Dalmar, Kabayare, Caaqil, Sahruuja, Mahad, Iskalaaji iyo Sahra Heestii Dib Ucuraasho Somalia

Фильм және анимация

Heestii Dib Ucuraasho Somalia Fanaaniinta North America HD
Erayadii Cabdi Malik Qiiro Jaceyl
Laxanka Abdi Aziiz iskalaji
Music By Santana
Xogmaal

Пікірлер: 699

  • @apdullali9846
    @apdullali98462 жыл бұрын

    Doona Qarankii lumay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ....War Somaliyeey United an noqono ...oo shisheeye iyo cadow an iska celino ....anagoo mid ah ...Somalia HANOOLATO 🇸🇴...🥰🥰❤

  • @xharmacade4362

    @xharmacade4362

    Жыл бұрын

    🙏😰😰😰😰😰

  • @mubarakmohamud5522

    @mubarakmohamud5522

    Жыл бұрын

    Inta ugu qirada badan leh ilmeyey allow naga qabo cadowga 😢

  • @FaysalAbdiFaysal

    @FaysalAbdiFaysal

    5 ай бұрын

    Somali haisraacdo Waaye.. taliyow. Wey noshahy somalia 😮😊

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim16894 жыл бұрын

    Masha alaah runtii waa hees icajabisey oo qofwalaba dhiik soomaaliya kujira weyquseysaa ilaahay dalaka iyo dadkaba nabad hanooga dhigo aamiin yaarabi🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤👍🏻

  • @user-eb5ow4sw9t
    @user-eb5ow4sw9t7 ай бұрын

    Doona qarankii lume weeyee somalia is one no more two 🇸🇴❤

  • @deeqaahmed6820
    @deeqaahmed6820 Жыл бұрын

    Maxaa ka qurux badan dowladnimada iyo inaad aragto kaliya 🇸🇴🇸🇴 oo aan reer reer lagu dhaqmeyn ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴. Ilahay sharafta iyo qiimaha somali ha soo celiyoo Allahuma Amiin ya Allah 😭🤲🏽.

  • @fadxamaxamed

    @fadxamaxamed

    5 ай бұрын

    Manshallah allow nabd nasii

  • @mohamudally6384

    @mohamudally6384

    2 ай бұрын

    Amin ❤

  • @natashamaxamed1871
    @natashamaxamed18712 жыл бұрын

    Hestan inti manta so xasusaty lik sara🇸🇴🇸🇴🇸🇴somaaliyaa guuul insha allah

  • @nacimohassan9237
    @nacimohassan92375 жыл бұрын

    Dadkaygoow is raaca weye doona qarankii lumay weye 👌👌👌👌👌💖💖💖

  • @user-uk4hb9bj4c

    @user-uk4hb9bj4c

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️

  • @oraahsamelyrics7205
    @oraahsamelyrics72054 жыл бұрын

    Omg 😥😥 Doona Qarankii lumay weeye Hadaalina CodsiGu weeye Wlah waan Qiirooday ilaahow Soomali oo mida Oo Midoowday itus✋✋

  • @RaxmoshariifMaxamed

    @RaxmoshariifMaxamed

    4 ай бұрын

    Aamin

  • @mohammedawke500
    @mohammedawke5006 жыл бұрын

    Wabari two allow idin dhawro salan kal iyo laab ah from Hergeisa one love fanaaniinteena

  • @abshirlove196
    @abshirlove1964 жыл бұрын

    qofkii dqawanayaa 2020ka like haisaaaro one day waxan.noqn doonaaa madxwaynaha somaliya insha allah qofkii jecel wadankiisa hooyo like haisaaaro

  • @hamdi.

    @hamdi.

