I doubt

  • @ssxv.1

    @ssxv.1

    3 жыл бұрын

    100%😍

  • @nujkjkurtougaazo4611

    @nujkjkurtougaazo4611

    3 жыл бұрын

    Asdf

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey39303 жыл бұрын

    Heestaan anee igu socotaa wlh😥😭😭😭qalbiga dhanaa ixanuunaayo wlh yaa rabbi ilaahoow qof danbe qalbigeeyga ha ufurin kana ilahaay qalbigeeyga haka saaro 😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @abdinasirahmedmahamed8929

    @abdinasirahmedmahamed8929

    3 жыл бұрын

    Sorry najma cadeey

  • @ayaanbashiir9374

    @ayaanbashiir9374

    3 жыл бұрын

    Ilahay qayrki bahdil cadab ba laga qado ilahay jaclo xirirka alle hagaji abayo qali ba tahee

  • @mayahassan4675

    @mayahassan4675

    3 жыл бұрын

    Waan ku duceynaa walashey ilaahey qalbi haku cafiyo. Mid duceysan ilaahey wax hakugudaro. Sorry sis❤

  • @queen-nb6uq

    @queen-nb6uq

    3 жыл бұрын

    InshAllah Apyo wad ka kabsandonta don’t worry 💖❤️‍🔥

  • @siyadosman8077

    @siyadosman8077

    3 жыл бұрын

    Sorry walal

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo92803 жыл бұрын

    Heeestaaan Anya iga turjumeysaa thank you dalmar iyo nimcaan keep going heestii micno badan ayey Lee Lee dalhay ❣❣❣❣💔❤❣

  • @asadcandisugow1537

    @asadcandisugow1537

    3 жыл бұрын

    Qosolbad kukabta fikirkagaBal maxad kuqabta noloshisa

  • @nasriin2070
    @nasriin20703 жыл бұрын

    Adoo qalanja maxa ku qayiray 🤭 Quruxdada Maxa qaribay 🤔 Maxa ku qafiifiyo ku qufulay🔒 Niman ku qadarin maxa kugu qoreey 📝 Qaali baa tahee yan lagu qursan 🥰 👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍

  • @Q.252

    @Q.252

    2 жыл бұрын

    Adoo qalanja maxaa ku qayiray Quruxdaada maxaa ku qaribay Maxaa ku qafiifiyay ku qufulay Niman ku qadarin maxaa kugu qoray Qaali baa tahay yaan lagu qursan

  • @faizam523
    @faizam5233 жыл бұрын

    Rag nool oo damiir ku jiro iga dheh, Hilaacii hirgaley iyo Dalmar yare waa runtiin hadaan dumar nahay mid nacas ah oon noo qalmin baan isu duleynaa oo waqti ku qasaarinaa. Hees iyo badh oo rag legends ahi isgu tageen👍👍👍👍💐🥰

  • @captainsanto5572

    @captainsanto5572

    3 жыл бұрын

    😅😅🥺🙏

  • @qadarcali4617

    @qadarcali4617

    3 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰

  • @farhiaiamail605

    @farhiaiamail605

    3 жыл бұрын

    Urkeyga iney og yihin u moda

  • @maslahmahamud811
    @maslahmahamud8113 жыл бұрын

    dumarka somaliyeed waa qaali sababto ah gabarkasta oo somaliyeed waa nin hooyadiis nin walbana hooyadiis waa u qaali

  • @lamiaomar5895
    @lamiaomar58953 жыл бұрын

    tusmo qurux💓💓💓💓dhashii boorame aqoonta ummada Somaliyeed 🇺🇿🇺🇿🙏🙏from Galkacio Puntland adoo qalanjo maxa ku qayiray💓💓💓wooooooow Nice words

  • @aliibrhim4573

    @aliibrhim4573

    2 жыл бұрын

    Thank u from Canada.....and notams

  • @salamkala14

    @salamkala14

    2 жыл бұрын

    Thanks 😊 from hargaysa

  • @mandeqmanka8748
    @mandeqmanka87483 жыл бұрын

    Oooooh melbay hestan itabatay kun jer mahadsanid nimcan iyo dalmar

  • @amirmohamed485
    @amirmohamed4853 жыл бұрын

    Wa halyeey oo fanka somalida sare u qaday hadda ogthy in hesta Gareyso 1m like sar.

