No video

DAHABKA IYO LACAGTA KE BA I SHAQEYAY

Пікірлер: 85

  • @ummucayn2474
    @ummucayn2474 Жыл бұрын

    Wll sadaqaysta ayaan dhihi lahaa dahabyadaas aad uruurinaysaa akoonka Aakhiraa lahubaa ..aduunkani waa bilaash waa laga tagayaa.. masjid ama Madarasad Quraan waxaad ku darsato ayaa dhaama oo kuu Socon doona ilaa yawmil qiyaama.

  • @nawaalaxmad3252

    @nawaalaxmad3252

    Жыл бұрын

    Diinteena is ceertey ma dhihin waxna bixi waxna heysta oo cayr ha noqonina

  • @ilwaadinasheikh

    @ilwaadinasheikh

    Жыл бұрын

    Qaarna bixi qaarna meel dhigta Allah wuxu leeyahy ومما رزقنا هم ينفقون Waxaan ku arzaaqno qaarkii ayay bixiyaan

  • @yasminkulmiyechanali6864

    @yasminkulmiyechanali6864

    Жыл бұрын

    Sadaqada waa wajiga adanka na basar ayu raba sax misa qalad

  • @yasminkulmiyechanali6864

    @yasminkulmiyechanali6864

    Жыл бұрын

    Sadaqada waa wajiga adanka na basar ayu raba sax misa qalad

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Жыл бұрын

    Masha alah gabadh soomaaliyeed aqli xikmad u saaxiib ah❤❤❤

  • @hanicabdiraxman6500
    @hanicabdiraxman6500 Жыл бұрын

    Walhi aniga dhaqale ma arursado alxmdulilaah lkin waxan ubahdo mawayo wayo mar walba dhimashaa ihortagan geri unbaa ka cabsada wana dar darankii nabiga Adunyada arurinteda rasaqa kuma barakowo lkin ilahy cabud dhimashada xasuso wax mawenesid walhi ana arkay

  • @nawaalaxmad3252

    @nawaalaxmad3252

    Жыл бұрын

    Waxaad arusanba heynin malaha

  • @layloibrahim6479

    @layloibrahim6479

    Жыл бұрын

    Waa run irsaaqada illahey ayaa haayo hadaa isaga aaminto si dhab ahna u caabudo wax ma waayneeysid dadaalkana ma reebano inta aduunyo loo dadaalo in kabadan aakhiro haloo dadaalo

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 Жыл бұрын

    Maanshaa allaah tabarakallaah marka hore salaan reer ruumiy channel marka xita waa farxad in gaarigii soo baxay oo odeyga u shaqadiisi ku noqoon doono inshaa allaah alahayna ha idiin ka hayo shar oo dhan amiin ruumiyey walaalo aniga dhaqalaha aad baan u jeclahay bari ayaan wadi jiray balse waa iga kala yacay madama aan wadanka ka tagay hadan dib u bilaabay waxyabo badan oo i shaqeyeyna way jiran muhuumaduna waa inaad budgetplan ledahay bal WhatsApp group noo samee intii daneynaysa

  • @carabmuse1814

    @carabmuse1814

    Жыл бұрын

    Asc wll wlh wan kuducayn laha hadad no samayso whtazab

  • @fardosahade5470

    @fardosahade5470

    Жыл бұрын

    Sidoo kale 👋 ana wan ku jiraaa.

  • @Umu_Abdalla_Asmaa

    @Umu_Abdalla_Asmaa

    Жыл бұрын

    Reer ruumi wa idinsalaame ,Sido kale iso qabta

  • @asiakhaled2286
    @asiakhaled2286 Жыл бұрын

    100gram oo aan lahaa ban dib isaga celiyay waxa iga go’day ama depreciation igu dhacay $400 intaas cash uma hayn kareen, dahabku wuxu ku ficanyahay horey uma hunguriyaynaysid.