    4 жыл бұрын

    Aniga Bish 4aad😄😁😁😁🤣

  • @fahmafahma1614

    @fahmafahma1614

    4 жыл бұрын

    Masha

  • @mohamedaliow4538
    @mohamedaliow45382 жыл бұрын

    Big love 😍 frm 🇬🇲 am Somali ( GARRE) Somali hanolato 💪

  • @ailow21alize67

    @ailow21alize67

    2 жыл бұрын

    I am also garre from USA

  • @geeska25

    @geeska25

    2 жыл бұрын

    Garre beele Somali wayn laga hadlaa ee Qabiilkaada ina adeerada Uuun kula bashaal

  • @alifaras6970

    @alifaras6970

    2 жыл бұрын

    Sijalada gurba 🤣

  • @calibinturab0984

    @calibinturab0984

    Жыл бұрын

    Unity

  • @mahrezdepio7848
    @mahrezdepio78486 жыл бұрын

    wixi somalia jacel like igu qabta

  • @xiisx.x.xxuseen9016

    @xiisx.x.xxuseen9016

    4 жыл бұрын

    I

  • @cabdikariimdaahir2379
    @cabdikariimdaahir23795 жыл бұрын

    Qaybta Dalmar iyo Kabayare 💗💗💗💗💗

  • @AhmedAhmed-us3ll
    @AhmedAhmed-us3ll4 жыл бұрын

    MURUSADE 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 somalia hanolato 💪💪💪💪💪💪💪

  • @raabicaayatulah5186

    @raabicaayatulah5186

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 murusadoo hees xita maqabil baad latagantihin so fuuny Dad xil kucusub wad u egtihin

  • @tarabimusic

    @tarabimusic

    Жыл бұрын

    Heesta macnaheeda MAFAHMIN miyaa

  • @cabdixafiidcali6614
    @cabdixafiidcali66145 ай бұрын

    Farxiyo iska fiiriya dareeyska dumar waa diiday ee ragey wax la qeybsataa gobanimo ❤❤❤❤

  • @mohanzo2381
    @mohanzo2381 Жыл бұрын

    Waaan qirooday wlhi ilaaahayow dalkena no hagaaji in shaa Allah dalkena oo nabad ah maalin un waaala arki doona 😪😪😪😪

  • @simanincabdisimaanincabdi8000
    @simanincabdisimaanincabdi80005 жыл бұрын

    2019 anba ku heestaa tan hees jirto😗😗😗😗😗😍😙😙

  • @maxamedlaaskaawi

    @maxamedlaaskaawi

    2 жыл бұрын

    2022 DawanaYa ani

  • @ikranrashidi9100

    @ikranrashidi9100

    Жыл бұрын

    @@maxamedlaaskaawi same 2022🥺

  • @maxamedlaaskaawi

    @maxamedlaaskaawi

    Жыл бұрын

    @@ikranrashidi9100 lkn wan ka niyad jabay dalka wayo madaxweynihii Aanu rabnay lama dooran 😥😥

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu40966 жыл бұрын

    Mansha allah Allow sharafta umada somaliyed kor u qad

  • @abdullahiabdi9758
    @abdullahiabdi97582 жыл бұрын

    Kapayare wlhi masha Allah cod kaaga wlhi wax kale cadawgaaaga cagta kahooos sweet ♥

  • @mokismao6721
    @mokismao67215 жыл бұрын

    2019 inta ila daawanaysa Like ha iga ilaaaawim wll.

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun85267 жыл бұрын

    Maash alhaa ilaahy soomali Nabad iyo Caano iyo barwaaaqo Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin

  • @iyalhass4179

    @iyalhass4179

    5 жыл бұрын

    2z

  • @user-sr3cg3kj7y
    @user-sr3cg3kj7y2 ай бұрын

    Rabbi hanaga dhigoo kuwii walallo midowey noqdo oo qalbigooda xuman ka xaaran oo calamka wax laqeybsado. Alle hana mideeyo dhamantena. Ammeen Yaa rabbi.

