No video

Dadka Farxiyq Sidan Ku Taageersan Ee Ka Xanaaqay Inaan Canaanto, Maxaad Taageeraysaan? 🤔

Пікірлер: 104

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannelАй бұрын

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

  • @imaansh1590

    @imaansh1590

    Ай бұрын

    habaryar arintan ka soo hadal somali miyaa 5 Muslim Sisters Indicted For Fraud, Stole Millions Through U.S. Mail, Facing Decades In Prison

  • @kaphizoothmani1117

    @kaphizoothmani1117

    Ай бұрын

    Habo wa saxantahay wlhi gabdhihii somaliyeed cagmahooda ayey cudur ku raadsanooyaan wana niyad jabeysa marka aragto xaalka an ku suganahay Ani xita 3 Sano ka hor waxan ka mid Aha gabdhaha is cadeya lkn manta alxm isma cadeyo midabkeyga ayaana aminay waligeyna Kuma npqon doona lkn wa waafo na heysata Una baahan dada aqli iyo aqoonleh in lala kaashado sidii looga hortagi laha dumarkiina way is cadeynayan ragiina daroogo qaad iyo sigaaar iyo balwado kale oo xun bay isticmaalayan marka somali alle u maqan

  • @munamusa1222
    @munamusa1222Ай бұрын

    I support you because I read a lot of psychiatric books 📚 so go ahead and our community really has many problems ❤

  • @chailatecookies7341

    @chailatecookies7341

    Ай бұрын

    I absolutely agree with you. You go girl . Be self conscious ❤️❤️❤️

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229Ай бұрын

    Somali maryoley Drem Malahan ,Mida Kale Shacabka Somali W intooda badan Wax Mafahmaan Qof Hadaad Soo Hadal Qaado Waxay Ka Dhex Arkaan Qabiil Subhanallaah Waa Dad Cawaan ah

  • @anoor7560
    @anoor7560Ай бұрын

    100% true!! Cidna hawga biqin runta waxaad sheegaysid oo dhana waa wax jira lkn anigu dumarka la is cadeeyo lama yaabo ee ka nin is ku sheega ah ayaan la yaaba kaasi waa laga roone

  • @halimaomar6633
    @halimaomar6633Ай бұрын

    FATHIA RUN SHEEG ILAAHAY ha ku XIFDIYO Aamiin. ❤❤Wax fiican baa dadkaga u sheegta lkn runta ma jecela somalida ❤❤❤❤Love u xabibti

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038Ай бұрын

    Wa sax canada wa iska nolow. Mida kale wa ku mahadsan tahay waanada dumar ka Somali yeet oo iska badalay sidu Allah u abuuray. Thank u

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dlАй бұрын

    Wanaga iyo jacel kuma difacayan qabiil ayay ku difacayan Habo gacalo runta ayaan kugug jacelahay alle cimiirag haku dheereyo cafimaad haku siiyaadiyo🤲❤️❤️

  • @nimam7846
    @nimam7846Ай бұрын

    Fathia I am like you very conservative and true we are more close to Allah than those who think that religion is all about the clothes you wear.

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746Ай бұрын

    Walaalo dadkan qabyaalad bay qof kasta u difaacaan Filter ma aha iyada iyo odaygeeda ayaa isla socday oo xaflad soo galaya la sawiray. Waa fillers and colour eye contacts.Iyagoo arkaya xumaanta ayay is indha tirayaan

  • @Maria-Dajuume
    @Maria-DajuumeАй бұрын

    Habo macan maad caayin. no one is untouchable. When you are a public figure you have a responsibility to act accordingly. Especially when you have young women looking up to you. Farhia needs to stop normalising bleaching and botched plastic surgery period!!!

