DAAWO Sheekh Mustafa oo Ka Hadlay Dagaalka Falastiin iyo Yuhuuda iyo Sababta Xamaas ay

Пікірлер: 19

  • @deeqomaxamaddhiiga3215
    @deeqomaxamaddhiiga32159 ай бұрын

    Masha Allah warunta ee kusoco runta inshallaha falastini guuuul iyo gobnimo

  • @amanih578
    @amanih5789 ай бұрын

    MashaAllah May Allah protect us… we need to wake up and help our sister and brothers in Palestine. Imagine if this was us and nobody helped. Take action my fellow Muslim sisters and brothers and always ask Allah for help and the oppressor

  • @user-nt1lc3js7b
    @user-nt1lc3js7b8 ай бұрын

    Alaha. Kudaayo sh.mustafa aamiin aamiin

  • @CanabSharmarke
    @CanabSharmarke9 ай бұрын

    Sheekh mustafe alaha haku xafido

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz2 ай бұрын

    😭😭😭

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey41989 ай бұрын

    ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ILLAAHOW FALASTIIN DHIBKA KASAAR YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @user-nt1lc3js7b
    @user-nt1lc3js7b8 ай бұрын

    Allaha. Kasaaro falastiin. Dhibaatada. Aamiin aamiin aamiin. Aamiin aamiin😅😅😅😅😅😅😅😅😢😢😢😢

  • @user-jn9jj4bo8c
    @user-jn9jj4bo8c9 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @12media70
    @12media709 ай бұрын

    Hore ayuu uga hadlay

  • @user-js7vj4rf2p
    @user-js7vj4rf2p9 ай бұрын

    الله اكبر لا

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad9 ай бұрын

    Maxaad laascaanood uga hadli wayday adeer nagalatag caqliga xun

  • @acazaam
    @acazaam9 ай бұрын

    Maaha muslimiin waaa gaaalo siisi midka jordan maamulo bashaar al asad kuligood waaa murtadiin

  • @Thewho444
    @Thewho4449 ай бұрын

    Why didn’t you speak about laascaanood 8 Months muuse markoo madaafiic kugaraacayay.

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr79029 ай бұрын

    Falastine waxbo uma qaban karo lkn hadaan wax u qaban kari lahaa xita cadaawada ay iga kasbata badan sheekhow daa carabtan hala laaye Ethiopia markay dunidu iskuso kay raaceysay kuwii isoo raacey soo yemen ma ahayn nacalad baa ku taala Carab diintay haystan xagey taala carab sheekhoda iyo shaydaan kooda waa wasakh wiz wiz

  • @free-thinker1046
    @free-thinker10469 ай бұрын

    He is fake sheikh dagaalki laascaanood maha camuusiye qabiilnimo kkkkkk

  • @crisaaq3877
    @crisaaq38779 ай бұрын

    Asc kudarsoo sheekh mustafe muxuu uga hadli waayay dulmiga lagu hayay gobolada SSC ama magaalada laascaanood xasuuqa ku socday 8 deeda bilood waa sax inaad ka hadasho reer Palestine 🇵🇸 oo iyadu waxay socotaa 6 maalmood waa qadiyad dunida islaamka oodhan udhaxaysa waxaase ka horeysay laascaanood maxaan kugu tilmaanaa sheekh mustafe wuu ka dhacay waa jaahil mayee waa munaafaq midkee la odhan karaa umada soomaaliyeed ayaan suaashaa udaayay

  • @nemo_noura1

    @nemo_noura1

    9 ай бұрын

    Inaad sheekha waxaas midna ku tilmaamto ma ahan ta labad dagalka Palestin waxu socday 75 sano o sida un lo laynayay maha 6malmod o kaliya wana Muslim ito gaalo islaynaya tan laascanod waxay laba qaybod o Muslim ah o is dagalaya inta wax dishyna akhiro wa la waydinayaa ee si iimaan le u hadal

  • @nemo_noura1

    @nemo_noura1

    9 ай бұрын

    Wauna ka hadlaye malaha adigaan dhagysan ee sheekha kalmad xun haku odhan adigon war haynin

Келесі