No video

DAG_ FANO OO QABSATAY CAASIMADA LABAAD, DDS OO ARIN KHATAR TEEDA LEH, DJABUUTI IYO SOMALILND

FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

Пікірлер: 66

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379Ай бұрын

    Afkaaga kadaa imaam Prof Hassan Sheikh Mahamud M.Weynaha Kulli Samalia u yahay hadda. Nabadeey. Wabillahi Tawfiiq.

  • @yomamaobama4184
    @yomamaobama4184Ай бұрын

    Allah idin hanuuniyo barta waxan la yiraahdo argagixiso ya juhalaa

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735Ай бұрын

    War ninmanyohow Waxaan idiin Maleynayey Rag Aragti dheer lakiin caawo Waad isku xaarteen oo afkii gumeystaha Madoow ee Ethiopia baad ku hadasheen Waxaad tihiin baad Caawo Sheegteen

  • @OsamaYacin
    @OsamaYacinАй бұрын

    Warkina xiga waxad shektan xussen idriss assowe o besha cissa weyan oromo aya i af dubatay ani ka hadlay arimaha Somaliland o idhi Somaliland maxay oromo qadmun uga baxan tahay dire dawa melka mid ah aya la igu xiray lambarkaygi iyo alatixi dadka laga hadlayay way iga turen ee bal warka xiga dadka dodona ku dhaxa

  • @Ygtyy
    @YgtyyАй бұрын

    Madaxda qaranka hacayin itobiyaan ka ku dhalay wase

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusufАй бұрын

    Hadii lagu noqonayo aragixiso in dhulka somalida laga difaaco waraabaha waynu nahay itoobiya iyadaa dhashay aragagixisada geeska afrika marka xuduudaha la talaabo wanaag lagama dheefo waa inay oromadu xisaabtanto somalida ma dhiman wali waa nooshahay

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5rАй бұрын

    Argagixiso waa luuqad reer galbeed iyo gaalo waana waxa lagu baabi'iyo waddamada fashilmay si loo xalaalaysto dhiigga iyo dhuuniga waddankaas

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqowАй бұрын

    Halkan waa sacmagaalo hudhud media

  • @ShaakirAhmed-fo2rq
    @ShaakirAhmed-fo2rqАй бұрын

    Hhhhhh. Dawalad dagaanka somaliland waa wax lalayaabo. Balse in aad dhahdaan dawlada somalia waa argagixiso. War hadal fadhiya la imaada.

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5lАй бұрын

    Inta goori goor tahay fikirka qawaarijta iyo kuwa faafiya wax halaga qabto.

  • @maxamadfaarax178
    @maxamadfaarax178Ай бұрын

    iimaankiibaalaidinkaqaaday afkaqudhmoon kaduwa madaxwaynaha argagixisadu waa idinka waxaa cadeeyay Cabdi Siciid

  • @HasanAli-dy6so
    @HasanAli-dy6soАй бұрын

    DHULKA BADA SOMALIYA HADII ETHOPIA AY UGACANGALAN WAXA BIXIYEY XASAN SHEEKH MUSE BIXI HADII AYSAN SHACABKA SOMALIUED KAHORIMANIN WALAGI SOMALIYAN IN MEEL DHEER LAGA DONINDONO

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520Ай бұрын

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734Ай бұрын

    Waarya imisa iyaad qadatee waar innaad somali u jabisaan itopiya.hadaladiina u fiirsada. Ninkani Muusse Biixi waa itopiyaan

  • @user-wh1qm6nf5m
    @user-wh1qm6nf5mАй бұрын

    Doqonow ma ma xasan itobia jecel

  • @Xamze394
    @Xamze394Ай бұрын

    Argagixiso waa yuhuid iyo nasaaro islaamka lasuurad xumayey Baad udhumaysaa doqon Baad tahaye islaamkaa kor noqon

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nkАй бұрын

    Maa Shaa Allaah Soomaali Muhaamad Ma Oromada kahor ayaa islaamku idin soogaare, beenaalayaal oo Beentu diin utahay oo Diintu been utahay, ma qof Oromo kahor diin qaate baajirta marka loo eego Taariikhda saxda, war ma idinko Sida Janaabada la iska meero aynu garanaynin islaamnimada ayaa nagu horeynesiin miyaa?

