Dalka Ugu Eber San Caalamka | Mongoliya Macluumaad Cajiib ah .

Dadkii juquraafiga jeclaa : maanta waxaan idiin wadaa macluumaad cajiib ah oo ku saabsan dalkaan mongoliya : macluumaad xiiso leh cajiib ah .. koobkaada shaaha ah xabadaada mala waxa ah yaa ahlan wasahlan
Mongoliya wadanka ugu ebersan caalamka
Dal aad dhihi karto lagumaba noolo
Waxaa macquul ah in aad asaabiic socoto adigoona hal qof arag .
dal maalin caalamka inta badan ka talinaayay : laakiin maanta aanan wax saamayn ah lahayn .. kaliye dhulk eber ah oo iska haawanaayo
Kaalay ila sawiro : banaadir waa gobolka ugu yar soomaaliya : waxaa ku nool qiyaastii 4 milyan
Hadii aan ku dhaho ka waran mangolia waxay ka weynatahy soomaali weyn oo dhan lkn waxaa ku nool ka yar inta muqdisho kaligeed ku nool :
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 314

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Жыл бұрын

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤

  • @Robot_B

    @Robot_B

    Жыл бұрын

    Magaca alle iyo like ta maxaa wadaajiyay. Magaca alle habarbardhigin like ta

  • @mohamedadamosman9499

    @mohamedadamosman9499

    Жыл бұрын

    Waa run walaahi

  • @HiboNoura-yi1og

    @HiboNoura-yi1og

    3 ай бұрын

    ​@@Robot_Bujjjuj7jj8u7injurious injunction0

  • @Eng.Saladomar
    @Eng.Saladomar Жыл бұрын

    Barnaamijyadaan waan xiiseenaa hadaad nala wadaagi kartid ugu yaraan halmar bishii waan soo dhaweeneenaa, inta ila qabto like ha saarto si loo aqbalo fikirkeena.

  • @Somalistarchannel12

    @Somalistarchannel12

    Жыл бұрын

    Waraa ninka lacagoow ka sameeyaaa youtube ka marka haduu bishii halmar soo galiyo halkuu lacag ka helaa?

  • @Eng.Saladomar

    @Eng.Saladomar

    Жыл бұрын

    @@Somalistarchannel12 sxb banaamijyada geograph ayaan kawadaa, maaha saa u fahantay.

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Жыл бұрын

    Dadka jecel juquraafiga like haila dhaafina😂❤

  • @casaancade001
    @casaancade001 Жыл бұрын

    Wejigaan quruxda badan ee iso eegaya waxan alle uga baryaaya asaga iyo waalidkii inuu janada ku kulmiyo walal subsrcibe isar🤕❤😊

  • @user-ch5xr8zd5t

    @user-ch5xr8zd5t

    6 ай бұрын

    Aamin

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Жыл бұрын

    Walaalayal Aduunka waa laga tagi doona ee Ilaah Halaga Cabsado Nabigana Halagu Saliyo Scw. ❤😊😞😞😭❤️‍🩹

  • @user-zk8bs1hn2m

    @user-zk8bs1hn2m

    Жыл бұрын

    Scw

  • @ahmedosmanshidane1840

    @ahmedosmanshidane1840

    Жыл бұрын

    Salallaahu caleyhi wasallam

  • @Golxjrdj

    @Golxjrdj

    Жыл бұрын

    Scw❤ Scw ❤ Scw❤ Scw ❤ Scw❤ Scw ❤ Scw❤ Scw ❤ Scw ❤

  • @liilbaliil_official1113

    @liilbaliil_official1113

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @maxamedaadan8422

    @maxamedaadan8422

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @sancho_8
    @sancho_8 Жыл бұрын

    fadlan ilaahy iyo rasuulkisaa hadaad jeceshay love saar❤❤🎉

  • @ZAKARIE44
    @ZAKARIE44 Жыл бұрын

    Muqaalada ku saabsan geography-ga isbuuciii halmar nooga dhig ustaad😊

  • @abdikqaderyasin9583

    @abdikqaderyasin9583

    Жыл бұрын

    ا زعازعتجتت من

  • @mohamedciro5237
    @mohamedciro5237 Жыл бұрын

    Oagaanho best youtuber somalia ❤ Codkaada halaasigaa iyo kahadlida mowduucyo muhiima keep going bro Ur good

