Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 60

Ойын-сауық

Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 60

Пікірлер: 68

  • @user-mj4zg7rt5e
    @user-mj4zg7rt5e2 ай бұрын

    Filimka xeynoosh muu ka baxay iyo wiilkiisa waaba qaraxda filimka iyo sacdiyo filimka qeybta murugta bes haku wadine xoogaha qosol iyo faraxdna waa qeybtaase haka soo tagina

  • @vne_Aj
    @vne_Aj2 ай бұрын

    Wawareey rer mudug o dhaan ayaa Nairobi imaday welcome abtiyaaal riwayada hadu macaan noqdaay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Asliyuusuf694
    @Asliyuusuf6942 ай бұрын

    War naagtaan cabdi shugri dhashy waaba nacay😂😂

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar1532 ай бұрын

    Anaa kaw ah ama ugu horeyo Allah Mahad leh

  • @user-bu4pn3zo7t

    @user-bu4pn3zo7t

    2 ай бұрын

    Aniga qofki 13 banahah🎉❤

  • @hibaqali3456
    @hibaqali34562 ай бұрын

    Maamada abdi shugri wlale Waa soomaalidii la yaqanay filimka waa xaaramo lkn mamadaas laasariinta hindiga ay u ek tahay legend mad waaye maamada

  • @hiboali5025
    @hiboali50252 ай бұрын

    Abdi shukri hooyadiis ceeb ayaa u taala, ilmihi uu wiilkeeda dhalay ayaa Allah albaabka ooga soo galiyay wayna ka saartay

  • @Arabduur

    @Arabduur

    2 ай бұрын

    Dee waxaan waa filin😂 ilma aad ayeeyo u tahay sidaan 3:09 u gal waa dhibaato😂

  • @SalahyareHasan-ub6jo
    @SalahyareHasan-ub6jo2 ай бұрын

    Pafin pafin gabar yare ba luntay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdifatah18324
    @Abdifatah183242 ай бұрын

    Anigu cabdi shujri hooyadii ayaan taageraaa cabdi shukri hooyadii waa wada anteeno

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed9002 ай бұрын

    Good umulqeyr aad ayaan kuu jecalahey ADI hodon C/llaahi❤❤❤

  • @user-wh4mv5gx5v
    @user-wh4mv5gx5v2 ай бұрын

    machallh oumalkaire khaire gabto

  • @MedHassan-dg5gr
    @MedHassan-dg5gr2 ай бұрын

    Magacaygu waa maxamad madoobe joga jabuti filmka adbaan ulasocdaa dhamaantiin reer dhalmadoon wada aktariin lakiin igaln cabsicabsi ward mahadsatihin

  • @Zuhaybcismaan123-vf1yw
    @Zuhaybcismaan123-vf1yw2 ай бұрын

    Mnshallah

  • @user-jw8op5cp1t
    @user-jw8op5cp1t2 ай бұрын

    Islaanta cabdi shukri hoyadii waaxolo kula anaga dhalnay naag aan hadlayna way sokaxaysatay umulkhayr waakatagan tahay xanaq kii udanbayay laakiin wafashil shekadu😅

  • @xamdamaxamed5093
    @xamdamaxamed50932 ай бұрын

    Fanax😢 wa balayo wlhi jini

  • @yasminali5763
    @yasminali57632 ай бұрын

    Adkaatay gabadha hooyadeed ayaa iskeentay rer mudug viva 😂

  • @Arabduur
    @Arabduur2 ай бұрын

    3:09 inlee ilmaha waxay ka anfariirtay baa latusay😂

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k2 ай бұрын

    Islan nagta uujecelyahay neceb wa sidan ima ainadhalin udoodaisa😂😂😂😂😂

  • @user-jd3lh7gj7r
    @user-jd3lh7gj7r2 ай бұрын

    Baadi kugu raagte xoolahaagi modaa waa maah maah igu cusub

  • @YasmiinAhmedirre-bd2hi
    @YasmiinAhmedirre-bd2hi2 ай бұрын

    War aaway xaynuush iyo sacdiyo filimka waa intaaa ku joognay😂😂😂😂

  • @Sameeya123
    @Sameeya1232 ай бұрын

    Waa idin wataaa❤

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad2 ай бұрын

    Eglan waa naag xun umulkhayr dhibey kuhaysaa

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman23522 ай бұрын

    Ayy umul kheyr ❤🎉

  • @XamuudSuudi

    @XamuudSuudi

    2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tl9qv6ed8k
    @user-tl9qv6ed8k2 ай бұрын

    Waxa iga su'aal ah gabadhan dhashay mumtaaz iyo cabdi shukri hayadii sidee ayay ku kulmeen yaa isbaray qaabkee ayay kulanka u sameeyeen it seems wrong qoraaga waa qaldmay thanks qasaal group