  • @abdirahinciinka6225

    @abdirahinciinka6225

    3 жыл бұрын

    Wey gaareeysaa 8M+

  • @xariircadeofficial9672
    @xariircadeofficial96723 жыл бұрын

    markay 1m dhaafto like ta yaan la iga haysan waan balanay balanta halaga soo boxo soomaali maryooley😂😂😂hava a good time

  • @akramyare5444

    @akramyare5444

    3 жыл бұрын

    1.1 m

  • @user-rf1tn8uj2i

    @user-rf1tn8uj2i

    2 ай бұрын

    8.1m

  • @muhumedali5351
    @muhumedali53513 жыл бұрын

    Our slay queen deserve more than this. Gebdahena Somali hanoladan❤️

  • @misshodaclass6027

    @misshodaclass6027

    3 жыл бұрын

    Nolo inader

  • @charmarkefarah2620

    @charmarkefarah2620

    2 жыл бұрын

    @@misshodaclass6027m

  • @yslahlan9086
    @yslahlan90863 жыл бұрын

    This song is beautiful, take it to heart ladies. There’s men that will treat u the way u deserve

  • @acia2237

    @acia2237

    3 жыл бұрын

    Fact💕

  • @sagaljama80

    @sagaljama80

    3 жыл бұрын

    For reals

  • @nistexanishaa6316

    @nistexanishaa6316

    3 жыл бұрын

    Facts

  • @moisma3362

    @moisma3362

    3 жыл бұрын

    Ladies deserve better

  • @sareedoosman3909

    @sareedoosman3909

    3 жыл бұрын

    Yeah 💯

  • @zakiakram8834
    @zakiakram88343 жыл бұрын

    Nimcaan hilaac legend Ninka kaliya fankiisa somali badanaa jecel yihiin ♥️🇸🇴🙏

  • @cabdirasaaqaxmed2659

    @cabdirasaaqaxmed2659

    3 жыл бұрын

    Wll nimcaan waa wiil ree soomalilndh anaguu naga tirasan yae . Hakudarin soomali I love somali wll

  • @nazmohammed5271

    @nazmohammed5271

    2 жыл бұрын

    @@cabdirasaaqaxmed2659 no. no more. waa. blue. Calan. somali weyn. sxb

  • @1Sla1_
    @1Sla1_3 жыл бұрын

    🥺🥺🥺🥺💛💛💛 صح إني مااعرف اكتب صومالي بس بفهم واغنية فيها حكمة للبنات الهبيلات ومرة روووعه

  • @farhaanarap4143

    @farhaanarap4143

    3 жыл бұрын

    اي صح

  • @shaksysuwuusiss8198

    @shaksysuwuusiss8198

    2 жыл бұрын

    وانا صوماليه بس ما اعرف اكتب صومالي صح اغنيه تجنن

  • @shaksysuwuusiss8198

    @shaksysuwuusiss8198

    2 жыл бұрын

    @@farhaanarap4143 انت صومالي

  • @user-jc2oy8je3n

    @user-jc2oy8je3n

    Жыл бұрын

    هههههههههه ايش هبيلات؟

  • @maherothman5363
    @maherothman53633 жыл бұрын

    Every girl deserves to be treated as kindly way as we need to be treated ❣

  • @deeyoo
    @deeyoo3 жыл бұрын

    Heesta Sanadka from 3 Somali legends Nimcaan, Dalmar iyo dabcan Liibaan Jama👏👏👏

  • @sumayoabdiqadir9128

    @sumayoabdiqadir9128

    3 жыл бұрын

    💓💓💓💓💓💞💞💞💞💞

  • @salmayaxye7130

    @salmayaxye7130

    3 жыл бұрын

    Woooooow

  • @faadumosaleyman7671

    @faadumosaleyman7671

    3 жыл бұрын

    @@sumayoabdiqadir9128 6eg

  • @engrashka3510

    @engrashka3510

    3 жыл бұрын

    Legend mohamed deeyoo long life.