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim86 жыл бұрын

    fanaaniin jirto ilahay ha indaayo noolada calankeygoow jir oo joog

  • @engsadiiqsdiiq8137
    @engsadiiqsdiiq81372 жыл бұрын

    farhiya best style and golden voice

  • @sabarinahmed3305

    @sabarinahmed3305

    Жыл бұрын

    Sami🥺🫀😫

  • @aaminaabdi9088

    @aaminaabdi9088

    11 ай бұрын

    Yess❤

  • @shcabduqaa6837

    @shcabduqaa6837

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shcabduqaa6837

    @shcabduqaa6837

    9 ай бұрын

    M.a❤❤❤

  • @abdirisakmohamoud1772

    @abdirisakmohamoud1772

    7 ай бұрын

    Really farxiya has the best voice 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @zakiahmedjr4981
    @zakiahmedjr49816 жыл бұрын

    Hormarnaye somali weye dareenki wadani iyo dunida somali ogow weye culuma u dinkiyo haldowrki islamki dacada badiya weye 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @naadiyafeysal7587

    @naadiyafeysal7587

    6 жыл бұрын

    Zaki Ahmed Jr knnnnjbb njnjjjnnnnnnfccyuutttyyyyiuuupppyhheeeeyyyyuuuuopoooolo nnnnkk

  • @abdulqadirsalim8594

    @abdulqadirsalim8594

    2 жыл бұрын

    CADAALAD AAWEEY IN SKOMAALI DAKAL AYSAN U DHALAN AYEY DUKAAMO GURYO IYO GANACSI KU MARKAAN 31 SANO AYA BA IYO HALAAG MUQDISHO JA JIRTA

  • @abdulqadirsalim8594

    @abdulqadirsalim8594

    2 жыл бұрын

    Ba IYO HALAAG GURI XARAAN KU heetste SIDA SHINGAANI IYO XAMAR weyne

  • @Amaana_College

    @Amaana_College

    Жыл бұрын

    Hada kwrn sxb

  • @amaalabdeeq501
    @amaalabdeeq5016 жыл бұрын

    hanbalyo wllhay rer Somalia runtii jeceliyaa nabadina 💕✌ from Somaliland

  • @nabadatv6128

    @nabadatv6128

    6 жыл бұрын

    Amaal Abdeeq thanks walal

  • @hooyomcnewankujclhay1019

    @hooyomcnewankujclhay1019

    5 жыл бұрын

    Fadomo

  • @fatimamahamud5302

    @fatimamahamud5302

    5 жыл бұрын

    Thanks wllo wan ka qabna

  • @mulaxoabdi7089

    @mulaxoabdi7089

    5 жыл бұрын

    @mailtprayer

  • @AmiiroAmiiro

    @AmiiroAmiiro

    5 жыл бұрын

    Amaal tnks wllo from muqdisho

  • @abdifatahloveogadenia15
    @abdifatahloveogadenia155 жыл бұрын

    Wixi dhalad ah like maniga tugaa wa idin sidee viva somalia🌇🌆🏬🏩🏩🏣🏫🏥🕋🕌🏙🏘🏟🏛🏖🌋🌎🌍

  • @idirisaxmed1659

    @idirisaxmed1659

    5 жыл бұрын

    ABDIFATAH LOVE OGADENIA My

  • @fatimokhadarcalibar4019

    @fatimokhadarcalibar4019

    4 жыл бұрын

    Mnsh allh

  • @maxamedbootaanaxmed2147

    @maxamedbootaanaxmed2147

    4 жыл бұрын

    @@idirisaxmed1659 ý⁰⁰9⁹0

  • @hanisicid7140

    @hanisicid7140

    4 жыл бұрын

    Guul walal qali

  • @ibrahincisman3013

    @ibrahincisman3013

    3 жыл бұрын

    @@fatimokhadarcalibar4019 N

  • @butterfly_n42
    @butterfly_n42Ай бұрын

    🥺😭walhy mrkn maqly erayda wn jiriricooday allow dadkyga iyo dalkyga dib iskgusoo celi🥹🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴SOMALIYDII WEYNEYD BAAN RABNAA MRKLE

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud57222 жыл бұрын

    dalmar respects farhiya , best buudy ever looks how calm he gives the microphone .