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN2 ай бұрын

    Ilhow inanta lahelaa team bilkher wan in salame❤

  • @IbrahimjamaAwmohamed
    @IbrahimjamaAwmohamed2 ай бұрын

    War filimki haduu adkaadey mar haduu libaax kabeeye soo galey😂😂😂

  • @baarwiil3789
    @baarwiil37892 ай бұрын

    Film kii ma libaax kabeeya kusoo biiray😂😂😂

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad2 ай бұрын

    Xaynoosh meee kharaabooy

  • @khadromuse2518
    @khadromuse25182 ай бұрын

    Umul khayrey inanti yarayd waan arkaye waan qaban kariwaayay😂😂

  • @canabqardho7963
    @canabqardho79632 ай бұрын

    C/shukri hoyadii gacan baan u tagay😂

  • @abdaleabshir6786
    @abdaleabshir67862 ай бұрын

    Haday dheshu macan tahay

  • @basrabashir5726
    @basrabashir57262 ай бұрын

    Gabadhii yareyd ma waxay noqotay ina cabdi shugri waa wareey haday qaraaratay

  • @user-yd3ew7qq9t
    @user-yd3ew7qq9t2 ай бұрын

    Lakin maxa sameesay cabdi shugri lakin siican u ooydheh

  • @mohamadcalisali9023
    @mohamadcalisali90232 ай бұрын

    Hade reer mudug riwaayadoda yaa daawan kara madaxa aad moodid in uu duqsi ka saaran yahay jareer buu u qarinayaaaa😂😂😂😂😂😂

  • @SuleekhaAxmed-gm1ds
    @SuleekhaAxmed-gm1dsАй бұрын

    Asc❤

  • @maryamabintulsuldan9137
    @maryamabintulsuldan91372 ай бұрын

    Umalkhayr 😂iga qoslisay

  • @khadromuse2518
    @khadromuse25182 ай бұрын

    Inta og gabadha yar in cabdi shugri. Dhalay 😂

  • @SubeerMaxamed-fo7wg
    @SubeerMaxamed-fo7wg2 ай бұрын

    Asc rer dhalma doon

  • @faysalwarsameabdi337
    @faysalwarsameabdi3372 ай бұрын

    😂Habarta waan wata gurigeeda oga baxa niicda kala taga marti edab daran baa tihiine

  • @deeqadegan4164
    @deeqadegan41642 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @SamsamJaamac-zy5lf
    @SamsamJaamac-zy5lf2 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @muhudinyakub376
    @muhudinyakub3762 ай бұрын

    Legends are coming into the film only asid Diaby is remaining

  • @abdirisaaqalaale5361
    @abdirisaaqalaale53612 ай бұрын

    Ninba dhan uciilan non dhashiisii garan LA dhal la'aani hayso

  • @user-nl2dk8vh7f
    @user-nl2dk8vh7f2 ай бұрын

    😂😂😂😂❤

  • @demahomnedaramo6079
    @demahomnedaramo60792 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adenomar5351
    @adenomar53512 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdifatah18324
    @Abdifatah183242 ай бұрын

    Umulkhayr waa ebar waxba lamaysoo noqon badal action ka

  • @IdrisTasline
    @IdrisTasline2 ай бұрын

    😮

  • @nmi2672
    @nmi26722 ай бұрын

    Sacdiyo iyo odaygdi away

  • @ConfusedStars-xt9ww
    @ConfusedStars-xt9ww2 ай бұрын

    177

  • @munocismaan496
    @munocismaan4962 ай бұрын

    Haday ciyaartu macnthy

  • @Xamda.xurmo123
    @Xamda.xurmo1232 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XalimoAadan-e9g
    @XalimoAadan-e9g19 күн бұрын

    Qalpi and a

  • @ibtizammohamed733
    @ibtizammohamed7332 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @FardowsaAbass-rx2dj
    @FardowsaAbass-rx2dj2 ай бұрын

    😂😂😂

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule47152 ай бұрын

    Asc Asxaabta sidee wax u jiraan Umul Qeeyr intaa lacag ta iweey diiya aniga un beey tiraah daa iyo lacag baan heestaa hadana Hooyadeed beey Reeraha ay u dhax do la dag taaye Xageey wax iska Qaban la yihiin ma garan ee ii jilciya mise waa faan kii Somalia iyoga oo qadayo hadana faanayay ma garan Maamoowin kan Muqaalifo ee Ficil tamayo se Mar mar soo galiyay Ruwaayada naga waaleene sidii Xamse Jacbur iyo inan tiisi Baadiye mar ba Qolo ha nagu mur mina Mahad sanidiin ha waala to Sheekada.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75412 ай бұрын

    Balaayo badanaa cabdishukri hooyadii kute reerku kama naxaan ayadaan kanaxayn oo cayrisay

  • @user-bp8jq7ez8p
    @user-bp8jq7ez8p2 ай бұрын

    Hhhhhhhh 😂😂😂😂

  • @filzanMohamed-ou2ut
    @filzanMohamed-ou2ut2 ай бұрын

    Asc welcome 🤗😊

  • @fihiima-qz5qt

    @fihiima-qz5qt

    2 ай бұрын

    Wcs

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi98072 ай бұрын

    Maxa sowadan ma ina tidhahan wa ina cabdishukri😅😅

  • @user-eh1sy3fv7u

    @user-eh1sy3fv7u

    2 ай бұрын

    Mahadaad fahantay

  • @xamdaxubi9807

    @xamdaxubi9807

    2 ай бұрын

    @@user-eh1sy3fv7u Haa hadan fahmay

  • @nayeonfly99
    @nayeonfly992 ай бұрын

    Poö😊

  • @fardowsoabdi2512
    @fardowsoabdi25122 ай бұрын

    Masha allah

  • @fardowsoabdi2512

    @fardowsoabdi2512

    2 ай бұрын

    ❤❤❤

Келесі