  • @fahm3d88
    @fahm3d88Ай бұрын

    Fatxiya dadka Africa jooga khaasatan kenya iyo Somalia aad bay isku cadeeyaan kalsoonidii baa ka dhuntay caafimaadkoodiina waykucayaareen cilmi iyo caqli sheegayay majiro in kii miko lamarsado Inyar baa kufahmaysa

  • @singlelife5965
    @singlelife5965Ай бұрын

    Habo you’re so beautiful mashallah ❤️❤️

  • @lail111
    @lail111Ай бұрын

    xidiidada waxa la moda ini boqol jiir yihin waxasina waxa kanye skin thinning ba ku dhacay which is a sign of aging.

  • @fadumoabdulkadir05
    @fadumoabdulkadir05Ай бұрын

    Habo waa saxan tahy dadka waad waanisaa Farxiyo waa gabar walaashey ah waana u nasteexeen karta mahadsanid❤❤❤

  • @asluubsan9738
    @asluubsan9738Ай бұрын

    Farxiyo abaayo waxaan ahay dhibbane iscaddayntu ay dhibaataysay waxaana doonayaa inaan kula hadlo xageen kaala soo xiriiri karaa❤ waa iga dhab wlhi

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    Emailkeeda kala hadal ama Instagram ama tiktik mid un weey kaaga soo jawaabi hadii ALLE idmo.

  • @funkyfeiz

    @funkyfeiz

    Ай бұрын

    Ma Sha Allah. Daacadnimadu wa Qali and you can get help. Jirkaagu awood isku bogsiyo ayuu leeyahay. Waqti sii adkeyso inta Yar uu isbadalka sameynayo ileyn sidii hore manoqonayo. Fatxiyay gabadhan attention sii pleases

  • @Abdi-o9h

    @Abdi-o9h

    Ай бұрын

    Maxad ka doneysa orad o Alle bari dhibtadana u shego wax fitamino ah na isticmal carafta iska ilali quran jirkada ku aqari

  • @asluubsan9738

    @asluubsan9738

    Ай бұрын

    @@funkyfeiz waad mahadsantahay walaal talo siintaada🌹😊 waana rajaynayaa Farxiyana inaan helo meel aan kala hadlo

  • @asluubsan9738

    @asluubsan9738

    Ай бұрын

    @@Abdi-o9h inaan Ilaahay soo baryay iyo waxaan soo maray maxaad ka ogtahay walaal? Siwalbabo mahadsanid

  • @asmacali111
    @asmacali11129 күн бұрын

    ❤❤ fatxiya dheman si qurux badan o cadalada ayad waxa walba uga hadasha lkn dadku waxa lawada arko o muqda ayay raban ina laqairo

  • @lail111
    @lail111Ай бұрын

    I don't understand we have naturally juicy lips we don't need lip fillers.

  • @fardoushirsi9002
    @fardoushirsi9002Ай бұрын

    Sc habo umadeena halaag baa u sugnaade alle ha sahlo inantana inay allah ku caasiday waa loo jeeda toobaduse u furan Subxanallah Allah inama hoojiyo sidaan ku soconaa ma sahlanee

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301Ай бұрын

    Maya maad aflagadeynin

  • @Scrub101
    @Scrub101Ай бұрын

    When you put yourself in public, then you are open space, good or bad. Farhiya, you always bring real issues. Keep going, sis. ❤🎉

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261Ай бұрын

    You right

  • @nafisoabdi4723
    @nafisoabdi4723Ай бұрын

    100% you right

  • @amalismail7772
    @amalismail7772Ай бұрын

    Aad bay u khaldan yahin dadka ku taageraya plastic surgery iyo qasqas ka qudhun ka ah , hablo yar yarayaa ku dayda oo role model u tahayba, midaasna waa arin aad khatar u ah

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622Ай бұрын

    Rasuulka scw wuxuu yiri walalka uhiili haduu gardaranyahay iyo haduu garleyahay markuu gardaranyahay unasteexee oo gacanta qabo marka laga gardaranyahay na uhiili marka hore usoco soomaali iney kheir isku shegto ma rabaan

  • @MUNAA888
    @MUNAA888Ай бұрын

    candace owens showiste iila egtahay qof jecel attention iyo inlaga sheekeeyo waaye..

