No video

Daawo Canfartii oo Meel Ay ka Baxdo wayday,3 Jiho oo Laga Weeeraray Guul Guul

Пікірлер: 6

  • @xaawolaki9273
    @xaawolaki9273Ай бұрын

    Allow nga qabo sharka

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9yАй бұрын

    TALO MUHIIM AH Waa in maamulka soomalida itoobiya qoraal udiraa abii axmed in uu ciidamada itoobiya uga saaro degaankooda hadii kale soomaalidu ku biireyso jabhadaha mucaaradka ah Tankale waa in madaxweynaha soomaaliya xasan shiikh qoraal udiraa abii axmed uu ku cadaynaayo in dhamaan soomaaliweyn aaney fiirsanayn dagaalka ito xasuuqa lagu hayo dadka soomaaliyeed oo ay soomaaliya kasoo qayb gelayso dagaalka Tankale shacabka soomaaliyeed dal iyo debedba hakasoo qaybgaleen jihaadka yuhuuda madow ee afrika ku hayso xuquuqda dadka somali galbeed

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1uiАй бұрын

    Somali/Galbeed ALLOW garaabgal 🤲 waxba kugu macaha.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iwАй бұрын

    gumaysiga itobiya niman garufa jira dulmigu hajabo soomsliyey midnimo jahad uistaga gala dagalka dagalkii soomaliya iyo itobiya waxay kabilaben DDS ee feejignaan gurmad gacmaha isqabsada midnimo guul insha allah🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🔥✌️🙏♥️♥️♥️

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uhАй бұрын

    kharashka tabarka ciidanka somaliland ee ethiopia tabarayso waxaa bixinaya iimaaratka

Келесі