  • @abdikarimmaalinguur5318
    @abdikarimmaalinguur53185 жыл бұрын

    2019ka inta ila daawaynaysa like iyo subscribe iskugu kay dara🇸🇴

  • @caaqilyare9083

    @caaqilyare9083

    5 жыл бұрын

    Waan kuu saaray

  • @ismahaankaahin9366

    @ismahaankaahin9366

    5 жыл бұрын

    Waan kuu saaray

  • @kamlaofficial5343

    @kamlaofficial5343

    5 жыл бұрын

    C/kariim Dalmar Hye adnh nosar

  • @saabiriinacadeybintuabdica455

    @saabiriinacadeybintuabdica455

    5 жыл бұрын

    Anigiyo somali dhamantod

  • @saabiriinacadeybintuabdica455

    @saabiriinacadeybintuabdica455

    5 жыл бұрын

    @@caaqilyare9083 Ok

  • @hashimmuse6591
    @hashimmuse65913 жыл бұрын

    iskilaaji iyo caaqil best voices

  • @mubarakmohamud5522

    @mubarakmohamud5522

    Жыл бұрын

    For me iskalaji iyo kaba yare and dalmar got golden voices cadi Masan

  • @abdirashidmahamed9947
    @abdirashidmahamed99474 жыл бұрын

    Heesataan waa hees dhiigeena diirinaysa waxaan ilaahay ka baryayaa dhamaan somali inta afkeeda ku hadasha oo gacmaha is qabsada. Gartana inaan bad baadino dal iyo duunyo inta naga soo hartay guulaysata meel walbaad joogtaan.

  • @sadiiqmohamoud9122
    @sadiiqmohamoud91224 жыл бұрын

    Wllhi waan qiiroodey waxan soxasuustey waayo iyo maxd siyad bare illaahey ha idin xifdiyo fanaaniinta somaliyeed Masha allaah

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    3 жыл бұрын

    Kacaankii Somaliya burburiyay maxaad uso xasuusatay ma America ayaa Somaliya kuula eegatay 🤠

  • @user-amshingaani

    @user-amshingaani

    9 ай бұрын

    WAA IN DHAMAAN LAGA SAARA XAMAR WEYNE IYO SHINGAANI HABAR GIFIR IYO MOORYAANTZ 7.8.2023 A.M.SALIM SHINGAANI

  • @user-amshingaani

    @user-amshingaani

    9 ай бұрын

    ​@@mahamedaden7237WELI XOOG AYEY KU HE BEESHA HABAR GIDIR IYO MOORYANTA SHINGAANI IYO XAMAR WEYNE WAAN LAGA SASRA DHAMAAN 8.9 2023

  • @Xulkaqaraamka

    @Xulkaqaraamka

    3 ай бұрын

    ​@@user-amshingaaniWaad riyooneysaa ee hurdada kakac HG waa madaxdada iyo indhaha bulshada waana ragga xornimada aad maanta haysato kuu keenay !! American oo ku adoonsanaya kaa dulqaadday, Marka ma ahayn inad Hadalka cuqadada ah soo comments garaysid waxay ahayd inaad u mahad naqdid, Kuna bogaadisid waxa san ee ay kuu horseedeen.

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 Жыл бұрын

    Dalmar zahruuja kabayare iyo iskilaaji baan ka grtay inta kale igu dara😢

  • @almoakram6090
    @almoakram60904 жыл бұрын

    soomaali markeey wada jiraan calanka baluuga ah kor u qaadaan waan qiiroocdaa maashaa allaah

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane73835 жыл бұрын

    Dadkaygoow is raac weeye Noqda ul iyo diir weeye U diirsada nasrigu weeye Doona qarankii lumay weeye intaas ayaa iga gadantay aniga Kabayare %%%%%