  • @faadumociise9618

    @faadumociise9618

    3 жыл бұрын

    @@salmayaxye7130 pppp8

  • @guurecadde6405
    @guurecadde64053 жыл бұрын

    Tusmooy Qaali baad tahee yaan lagu quursan

  • @heybehaji6396
    @heybehaji63963 жыл бұрын

    Dumarkeena waa qaali they deserve respect one love qalanjoyinkena Somaliyeed

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare83773 жыл бұрын

    1MILLION GOOR TAAD ARAGTO LIKE ISAAR 👌dadkaygow🙏👍🏃‍♀️🤲😂👍🙏💗🌏🌏

  • @abuudi1080

    @abuudi1080

    3 жыл бұрын

    waa gaartay lol😅

  • @maxamedbare8377

    @maxamedbare8377

    3 жыл бұрын

    @@abuudi1080 thnks lipaax🙏🙏

  • @nimcocismaan2678

    @nimcocismaan2678

    3 жыл бұрын

    💋💋💋💋💋💋

  • @luqumaansuleymaanmustafmac9307

    @luqumaansuleymaanmustafmac9307

    2 жыл бұрын

    👌

  • @inaabdulaaahi4040

    @inaabdulaaahi4040

    2 жыл бұрын

    5milion socotaaa😒

  • @naykoabdi950
    @naykoabdi9503 жыл бұрын

    Wow hees lagu taageerayo gabdhaheena soomaliyeed,qaali baa tihiine yaan la idin quudhsan. 🙏

  • @habeali5789

    @habeali5789

    3 жыл бұрын

    Masha alah

  • @najmadagan4425

    @najmadagan4425

    3 жыл бұрын

    Maaaasha allaaah

  • @Somali_flims
    @Somali_flims3 жыл бұрын

    Dalmar yare n nimcaam hilaac 💯🔥🙌🏼❤️ Labada fanaan ee USA xoraystay

  • @SWAHILINATION
    @SWAHILINATION3 жыл бұрын

    Brotherhood ✊🏿

  • @YuusufShuaib77

    @YuusufShuaib77

    3 жыл бұрын

    🙏🇸🇴

  • @mahadcalasow6528

    @mahadcalasow6528

    3 жыл бұрын

    Hello

  • @akirtulzaturki8119

    @akirtulzaturki8119

    3 жыл бұрын

    Thank you my African brother

  • @dadowaadan2123

    @dadowaadan2123

    3 жыл бұрын

    Mayys

  • @dadowaadan2123

    @dadowaadan2123

    3 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🥰😅🤣🤩😋

  • @fatushey9695
    @fatushey96952 жыл бұрын

    Hestan wan jecadaly anigaa 🤣🤣🤣 viva gabdhahenaa🤞🤞😂😂❤️💫💯💞😥🥰

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said3 жыл бұрын

    Heestaan in ey Millions Gaareyso Hadaa Aaminsan tahay Like ta ha iLa dhaafin👍👈

  • @ismcabdi7814

    @ismcabdi7814

    3 жыл бұрын

    Nimcaan hilaac meel ujooge million way gaaree

  • @zainabaaydarus2969
    @zainabaaydarus29693 жыл бұрын

    The fast comenti Ha iga bakheylin likta Guys we love All💖💃🖤💓

  • @amalfarah1890
    @amalfarah18903 жыл бұрын

    Anigeyba igu socotaa iyo all our sisters. MashAllah dont let man to control us' viva. Love the song♥️♥️♥️ be strong ladies♥️♥️

