DADKA HOOS USOO EEG | ABWAAN CABDISHAKUUR ALLAH YADIIK IYO MAANSO KU SOCOTA KUWA KIBRAY | 2020

Haddaad Laba Daryaaliyo
Hoy Dugsoon Ku nooshahay
Waxa Dhaxanta Dayree
Darbi Iyo Gidaar Wadhan
Danyaraan Bustaba Hayn!!
Deriskaaga Waxaa Yaal
Qaaraan Dabka Loo Shidin
Dowrana Kusoo Qaday
Caafimaadku Waa Deeq
Daa’im Loogu Mahadshee
Markaad Diif Xanuun Leh Iyo
Inta Daran Ka Bari Tahay
Dadka Wada Sidaadaa
Dul Ahana Ma Wada Ah
Qaarbaan Habeen Dumay
Iyo Waaga Daalacay
Xummad Loo Dab Geliyaaye
Dadka Hoos Usoo Eeg
.....................................
ABWAAN CABDISHAKUUR ALLAH YAHDIIK
........................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 20

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf4 жыл бұрын

    Maasha Allaah Ilaahay ha ku xafido walalow xaq baad Ku hadashay🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️💚💚💚💜💜💜👍👍👍

  • @mcmuusechannel8454
    @mcmuusechannel84544 жыл бұрын

    Abwaan Cabdishakuur Alayahdiik macalinkagii ayaa Abwaan QiiQ aha AUN

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed7264 жыл бұрын

    رمضان مبارك

  • @xasanmaxamed4860
    @xasanmaxamed48604 жыл бұрын

    Masha allah

  • @faisalformerchannel5228
    @faisalformerchannel52284 жыл бұрын

    Abdi rashid alla yahdik Simply one of the best abwaan i salute you big brother

  • @hanimoha3013
    @hanimoha30134 жыл бұрын

    Mashaa allaah 😓

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi44864 жыл бұрын

    ALLAH YAHDIK ABWAAN QAALIYA

  • @aimarmu9442
    @aimarmu94423 жыл бұрын

    Ramadaan Mubaarak 2021. Abwaanka salaan baan i dirayaa

  • @Alpha_Studio_pro
    @Alpha_Studio_pro4 жыл бұрын

    masha allah

  • @caydaruuscali9080
    @caydaruuscali90804 жыл бұрын

    Mnsha Allah abwaan Dhamays tiran

  • @seynbxuseen1050
    @seynbxuseen10504 жыл бұрын

    Ax ax ax 😭😭 😭 axl waa manso qiiro leh

  • @Sahaljcole
    @Sahaljcole4 жыл бұрын

    Wow waa abwaan cabdishakur alahaydiik

  • @khadarmaxamed4888
    @khadarmaxamed48884 жыл бұрын

    First 6th Ramadaan.

  • @mohamedibraahim5513
    @mohamedibraahim55134 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @xuseenkaafi2777
    @xuseenkaafi27774 жыл бұрын

    Xag dabayshadaa jirra abwaan cshakuur alaayahdiid

  • @allayoyusuuf7450

    @allayoyusuuf7450

    4 жыл бұрын

    Thanks

  • @khadarmaxamed4888
    @khadarmaxamed48884 жыл бұрын

    First person.

  • @MohammedAhmed-nd3yh
    @MohammedAhmed-nd3yh4 жыл бұрын

    sodhawow abwaan

  • @Alpha_Studio_pro
    @Alpha_Studio_pro4 жыл бұрын

    aptigii iga wayna

  • @user-iv8zz1ux6j
    @user-iv8zz1ux6j4 жыл бұрын

    masha allah

Келесі