No video

Dagaalkii Jabuuti &S/land oo waji cusub yeeshay &muuse Biixi Marada laga riday,DF oo A/sacid Dacwo

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 21

  • @MariamAd22
    @MariamAd22Ай бұрын

    Subxanallah war muuse biixi wa nin sirqo ah oo walaan wana masiibo umada Somaliyed la dhex dhiigay garahan reer somaliland reer somalilanderow iska badbaadiiya muuse sababtuna muuse cidna uma danenayo wana dhiigyacab dadbadaan oo Somaliyed xasuuqay

  • @user-hp7hn5cv9z
    @user-hp7hn5cv9zАй бұрын

    🎉

  • @user-qj7of1lo3k
    @user-qj7of1lo3kАй бұрын

    Orod ha ku abaahiyo ina cumar geelle

  • @user-vw8qq3xe6j
    @user-vw8qq3xe6jАй бұрын

    Jooji war aa n lahubin

  • @mustafesulyman
    @mustafesulymanАй бұрын

    Waaa.sax.waa.inmuuse.dalka.lagawabtaa.uu.iibinayo

  • @user-qj7of1lo3k
    @user-qj7of1lo3kАй бұрын

    Muusaa dib loo dooranayaa ama dhuus ama xaar

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur1175Ай бұрын

    Magaalada hawkish buu shilku ka dhacay ee hawaash dheh Awash maaha

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ewАй бұрын

    Muuse mayaqaan macnaha kelmeda ah qaran nimo

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813Ай бұрын

    Qaadka halaga joojiyo Muuse Biixi waayo Markuu Marqaamo si xun buu u fekeraa oo dan u ahayn Reer Somaliland oo inta badan beenta Ictiraafka laga dhaadhiciyo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulymanАй бұрын

    Shalay.haduu.siyaadbare.oo.eadaniya.nucaarad.ku.ahaa.maanta.waa.dabo.dhilif.etipian.waa.inlaqabta

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742Ай бұрын

    Ismaaciil Cumar geele ruwaayad qiyaaliya ayuu khaatumo state u dhigaya , bal maxaa ka galay maxaabista laascanood lagu hayo haday Somaliland isku xumaadeen ? Reer khaatumo iska jira qiyaanada Ismaaciil Cumar Geele iyo Xassan sheekh

  • @abdifatahagaarane5932
    @abdifatahagaarane5932Ай бұрын

    Iska sax magaca (Awash) ma ahan sida aad ugu dhawaaqday ee magaca goobtu waa magaalada hawaash

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ewАй бұрын

    Muuse waa nin damiirkiisu ogolyahay inuu iska xirto iskana heeysto hooyooyin somaliyeed oo naasohooda caano ka da,ayaan wax denbyliyana aan lahaayn

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835Ай бұрын

    ABEY AXMAD, AYA ADDIS ABEBA DHANNA UGA BIXI KARIN, XAALAD ADAG AYU KU JIRA.

  • @LovelyDahliaFlower-wy3lb
    @LovelyDahliaFlower-wy3lbАй бұрын

    Adiga kolay iska dhal burindis iyo jareer bad tahay benta iska masarifso jabuuti dad kii xoreeyay ayaa imankana ka xoraynaya ismacil magafe

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725Ай бұрын

    Cadswga soomalilan waa muuse juudan waayo dhulkii lagu aqoonsan lahaa wuu bixiyey oo wuu wareejiyey

  • @Hciid
    @HciidАй бұрын

    IDOOR INUU WAX DAMACSANYAHAY. WAA CADEED WAXAAN FILANAA GOOR DHOW FALASHA AYAAN NAHAY MA DHEERA

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9yАй бұрын

    SHABAAB IYO XASAN SHIIKH YAA DAACAD UDHOW HHHHH WAA JAWAAB KAA QOSLINEYSA EE DHEGEYSO WAXAAN HUBAA ALSHABAAB IN ASXAABUL QUBUURKA AYSAN ALBAABADA KU GARAACEEN IYAGOO LEH SOO BAXA BADAR AAD MAHAAN LA JIIFTAANAA CASHUUR LAGA RABAAHE HHHHH

  • @abdilahimohamud7399
    @abdilahimohamud7399Ай бұрын

    Beenaleumada beenta iyo balayada kadaakadas

  • @muusecabdicasiis5596
    @muusecabdicasiis5596Ай бұрын

    😂

  • @user-hp7hn5cv9z
    @user-hp7hn5cv9zАй бұрын

    🎉

Келесі