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame73103 жыл бұрын

    Dhiiri galin ku socoto hablaha soomaaliyeeed👏👏

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe12733 жыл бұрын

    Inta ila aragta iney heestan safiya tusmo ku socota LIKE iiii saar😀🔥

  • @kingmohamed7416

    @kingmohamed7416

    3 жыл бұрын

    Mel walbo maiga horeysaa yac adaaa

  • @techblack414

    @techblack414

    3 жыл бұрын

    @@kingmohamed7416 anaa kula qaba warkaa walaahay meel walba wey taagan tahay qoftan

  • @bilebeerka1341

    @bilebeerka1341

    3 жыл бұрын

    Adba waa kugu socotaa ee kala kiciska jooji

  • @farhanmahdi5810

    @farhanmahdi5810

    3 жыл бұрын

    Bbbbbbb

  • @anisocali68

    @anisocali68

    3 жыл бұрын

    @@kingmohamed7416 mails aragty wftn

  • @sadiyanur9351
    @sadiyanur93513 жыл бұрын

    Girls this song is for us don’t let Guy treat you the way they want to treat you…….

  • @mowliidkaadali70

    @mowliidkaadali70

    3 жыл бұрын

    Tnkz my quen

  • @nimcoabdi7358

    @nimcoabdi7358

    3 жыл бұрын

    Absolutely abyo I do agree with you and ladies should value themselves always.

  • @Najwadro915

    @Najwadro915

    3 жыл бұрын

    True walahi

  • @naemaj4616

    @naemaj4616

    3 жыл бұрын

    ❤️👏🏽🎉

  • @hafsaabi8871

    @hafsaabi8871

    3 жыл бұрын

    True❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan30173 жыл бұрын

    Dad baa leh heestan safiya tusma oo kaliya loo sameeyey ader hablaha somaliyeed oo dhan baa loo wada sameeyey😏😏 💪❤🙋‍♀️🤩 qaali bad tihiin faarax lugo baasto yuu ku quudhsan

  • @faaraxnuur8259

    @faaraxnuur8259

    3 жыл бұрын

    Maxaa iga rabtaa walaley, Lugaheyga waa weyn waaye, Baasto cml ma ahane !!!

  • @msscaato3976

    @msscaato3976

    3 жыл бұрын

    @@faaraxnuur8259 😂😂😂

  • @waryaasomali

    @waryaasomali

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @amiiraadan3017

    @amiiraadan3017

    3 жыл бұрын

    @@faaraxnuur8259 🤣🤣🤣🤣qosol iguma hadhin wlhy qoralkeyga iyo adiga maxa isku ka soo beegmay faaraxow nin aanu magac wadaganan wad tahaye 《farax》 baa ley dhahaa ana amira waa magaceyga labaad🤪😆🤣

