No video

Daawo Qaabka Loo Galbiyay Maydka Sheekh Adan Siiro Wadooyinka Hargeysa Dhexdooda

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZread Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 35

  • @NafisoAli-cg9lv
    @NafisoAli-cg9lv2 ай бұрын

    Allaah hawnaxariisto shiikh qaliyu ahaa runti😭😭

  • @abdrahmaanshireh6679
    @abdrahmaanshireh66792 жыл бұрын

    Allaha unaxariisto sheekha

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali90672 жыл бұрын

    Sh.Adam X.Maxamud Siiro Allaah haw naxariisto Daacigii Ilaahoow. Danyarta u adeegoow. Agoomaha daneeyoow. Xabaalaha Daryeeloow. Daadihiyihiiyoow. Xaqa kii dilaacshee Dulmigana fogeeyoow. Dayrkii adakaa iyo Damalkaan hadhsanayoow. Docdaad igu banaysay Dabayshu iga haysaa. Rabbiyow ku derejee. Ku dekee Firdowsoo Rasuulkii la deris noqo. Dadkii aad jeclayd iyo Saxaabadii la daanshood. Amiin yaa Rabbal caalamiin 🤲😥

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w2 жыл бұрын

    Amiiin ya rabb Accept our Dua inshaAllah Amiin jannatul firdous İnshaAllah

  • @fuadaxmed830
    @fuadaxmed8302 жыл бұрын

    Alle u naxariisto

  • @khadragaaxnuug285
    @khadragaaxnuug2852 жыл бұрын

    Allow ku naxaristo 😢😢😢🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid1402 жыл бұрын

    ILaahay. Ha. U naxariisto. Sheekha. Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @hamdahamda7617
    @hamdahamda76172 жыл бұрын

    Rabbi janooyinkiisu ta uu saraysaa ha geeyo sheekheeni Qiimaha iyo Qaayahab lahaa

  • @kamg3450
    @kamg34502 жыл бұрын

    اللهم اغفر له ورحمه وعافيه وعفوا عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم اجعل قبره روضة من رياض الجنة

  • @farsamolyrics1435
    @farsamolyrics14352 жыл бұрын

    Waxay ahhayd 2007 markii aanu gurigiisa ugu tagnay anagoo ka kooban 20dhalinyaro ah si uu noogu dhiso dayrka garoonka xawaadle kumanaanu Soo hungoobin ee uu noo Hagar baxay . Waxa uu aahaa deeqsinimadii oo qofa . Ilaahay godka kugu jannee

  • @dulmar9139
    @dulmar91392 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto sheekh iyo dhamaan marti deenii kahoray sayba aamiin yaarabi

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali31732 жыл бұрын

    Adunyo qiimo male Ilahay swt jannatulfirdawsa haku casuumo sheikheeni Aden Siiro 🤲

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa36732 жыл бұрын

    Aamiin aamiin

  • @cumarsugeTV
    @cumarsugeTV2 жыл бұрын

    Allah ha u naxaristo aamiin aamiin

  • @baladomar7798
    @baladomar77982 жыл бұрын

    Ilaah ha I naxariisto sheekhanaa waan jecelnshsy fro Baladweyne ilaah iyo Kenya

  • @faadumofaarax5330
    @faadumofaarax53302 жыл бұрын

    Alaha unaxariisto sheekhaadan hanakawaraabiyo janatulfarduusa aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed81032 жыл бұрын

    Wlahi deeqsi buu ahaa Gob bu haa Shaqsi sharaf iyo karaamo leh buh ahaa

  • @hanadmohamedhassan8943
    @hanadmohamedhassan89432 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto janatul firdowsa allaha ka warabiyo

  • @Imraan12
    @Imraan122 жыл бұрын

    Amiin ilaahay ha unaxariisto ehlu janow weeye

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed22792 жыл бұрын

    Haa walahay Soomali oodhan Ayaa ooyeysa Cidna May hadhin maanta Waxaan laxasuusan doonaa Wanaagiisii iyo wax usheegiisii iyo Dadkii uu caawinjiray Ilaahow Unaxariiso Oo hoygiisa Jana Fardowsa gee Ubadkiu uu katagay iyo hooyadod Iyo walalihii Samir iyo iimaankasii😢😢😢😢😢

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w2 жыл бұрын

    Allahu Akbar

  • @fatimasog8801
    @fatimasog88012 жыл бұрын

    يا حبيبي يا ربي ان هذا عبدك عبدك في حق عباده فاوحمه واغفر ذنوبه واعف عنه وغسل ذنوبه بما الثلج يا ربي يا حبيبي ارحم شيخ ادم رحمة واسعه والجمعه مع حبايبه الصحابه بحق سيرتهم الطيبه حزنت من قلبي بوفاة الشيخ الحق اللهم إنا نسألك صبر وسلوان عنه واربط قلوبنا جميعا

  • @namiin3034
    @namiin30342 жыл бұрын

    اميين اميين🤲🏽

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar52372 жыл бұрын

    Musliminta odan ayu kabaxay

  • @habiboabdi3597
    @habiboabdi35972 жыл бұрын

    Inalilaahi wa inaa lilaahi raajicuun Allaha u naxaristo

  • @asaldhaladsland9655
    @asaldhaladsland96552 жыл бұрын

    Third ka mida nuurka islaamka baxay sh qiimo alle ayuu ah rabbiyow u naxariiso

  • @maryamibrahim4878
    @maryamibrahim48782 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @fosiaahmed7727
    @fosiaahmed77272 жыл бұрын

    Allhi. Heunxristoo. Maarxun. Adn. Siiro. Allhi. Jaawbtisi. Fardus. HegAyoo. Alla die. Ukabaxay. Samir. iyo. Mina. Sadiq. Hekusiyoo. Amin. Amin, 🤲🤲🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-if3jm8kg6m
    @user-if3jm8kg6m2 жыл бұрын

    😔😔😔🥺

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid1402 жыл бұрын

    Amiin amiin amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @bashaayiralkheer825
    @bashaayiralkheer8252 жыл бұрын

    اللهم ارحمه رحمة واسعه😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar52372 жыл бұрын

    Qabrika Allah haunuriyo

  • @farixiyadahir211
    @farixiyadahir2112 жыл бұрын

    Ok

  • @ashaahmed954
    @ashaahmed9542 жыл бұрын

    Aaaaåmiin Aaaaaaaaamin Aaaåaaåaamiin😭😭😭😭

  • @abdifatahmohamoud9340
    @abdifatahmohamoud93402 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Келесі