No video

Dadku inuu sidan u lumo maxaa keenay? Sheekh Mustafe

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 19

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4kАй бұрын

    Mashlh khyr allh ha siiyo shikh mustafe

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444Ай бұрын

    Sheekha Soomaaliyeed alle Ha ku Barakeeeyo 🎉 Sh mustafe Haaji Ismail Haruun Alle Ha ku Barakeeeyo cilmiga iyo Caafimaad Suuban Alle Ha ku Siiiyo🎉

  • @WifaaqOnlineQuran
    @WifaaqOnlineQuranАй бұрын

    Soo wada dhiga iyadoo dhan

  • @abdirahmanmohamed8998
    @abdirahmanmohamed8998Ай бұрын

    Maadada si kooban waxa loola jeeda "LACAGTA"

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748Ай бұрын

    Waa waa hore 2021

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1bАй бұрын

    ❤❤❤❤

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiasporaАй бұрын

    Sheikh futo dameer

  • @yusufwarsame4219

    @yusufwarsame4219

    Ай бұрын

    Asc waar sheekha caydakada

  • @dojimohammed7796

    @dojimohammed7796

    Ай бұрын

    Alla culimo ma cay gaadhen subxaan waar Isla xishoo nacasyahow

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_NaailaАй бұрын

    Sheekh ka Aamusay Dhul soomaaliyeed oo Amxaar lagudoon siiyay magaran Sheekh Nimadiisu, Aakhira iyo Aduun Ciqaab baa kudhacday Ruuxii ka aamusaa Xaq uu yaqaan.

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    Ай бұрын

    Haduu hadal waxtarayo adba ka hadal m

  • @maryamdirie6842

    @maryamdirie6842

    Ай бұрын

    Ma sheik yadini corruptiga ah ayad moday.

  • @gamessjr3228

    @gamessjr3228

    Ай бұрын

    Uu ka hadlay mala mad arage 20 , 10 5 sano ka hor ka hadlay abti

  • @A...A09888

    @A...A09888

    Ай бұрын

    Sheikhu wuu ka hadlaa 8bilood ka hor ayuuna ka hadly damaca ethiopia...wuuna ka hadli jiray waligiiba .... Adiga oo aan dhalan oo aan aduunkanba iman ayuu kahadli jiray ...

  • @A...A09888

    @A...A09888

    Ай бұрын

    Sheikha maad dhagaysataa weeye su aashu ... Mise in aad iska dhaleecayso unba rabtaa

Келесі