  • @mohayusuf5431

    @mohayusuf5431

    3 жыл бұрын

    @@amiiraadan3017 hhhh huno ila soo hadal

  • @yourmajestytheinternetuser
    @yourmajestytheinternetuser3 жыл бұрын

    This is yet another masterpiece from the legends.🇸🇴 💙

  • @Abdiqani_Abadir
    @Abdiqani_Abadir3 жыл бұрын

    Ragba is Helay S0MALI Legends❤

  • @som2323
    @som23233 жыл бұрын

    Two legends Heestan iney milion Gaareyso shaku kuma jiro💜

  • @farxanmaxamed6546
    @farxanmaxamed65463 жыл бұрын

    Hadad dumarkeena somaliyed respect uhayso like saar

  • @alahmadosman7387
    @alahmadosman73872 жыл бұрын

    Intiii hooyo u joogto ilah jinadii wada geeyo amiin

  • @Nina2019
    @Nina20193 жыл бұрын

    Heestan ine million gareyso hada ogtahay is muuji

  • @ikraanmohmed1853
    @ikraanmohmed18533 жыл бұрын

    Heestaa wxd modaa in ay aniga iga hadlyso runtii 🙏🥰🤦‍♀️

  • @fadumomohamed6459

    @fadumomohamed6459

    3 жыл бұрын

    Abaayo dad badan ayay taabanaysaa dumarka soomaaliyeed dhan ayay lahadlaydaa

  • @qalijamagulled9053

    @qalijamagulled9053

    3 жыл бұрын

    Ikraan mohmed me too abayo 😰😰😰😰😭😭

  • @mahamoudmohamed8259

    @mahamoudmohamed8259

    3 жыл бұрын

    Is adkay ikraaan

  • @deeqoahmed3802

    @deeqoahmed3802

    3 жыл бұрын

    Gabadha o dhana ey ka hadle

  • @ikraanmohmed1853

    @ikraanmohmed1853

    3 жыл бұрын

    @@qalijamagulled9053 😰😰

  • @fayemuse3621
    @fayemuse36212 жыл бұрын

    Love the way they present the song 👍🏼 Every woman should be respected 🤗

  • @hassankafio1262
    @hassankafio12623 жыл бұрын

    Inta dumarka xushmaysa rabi ha xafido ☝️🥰👍

  • @khadarbowy6204
    @khadarbowy62043 жыл бұрын

    Heestan 15milion weey gareey inta qabta like is muujiya💪

  • @abshirmahad2542
    @abshirmahad25423 жыл бұрын

    Qaali Baatahy Yan lagu quursan😍👸🏻Dumarka soomaliyed. Like ta inta gadashey imaday👍

  • @abdilaahiqadarofficial
    @abdilaahiqadarofficial3 жыл бұрын

    Laxanka iyo ereyada liibaan door walee waa wax kale fanaan laxamiiste iyo abwaan wax kale

  • @barbie8696
    @barbie8696 Жыл бұрын

    Ereyada nimcaan hilaac indha ii kala fureen😢 inaa horey usocdo waaye

  • @saaqeyboss5613
    @saaqeyboss56133 жыл бұрын

    SAFIYO TUSMO ragaan ayaa difaacayo 2 legends heesta Cajuun ayey ku socotaa😂😂😂

  • @bilebeerka1341

    @bilebeerka1341

    3 жыл бұрын

    Hhhhh saaqa meshaan xakasodontay

  • @moenlighted7681

    @moenlighted7681

    3 жыл бұрын

    Kuma saabsana heestaan ayada

  • @kordahap4016
    @kordahap40163 жыл бұрын

    Inta og Inay Safiya Tusma Loohesay ismuujiay😂🤣

  • @ruweidamohmud4353

    @ruweidamohmud4353

    3 жыл бұрын

    Kula qeybsan walwalkada qorshihisu ah xubnahaga🤣

  • @yaracasse8870

    @yaracasse8870

    3 жыл бұрын

    Wad xanunsantahay

  • @mustafehayaan8529

    @mustafehayaan8529

    3 жыл бұрын

    heetanmi somaliland iyo gobolka awdal bay ku saabsantahay hhhhhhhhhhh

  • @fatima72268

    @fatima72268

    3 жыл бұрын

    @@mustafehayaan8529 walaashaa bay ku Saabsantahay

  • @saadaelmi6634

    @saadaelmi6634

    3 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @yaasindaahir701
    @yaasindaahir7013 жыл бұрын

    Two weeks kadib hadii ad dhagaysaneysid ado horay u arkay isku mid nahay ismuuji 😂