  • @user-kf7my4qs7m
    @user-kf7my4qs7mАй бұрын

    Fadhia nadaadee from Canada 🇨🇦

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007Ай бұрын

    Habo wlee inaad dan qabyalad aqoon ❤😊

  • @LimoonHaji
    @LimoonHajiАй бұрын

    Fathiya ma indhahay ladahay wixii Somali oo idil aragtay ayay aragtay uunee waliba si extataam kujirey uga hadashay oo anagoo dhan waan aragnaa baraha bulshadaan iskeeni laygana hadli maayo kaladaya ❤

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942Ай бұрын

    Asc Fathia , maya madan cayine wx bad u shegtey oo wad u nastexeysey , sian loogu Dayan, 🌿

  • @fatumoabshir6357
    @fatumoabshir6357Ай бұрын

    Mashlh hapo fathia ilahay haku xifdiyo your one my favorite ❤️ inshlh ilahay dartii ku jeclahay ❤

  • @bilana289
    @bilana289Ай бұрын

    Dadka is cadeeya ayaa kaa xanaaqay reer qasqas umadeena maaha Waxay ku odhanayaan way waan is yara nadiifiniyaa maxaa nadiif ah diirkii baad iska qaadeene Fathiya sawtan cid waliba ka hadasho ee sawirkoda soo qaadato Fathiya ma tidhaahdo cid baa iga hadhay Dadkani waa public figures markaa waa laga hadlaya hadii aanay doonahaynin in laga hadlo guryahoda ha iska joogaan

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385Ай бұрын

    Qofkii baraha bulshada yimaada inlaga hadlaa waa caadi adigaba sawiradada waa lasoo qaataa lkn xaqiiqadii qofwalbaa isagaa noloshiisa xor u ah waxuu isku sameeyo maadaaba ay ogyihiin waxay sameynayaan. Inkastoo aadan aflagaadeyba

  • @user-uh1vi1bl5h
    @user-uh1vi1bl5hАй бұрын

    Bisinka abuurtii alle aayey qawedeen

  • @singlelife5965
    @singlelife5965Ай бұрын

    I love your garden haboo😍😍😍

  • @Somfamilyfun
    @SomfamilyfunАй бұрын

    You right habo haw joojin waxmagaratada 😢❤

  • @fadumoabik3545
    @fadumoabik3545Ай бұрын

    Fathia we need campaign against these type of people who are against our natural beauty these people who are selling these products are Allah's Enemy

  • @hannahani192
    @hannahani192Ай бұрын

    Hadaa qaniis kahdasho cidiisa ka baxsan meysid, dadkeena mooji meel loowado

  • @user-id1mh6ol6l
    @user-id1mh6ol6lАй бұрын

    It’s true plastic surgery and what is not good you should take care of the body Allah gave you

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524Ай бұрын

    Fadxiya dadkan waa badaaw Wax ba Loma sheegi karo Iyaagu qurux uun bay radinaaya Subxaanalh xadki bay dhafeen Waa babis nagta xishood dhe Qurox bay moodayan folxuumo Cay qarmuunkooda

  • @samiya2596
    @samiya2596Ай бұрын

    Subxanalah in few years she’s done folxuma ma nolaanayso

  • @mssimranhussein9182
    @mssimranhussein9182Ай бұрын

    Habo what is the store name to get ur product in MN please thank you,

  • @lajecelibrahim7378
    @lajecelibrahim7378Ай бұрын

    Sorry FarHiya Canada is the place to live is ver safe country than America we scared our safety while we are in America