  • @adeshkademohaz4024

    @adeshkademohaz4024

    5 жыл бұрын

    Dadk

  • @adeshkademohaz4024

    @adeshkademohaz4024

    5 жыл бұрын

    Wek

  • @ahmedyaredhanaane7383

    @ahmedyaredhanaane7383

    5 жыл бұрын

    @@adeshkademohaz4024 👍

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta98182 жыл бұрын

    Heestani sikastaba wa u hees qaran qabiil ka dhimani wuu yaryahay 😂🥰

  • @fadumoali7300
    @fadumoali73006 жыл бұрын

    Sacdiyo Farah Walaal waad mahadsan tahy laakiin wadanka ilaahay ha noo soo cesho isaga oo nabad ah Somaalia oo dhan Guuuuuuuuuuuuuuuuuul,iyo Gobanimo

  • @a.msalim2720

    @a.msalim2720

    5 жыл бұрын

    Dalka eaxaa dimiyey imadiisa xasuuqey caydiid 1 milyan wax fhintay wax bahi fhishey wax bada ku dhinten habar hidir guryahayna shongaani iyo xamarweune xoog aya ku herstan abdulqadir dhingaani

  • @user-amshingaani

    @user-amshingaani

    9 ай бұрын

    ​@@a.msalim2720CALAMKA WAXAN KA CODSANAYAA IN DHAMAAN LAGA SAARO GURYAHA XOOGA KU HEESTAN HABAR GIDIR IYO MOORYNTA SHINGAANI IYO XAMARVWEYNE

  • @hodmanqurux9164
    @hodmanqurux91644 жыл бұрын

    Kabayare iyo dalmar beejajkooda♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @samiasomalia3114
    @samiasomalia31145 жыл бұрын

    Mansha allah guulestah somaliyey

  • @calasow8893
    @calasow88932 жыл бұрын

    Viva Legends dalmar and farxiyo queen kabayre

  • @amalcabdi9897
    @amalcabdi98973 жыл бұрын

    Hawiyow israac weeye noqda ul iyo dil weeye💋💋💋

  • @sihamehussen7210
    @sihamehussen72104 жыл бұрын

    Mashaallah allah ha israaciyo somaliwan waan ilmeeya farxaddarteed waayo waayo sidii laga sheeken Jiray ayay sadashu usotaa amiin aamin dhaha

  • @HoyoHabiba-bc8nc
    @HoyoHabiba-bc8nc3 ай бұрын

    Farhiya Masha ALLAH Allow ku nabad yeel Amiin

  • @badmaceywaye233
    @badmaceywaye2332 жыл бұрын

    2022 still waan dhageysanoyaa isoo racaa qofka sanadka iladawanayo

  • @abdirahmanuutaan5122
    @abdirahmanuutaan51224 жыл бұрын

    Somalia hanolato liketa ha ila dhafin hdad jecshahay somaliya

  • @mohdmusa3880
    @mohdmusa38806 жыл бұрын

    Waaaaw! Doonaa qarankii lumay weeyee!! Maanta dowlaad baan ahay, Dad israacsan baan nahay!!

  • @fadumoali7300
    @fadumoali73006 жыл бұрын

    Waa hees wanaagsanSomalia Guuuuuuuuul iyo Gobanimo

  • @qaaaliqanciso7879

    @qaaaliqanciso7879

    6 жыл бұрын

    Fadumo Ali mcnto insha Allah mar un dhibaaatada waan ka bixi donaaaa ilaaah wadanka hanoo hagaaajiyo

  • @user-ru1ge5nn4y
    @user-ru1ge5nn4y9 ай бұрын

    Yaa dawanaya 2023

  • @ibroozihussein1833
    @ibroozihussein18333 жыл бұрын

    Mashaa allah keep coming 🙏🙏🤲🇸🇴🇸🇴

  • @abshirmohamedali3521
    @abshirmohamedali35217 жыл бұрын

    mansha Allah kabayare fananad qaran adi iyo asxaab taada

  • @Abdifatah.vlogs7
    @Abdifatah.vlogs77 жыл бұрын

    sahruuja wax calanka ugaliyo bay waysay so nice😍 fananinta kale sido kwle

  • @aymanmaxamad7357

    @aymanmaxamad7357

    6 жыл бұрын

    Cabdifitaax Seef

  • @najmahilwa3017
    @najmahilwa30174 жыл бұрын

    Somalia i love you my country

  • @duniyoali2654
    @duniyoali26544 жыл бұрын

    Maan shaa alah waxaasaa hees ah ha is raaco wadankeena iyo dad keena inta xuna alaha soo hadeeyo aamiin