  • @riyaqcookingandcleaning
    @riyaqcookingandcleaning Жыл бұрын

    Thanks for sharing anigaa kaa codsaday ♥️ jezakalah walal qaali😍

  • @suadnour4324
    @suadnour4324 Жыл бұрын

    Dumar way ururiyan dhaqalah intabadan lkn ninkay u xanbariyan 😂😂😂😂😂😂

  • @nastexonalka300

    @nastexonalka300

    Жыл бұрын

    Kkkkk wll xaku keeya dacada uwoslay

  • @user-ek6fo6pr4c

    @user-ek6fo6pr4c

    10 ай бұрын

    Taas been taa maaha intaan jimciyo aan u xambaarineyn

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Жыл бұрын

    Dhaqaalaha aadaan ugu baahanahay aniga sanadkii shanaad Yurub iisoco wax aan aniga gaar uleeyahay oo meel iiyaal maleh. Markaa noosoo dhigeesay fiidiyoowga sanadka cusub 2023 bilaabanaayaay go aan saday inaa wax meel dhigto oo lacagta biilka bis kadhigto dhigaal 5€ ha ahaatee bishii oo dhamaadka sanadkaan 5gm dahab ku iibsado . Hadafkaas iidagan waana wadaa .

  • @sidra_4657
    @sidra_46572 ай бұрын

    Wallo ruumi waan ku jeclahey ❤️

  • @hodanabdisamadegal7694
    @hodanabdisamadegal7694 Жыл бұрын

    Taas waxa kafiicn inaa doller kadhigto saas ani samyaaa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Жыл бұрын

    Manshalah 😍hadi waqti hore la gaday laguma qasare waa hada gat hadana celi 😊hadu daho 👌

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын

    Abaayo saas maahan dahabka waxaa lagu qasaaraa markaa muda yar kadib iska celiso dahabka marwalba wuu siiqaaliyoobaa oo intiisa maahado celiskana sidookale tusale malin dhaweyd dahab 10years kahor gatay oo waliba iga go'go'ay iska celiye lacag 300$ camala kafaaiiday marka dahabka hadii la keydiyo laguma qasaaro

  • @-farhia

    @-farhia

    Жыл бұрын

    Good waye

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Жыл бұрын

    Ruumi mahadsanid hadaba dahab xarako mooyee raasumaal laguma ogo mugooo aniga. Sanadkaan waxaan islahaa uguna yaraan 5gm dahab iibsoo oo meel dhago birina naftaada ama reerkaada ugu baxso lkn hada maya. Waana uduceenaa qeer qabtada hadalkaas soo sheektay hadaa wax gadaayo gaas lee gadan karaaa.

  • @Dagancabdi4063
    @Dagancabdi4063 Жыл бұрын

    Mahadsanid abaayo

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 Жыл бұрын

    Ruumi aneey saas igu dhacday aniga jijin iyi faranti wipes ku xiray qanad igu jiray mar walbo waxan is dhahaye dahabka kale ka dabo geey waba ilobay mar aan nadifinaaye inaa qashinka ku daray ayaan u qatay waan waaye sxb waxa melha lagu qarinayo dhibkaas leyihiin 😭😭hada waa ka sabray marka waxa meel ku qariso wala hilmama

  • @yusramaalim4865

    @yusramaalim4865

    Жыл бұрын

    Alla sorry abayo

  • @amiiirah8767

    @amiiirah8767

    Жыл бұрын

    @@yusramaalim4865 thanks abaayo 🥰

  • @fadumoshiekh-bk2zw
    @fadumoshiekh-bk2zw Жыл бұрын

    Asc wll anigu waxba ku tali lahaa wadankii dhul aad guryo ka dhisataan ka ibso

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын

    Islaaaaaaaaaaaam Run ah iyo dhaqanwananaag qiimobaniqadarin baa wax laguyahay socotana iyoiyo.yartayarta

  • @FahmoAbdi203
    @FahmoAbdi203 Жыл бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah keep going