  • @ahmeddaacad155
    @ahmeddaacad155 Жыл бұрын

    Ogaansho best youtuber in Somalia 🇸🇴

  • @yusufahmed6190
    @yusufahmed6190 Жыл бұрын

    Mowduucyada jaquraafiga inta jecel 👍

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Жыл бұрын

    No cop shaah no maluwaac🥶😂 Sbbta waad takhana (soon )👍😂 Dadka qaar weey somanyihin💭 Hal yeey 💖

  • @dagandaacad5812

    @dagandaacad5812

    Жыл бұрын

    Haa sax

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 Жыл бұрын

    Nio sideed ku igaaty in aan malawax iyo shaah cabaayo legend 😅😅

  • @user-gu6wr4bq4i
    @user-gu6wr4bq4i Жыл бұрын

    Omer inshaar waan ku salaamay maanta waa maalintii koobaad ee anigoo shaah i ag yaalo aad tidhaahday koobkaaga shaaha ah soo qaado 😂 horay usoco saaxiib qaali ❤

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar Жыл бұрын

    Another level waaye kanalka ogaansho ❤🎉😊

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m Жыл бұрын

    Wll omer inshaar barnamijka geographicka soo badi insha alb waa mawduuc faaiido leh 100 %❤❤❤

  • @nasriina3355
    @nasriina3355 Жыл бұрын

    Waa ku faraxsanahay in mangolia maanta ay eber noqoto saameyna ay ku leheen caalamka , waa wadan aan nicbahay, hogaamiyii tataarka ee jangis Khan muslimiintii wagaas joogtay ayuu dhameeye , xitaa khilaafadii weyneed ee cabaasiyiinta ayey rideen, shacab badan waa laayeen tataarka, dhulka allaha la simee kufaarta indhaha yar

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 Жыл бұрын

    Juqraafiga wan jeclahay iyo macluumadka dalalka aduunka ❤

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Жыл бұрын

    Masha alh chanaalka ogaansho kanaal waxbadan aan ka faaidnay barnaamijyada geographic ah noo soobadi ustaad horey usoco 🎉

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 Жыл бұрын

    Soomaaliyaba meel kasta waa eber, Muqdisho xitaa hadii aad waxyar ka baxdid waa eber gobolada kalana kasii daran