  • @raxmacail

    @raxmacail

    Ай бұрын

    Oo walaal sowta dhallinyadii soomaaliyeed is dhameeyeen Canada

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341Ай бұрын

    Preach sister ❤️❤️❤️❤️ Somalis hate the truth 😍😍😍

  • @degaghedi1738
    @degaghedi173829 күн бұрын

    Illaahow smli qabyaalada hoos i dhigtay kamadoobee

  • @womenwithprincipal5175
    @womenwithprincipal5175Ай бұрын

    Ku soco waxbar Dadnimo ma jirteeee, Fadxiya Soomalida Qayba Caadfiada uunbaa korta dad so wanaagsan u fekera ma nihin, Sidaas darted qofka waxa marwelba la weyn Qabiiladoodaa 🙈😞

  • @Rose_83k
    @Rose_83kАй бұрын

    Fathi you spoke only the truth those people are wild. You just correcting wrong things.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210Ай бұрын

    Ninkeeda la baxay Dayax ee bedelay midabkiisii hadaa maxaad u amaantay Inanka kale na aad u af lagaadeysay ee Sheekha ah ?

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320Ай бұрын

    True always hurts inabti fathia

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870Ай бұрын

    Qofka wanaaga jecel ayaa wax kuu sheegaa qofka haduu caan yahayna masuuliyad gaar ah ayaa Saaran Micheal Jackson markuu is cadeyey Mawdga oo dhan ayaa ka xanaaqay Isabadelkan uu bini aadamka abuurkisa badalaya inuu shaydaan amri doono quraanka lagu sheegay marka meesha ka sii wad dadka difaacaya wadad aan maskaxdoda ka Shaqaysiin

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980Ай бұрын

    I totally don’t support them sorry and I don’t watch them.

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622Ай бұрын

    Runta ma jeclin dadka caanka ah waa lasoo qadanayaa waana laga hadlaya hadey qaldamaan walashen farxiyo waa gabadh Afgaaban lkn waxay ku qaldantahay waa lo sheegaya anigaba waa ka naxay marka arkay quruxda WAA ORIGINAL KIISA

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142Ай бұрын

    Asc mashallh runtushekt

  • @shukriabdi5873
    @shukriabdi5873Ай бұрын

    Alaha cafimad keno

  • @nimam7846
    @nimam7846Ай бұрын

    Maya mad aflagadayn qofka ka xumaday qabyaalad ba ka hadlisay un.

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdoАй бұрын

    Fathia waxaan maqalay inaad Canada ku soo horaysay oo ay ku diideen in ay aqoonsi ku siiyaan walaahi sidaas ayaan maqalay. I see you always put canada down. But canada is very expensive country so do speak. Dadku canada lacag easy kama helaan. "Sweat girl Amy" thing kkkk

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel

    @FatxiyaCabsiiyeChannel

    Ай бұрын

    Maya gacalo, kuma soo horayn. Maraykan ayaan imi at the age of 14 gacalo keel Kalena Weligay iskama dhiibin. Canada is nice and beautiful but because its a socialist country, there's a lot of limitations in terms how far one go if you are ambitious. Hoos una dhigin, I just spoke the fact.

  • @Imanx602

    @Imanx602

    Ай бұрын

    Sweden too.

  • @shukriabdi5873
    @shukriabdi5873Ай бұрын

    Somali cafimad majiro

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559Ай бұрын

    Qofki midhiyaha is kena wa la falenaya kkkk farxiya waxad shegtay khatarta ay leeday qaliimadaas

  • @Naagnool124
    @Naagnool124Ай бұрын

    La mid maahi habo is daji I love you 🤣🤣🤣🤣

  • @somcana
    @somcana28 күн бұрын

    Oo ninkaa is cadeeyay asba

  • @ifrahali7125
    @ifrahali7125Ай бұрын

    Soomali run Marabaan iney saas iska wada dhigaa oo cudur kuwada dhacey rabaan Allahuma najinaa