  • @faadumiinamohamed2720
    @faadumiinamohamed2720 Жыл бұрын

    Mahadasanid haabo lacagta dahsbka kafican wax kafaiday mashallah cirin iyo biseel isheeg haabo maxa lagu kala yaqaan

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate Жыл бұрын

    Masha alha tabarakalah

  • @queensaafi
    @queensaafi Жыл бұрын

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo jazakalaaha qera shukaran abayo

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr Жыл бұрын

    Aniga taladeyda dahab dhaqaale lama gashto bcz wuu dhici karaa wuu dhumi karaaa instead account furo wixii hesho ku shub boos ku gad ilaa dhowr boos gad oo xafado fiican oo dhismeyso after 5 years 3 boos gad labada kale ku dhis guryo kirada kali ayaad ka dhargi

  • @Dagancabdi4063

    @Dagancabdi4063

    Жыл бұрын

    Fikrada ugu fiican weeye abaayo allaha kusharfo

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr

    @NasroSheekhxasan-lb8jr

    Жыл бұрын

    @@Dagancabdi4063 soo dhowow qaali anigaa tijaabiye

  • @hm-vs7kd

    @hm-vs7kd

    8 ай бұрын

    Waa fikrad aad u wanaagsan❤ Aniga dahabkeygii waan gaday kadibna dhul ayaan gashtay. Kurbadii uu iguhay waan kareystay. 🇰🇪 shaqaalaha xadaa meshan

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr

    @NasroSheekhxasan-lb8jr

    8 ай бұрын

    @@hm-vs7kd even wuu dhumi waa la xadi qiimahii kusoo gade ayuu hoos oga dhici karaa lkn dhulka sanad kasta lacag kugu kordhi waxbo kama rabo wana amaano waqtiga rabto dhiso ama gado

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 Жыл бұрын

    Mansha Allah tabarakallah waa runta ❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын

    Anyway, mashaaaaalah tabaarakalah. Khatraaaayqarancadayqiimobadandunaroo qarantaan I bahyareey yarta

  • @FahmoAbdi203
    @FahmoAbdi203 Жыл бұрын

    Noosoo Badi abyo jzka Allahu Khair

  • @mandeeqosman1147
    @mandeeqosman1147 Жыл бұрын

    MashaaAllaah tabarakaAllaah ❤❤❤❤

  • @maryanyare1323
    @maryanyare1323 Жыл бұрын

    Asc abaayo ♥️♥️♥️💯💯

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 Жыл бұрын

    MashAlh

  • @habonjama5181
    @habonjama5181 Жыл бұрын

    Mash allah qali

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 Жыл бұрын

    Walhi malin hore ayaan ku fikirayay dahab saan qali u ah hadan gato on dhigo maxaan kafaidaa lacagtan meel gashanaa

  • @nimo5142
    @nimo5142 Жыл бұрын

    Walaal su aal baan rabay inaan kuweydiyo waxaan joogaa holland e inteen kaala soxiriira wll

  • @mariaseidxuseen2279
    @mariaseidxuseen2279 Жыл бұрын

    Mansha allah ruumi raaxo

  • @ibrahimduale3458
    @ibrahimduale3458 Жыл бұрын

    Asc Ruumi waxaan ahay dadka kudaawada oo ah Hollandas oo kunol London magacaygu magaaladeedagantahay

  • @Hajar24787
    @Hajar247877 ай бұрын

    Abyo dahabka ceyriinka intaa shaly ku gatay side ku ogaanayaan dadkaan kasii iibinayo...macqul wey ila noqon la'dahay coz dahabka cadigaa haduu hoos udhaco xiligaa jogo sideebuu ceyrinkisa qaali usi ahankaraa?