  • @Noah_ali0
    @Noah_ali0 Жыл бұрын

    Waa Dal aad U Qurux badan runtii😍🇲🇳 insha,allah maalin uun waa dagi doona 😍❤😎😄

  • @xamdixamda5214

    @xamdixamda5214

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @monstersamator5288

    @monstersamator5288

    Жыл бұрын

    Somali wee joogta. Unukaa leh

  • @Noah_ali0

    @Noah_ali0

    Жыл бұрын

    @@monstersamator5288 Soomaali aad u badan miyaa joogto halkaas!!? sxb

  • @Noah_ali0

    @Noah_ali0

    Жыл бұрын

    @@xamdixamda5214Xaad ku qososhay waraa😄🤣😂🤣🤣🥴

  • @CharanKhan-ub9qq

    @CharanKhan-ub9qq

    Жыл бұрын

    War joog wadankaas wadan maaha waa wadan nolosha kadhacay

  • @user-qu8el5ig9r
    @user-qu8el5ig9r Жыл бұрын

    Waa muuqaal qurxan wll soo badi muuqaalada geographyga

  • @mohaofficial01
    @mohaofficial01 Жыл бұрын

    Malawaha dar alle aaba gacanta u hestay😂

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 Жыл бұрын

    Omar inshaar thanks

  • @mohamedmireabdulle2578
    @mohamedmireabdulle2578 Жыл бұрын

    Mahadsanid walaal cumar

  • @mmtv7650
    @mmtv7650 Жыл бұрын

    Maashaalaah wll qali

  • @nastehoahmed1499
    @nastehoahmed1499 Жыл бұрын

    Aduunka awood waareysa majirto oon aheyn Awooda Alle

  • @SakariyeMuuse-uu4xb
    @SakariyeMuuse-uu4xb Жыл бұрын

    Mancha allh ustaad

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine Жыл бұрын

    Mahadsanid sxb cumar inshaar noo soo badi barnaamijyadaa

  • @apdifatahomein6842
    @apdifatahomein6842 Жыл бұрын

    Macalin ogaansho respect❤❤

  • @wiil9335
    @wiil9335 Жыл бұрын

    First comment like ii saara.

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын

    Mangoliya. Maansha Alla

  • @user-fe8yl3jz2l
    @user-fe8yl3jz2l2 ай бұрын

    Ya Ahlan Wa sahlan

  • @bileibrahim4659
    @bileibrahim4659 Жыл бұрын

    Ilahay haku barakeeyo🥰

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Жыл бұрын

    ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️😭😞😞

  • @nourdiiinabaas6761

    @nourdiiinabaas6761

    Жыл бұрын

    Wllow saw kuuma wacno in aad wax le kusoo gudbiso intaad baryootamaysaid waan hubaa haddii wax wabad la timaadid in aad helaysis hal iyo wixii ka badan wll

  • @haachannel8793

    @haachannel8793

    Жыл бұрын

    Wax quman sojedi dambi miyan kugu racnaa walal hindi iyo wax an muhim aheyn

  • @JowharFilms
    @JowharFilms Жыл бұрын

    Barnaamij shidan dheh Wali aan maqlin❤❤❤

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad❤❤

  • @xarago6929
    @xarago6929 Жыл бұрын

    I like those beautiful vedios ❤❤

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Жыл бұрын

    Jingiskhan Waxaa Lagu qiyaasaa Dadka Uu Dilay 30Million Oo Xiligaa Joogtay Mid Ka Mida Naxariis Laawayshii Dunida Soo Maray

  • @yousufibrahim1208
    @yousufibrahim1208 Жыл бұрын

    Soo badi wll video yada noocana Allaha ku barakeeyee❤

  • @user-si3wb2sg7m
    @user-si3wb2sg7m Жыл бұрын

    Keep going pro ❤

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын

    Macluumaad muhiim ah mhdsnd ustd cumar inshar 🙏 💯

  • @suhaybabdi5471
    @suhaybabdi5471 Жыл бұрын

    Omar inshaar geograifiga noo soo badi ado raaliya❤❤

  • @Mehdiabdishakurfarah3
    @Mehdiabdishakurfarah3 Жыл бұрын

    Ustaad Omar Inshaar waad ku mahadsantahy had iyo goor sidaad noola wadaagto hadba wixii cusub wali waxaad aad u jeclahay sidaad u soo bandhigtid wajiga dhabta ee Reer Galbeedka🙏🙏🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

  • @sadaqAbdulkadir-
    @sadaqAbdulkadir- Жыл бұрын

    Omarow thnks ❤️ 🎉

  • @ABDIRIZAKBlack-jz3ii
    @ABDIRIZAKBlack-jz3ii10 ай бұрын

    Nosobadi walal cumar ❤

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir11195 ай бұрын

    Wax badan aya ka fa iday lph thank you ❤😊

  • @Khalidyare2
    @Khalidyare2 Жыл бұрын

    Thanks omar❤

  • @maxameddaauud5664
    @maxameddaauud5664 Жыл бұрын

    Alx for everything 😊

  • @Y4XYE_
    @Y4XYE_ Жыл бұрын

    Guleeso brother 🔥🇸🇴💕

  • @MaxamedAmiin-hn2dp
    @MaxamedAmiin-hn2dp Жыл бұрын

    Keep going sxb❤😊

  • @maslahahmed524
    @maslahahmed524 Жыл бұрын

    Mr omar inshar sharaf ayaad leedahay masuul.