  • @user-fr4ue4wn7j
    @user-fr4ue4wn7jАй бұрын

    Wariye waxanko lehay waar penpad sheegta

  • @hhaji6556
    @hhaji6556Ай бұрын

    Maalha qaar doqonimadiina waan kayaabaa, Argagixisada, uu ninkani ladagaalidoonaa waa dowdlada, iyo ciidanka dds canfar raga horjooga, ayaana kowka,ah, Adiguna meelaan loojoogin ayaad.la,aaday.

  • @Ygtyy
    @YgtyyАй бұрын

    Adiga qashin ah abaaha wase😡😡😡😡

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfdАй бұрын

    Ifkii muuse biixi ayuu ku hadlay

  • @user-fr4ue4wn7j
    @user-fr4ue4wn7jАй бұрын

    Wariyo Pen hashegin

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5rАй бұрын

    Sheekada argagixiso waa handadaad uu ujeedinayo shacabka somaliya wuxuu ujeedaa ama nala shaqeeya oo sidaan wax urrabno noola raba dagaalka siti joojiya keena ciidan aan udirno zylac

  • @user-do8mg4fw4b
    @user-do8mg4fw4bАй бұрын

    Daadjalawda umbuuhayaa roobsidi iwaaye ileenfiindabiga wuuyapaanwadadkookale

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir480816 күн бұрын

    Hassan. Intaad eedaynay ohso fiiri ahmed madoobe. Ee. Shisheeye. Kalkaal. Ah

  • @janaalemedia
    @janaalemediaАй бұрын

    War waa maxay war baan idinka sugaynay, waxaad gasheen hawlo kale iyo kooxaysi. Meesha ma kooxaysi ayaad dadka ku bartaan mise waxaad tihiin warbaahin? Ma hadda ayaad wahaabiyiinta u soo jeedsateen, car Nairobi ama Muqdisho imaada

  • @KaafihassanHussen
    @KaafihassanHussenАй бұрын

    Ciisuhu mawarami yaaqanno

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d29 күн бұрын

    General ka asgaa argagaxisa ah muu maqale tago heestii qaranka Ethiopia waa loo diiday martidii Addis Ababa ishiinaa laga arka in leydiin xalaashadaa larabaa ee geerida haka baqinee naf is geliya sida somalida loo basaasaa taqaanan

  • @maxamadfaarax178
    @maxamadfaarax178Ай бұрын

    abiiayaaidinmaalgaliyay

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734Ай бұрын

    Waxaasi wa been ninkani hadu yiri argagixisodu waa somalida waaye dagaalkana ku jirtay iya ay doonayaan in la diido innuu faragaliyeey waxay noqon doonta innay ciidanka la dhaho kama diro waar naagti cafareed ee ministarka ah iyada iyaa wada talada uu sheegay Generaalku

  • @user-vs4tw1eq7i
    @user-vs4tw1eq7iАй бұрын

    Waxaa. Tihiin. Jawaasiis. Axmaaro. Allaah. Afkiina. Huurada. Leh. Allaah. Ha. Idin. Duleeyo

  • @kamalalik5528
    @kamalalik5528Ай бұрын

    Waxa lagu wayediye iyo waxad Ka hadlesid iskuma dhawo

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520Ай бұрын

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte

  • @mohamedmoalimabdiabdi2666
    @mohamedmoalimabdiabdi2666Ай бұрын

    Duplicate alaha idin bido

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708Ай бұрын

    The second City

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446Ай бұрын

    Ciidamo xaduudaha Somalia hala geeyo

  • @BachirHassan-yj1zj
    @BachirHassan-yj1zjАй бұрын

    Dogtoor shidaw wahaabiyada magaranaysid ee wad maqashay uun la isma tusikaro wahaabiyada iyo al shabaab marka iskagakaa laaqantay mise cunsuriyad kalaa kugujirta

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pmАй бұрын

    Gaalku argagixisad isaga ah ee waxa lasifey nayaa waa daarood uhuudii dhinac bey isugu beydhey EE waxan idin sheegayaa jigjiga waxa looqey binayaa indoor iyo promo ee kakaca fadhiga absamow

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3cАй бұрын

    Dadka soomaalida ayuu u jeedaa. Xisaabtana maahee waa soomaali daandaansi markaa isagaa ayaan raali ka ahayn canfarta in lala dagaalamo ayey diidan yihiin

  • @user-do8mg4fw4b
    @user-do8mg4fw4bАй бұрын

    Afmacaanooyin

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6mАй бұрын

    Waa culimada afkaarta xagjirka ah qabta ayaa ku soo badanaya Deegaanka Soomaalida.

