No video

***Dahabo Geelo | Soo Dhaweeye Calankeena

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 66

  • @ibraahimxasanibraahim2333
    @ibraahimxasanibraahim23332 жыл бұрын

    fanaanad soomaaliyeed raskiyambooni baan kaa soo salaameynaa hambalyo maasha allah jabuuti waa walaalaheen aan jecelnahay guul baan ilaahey idiinka rajeyneynaa

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    2 жыл бұрын

    Aamin

  • @ciisemadoobe3549

    @ciisemadoobe3549

    2 жыл бұрын

    Noolaada walaaleheen waan idin jecelnahay 🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤🇸🇴

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын

    Dhiigu biyo maaha walhi waa qiirooday guulaysta jabuuti from bosaaso 🇸🇴✅❤️

  • @macab6141

    @macab6141

    Жыл бұрын

    Boosaaso Deeqo ❤️🇸🇴

  • @abdoulkarimabdoulkarimahme3425
    @abdoulkarimabdoulkarimahme34253 жыл бұрын

    Boqortoyadii cisse malaab wadaankan ku dhashay ee udhashay my calankaygii🇩🇯🇩🇯🇩🇯👑👑🙏🙏🙏❣🍯🍯

  • @muxuboahmed225
    @muxuboahmed2252 жыл бұрын

    Allaw dhiib kaa ilali Djibouti inolada dadkeygi love u 😍😍

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    2 жыл бұрын

    Aamin

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed20573 жыл бұрын

    40 heeso ayay fanka ku jirtay , weliba muusiga ayay tumi jirtay kooxdii 4 ta Maars iyo kooxdii Gacan Macaan Aalada Organka ama keyboard ka ayay ku talax tegtay .

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh96832 жыл бұрын

    LYRICS Dhulka hooyoo (x3) Way dhulka hooyo waan jecelihiyo Dhooblow calankeene Inuu rag u dhintaan garaniyoo Dhababka loo jiiday Inuu dhiig u daataan ogahay Dhaxalka sooyaalka Dhexda hooyadii xidhatayee Dhagaxa tuureysay Dhalintii dareertee Jihaad dhuuniga u diiday Ee dhaqaaqi jirey sahay la'aan Dheelmashada oonka Dhaqashada waxaa kala mudna Dhaliya guul weyne Dhib waxay mudteeney Dagaal ugu dhigeen laabta Gobanimada dhaliyoo Xornimo loo dhan yahay gaadha Hoo hooyaale Gobtasaan dhaxalnayoon Hoo hooyaale Dheefta uga aynayoo Hoo hooyaale Naxariis aan dhamaan eebeheen Hoo hooyaale Hawga dhigo raatubee Hoo hooyaale Hooyaale hooyaale Hoo hoo hooyaale Dhambaal baan u dirayaa Hooy dadoow Dhamaantood halgamayaal Hooy dadoow Hortiin lama dhadhamin Dheef macaan Dhalatay guushiinee Dhar xariira lama xidhan Hooy dadoow Iyo dahab dhalaala Hooy dadoow Hayin baan u dhiibanoo Hooy dadoow Midnimo dheeli ka ilaalshay Haa haa haa Dhereg lagu xamdiyay baan Hooy dadoow Ayaan samo ku dheelnaaye Haa haa haa Aan xusnee calankeena Soo dhaweeya Cishaduu dhashay weeye Soo dhaweeya Soo dhaweeyaa calankeenaa 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Taariikh naga dhexeysaan Wadani Dhab u xusaynaayee Haa haa haa Aan xusnee calankeena Soo dhaweeya Cishaduu dhashay weeye Soo dhaweeya Soo dhaweeyaa calankeenaa Dhan kastaba ka liibaan Hee hee Haddeed dhaaftay kadartii Aamiin Dhan kastaba ka liibaaney Haddeed dhaaftay kadartiiyeey Cimri darar iyo caafimaad eebe hakuugu nooleeyo mama Dahabo (Geelo)