  • @cimraanmuuse2747
    @cimraanmuuse2747 Жыл бұрын

    Omar inshaar you my vevarat wiil aan ku xiranahay aan jeclahay chanel kiisa allaha ku xafido

  • @hamdiyusufxuseen4530
    @hamdiyusufxuseen4530 Жыл бұрын

    الله يحفظك

  • @Waayeel99
    @Waayeel99 Жыл бұрын

    Omar inoo soo badi muuqalada aduunka ku saabsan ama taariikhyada

  • @mahomedcumar9955
    @mahomedcumar9955 Жыл бұрын

    Jinkis khan 😢qayaale balan lawe ahaaa xusuuqay qumiyado badan oo muslimin ah nacad allhe haku dhacdee😡😡

  • @Robot_B
    @Robot_B Жыл бұрын

    Mawadiicda geographyga , science iyo siyaasada иооsoo badi omar !

  • @cashar-xiish
    @cashar-xiish Жыл бұрын

    Guuleeyso akhii

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 Жыл бұрын

    Wll Omar inshar barnamijka Masooniyada Iyo Shirqooladeda ino soo badi waa mawduuc Faa'iido Leh 100/100 👍📚❤

  • @mariamAbukar7359
    @mariamAbukar7359 Жыл бұрын

    KZreadr kaliyeh gar io gardaro wato m.a😊❤

  • @maxamedaadan8422
    @maxamedaadan8422 Жыл бұрын

    شكرن استاذ

  • @OGSOOR
    @OGSOOR Жыл бұрын

    Thankz My Old Brother Omar inshar

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    Muuqaalada Juqraafiga soo badi ustaad

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 Жыл бұрын

    Muuqaaaladaan camal noo soo badi bro. Wadamo badan saan cml uga hadal. Thx.

  • @mrkaape
    @mrkaape Жыл бұрын

    Labar one commant❤

  • @anwaryare5595
    @anwaryare5595 Жыл бұрын

    Niyoow xaafada malawax lagama kariyo cumaroow shaah kaliya ayaan kor heeystaa ee barnaamijka ma fiisan karaa waa codsi 😂

  • @mohamedahmedhussein3238
    @mohamedahmedhussein3238 Жыл бұрын

    Thanks o inshar

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi Жыл бұрын

    Cumar sxbkey lacagti maha igu so diri weysay ❤

  • @samatarxasan778

    @samatarxasan778

    Жыл бұрын

    Lacgta maxaa waaye kkk

  • @Annaatti
    @Annaatti Жыл бұрын

    Runtii arinta soo dhaweynta iyo Loogida waan arkay, waayo wxn aad udaawadaa una xiiseeya Travel-ka. Ustdi inoo soo badi barnaamijyada ugu hadleyso Juquraafiga iyo Hawada sare.

  • @CumarFariid-ks1dm
    @CumarFariid-ks1dm Жыл бұрын

    Ya ahlan wasahlan

  • @Mahamedisxaaq
    @Mahamedisxaaq Жыл бұрын

    Ogaansho waa kusalamey

  • @liibaanibraahim1298
    @liibaanibraahim1298 Жыл бұрын

    1m coming soon 🔜 ❤🎉

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 Жыл бұрын

    Yaa Ustaaad Omar Noo Soo Badi Warbixinadaan Oo Kale Oo Ku Saaabsan Juquraafiyada Wadama Asia Iyo Afrika

  • @CabdixakiinCabdullaahi-ph2fm
    @CabdixakiinCabdullaahi-ph2fm Жыл бұрын

    Waa ka xumahay waan jiifaa

  • @user-gz1su4yu7e
    @user-gz1su4yu7e Жыл бұрын

    Mar Kasta Wax Ayaan Kaa Faaida thanks zhp 🎉❤

  • @aliahmed-bo4vk
    @aliahmed-bo4vk Жыл бұрын

    We need more like this

  • @fardowsamao351
    @fardowsamao351 Жыл бұрын

    Thanks 😊

  • @Deganaasho
    @Deganaasho Жыл бұрын

    Thanks

  • @Mudane.
    @Mudane. Жыл бұрын

    Dadka Juqraafiga jecel🙌💚

  • @ismailaxmed4534
    @ismailaxmed4534 Жыл бұрын

    Ogaansho soo badi sxb.