  • @safiyaadansafiyaadan5462
    @safiyaadansafiyaadan5462 Жыл бұрын

    Mashallah

  • @JamilaJanno-sw4nu
    @JamilaJanno-sw4nu Жыл бұрын

    Fariid bad tahay qail🥰🥰

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 Жыл бұрын

    Maasha alaah ❤❤

  • @NimciishaMaxamed-gy4li
    @NimciishaMaxamed-gy4li Жыл бұрын

    Ruumiyey dahabka wax badan Hada xiratid markey dan imadana aad gadatid wax dhib malha suuqana marba waasi lakiin hadaa lacgta ku ilaal saneysid celisaa lagataa markuu kacaa suuqa lagu celiyaa wax weyn kama dacayo markuu dagana waa laguceliyaa

  • @faadumiinamohamed2720
    @faadumiinamohamed2720 Жыл бұрын

    Inaa wax kafaido ayaan rawa waana kugu xirahay haabo mahadsanid

  • @amalabdirahman3989
    @amalabdirahman3989 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxmacoow3730
    @ubaxmacoow373011 ай бұрын

    Sax sax abaayo

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 Жыл бұрын

    Masha Allah Tabarakallaah Allahuma Barik xabiibti waa fikrad fiican Illaahey wanaag hakaaga abaal mariyo

  • @mjama7664
    @mjama7664 Жыл бұрын

    Wa runtood dhagaxa dahabka isma madalo lacagtisa

  • @habonali9734
    @habonali9734 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤ruumi qalbi dahab

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn2 ай бұрын

    WCS❤ WALAASHAY❤ SCW❤ SCW SCW❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын

    Wax waa laystahelaaye.jaceel.lajecel Nabad fariidad cadayareeycadceeddumaroo faceedatarooneey janatii. As

  • @nimcoibrahin6231
    @nimcoibrahin6231 Жыл бұрын

    Masha allah lkn dahabka caydhi somali xagee laga helaa wllo bankiyadii aamin male

  • @ayaannuuramohamoud9933

    @ayaannuuramohamoud9933

    Жыл бұрын

    Dahabshil waa amin

  • @boqoradarerka723
    @boqoradarerka723 Жыл бұрын

    Banki xalal miya majira somalia

  • @nimcoahmed4669
    @nimcoahmed4669 Жыл бұрын

    Wan u baahnayn qaali soo dhawaw

  • @fadumo321
    @fadumo3217 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @ruunomar7190
    @ruunomar7190 Жыл бұрын

    Kkkk

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 Жыл бұрын

    Dahab aya iska gaday malin hore ayeyo IGU xanaqday Hada iska celisid lacag aya ka dhumeso aye IGU dhahday mar muhim utahay LE iska celi idhahday

  • @FadumoMaxamedsiciid-xf8kp
    @FadumoMaxamedsiciid-xf8kp Жыл бұрын

    Ruumi chennel

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Жыл бұрын

    ❤❤

  • @hamdiahmed4504
    @hamdiahmed4504 Жыл бұрын

    Saas waaye Masha Allah abaayo no so badi❤

  • @-farhia
    @-farhia Жыл бұрын

    Ruumi Abyo talo aad uween baan ka raba snp chat kaga isii

  • @ubaxmacoow3730
    @ubaxmacoow373011 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @ibrahimduale3458
    @ibrahimduale3458 Жыл бұрын

    Magacaygu waa Fowsiyo

  • @barnihajiali4896

    @barnihajiali4896

    Жыл бұрын

    Ya ku warsaday

  • @hidaayocabdullahi7021

    @hidaayocabdullahi7021

    Жыл бұрын

    Kkkk 😁fowsiyo kusoo biir hablaha soomaliyeed

  • @THEGREAT-mz5nu
    @THEGREAT-mz5nuАй бұрын

    Xfh

  • @nimoibrahim5454
    @nimoibrahim5454 Жыл бұрын

    ❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryambishar1913
    @maryambishar19137 ай бұрын

    Miskiin

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 Жыл бұрын

    Welee been maku sheegin iney raga naga aqli badanyahay jiko leen ku jin nahay