  • @redwankhalif9193
    @redwankhalif91936 жыл бұрын

    Waataa dalkii dagay 🇸🇴 maanta dawlad baanahay 🇸🇴 dad israacay baanahay 🇸🇴 isku duubanay baanahay 🇸🇴

  • @user-yw1ig5rv1o

    @user-yw1ig5rv1o

    5 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @ikraancaday2600

    @ikraancaday2600

    5 жыл бұрын

    Warunta m.a dalku manta nabad weye🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @deeqkhalifcali7732

    @deeqkhalifcali7732

    4 жыл бұрын

    😍🥰ina abo mcn 😘

  • @happyqueen5158

    @happyqueen5158

    4 жыл бұрын

    insha allah somali gool

  • @abdulqadirs4452

    @abdulqadirs4452

    2 жыл бұрын

    @@ikraancaday2600 ...nu

  • @safiyoabdirahman2231
    @safiyoabdirahman22316 жыл бұрын

    heestaan oo lyrics ayaan ubaahanhy wllaalayaaaal waa codzi

  • @anisasheikdon1961

    @anisasheikdon1961

    2 жыл бұрын

    dadku maanta nabad weeyee dib ucurasho qaran waeeyee bulsho dawlad dhaba weeyee dawgu horay usocod weeyee hadayicin samaha weeyee kudadaal waxqabad weeyee doorkaaga gari weeyee danta guud astee weeyee madaxdiyo xildoonkaw dawgaan maanta joognaaa darajadu uqalan weeyee daacad saar kursigu weeyee dadkaygaw israac weeyee noqda ul iyo diir weeyee kudirsada nasrigu weeyee doona qarankii lumay weeyee hadaalina codsigu weeyee waataaa dalkii dagay maanta dawlad baa nahay dal israacsan baan nahay isku duuban baan nahay daljiraha halgamayaw daafac maatadiinoo dareenkii wadaniyeedaw oo dunida ogow weeyee culuma awdiinkiyo wandarkii islaamkaa ducadiyo dikriga badiyoo ka dalbada ilahay diin wakaaa dalkii dagay maanta dawlad baan nahay dad israacsan baan nahay isku duuban baanahay meelo badan oon fahmi waayay baa jira

  • @aliderie5908
    @aliderie59085 жыл бұрын

    Woof waaberi stars somaliya hanoolata guuuuuul iyo gobanimo idinkuna noolada cadogu hanabo aaaamiiiiin yaa alaaah

  • @asfaft4562
    @asfaft45627 жыл бұрын

    waaaaaw masha allah💖❤👍👈

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi2 жыл бұрын

    Wakhtiga aan QoraY Qoralkani waa : 11/5/2022 hpeen arbaco so galaYso dorashadi somaliyana ka hadhsan thy 4Maalin kaliya Ax 😰😰😰Waan QiiroodaY markan heestan maqLaY iLaahow dalka noo hagaaji oo amni iyo dowlad nasii cadowgana naga QaBo 🙏🙏😥😥😥😥

  • @kaartostudio7585
    @kaartostudio75856 жыл бұрын

    Waaaaw viva somalia

  • @mohamudcusmaanmohamed2028
    @mohamudcusmaanmohamed20284 жыл бұрын

    M.a maanta dowlad baan nahay dad israacay Baan nahay 30ka June 2020 inta daawaneysa mahadsanidiin dhamaantiinba from kismaayo

  • @maxamedmaxamuud7768
    @maxamedmaxamuud77686 жыл бұрын

    mnsha allah waxaan u mahad naqayaaa zxbkey aad igu qali ah abwaan abdimalik qiiro jacayl oo midhahan runtii ku fara yaraystay mnsha allah sido dhmn fanaaninta aadka u qiimaha badan waan salamaya

