Daawo,Dhibaatada Jidka Isku Xidha Ceerigaabo Iyo Burco+Fashilka Xukuumada Siilaanto Barnaamika

Пікірлер: 45

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile70444 жыл бұрын

    Ceerigaabo berisamaadkii iyadaa bagaashka iyo wax walba loosoo doonan jirey! Xiis,Maydh iyo laasqoray baa ku furraa!!! Maantana hargeysa iyo boosaaso ayaa bagaashka looga keenaa! 3doodii dekedoodna waa la xidhay!!!! ADDUUN WAA KAAS

  • @adolfadolfhawd7154
    @adolfadolfhawd71546 жыл бұрын

    Noloshan walahi wa nolosha ugu macaan,,,waxan ka shaqaynayay,,,1996 ila 2000. Wa nolol aan caadi ahayn jidhka ku dhismaya+marka gadhigu meeo kaa galo waxa ku imanaya reer miyiga oo caano kuu keenaya

  • @2jaboisak761

    @2jaboisak761

    6 жыл бұрын

    Adolf Adolf hawd lkn hadda sheekadaas ma jirto

  • @adolfadolfhawd7154

    @adolfadolfhawd7154

    6 жыл бұрын

    Salman Isak waxan ka shaqayn jiray wadada u dhaxaysa hargeisa iyo djibouti ...baaburtan ay wataan reer bari anagu ma kaxaysano waayo dhulka qarfaha ah ama dhulka rough ka ah ma mari karaan...anagu waxan wadana Mercedes 3828 ama HINO..KY AMA HINO...ZY OO. Ah 24 ton...daawaha tyres ka wa 24..kor ayuu dhulka uga kacsan yahay waana xoog badan yihin.....marka dhinaca hargeisa markan ka baxno dooxada ayaan dhexvqaadna ila laga galayo banka giriyaad waayo dhulka foorara ...marmarka qaar adoo dooxo ku dhex socda aya daad xoog weyn kaa daba imanaya nasiibkaaga wa inaad xeelad taqano meesha kuugu horaysa wa inaad ka baxda oo toos ah ma leeexan kartid wuu ku qaadaya hadad leexato

  • @mawlemagan
    @mawlemagan Жыл бұрын

    Dhab ahaan Soomaaliya dhul beereed aanan caadi ahayn ayay leedahay. Eebbow dadka fahansii inay dhulkooda beertaan si ay gaajada uga baxaan.

  • @mahamedaden4919
    @mahamedaden49192 жыл бұрын

    Habar Yoonis mucaarad nimo macangag nimo ah laga waayi maayo

  • @maxamuudcabdi627
    @maxamuudcabdi6276 жыл бұрын

    Waa xaa iyo waxkadaran way ka jiraan wadada ceerigaabo Way ka jiraan reerceergaabo Iya gaa halkaa is dhigay

  • @shako7423
    @shako74237 жыл бұрын

    Madaxda aflagaadada halaga daayo iyo madaxweynahena muj silanyo

  • @awilahmed644
    @awilahmed6442 жыл бұрын

    Xirsi waydiya halka uugeyay malayniti dollar ee louriryay in lagu diso dariqa..

  • @farduscali-ly5fb
    @farduscali-ly5fb Жыл бұрын

    Alle haydila garab galo hawl adagba haysaane

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa56657 жыл бұрын

    allaha u gar gaaro umada soomaaliyeed meel walbo ay joogaan

  • @dzekooooooo
    @dzekooooooo8 жыл бұрын

    Wll thank you for this great documentary. Please more Documentaries about ceerigaabo

  • @ruushmadar7535
    @ruushmadar75356 жыл бұрын

    wariye barkhad

  • @sekeriyem3557
    @sekeriyem35575 жыл бұрын

    Waar barkhad xilagaa ad soo dhigtay 10 casho ka hor ayan so maray inkastoo aanu roob jirin hadane shaqada way socotay wana waqtiyadii la bilaabay dagdago waa belaayo ee beenta iyo dagdega iska daa wadaduna dhibkeeday leedahay markii hore waxbaba maynu haysan oo marbaynaanba hawaysanjirin marka alx dheh oo waqti sii

  • @awilahmed644
    @awilahmed6442 жыл бұрын

    lacagta laxado.

  • @sbofficial4374
    @sbofficial43744 жыл бұрын

    Dhibkan ayakoo wadad ku maray ayaa wadad meleshiyaad uku horeeya 😭😭😭😭

  • @madinajamac9320
    @madinajamac93208 жыл бұрын

    wa runti dadka wadad dhibta ka haaysta alle huw gargaro xukumadu xilkeed way gabtay

  • @abdirizakhassan8094
    @abdirizakhassan80947 жыл бұрын

    toloow dhulkaan maa mashruuc beero wax soo saar lagaliyo cuntaba ugu filan dadka deegaankee, waa dhulbeerood wax waliba kasoo bixilahaayeene

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag88477 жыл бұрын

    Dawlada ama maamulka meesha ka jira haduu waajibaadkeeda: Caafimaadka shaqada tamarta ama korontada Amaanka Biyaha Adeega gaadiidka; wadooyinka, dekadaha cir iyo dhulba Nadaafada inta hadi laga waayo dadku waxay ku qasbanyihiin, iney ka tashadaane, eyan ku tashan cidkale, Allena tala saartaan.