  • @xikamyare5454
    @xikamyare5454 Жыл бұрын

    Thank your

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Жыл бұрын

    NEXT KYRGYZSTAN 🇰🇬 ZHP SAREH❤

  • @user-qoorgaab
    @user-qoorgaab Жыл бұрын

    Clibyadan oo kale Georaphical ah soo badi ustaaad aad baan u danaaynaaye

  • @kafixussien-py2rl
    @kafixussien-py2rl Жыл бұрын

    Asc Walaley omar

  • @cabaasibrahim9494
    @cabaasibrahim9494 Жыл бұрын

    Soo badi wll

  • @NasirMohaedArahman-pc8tm
    @NasirMohaedArahman-pc8tm Жыл бұрын

    يا أهلن وسهلا 😅😊

  • @KaatunTube
    @KaatunTube Жыл бұрын

    first coment❤🎉

  • @faysalomar7
    @faysalomar7 Жыл бұрын

    2023 Population of mogadishu 6.5 million

  • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855

    @cabdiraxmaanbiiwaaye8855

    Жыл бұрын

    3.5m😂

  • @user-zk8bs1hn2m

    @user-zk8bs1hn2m

    5 ай бұрын

    ​@cabdirax😢😂😂😂😂 qacmaanbiiwaaye8855

  • @Mohamednuur67
    @Mohamednuur67 Жыл бұрын

    Hadii hada ladhaho hormar halasameeyo ayagaa soomaaliya hormar kahor sameyn karo Waayo qabiil mayaqaanaan

  • @siyaadbareofficial5827
    @siyaadbareofficial5827 Жыл бұрын

    Somalia kusoo xiji sxp fans kaaga aan ka mid ahee

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 Жыл бұрын

    Waa cajiib

  • @LUQMAANMUSE
    @LUQMAANMUSE Жыл бұрын

    Maraan is wareysaneyney wiil kasso jeeda qoomiyada kazakh (kazakhstan) ayaan soo hadal qaadney mongolia .marka hal dhaqan oo waligey aanan islahayn uu jiraa ayuu igasheegey oo ah in labada wadadhashey ay isguursankaraan wiilka iyo gabadha .

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 Жыл бұрын

    ❤shugran zxb cumar inshaar ❤

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... Жыл бұрын

    Waadku mahadsan tahay macluumada quruxda badan ee aad nalawadaagtay.

  • @MoHamednaasir1
    @MoHamednaasir1 Жыл бұрын

    ❤😊

  • @Somalipexillabdesign.
    @Somalipexillabdesign. Жыл бұрын

    Waa dal habaaran weeye

  • @mohaduceysane3622
    @mohaduceysane3622 Жыл бұрын

    Ustaad Markaad taariikhda iyo sayniska ka hadleyso aad u jeclahay 😍

  • @khiderijaam1310
    @khiderijaam1310 Жыл бұрын

    Ugu fiican aduunka dad ahaan

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 Жыл бұрын

    Sxb hargab Aya kuhaayo ee is Soo daaweey Allana haku caafiyo

  • @user-dt1jn8ys1j
    @user-dt1jn8ys1j Жыл бұрын

    Waa ina kanaa

  • @ayubabdukadir4975
    @ayubabdukadir4975 Жыл бұрын

    Asc omar ishaar aaad baaan muqaladaad u dawadaa wax yaaabo bdn ka faiday allah ku xifdiyo

Келесі