DAG_ 2 SABAB OO JABISAY DUULANKA CANFARTA CIIDANKA ETHIOPIA OO HAATAN SOO GALAY DAGAALKA NEWS

FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

Пікірлер: 14

  • @AbuurTttd
    @AbuurTttdАй бұрын

    Yaa. Rabi yaa rabi guusha sii soomaalida ilaahayow macigooda noqo oo uhiili adigaa awoodèe aloow inta ganta candawga kujirta nooga soodaa dhaawaca noo casfi inta inaga dhimatayna janadii fardoowsa ku casuum ehelada iyo qaraabadana sabir iyo iimaan sii soomaalaay ducada badiya.from sool

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860Ай бұрын

    Waa guulweyne ,wada jano iyo jihaadka dadkeena iyo dalkeena ,siiwada jabtaye leebka toos ,wey jabayaane,

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Waan guulaysanaynaa hadaanahay soomaali

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Guul ciidamada luyuuga fardo awliyo

  • @user-zh8kp7gn7i
    @user-zh8kp7gn7iАй бұрын

    Asc saaxiib Shide magaceeyguwaa abshir joogo garoowe soomaia udhashay soomaali galbeed iimeey galbeed waxaan leeyahay dabagaabta halagaraaco

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iwАй бұрын

    guuul geesiyada wadaniga halgamaya guuul libaxyada liyuu geesi halyeyo allow xafidoo garabgal gumaysigana butburi yarabi guuul🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥💯💯💯❤️❤️👍👍♥️♥️🙏

  • @mohamedosman2262

    @mohamedosman2262

    Ай бұрын

    War naga gaadhsiiya madaxwaynaha mustafi hub culus/artiladhy aan soo iibsano.

  • @GalabXagaCaweys
    @GalabXagaCaweysАй бұрын

    Wan didney

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Soomaaliyeey hadaad doonaysaan inaad barataan itoobiya waydiiya ogaadeen waayo 89sano ayay wadagaalamayeen

  • @SouleimanBarkad
    @SouleimanBarkadАй бұрын

    Jabhadii ugu horeysey ee ciise waxa la odhan jirey (Ali Liibaan) waxeyna ka mid aheyd jabhadihii soomaali galbeed ee la dagaalamayey itoobiya wuxuuna saldhigeedu ahaa magaalada xariirad oo ka tirsan gobolka sellel waxaana hogaaminayeý Alla ha u naxariista'e Gaashaanle sare Xaamud Laangadhe (pilot Engineer) ka dib dagaalkii sokeeye ee 1988kii waxay u kala baxeen laba garab(garab la midoobey jabhadii SNM oo seylac & Lughaya ka dagaalami jirtey) garabkii kalana waxuu u wareegey itoobiya waxeyna la baxeen magaca IGLF hadaba waxaan walaalayaal idiin sheegayaa in ayna jabhaduhu nagu cusbeyn intaasi waa intii da'deyda aheyd waxaase dhab ah nolosha dhabta ah ee ciise in noloshooda oo dhami ay ku saleysned dagaal

  • @migo2444
    @migo2444Ай бұрын

    Guul iyo gobonimo, arintani waa arin u dhexeeysa Jabuuti(Ismaaciil Cumar Geelle) Mustafe Maxamad Cumar iskaashigoodu strategic yahay.

  • @migo2444
    @migo2444Ай бұрын

    Ma Oromo ayaa Soomaali wax ka qaadi karta

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7hАй бұрын

    Shadow nagadaa erayga barakomale waaleeyahay baroko jooji kalmadaa

  • @mohamedosman2262
    @mohamedosman2262Ай бұрын

    Waxaan soo jeedin lahaa guushan in soomaalidu hantaan oo hadhiyaan hub waa wayn oo pm yo ay kamid yihiina soo iibsano.

Келесі