  • @boqoradasomaliland4503
    @boqoradasomaliland45036 жыл бұрын

    siiilaanyo hortiii ma roog bay marayeen

  • @aadancabdilahi5539

    @aadancabdilahi5539

    4 жыл бұрын

    BOQORADA SOMALILAND

  • @herofliveTV
    @herofliveTV2 жыл бұрын

    Waddo xumo ma meel reerkiinu dagaanbaa waar wadada lawyacado ma martay maxaadse ka yaab tay roobaaba da.aye dee ku faan oo amaan dhulka barwaqoobay

  • @abdiazizmohamedkher5887
    @abdiazizmohamedkher58878 жыл бұрын

    waxba maad sheegin yarka hadlayaa dadka gawaadhida wata ayaa kaa hadal wacan ee dhibtu haysatoba adiga caadifad ayaa kugu jirta ee daawanayow waa dalkaagi ee barnaamijka iska hagaaji oo dadka dhiiri geli intaad qululixiso uruxayso

  • @ahmedabshirosman5251
    @ahmedabshirosman52516 жыл бұрын

    Baabuurtaan iyo dhulka lå iskuguma tala galin waayo kuwo retoorto leh ama kuwa waa weyn ee melitiriga ayaa ka bixi kara dhiirigaan

  • @midnimoqarankhaliil9340
    @midnimoqarankhaliil93406 жыл бұрын

    Ninkii qabyaalad qorta kuwata isna. Dulka buu sidaa uqodaa barwaaqo beynu garnay saan miyaa ilaahow nacaafi

  • @CumarAdanMuuse
    @CumarAdanMuuse6 жыл бұрын

    Dowladu tagteda way wadaa lakiin dadka kasow jeda qadhankay ku baqen waybixin wayeen marka calacalka idinka isdhigay

  • @safiyanour4893
    @safiyanour48932 жыл бұрын

    😀😊😴😤

  • @ahmedarshe5591
    @ahmedarshe55918 жыл бұрын

    waar isku xishood please dad baad iska aglaadeyneysaa

  • @svenskaochsomaliska9944
    @svenskaochsomaliska99448 жыл бұрын

    Kkkkkkkk wlhi wariya waan la yaabey rakaabka ayaaa rayi dhaama

  • @suberh8985

    @suberh8985

    8 жыл бұрын

    Dee sow warxumo-tashiilka la sheego maaha. wuxuu ka raadinayay war iyo hadal xun oo ka soo weriyo

  • @dgmanavestoh5048
    @dgmanavestoh50487 жыл бұрын

    iminka waa la hagajiyey dhamad ayey ku dhaw dahay

  • @farhanyareofficiall
    @farhanyareofficiall6 жыл бұрын

    hhhh mhee beenta dawada

  • @MohamedAhmed-ej9tp
    @MohamedAhmed-ej9tp8 жыл бұрын

    waar raxmadda ha ku qaylinin sowdigii ninka wayn ahaaa

  • @abdilahimohammed5927
    @abdilahimohammed59277 жыл бұрын

    Akhyaarta ninkayaa laaflagaadeenin

  • @madarali33
    @madarali338 жыл бұрын

    waar kan waa nacas wax waray sanayaa

  • @blackiiarizona2498
    @blackiiarizona24987 жыл бұрын

    iska silicsanaada waligiin somali maryooley halkaas qabyaalad ayaa idin dhigtay

  • @sahraganda131
    @sahraganda1314 жыл бұрын

    Bowe hadan camanka laga buuxsanayn maalka LA cashuuro oo ay cadaaladi fushoo xaqu cadaanayo cosobka iyo ceelkiyo biyuhu caraq mayeeshen

  • @captanaxmadopsiye1468
    @captanaxmadopsiye14686 жыл бұрын

    Waar dawladi siiraanyo ma mashruuc ay lacag ku uruur sanyeenba wada dhisayna.imka ale idin ka qaad ale idinma daayo

  • @cumaraaden9028
    @cumaraaden90286 жыл бұрын

    Somaliya wadajiirta ayaa wax qarabankarta

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul8 жыл бұрын

    ciwaanka ka badal duubistan, qawlka dadku iyo isma laha magacu.

  • @stoppstopp
    @stoppstopp8 жыл бұрын

    keyse axmed digaale inaad wadani tahay oo mucaarid tahay uunbaad noo sheegaysaaye dadka baabuurta wataa miyaanay caqli lahayn ma waxay sugi kari waayeen inta biyuhu dhaafayaan

  • @prince4057
    @prince40577 жыл бұрын

    ninkani waaaba beenaaale ma hargeisa iyo gar adag ayuu ku sheegay 150 km waaana 600km ilaaa 650km waa yaaab. mida kale dadka muu shaqada la qabto oo la qodo ciida baabuurta xannibtay

  • @darboweyne1741

    @darboweyne1741

    6 жыл бұрын

    Gar adag iyo fadhi gaab ayuu sheekay wariyahu ee dib ugu noqo xareedyahay kkkk

  • @somali1615
    @somali16156 жыл бұрын

    Waryaa darbo

  • @loopedali7792
    @loopedali77928 жыл бұрын

    beenawas