  • @suleimanabdullahi397
    @suleimanabdullahi3972 жыл бұрын

    Horay usocdo dadkeeygow Allaha nabad iyo horumar idin siiyo in shaa Allah

  • @holllandboy4373
    @holllandboy43735 жыл бұрын

    Alaha dadkeena isku macaaneyo 💗khilaafka iyo dhibatada alaha naga dulqaado I love somalian people🌹💗

  • @drkhaire1787
    @drkhaire17875 жыл бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dalkyga jcliyaa meelkasta aad dunida tagto ma arkesid cideeni carafta badneed dalmar iyo kaba yare aya ugu shidan yaa ila qabo

  • @kafiadahir770
    @kafiadahir7706 жыл бұрын

    kabayare nollow

  • @saidbashka4490

    @saidbashka4490

    6 жыл бұрын

    Kafia Dahir hiiíi

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari4 жыл бұрын

    *VIVA **#SOMALIYA* *WE ARE ONE **#NATION*

  • @axlaamkahiye7990
    @axlaamkahiye79902 жыл бұрын

    Waka dalkii Dagay manta dowlad baan nahy dad iz raczan ban nahy izku duban baan nahy ayyy😘😍❤🤞

  • @saidismail5163
    @saidismail51637 жыл бұрын

    woooooow very brouwd song thank somali musical

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun59492 жыл бұрын

    FARXIYO KABAYARE FASAX BAAN KU JIRAA .WLL.DALMAR.IYO HOBALADA.KALLE. INA CUMAR DHUULE.WLL.HORE U SOCDAA 🤲🤲🤲

  • @mohamedabdullahiweheliye4989
    @mohamedabdullahiweheliye49894 жыл бұрын

    Woow masha allh I love you Somali ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ramcharanwiilhindi7478
    @ramcharanwiilhindi74787 жыл бұрын

    dadkeeygow israacay weeye kabayare fanaanad jirta

  • @AmiiroAmiiro

    @AmiiroAmiiro

    5 жыл бұрын

    Magacaanba kahely wlle lkn goobiya tahy dhanka magaca

  • @ckariingureeyarimaheena5769

    @ckariingureeyarimaheena5769

    5 жыл бұрын

    afsoomaali ma aqaantaa

  • @hodmanqurux9164
    @hodmanqurux91645 жыл бұрын

    Waa iga gadanthy heestaan💟💟💟💟💟

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi2 жыл бұрын

    best song I have ever heard🥰🥰🥰

  • @hackerboy4498
    @hackerboy44986 жыл бұрын

    qurux badanaa calanka somallia masha allah

  • @user-amshingaani

    @user-amshingaani

    9 ай бұрын

    WELI HABAR GIDIR IYO MOORYANTA XOOG AYEY KU HEESTAN XAMAR WEYNE IYO SHINGAANI WAXAAN KA CODSANAYA MADAXWEYNE IYO LABA XISBIGA DIMOQRADIGA IYO KAMHUURIGA IN GACAN NAGU SIISAN 😂IN DHAMAN LAFA SAARO GURIYAHA XOOGA KU HEESTAN HABAR GIDIR IYO MOORYANTA QABIILADA LAGA TIRA BADAN YAHAY A.M.SALIM SHINGAANI CIDA LEH

  • @dr-somaliqueen8716
    @dr-somaliqueen87164 жыл бұрын

    Wuuuuuw Mnsha allah p🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️

  • @cashoabdulahi6893
    @cashoabdulahi68935 жыл бұрын

    Masha allah farxad ilaqeebsada soomaaliweyn waa is raacday guuuuuuu

  • @crishiidmaxamed9121
    @crishiidmaxamed91213 жыл бұрын

    I LIVE SOMALIYA WALIGAA NOLOW 🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲

  • @nuur____barre

    @nuur____barre

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @cshakuurkhadarcabdi9755
    @cshakuurkhadarcabdi97552 жыл бұрын

