Daawo Boqor Buurmadow Daraawiish Waxaa isklahaa isaaq Ee Dhagayso Taariikhdeeda iyo Meesha Daarood

Пікірлер: 34

  • @rodajama7111
    @rodajama711112 күн бұрын

    Gooni Goosid Daarod muusan kula dagaalimin hadii Darood oodhan rabaan in aaden jirin malin maad noolaaten.

  • @subraarm4381
    @subraarm438113 күн бұрын

    Isaaqoow Raga Daarood waxba Idinkam galine siday wax ku xukumayeen waxaa Isaaq u Fiican inay Slave nimadi iyo Sayladii Cadmeed ee Isaaq lagu kala iibsan jiray ka sheegee.

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk13 күн бұрын

    Taariiqda saxda ah waatan uu sheegayo buurmodow aniga boqor uma aqaano majirto taariiqda xiligii kacaanka lasameeyey ee sidii ladoono looqoray.

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali869212 күн бұрын

    Taariikhda saxa ah ayuu boqor Buurmadow inoo mariyey Buug badan ayay kutaala Aduunka taala.

  • @rodajama7111
    @rodajama711112 күн бұрын

    Waad waaleteene ee Quraan akhrista.

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed449313 күн бұрын

    Inta diidan historigan orda keydadka aduunka soo baadha idinkaa yabiye

  • @rodajama7111
    @rodajama711112 күн бұрын

    Daarod iyo Hawiye waakuwan wadajooga si nabad ah kuwada nool kaana difaacay amxaarkan aad so dhaweysanayso

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad802713 күн бұрын

    Reerka SNM waxay soomaali uga cararrayaan waa labo, taariikh xumo iyo ciil aay caloosha hooyadood kala soo baxaan,

  • @MedIbrahimidrissIbrahim

    @MedIbrahimidrissIbrahim

    13 күн бұрын

    😂(inader niin walan Nikila xidha kow )ma garatay meelkale adimayane isheeg tarikh xumada 😁

  • @AbmedDaahir-mx6xc

    @AbmedDaahir-mx6xc

    13 күн бұрын

    adeeero is fahmiinena waixii iska waaaalaqada

  • @halilmamohamed4493

    @halilmamohamed4493

    13 күн бұрын

    Adigu maxaa ii daba ordaysaa hadaad tariikh iyo karti haysid 😂😂😂😂

  • @djibworld
    @djibworld13 күн бұрын

    Wacaysle, Murusade iyo reer xaaji Saleebaan ayaa keynadiid ka adkaaday, SACAD IYO CEYR shuqul kuma lahayn

  • @AmalAbdirisakMahamed

    @AmalAbdirisakMahamed

    13 күн бұрын

    Yaaa ka adkaaateeen 😂 Waxaaas baaa isugu sheeekaysaan Keeenadiiid Yusuf Osman 3 Nin uuuu dhalay baaaaa guuumaystay Galkacayo ilaaaa shabeeelda hooose

  • @Yusufxasann

    @Yusufxasann

    13 күн бұрын

    BOQOR BEEN MADOOW. DAMEER CIYEY IIGAMA DUWANA

  • @axmedcabdimaxamud4214

    @axmedcabdimaxamud4214

    13 күн бұрын

    Yaa keenodiid ka adkaaday😅😅😅😅

  • @user-um3lv3nj5r

    @user-um3lv3nj5r

    12 күн бұрын

    Keenadiid yaa diinta baray,

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed372213 күн бұрын

    Waa Runtii sayidku isaqawan oon waxba sidan ayuu barbara kasodageye isaaq ayaa xoolo iyo Ragba kucawiyeye

  • @rodajama7111
    @rodajama711112 күн бұрын

    Waa idinkan dhahay Darood baa na laayey, hadadan JigJiga ayaad nalojoogtaa nabadna waad kutihiin waayo Darood waa gob ee dad magumeystaan.Iisheeg qof Darood ah oo Jooga Hargeysa boorway

  • @rodajama7111
    @rodajama711112 күн бұрын

    War gooni istaag, wax kale oo aad kuhadasho mawaydey aan amxaar baan ahay dee dalkan Somali rag leyidhaahdo baa leh kabax hadii kale toobad keen

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed372213 күн бұрын

    Warye matarikhdii kacanku uu qoreye ee siyad qorey ayad Run uheysateye

  • @abdishakur5064
    @abdishakur506412 күн бұрын

    Boqor horta nimankan majeerteen ad kasheekaynayso wax Boqortoyo laha boqolal sano iyaga jiray ee wa ka qaldantay,dadkay gumaysan jiren ba tiri taasina waqtiga aduunka marayay aya sida aha, marka majerten dadki konfured gumaysanayen adigana boqortoyadi ingiriska ku gumaysanaysay

  • @shmohamed-mu7jd
    @shmohamed-mu7jd13 күн бұрын

    Waxaan Jeclaan Lahaa Taariikhdan Iyo Saldhalooyinkii Somaliya In Mid Mid Looga Sheekeeyo Waa Aragtideyda

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487813 күн бұрын

    Warya boqor burmadow waxa rufyan beenlo argixso snm shbb dacish

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed372213 күн бұрын

    Maxaa loga sheken wayeye tarikhda somalida ee jamicadaha logu dhigan wayeye wuxuu uxidhnaa tarikh sameysa iyo sayid gacan kurimisa

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed372213 күн бұрын

    Bentii siyad bare uu benta kaga shegeye tarikhda somalida

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann13 күн бұрын

    BOQOR BEEN MADOOW.

  • @JohnDoe19012
    @JohnDoe1901211 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi13 күн бұрын

    Jiri ninadiu ka daabnimuu ku darsadey

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen174010 күн бұрын

    Odeygan been ayuun buu ka shaqeeyaa uu ku kala geynaayo beelaha Soomaaliyeed. Waxa u wehwliya faan. Intuu odeyaasha dhaqanka la sheekaysto oo wax ka soo dheego ayuu baddalaa oo jeebkiisana waxa uga daraa si uu Soomaalida u jahawareeriyo ee beelaha dhexe u ammaano ama beelo kale Soomaaliyeed oo sharaf leh, sharaftooda hoos ugu dhigo.

  • @mmohamud6977
    @mmohamud697713 күн бұрын

    Stop the lies of the Black Mountain King, Boqor Buir Meadow. Your statement is just spread lies after lies especially Majerteen and Habrgidir of somali Southren For a long time, anyway just no need now to pay attention!!!!!

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla495713 күн бұрын

    Beenale

Келесі