  • @maankachannel6003

    @maankachannel6003

    3 жыл бұрын

    Hadaan dhageeysanooyaaa waana arkaayay

  • @user-rf1tn8uj2i

    @user-rf1tn8uj2i

    2 ай бұрын

    2year kadib

  • @amuncali7307
    @amuncali73073 жыл бұрын

    Hees hees dhaaftay iyo fanaaniin professional ah. Wow

  • @ibrahimtrezz8758
    @ibrahimtrezz87583 жыл бұрын

    Wow two legend wad na chiden from Djibouti 🇩🇯 is mujiya

  • @missjama2027

    @missjama2027

    3 жыл бұрын

    Waan jogna huno 🇩🇯

  • @bellasisou1044

    @bellasisou1044

    3 жыл бұрын

    Waana kan kula joogna walaal 🇩🇯💙🇩🇯💙

  • @user-im4nd5eg4q

    @user-im4nd5eg4q

    2 жыл бұрын

    dirnimo 😉🤍

  • @hennamedia4753
    @hennamedia47533 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭Heestan waxaad moodaa aniga in ay IGA hadleyso

  • @amuunapdixakiim6573

    @amuunapdixakiim6573

    3 жыл бұрын

    😭😭😭

  • @Ahmedjib

    @Ahmedjib

    3 жыл бұрын

    Iminka miyaad qafilantahay? 😂

  • @nawaalcllaahi3204

    @nawaalcllaahi3204

    3 жыл бұрын

    @@Ahmedjib kkkkk

  • @kadishmaow9670

    @kadishmaow9670

    3 жыл бұрын

    Qurankaa Alle aqrisoo waddaremii dontaa xasilonii In Sha Allah

  • @bilanhussein2782

    @bilanhussein2782

    3 жыл бұрын

    Wad ka baxeysa abyo insha allah Illhey talo saro

  • @Ayaancadaawe
    @Ayaancadaawe9 ай бұрын

    Walaahi heestaan meelbay igataabatay asxaabeey❤❤❤❤❤ wixii_Dumara ismuujiya ❤❤❤🎇🎇🎆🎆♥️

  • @sahrabeauty5126
    @sahrabeauty51262 жыл бұрын

    Been searching this like forever finally found YOU!! So inlove with this song!!! 😍😍😍

  • @khalidfatah2015
    @khalidfatah20153 жыл бұрын

    Seedigaa Dalmar yare ayaad hees shidan lasoo Qaadey Nimcaanow ❤️

  • @kordahap4016

    @kordahap4016

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkk Oo yaa kuyir Nimcaan Naag Sheekaaluu Qabaa

  • @ayannur3929

    @ayannur3929

    3 жыл бұрын

    Nimcaan inaadeeeyiibuu qabaa

  • @khalidfatah2015

    @khalidfatah2015

    3 жыл бұрын

    @@kordahap4016 Dalmar yare wuxu Qabaa gabadh Samaroon ah oo nimcaan isku reer yihiin. Nimcaana wuxu Qabaa gabadh Dhulmahante ah. hada ma ifahamtay

  • @farhiyacali9184
    @farhiyacali91843 жыл бұрын

    😭wlh waqti aad iigu adag heestaan soo baxday tnx fanaankeyna NIMcaan iyo dalmar

  • @nolashawaasamir9849

    @nolashawaasamir9849

    3 жыл бұрын

    Abaayo wa ka gudbeysa aniga 2yrs ago aye dib iicelisay

  • @mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
    @mukhtarmohamedcolhayecilmi43653 жыл бұрын

    Nin dheer iyo nin gabaan wan idin salamaya sxb hablha in la xumeeyo waa xaaasha , karbasha raga hablha xumeeya , ilove hablaheena somaliyeed✅🏖💬❣

  • @asmamaxamed5021
    @asmamaxamed50213 жыл бұрын

    heestani waxd mooda inay aniga igu socoto🤦‍♀️😭😭

  • @arsenalshorts5713

    @arsenalshorts5713

    3 жыл бұрын

    😢

  • @anfacilwaad2056

    @anfacilwaad2056

    3 жыл бұрын

    Ani xitaa😢😿👰

  • @faadumomudhaahir2024

    @faadumomudhaahir2024

    3 жыл бұрын

    Aniga xitaa

  • @feetaroboyofficial6237

    @feetaroboyofficial6237

    3 жыл бұрын

    Sorry gabdhahena😭

  • @mohamed6401

    @mohamed6401

    3 жыл бұрын

    Marwalba waxaad ogaatan nolosha in ay gacantina kujirto oo adiga lee wax kabadaLi karo. Sorry to you girls!.