  • @HalimaAbdi-qn5kc
    @HalimaAbdi-qn5kcАй бұрын

    Waa waali

  • @LimoonHaji
    @LimoonHajiАй бұрын

    Run usheegi maayaane hoostey kaxamanayaan

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160Ай бұрын

    FAXIYAY ANIGU HABAR YAR AYAD IGU AADANTAHAY FARXIYO DAXAY IYO ADIGANA IMA KALA SOKEYSAN LKN GARTU ILLAAH AYEY LEDAHAY GABADHA DAYAX QABO WA QOF AF GABAN JIRKEDA AYEY WAX KU SAMEYSAY LKN ADIGU YA AFARAHAGA GALA ODAY YARO CADANA AYAD WADATA MA FARXIYA KA SO HADASHAY SURWEL AYAD QADATA ADIGO CIMRIGA JIRAH MIYEY KA SO HADASHAY DEE HA XANAQIN EE UMADA ISKA NABAD GALI EEYAHA HABARYAR

  • @Hodaneey
    @HodaneeyАй бұрын

    Runta dhibta dadkena adigu runta uun bad sheegta haka daalin abuurta rabi cid bedelaysaa wanaag ma istaahilan

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524Ай бұрын

    Maha filter irbaad bay isku buday😂😂😂😂

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620Ай бұрын

    Wax laga aamusi karo o layska indha tiri karo maaha waayo aafad bey inugu noqotay epidemic. Maalin kasta in marba mid la soo qaato oo laga hadlo weeye aamuska waaba waxa meeshan ina dhigay hadii beri hore laga hadli lahaa oo wax laga qaban lahaa heerkan mabaynu gaadhneen. 😢

  • @sumadqaran
    @sumadqaranАй бұрын

    Ma ogid miyaa ineey gacmaha iyo badhida xitaaa soo buuxsatay😂😂😂naasihii iyo calooshiina waalaga jaray

  • @amirajones2558
    @amirajones2558Ай бұрын

    Habo our people don't like to hear the truth...

  • @LimoonHaji
    @LimoonHajiАй бұрын

    Skin Bealching costs skin cancer

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006Ай бұрын

    May ogala dadka runta ilahay xaqa ha tuso

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622Ай бұрын

    Farxiya cabsiye soomaali bay la hadleysaa leygu kaa dulyoogaye wanaagana mayeeshide nolosha fake aan isaga tagno runta aanku noolano walalayaal

  • @SuleekhaAhmed-r7u
    @SuleekhaAhmed-r7uАй бұрын

    السلام عليكم

  • @SuleekhaAhmed-r7u

    @SuleekhaAhmed-r7u

    Ай бұрын

    Walaashay. Farxiya Waan. Ku daawadaa. Hal arin ah. Inaga. Daa. Ayyn. Ku dhihi. Lahaa Muyuusikada. Aad. Ku. Furayso. Janalka Shugran

  • @SuleekhaAhmed-r7u

    @SuleekhaAhmed-r7u

    Ай бұрын

    Waa. Run. Cadaaldu. Qaraabo Ma taqaano. الله قال. اعدلو. ولوكان. ذا قربا Cadaalada Uhiili. Xataa. Qaraabo. Hanoqdee والرسول. صل الله عليه وسلم انصر اخاك. ظالم او مظلوما