    Masha allh allow somali mdkadhig nabadna sii

  • @nadirajamac9250
    @nadirajamac92506 жыл бұрын

    Kuwane ceb horumarka Wax kuwii tarabuunka dhstay allah QURUX badanaa Ilaahoow bio siyaadi

  • @biidhassan3443
    @biidhassan34436 жыл бұрын

    Masha Allah Kabayare

  • @ahmedyussuf9946
    @ahmedyussuf99466 жыл бұрын

    Mashallah all faninta somali wadane dab ah wayo

  • @miiganehyousufaxmed9989
    @miiganehyousufaxmed99894 жыл бұрын

    Mashaa allah

  • @rayaancabdi9306
    @rayaancabdi93064 жыл бұрын

    6:30 pm sunday 26 july 2020 yaa dawanaya best singers

  • @yasminmohamed668

    @yasminmohamed668

    3 жыл бұрын

    Sharma boy, king Ck,kill balil, iyo Nimco deyman

  • @xarago1960
    @xarago19607 жыл бұрын

    Thnx...good try....wejiyo xun are getting better maybe the more somalia gets better the better they are....guul somalia

  • @deeqkhalifcali7732
    @deeqkhalifcali77325 жыл бұрын

    Msha allah

  • @hodmanqurux9164
    @hodmanqurux91644 жыл бұрын

    Heestaan maba kadaalo ani ♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakimataan3512
    @zakimataan35122 жыл бұрын

    Wankaa dalkii dagay maanta dowladda baanahay dad isracsan banahay isku duuban baanahay ilahow riyada ino rumeey🤲

  • @fardosamusseismail4653
    @fardosamusseismail46536 жыл бұрын

    Xaqiiiq kaheley dalmar and farhiya.nolada

  • @idmancali2556

    @idmancali2556

    6 жыл бұрын

    Fardosm Musse Ismail

  • @idmancali2556

    @idmancali2556

    6 жыл бұрын

    Masha. Allah

  • @baarliinabdi3527
    @baarliinabdi35274 жыл бұрын

    Dalmar yare kobta xaaji keep going

  • @maymuunfagaase6704
    @maymuunfagaase67044 жыл бұрын

    2019 anaa Ku hysta I love somalia

  • @mounaibrahim6694

    @mounaibrahim6694

    4 жыл бұрын

    Asc soomaaliy guuleso mid maqa

  • @ustaadhmoshalichannel2321
    @ustaadhmoshalichannel23214 жыл бұрын

    My country i love you so much Somalia hanoolaato

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman32812 жыл бұрын

    Maansha Allah

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid86975 жыл бұрын

    Kaboyare we loved u wll u r a somalist Our Alisha keys... we have to beleive in somalism as our elders keenii dhalinta maanta we can live up that we need to wake up dhibta ummadeena iyo dalkeena iyo darxumada indhaha legu eegan Karin een dafaha iyo dacaladiisa ku daycanahay. Unionist, greater somalia, no qabiil what so ever maxaan ka dheefnay qabiil we r syl we r syc.... we r somali that is it. Ur weeye qabyaaladi Ufta qariya

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 Жыл бұрын

    Manta dowlad ba nahy dad is racsan ba nhy🥺❤️🇸🇴

  • @deqoabdalla1949
    @deqoabdalla19493 жыл бұрын

    Maasha, alllaa tabaarakalllaah, allaayabaarak fiikum.

  • @_wll____
    @_wll____5 ай бұрын

    We’ll come back our strong country💪guul somalia🇸🇴✊

  • @AnisotahliilXuseen
    @AnisotahliilXuseenАй бұрын

    Inta daawatay 2024 🤝iso raaca

  • @irinewafula8591
    @irinewafula85916 жыл бұрын

    Strong feeling song

  • @deeqaalimahmud4089
    @deeqaalimahmud40893 жыл бұрын

    Inshaa alah somalia hanolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdulRahman-dq8ig
    @AbdulRahman-dq8ig2 ай бұрын

    2024 ay iibaxday heestan halkaas iyo india inta so boqato like ixada

Келесі