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pmАй бұрын

    Argagixisad uu sheegey gaalku 🥰 8:18 8:28

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822Ай бұрын

    Xuduudaha ayaa la xirayaa .abyi waxuu rabaa inuu somalia zeylac iyo lughaye soo weeraro.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822Ай бұрын

    Waxa aad Gen.heysaan keena war laga carari maayo .waa leyska celinaya.

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206Ай бұрын

    Asc wuxuu kasoo cabsooda gobolada amharada iyo tigray muxuu u tewayay gobolada dagaalku kasocdo?

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pmАй бұрын

    Indoor iyo promo weynu isaga filanahey iyaga oo daarood ah

  • @MukhtarCabdi-d7t
    @MukhtarCabdi-d7t23 сағат бұрын

    Maxey sheegayaan wax itoobiyaankaa

  • @HasanAli-dy6so
    @HasanAli-dy6soАй бұрын

    😁😁😁😁😁😁 ALEYLEHE RUNBAD KASHEGTEN FIKIRKA WAHABIGU INUU YAHAY ARGAGIXISO 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @AbdifatahMohamed-ol9vw
    @AbdifatahMohamed-ol9vwАй бұрын

    Beenaala yaal ayaa tihiin

  • @alimuhumedyusuf47
    @alimuhumedyusuf47Ай бұрын

    Ish war ma waxan ayay ahayeen

  • @KaafihassanHussen
    @KaafihassanHussenАй бұрын

    Magtahay

  • @user-rs4uz8if6q
    @user-rs4uz8if6qАй бұрын

    🐈‍⬛🤑

  • @Ygtyy
    @YgtyyАй бұрын

    Adiga itobiyaan futada ka fuulaa nacalad kugu dhacday

  • @Samira-Hassan124
    @Samira-Hassan124Ай бұрын

    Somalida diyarado lagu cabsinaya!

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708Ай бұрын

    Waa tas

  • @alimuhumedyusuf47
    @alimuhumedyusuf47Ай бұрын

    Nacdali idinku wax illeen juhalo sufiyo ah oo uray ayaad ahaydeen

  • @user-fr4ue4wn7j
    @user-fr4ue4wn7jАй бұрын

    Nabi Salahu celleh ea salam toxidaka marka ogo idayay toxidka ma wahabi bo aha i sheeg

  • @user-fd1ff9fl3q
    @user-fd1ff9fl3q29 күн бұрын

    In lagu dhagaysto mumudnid beenta dadka kadaa beenaalaatahay e

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656Ай бұрын

    Nac nacda là bax

  • @user-lh8en2do7f
    @user-lh8en2do7fАй бұрын

    ❤kkkkk

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250Ай бұрын

    Ciilqabe xun oo calooshu bukto ayaad tahaye. Xsm waa hogaamiyihii ugu fiicnaa ee dalkaan soo maray. Addigu xabadhida iska maaree, simalia republic arrinkeedane meel iska dhig.

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94Ай бұрын

    arrin la yaable ayaa nooga muuqda dadka reer soomaali galbeed waxay ka baqaan amxaarada haddii ciidan itoobiya ay ba arkaan wey baqayaan waayo

  • @nasrarabi7643

    @nasrarabi7643

    Ай бұрын

    Wll dadkaasi reer dds way dhaqaaqaan ilaaa wakhtigii ingiris uu bixiyey DDS RAG BADAN BAA KU DHINTAY OO DIIDAAYEY IN AY AQBALAAN ITOBIYAAN LAAKIIN ADUU WADANKII SOOMAALIYA EE XORTA AHAAA MUXUU KU DANBEEYEY SOW IN AY AFAR TUUG OO MADAX ISKU SHEEGTAA WADANKII MAYNA SIIN TAAS IN AAD KAHADASHAY AHAYD INTAAD DDS WAY BAQAYAAN LEEDAHAY

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721Ай бұрын

    Stupid baad tahay ee warka iska hagaaji

Келесі