  • @SuleekhaAhmed-r7u

    @SuleekhaAhmed-r7u

    Ай бұрын

    Dhaqanka. Saxda hala ilaaliyo Waan. Kugu. Raac sanahay Iscadayntuna. Ma banaana

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758Ай бұрын

    16:55 midaa bacaha wareejineysa aqas ee xidadiiba banaanka keentay hbn hore wiil sargaal ah baa isoo direy isagoo calool xumoonayoo leh midaan umada qaarijineysa 2sano kahor bay baadiyo ka timid hadaan tiktok ku arkay waan lablaboonayaa abaayooy😢😢kan buu isoo dira hadba wuu sabri waayey😢😢 because adeer baan u ahoo iyadoon wax joogin sanadna dhameyn bay is murxisaan arkey kuyeh hadana tiktok iyadoo umadii baceyneysayba iga hor timid hade wuxuu yiraah hooqey hooqey taasna ehel baan nahay😂iyadaa sumeysay,hadana bacdii ay lafa uga soo saari laheyd bay u xireysaa balaayo aluminium kugu xirtay buu hadba yiraah😂wuu dhakofaarey😆yaahuu ana waxaan iri toloow sidee loo la noolyahay ma wayna sanboor qabin 2016kii tu aanu secondary wada dhigan jirnaa is iri maalin ag fadhiiso sidaan isu celinayey qadhmuunkeedii balaayo is murxisey aheyde uunbaa haatish la dawaqay ilaahoow kuwaasi ma noola oooc🤧waxa la noolse sidee ula nool yihiin mise waxaan la mid aheyn lama noolaadaan foolxumaday is badeen qadhmuunkey uga dareen habo gacalo🤭

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037Ай бұрын

    Farxiya cabsiye waa dad xanuunsan dadkani qabiil aya qayrkood ka reebay😂

  • @Abdi-o9h
    @Abdi-o9hАй бұрын

    Adiga aqirarada ka fakar dadka ad cayneyso o adan wax ado hubsan iska da bari bad rabiga hortagi donta

  • @samira-141
    @samira-141Ай бұрын

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷👍🏽👍🏽

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102Ай бұрын

    Runtad kasheegtay ayagaab i arkaay ku hayo

  • @HalimaAbdi-qn5kc
    @HalimaAbdi-qn5kcАй бұрын

    Markii hore iscadayn, haddana plastic surgery.

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620Ай бұрын

    Knowing the addictive personalities of Somalis and their sheep mentality 100% Fatxiya ay waad Ku saxantahay inaad ka hadasho. Waa dad xoola ah oo isku wada dayda imikaaba la arki karayn oo dambas iyo guduud iyo weji sida banooniga u afuufan leeyihiin sidey isu cadeenayyeen oo isu cayilinayeen kiniin iyo qashin isku gurayeen. This will be the next craze mark my words gabdhihii oo wada bushmihii already buurbuurnaa sii buuray baad arki doontaan foolxumadoodi hore ayeey foolxumo kale ku darsan doonaan. Think about it. Is cadeenti wey iskaga wada daydeen, Indhashareerkii ay fashion ahaan u qataan wey iskaga wada daydeen ( sheikh iyo xukumad toona kumay khasabin dhaqanba uma lihin), ilkaha dhooqada lamarinayyana wey iskaga wada daydeen, wejiga la bararinayyo wey iskaga wada daydeen, biraha ilkaha (braces ka) wey iskaga wada daydeen xitaa hadayna u baahneen ilaa ay ilkihii ku qudhmeen ineel qofku waxuu u baahan yahay inuu intaa balamo la lahaado dhakhtarka ilkaha wadan dhan oo dadkii wada braces xidhanyihiin waxay idin cadeenaysaa inay Somalida dad waalan yihiin oo wax kasta iskaga dayda.

  • @ladanq5197
    @ladanq5197Ай бұрын

    Acuudu waa xuux kkkkk

  • @maryanaskar
    @maryanaskarАй бұрын

    Australia ka daran waba mel gaja ah hada dhaw ban so dagay lkn sibay u dansantahay

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550Ай бұрын

    Fathia They don't want to accept the truth.

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270Ай бұрын

    Kalsooni xuma

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123Ай бұрын

    Waar. Xamarey. Maxa. Dhaca. Niikaada. Iyo. Isacaadeenat. Isaka. Daay. Waa. Ciyaal. Xuun. Bisiinka

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599Ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @haywareerin266
    @haywareerin266Ай бұрын

    😂

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel

    @FatxiyaCabsiiyeChannel

    Ай бұрын

    206-475-5475 text kusoo dir gacalo

Келесі