  • @yosephali8847
    @yosephali88473 жыл бұрын

    Eedo Macan Geelo What a wonderful song. Vive notre honorable république❤🇩🇯

  • @abdikadirsaqi2229
    @abdikadirsaqi22293 жыл бұрын

    Allaha noleeyo fanka soomaaloyeed, qaasatan fanka jabuut waa waxa kaliya ee soomaali ò dhan u nool. Fadlan noo sameeya hees midaynaysa muqdisho,jigjiga,gaarisa, jabuuti iyo hargaysa

  • @anisasalax624
    @anisasalax6243 жыл бұрын

    djabuuti allniyah waa wadankeyga nooloow cadawgaaga unooloow insha allaah love love

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @queenm6128
    @queenm61282 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️ from Somalia to Jabuuti ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @idrisali8533
    @idrisali85333 жыл бұрын

    MashaAllah MashaAllah Mama Direed Viva Djibouti my birth place and my parents and grandparents MashaAllah Viva Beesha Direed MashaAllah Issa and Isaaq MashaAllah MashaAllah Viva Djibouti 🇩🇯

  • @abdiali5641
    @abdiali5641 Жыл бұрын

    Waa hees wadani ah oo xaada dhaqaajineysa,kana tarjumeysa jaceylka loo hayo wadanka iyo xornimadiisa ,fanaanada waxaan leeyahay iyo mualifka Mirada alive waxaad oga tagteen wadanka dhacal aan la illaawi Karan

  • @anissahassan9932
    @anissahassan99323 жыл бұрын

    Woow dahabo geelo mashallah I am from Djibouti quartier numero 7 I khow very happy independent 44 years happy anniversary mashallah keep going forward 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇬🇧🇬🇧🇫🇷🇫🇷🙏👍💚

  • @hodandjama1775
    @hodandjama17752 жыл бұрын

    Ah calan kaygi 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wan ku jeclahay waligaba jiro jog cadwgaguna ha dhinto

  • @ayanhoussein8886
    @ayanhoussein88863 жыл бұрын

    Djibouti my home 💖💖💖💖💖💖💖 hanoloto

  • @halawi9252
    @halawi92523 жыл бұрын

    Waddaniyad dhab ah guushii waad heysaan ee ha daadiinina sida Soomaliweyn.

  • @roblehaidid5322
    @roblehaidid53223 жыл бұрын

    mon patrie jibuuti janno allow nodhowr I lovemon pay DJIBOUTI AND ALLAH YARXAMOU TOUS NOS HEROS

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories41373 жыл бұрын

    Geelo qaran mashallah

  • @MoussaIbra785
    @MoussaIbra7853 жыл бұрын

    Masha Allah Edoo Geelo Nolow 🥰🥰✊✊💪💪💪 Djibouti 🇩🇯 my Home 🏠

  • @housseinkadra6500
    @housseinkadra65002 жыл бұрын

    J'aime bien le chanson de dahabo 😘😘😘😘🌹🌹🌹🌹

  • @housseinkadra6500

    @housseinkadra6500

    2 жыл бұрын

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @farhanhamze1362
    @farhanhamze13623 жыл бұрын

    Fananaad boqraan oo asaal aah🥰

  • @queenm6128
    @queenm61283 жыл бұрын

    Manshllah one love jubaati from somalia🇩🇯🇸🇴🇸🇴❤️

  • @khaderdjibouti6038
    @khaderdjibouti60382 жыл бұрын

    vivre Djibouti ❤❤❤❤

  • @houdaelmi2119
    @houdaelmi21194 жыл бұрын

    👏🏻👏🏻🇩🇯❤🎉🎊 dhulkaygoow Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😘

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories41373 жыл бұрын

    Gelo nolol hunno vive la republiek de djibouti

  • @ahmedfahima3088
    @ahmedfahima30882 жыл бұрын

    Mashallah doblo calankeykaa

  • @hibofarah3199
    @hibofarah31992 жыл бұрын

    Masha ALLAH geelo nolow

  • @user-ur4kf5np3v
    @user-ur4kf5np3v3 жыл бұрын

    One love for Djibouti from Somaliland

  • @faizam523

    @faizam523

    3 жыл бұрын

    Somaliland iyo waxan la aqoon baad djabouti soo agdhigeysaa mise woqooyiga SOOMAALIYA baad u jeedaa????