  • @ilhaanraahoofficial2003
    @ilhaanraahoofficial20033 жыл бұрын

    Safiya Tusmo Quruxeey Qaali Baad Tahaye Yaan Lagu Quudhsan Nooso Noqo Noo Soo Duub Aflaantii iO Riwaayadihii

  • @hafsaabdirahman8627

    @hafsaabdirahman8627

    3 жыл бұрын

    Bal iisheeg meesha ay ku qoranthy tusmo

  • @ilhaanraahoofficial2003

    @ilhaanraahoofficial2003

    3 жыл бұрын

    @@hafsaabdirahman8627 Meelna Kuma Qorna Balse Heestu Waxay Kahadlaysaa Iyada iO Qaar Lamida Oo Waa Dhiirigalin Midakle Anigu iyada Barnaamijyadeeda Waan Kuxidhnahay ilaa Wakhtigii Falkaasi dhacay ilaa iminkana wax cusub Kama Arag Khasab igumay ahayn inaan Sidan Kuugu Jawaabo Ogoow inantaay

  • @hafsaabdirahman8627

    @hafsaabdirahman8627

    3 жыл бұрын

    @@ilhaanraahoofficial2003 wa sax iyada iyo qaar lamida way ku socotaa ee waxan is idhi malaha adaan arkyn oo meelbay ku qoran thy in loogu talo galay

  • @ilhaanraahoofficial2003

    @ilhaanraahoofficial2003

    3 жыл бұрын

    @@hafsaabdirahman8627 Mya wllo Qlli Ana Sikalaan Mooday Inaad Toos ila daba socotid baan mooday sorry🤣

  • @sohansiman06

    @sohansiman06

    3 жыл бұрын

    @@ilhaanraahoofficial2003 Oo maxad samen lahy 🤣🤣🤣

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh14133 жыл бұрын

    adoo qalanja maxaa ku qayiray quruxdada maxaa ku qaribay Maxaa ku qafiifiyoow ku qufulay nimaan ku qadarinin maxaa kugu qoray qaali baa tahee yaan lagu quursan saxiix ✅ Laba fanaan kala liidan Keep going libaan jama 🚶‍♂️

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi92623 жыл бұрын

    Incroyable voix @dalmar 🥰🥰...nimcaan ❤ Vous êtes au top guys

  • @abdihakimbare8937

    @abdihakimbare8937

    10 ай бұрын

    Hi

  • @garissacounty0072
    @garissacounty00723 жыл бұрын

    Dumarka soomaaliyee d aniga ayaa jecel nolaada❤❤❤❤❤❤❤

  • @yaxyecalicaalin8145
    @yaxyecalicaalin81453 жыл бұрын

    Adoo qalanja maxaa kuqayiray Quruxdaada maxa qaribay Maxa kuqafiifiyo kuqufulay Niman kuqdrin maxa kuguqoray Qaalibatee yanlaguquursn ،👍👍👍👍👍👍👍👍 War hadaad maqleysan waalidinlahdlau Qa

