U KACA DALKIINA ,DHAXALKII AWOOWYAASHA, ABIYE WUXUU OROMO U RABAA MARIN BADEED EE KACA OO DHULKIINA DIFAACDA ‼️‼️ KA HOR TAGA ISTRATIIJIYADA DHUL BALLAARSIGA OROMADA.
@fe844527 күн бұрын
Ethiopia waa meeshii ay ku burburi lahayd. Ethiopia dagaal geli karta ma jirto, iyadaa koox koox isu haysata. CXDS waa diyaar iyo shacabka Soomaaliyeed.
@adama257828 күн бұрын
WAR DADYAHOW SOOMAALIYEED RAIISUL WASAARAHA ITOOBIYA WUXUU YIDHI XOOG IYO XEELAD WAXAY AHAATABA BAD WAA INAAN HELLAA‼️⁉️WAA WAR CAD XOOG IYO XEELAD⁉️⁉️ MA GARATEEN. HADAY HESHO SEYLAC DEKEDAHA JABUUTI IYO BERBERA WAA XIRMAYA TAA HALA OGAADO.‼️‼️‼️‼️‼️
Пікірлер: 8
Dowlad xasan hogaaminayo Ma guulaysanayso Allah ayeynu. Nasri ka sugaynaa Waa ninka qabiilka Ina ku so caliyey sida irir😊 😊
Xafajo ciilan cadow jabay
ITOOBIYA DAGAAL AYEY DOONAYSAA. WAA FURSA- DAHABIYA XILLIGAN IN SOOMAALI DAGAAL KU QAADDO ITOOBIYA OO LA XOREEYO SOOMALI GALBEED. 3 JABHADOOD AYAA DAGAAL KULA JIRA. DHAQAALAHOODIINA WAA DHULKA. FAGAALKA CANFARTU SOOMAALI.KU SOO QAADAY WAA LA GALAA OO KAASI L AXOOJIYAA.
QADAAD WAYNEEY RUNTA ISUNA SHEEGTAAN SOMALIA IYADAA VODSATAY WAANAY DIIDAY ETHIOPA INAY KA NOQOTO HESHIISKA JOOJIYA BEENTAAD ISU Maweelinaysan
U KACA DALKIINA ,DHAXALKII AWOOWYAASHA, ABIYE WUXUU OROMO U RABAA MARIN BADEED EE KACA OO DHULKIINA DIFAACDA ‼️‼️ KA HOR TAGA ISTRATIIJIYADA DHUL BALLAARSIGA OROMADA.
Ethiopia waa meeshii ay ku burburi lahayd. Ethiopia dagaal geli karta ma jirto, iyadaa koox koox isu haysata. CXDS waa diyaar iyo shacabka Soomaaliyeed.
WAR DADYAHOW SOOMAALIYEED RAIISUL WASAARAHA ITOOBIYA WUXUU YIDHI XOOG IYO XEELAD WAXAY AHAATABA BAD WAA INAAN HELLAA‼️⁉️WAA WAR CAD XOOG IYO XEELAD⁉️⁉️ MA GARATEEN. HADAY HESHO SEYLAC DEKEDAHA JABUUTI IYO BERBERA WAA XIRMAYA TAA HALA OGAADO.‼️‼️‼️‼️‼️
Xasan gurguurte iyo ismaaciil cumar geele ayaa iibshey bada soomaaliya waxba yaaney qiiq isku qarin