  • @user-ur4kf5np3v

    @user-ur4kf5np3v

    3 жыл бұрын

    @@faizam523 adr inan yar oo candho buura lama murmi karee Uuumac😘 taas cadhada aad noo haysid ku ilow😅

  • @faizam523

    @faizam523

    3 жыл бұрын

    @@user-ur4kf5np3v Candhada eedo khadra xeyd miyaas taas uun baa djabouti lagu jiidjiidaaye tu kale ma taale?🤣🤣🤣🤣

  • @user-ur4kf5np3v

    @user-ur4kf5np3v

    3 жыл бұрын

    @@faizam523 may anuu taada ayaan rabaa 😋ee sug aan bal ogaado halka aad joogtee😅

  • @doctube1956

    @doctube1956

    2 жыл бұрын

    @@faizam523 🇸🇴💙🇩🇯💚🇸🇴💙🇩🇯💚

  • @ahmedmuhumed4929
    @ahmedmuhumed49293 жыл бұрын

    I miss my house 🏡 Djibouti 🇩🇯

  • @saredoabdi7593
    @saredoabdi75932 жыл бұрын

    W0ouaHH Nice S0ñĢ fly♡ #D-GEELO🆒️🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🔝

  • @lindamohamed1786
    @lindamohamed17862 жыл бұрын

    Belle chonson

  • @kidasdjibril7221
    @kidasdjibril72212 жыл бұрын

    Djibouti my home

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories41373 жыл бұрын

    Calankeyga cawaloy

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali66153 жыл бұрын

    Somaliland iyo soomali galbeed waa isku soomaali, kuligiiba guuleysta

  • @abdidahir9365
    @abdidahir93652 жыл бұрын

    Heestan Surre leheed ilaahy kabaqa Canfar

  • @libanabdi5613

    @libanabdi5613

    2 жыл бұрын

    wa kuma surre 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdoulkarimabdoulkarimahme3425
    @abdoulkarimabdoulkarimahme34253 жыл бұрын

    Edo mcn gelo haaan sodhawayno calaankena

  • @kaltounaden9111
    @kaltounaden91113 жыл бұрын

    Mashaallah K Allah protect our flag Djibouti jano I miss you my people

  • @altovldamir4719
    @altovldamir47194 жыл бұрын

    Waxaa layidhahda magaceeda saxda ah dahabo cali geelo

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @ahmedyasin6637
    @ahmedyasin66373 жыл бұрын

    boqoradda maanta fanaanad sare

  • @garadamirboqol5650
    @garadamirboqol5650 Жыл бұрын

    Respect !!

  • @lindamohamed1786
    @lindamohamed17862 жыл бұрын

    J aime bien geelo

  • @RahmaMahamuud-gr8ye
    @RahmaMahamuud-gr8ye Жыл бұрын

    Sori

  • @moussaahmed3621
    @moussaahmed36214 жыл бұрын

    MAHADO 🎂♥️🇩🇯👸🏻

  • @anisasalax624
    @anisasalax6243 жыл бұрын

    ciyaal xamar dhageysta ilaadhaad heestaan hadaa wadanitahay waafahmeey hadiikale shaqfir

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello65202 жыл бұрын

    Nolow aado

  • @mustafemuuse7231
    @mustafemuuse72312 жыл бұрын

    Edo dhabo vrai chanson 😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋💋👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @bilaanabdinasir5842
    @bilaanabdinasir58424 жыл бұрын

    Hamplyo hamplyo hamplyo japuuti

  • @shukridool3903
    @shukridool39033 жыл бұрын

    Waxaan oran lahaa Kalmada ah inuu Rag u dhintaan garanayaa in lagu bedel inuu Dad u dhintaan garanayaa.

  • @mascudsuperboyofficial9376

    @mascudsuperboyofficial9376

    3 жыл бұрын

    Erayga Rag / the Man / al rijaal waa loo isticimaali kara rag iyo dumarba , quraanku waxa marar badab kubjirta eryaga al rijaal iyadoo farintu ku socoto rag iyo dumarba. MARKA ibnu aadam iyo Rag labadaba waa loo isticmali kara. Luuqado badana way isticmaalan sida carabiga Iyo Ingriska oo kale...

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali66153 жыл бұрын

    Maansha alla, Somaliland guuleysta