  • @shafieatam1133
    @shafieatam11333 жыл бұрын

    team nimcaan ♥️🙏🔥 like

  • @Aragsanahned1558
    @Aragsanahned15583 жыл бұрын

    Wow amazing, thanks for this song guys🙏🏾😍

  • @quizzes1_
    @quizzes1_3 жыл бұрын

    Qali baa tahey yaan lagu quursan🌚❤ Two legends🔥😍

  • @dalmaridow7040
    @dalmaridow70403 жыл бұрын

    Hablahena Somaliyed hees U qalanto waa tan oo qaali ah ninkii fahmaya fahmay

  • @nasriinamagan5738

    @nasriinamagan5738

    3 жыл бұрын

    Ay bro🤒 Thnkz❤

  • @qadarabdiqaadir8160

    @qadarabdiqaadir8160

    3 жыл бұрын

    Waa runtaa

  • @hoyadaiyodhalanka897

    @hoyadaiyodhalanka897

    3 жыл бұрын

    Thanks abowe

  • @nasrudiinabdiwahid9233
    @nasrudiinabdiwahid92333 жыл бұрын

    Dheeraantii oo qof ah Dalmar Yare Iyo Gaabnidii oo Qof ah Nimcaan Hilaac😀

  • @faizfrankie8659
    @faizfrankie86592 жыл бұрын

    This song is just a masterpiece all somali ladies should take it (message) to heart

  • @Layla6793
    @Layla67933 жыл бұрын

    Qaali baa tehee yaan lagu quudhsan. Alleylehe Karbaash ka timi Tol iyo Xidid! There’s nothing you can do about it!

  • @Sakariajama
    @Sakariajama3 жыл бұрын

    DaLmar + Nimcan=🔥Wx kle wllhi🙋‍♂️

  • @xafsiinamahamut9271
    @xafsiinamahamut92713 жыл бұрын

    Heestan Gabar Wlpo Ciilan Be Ku Socota😰Nimaan Ku Qadarin Mxa Kugu Qore🥺❤✌🏿

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim72923 жыл бұрын

    Two legends Nimcan &Dalmar ❤️❤️❤️🥰🥰😍🔥🔥

  • @abdulsalamahmedsheikh3661
    @abdulsalamahmedsheikh36613 жыл бұрын

    1 week 1 Million 🔥🥰❤

  • @shukrimuusemaxamuud6348
    @shukrimuusemaxamuud63483 жыл бұрын

    Labo legend is heley wan tagera ani nimcaan hilaac iyo dalmar cdowgiina ha jabo😍

  • @Muheyma
    @Muheyma3 жыл бұрын

    Qurshihiisu ahaa xubnahaaga 🥺🥺

  • @cabdirisaakck8610

    @cabdirisaakck8610

    3 жыл бұрын

    Iska ilaali kaas😏

  • @Muheyma

    @Muheyma

    3 жыл бұрын

    @@cabdirisaakck8610 igu haley abowe i.a mahdsanid

  • @cabdirisaakck8610

    @cabdirisaakck8610

    3 жыл бұрын

    @@Muheyma insha alaah wax dhip eh markeysid🙏🙌🤲🤲

  • @mohamedabdalla2024
    @mohamedabdalla20243 жыл бұрын

    Ninkasto ooo dumar dhibo ee kusoctaa alloow dumarkeena dhowr amiin

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial6773 жыл бұрын

    Always two legend 👍 Nice song😍🌿👍

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle3 жыл бұрын

    Two legends Nimcaan hilaac Dalmar yare ❤❤💯💯🔥🔥🔥❤❤🔥🔥🔥😍😍

  • @zhaficiqiireeye
    @zhaficiqiireeye3 жыл бұрын

    Ninkii fanka somalida ugu dheera iyo ninkii ugu gaabnaa oo wada heesaya.😂😂 One love fanka somalida..♥️

  • @khadarsomali498
    @khadarsomali4982 жыл бұрын

    Two legends ❤😍😍Love this Song Viva Gabdhaha Somaaliyeed💯🙏💋 🤩Dumarka waa farxadena mar walba 💖Somali girls ♥️Masha Allaah

  • @axmedsijuu1564
    @axmedsijuu15642 жыл бұрын

    Fantastic collabo&even better lyrics amazing.

Келесі