No video

DAAWADA WALWALKA IYO STRESS-KA ᴴᴰ┇2019 Sh Mustafe Xaji Ismacil

KUSOO DHAWAADA DIINTU WAA NASTEEXO
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
/ diintuwaanasteexo114

Пікірлер: 107

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo75522 жыл бұрын

    Ilahow qofkastoo murug iyo depression dareemaya kadulqaad oo aan anigu kujiro aaamiiin yaa allah

  • @AbdurahmanMohamed-sy9eq

    @AbdurahmanMohamed-sy9eq

    19 күн бұрын

    Wll anaa huba Kuna bogsday ee wardiga badi wll intaan nolosha nacay Ayaan wardiga bilaaabay

  • @nasriinaabdi1429
    @nasriinaabdi1429 Жыл бұрын

    Yaa allah walwalka aan daremaayo adaa og qof kastoo muslim ah oo walwal hayo ka dulqaad Aamin Yaa Allah

  • @fatimaistahil1190
    @fatimaistahil11903 жыл бұрын

    Alle ha inaag qaado walwalka intaa culas haysato alle swt haka duul qaaado yarabi 😰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @safaahmed7642

    @safaahmed7642

    2 жыл бұрын

    Alaahuma amiin

  • @abaswarsame

    @abaswarsame

    2 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allah

  • @LTGAzam
    @LTGAzam3 жыл бұрын

    Walhi 2020 waa sanadka maskaxdayda ugu mashquul badantahay lkn alx Waxaan ku kalsoonhy allah inuu dhmyn doono idam alle

  • @fatimaistahil1190

    @fatimaistahil1190

    3 жыл бұрын

    Alle swt haku fududeeyo yarabi wlloh

  • @LTGAzam

    @LTGAzam

    3 жыл бұрын

    @@fatimaistahil1190 aamin dhamaanteena wll

  • @YaxyeAbtidoon-fg3nx

    @YaxyeAbtidoon-fg3nx

    3 ай бұрын

    ​@@LTGAzamwll hada see tahay

  • @fathaahmed9251
    @fathaahmed92512 жыл бұрын

    Sheikh mustafe ismacil🥰2022 waa sannadkii igu fikirka badanaa Inzha allah alle ha i fududeeyo uu dhamaanya inzha allah

  • @fardowsofarhan4716

    @fardowsofarhan4716

    2 жыл бұрын

    Ale swt ha kaa dul qado abyo saliga nabiga dal dal waad ilawin murugta

  • @aminaamish242
    @aminaamish2422 жыл бұрын

    MashaAlAh ilhy hainoxifdiyoo sheeqena ilhy janada hakugeyo 🤲🏼 kuwa kudaqman Alaah SWT hanagayelo

  • @drzkaldeeqa4555
    @drzkaldeeqa45553 жыл бұрын

    Ilaaaahooow caaaafa walwalkaaaan dareeemayo igasaaaaar adaaaaweyne ina astur🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @fatimaistahil1190

    @fatimaistahil1190

    3 жыл бұрын

    Ameen yarabi

  • @xiiscadey9617

    @xiiscadey9617

    3 жыл бұрын

    Aamiin ilaahey hakaa caafiyo anigana ilaahayow i caafi

  • @sadiamohamedhassn4124

    @sadiamohamedhassn4124

    3 жыл бұрын

    Ameeen ameeen

  • @sungul6877

    @sungul6877

    2 жыл бұрын

    Amiin yaa raabi

  • @safanaahmedsafanaahmed4515
    @safanaahmedsafanaahmed45152 жыл бұрын

    Rabiyow kheyrka iwafaji wx waliba an daremayo iga dulqaad yaaa rabi 🤲🤲😢

  • @sacdiyoraaxo7552

    @sacdiyoraaxo7552

    2 жыл бұрын

    Aaamiiin aaamiiin wll aniga dhibtyda waxy tahyba waxwalboom dareemayo inaan sheego waan labaqayaaba ilahow naga dulqaad xanuunka iyo dhibta aaamiiin yaa allh

  • @jaarchanel4009
    @jaarchanel40093 жыл бұрын

    Allow walwalka iyo walbahaarka igadulqaad aday kuu sugnaatay Awood dhamaanteede.

  • @mahamadamiin1003
    @mahamadamiin10032 жыл бұрын

    Yaa rabi yaaa allah ilahow khatumo xumo hanagu dilin yaa allah ❤️❤️❤️

  • @sabaahhassan8075
    @sabaahhassan80753 жыл бұрын

    Ilhoow ducda nga aqbal jidka toosan nagu rid yaa Allah🤲🤲🤲🤲

  • @warsameqoys9238
    @warsameqoys92384 жыл бұрын

    Ilaahow naga ilaali hammiga iyo qammiga iyo walwalka adaa qaadire ilaahay haka jazaa.i siiyo sheekh mustafe

  • @khadraali7062

    @khadraali7062

    4 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @zahramohamed4507

    @zahramohamed4507

    2 жыл бұрын

    Aamin Aamin ya rabi

  • @fadumoqorane-ec9mx
    @fadumoqorane-ec9mx Жыл бұрын

    Alle hakuxidiyo adiyada cimridheer allehakusiiyo akharanajano sheekh mutaf ajirhakusiiyo waad nawacdidaa wanaaqaadana wanukucamalfalnaa illhyhakuxifdiyp

  • @mohamedqaasim9403
    @mohamedqaasim94035 жыл бұрын

    ilaahow naga saar walwalka iyo walbahaarka

  • @titaanto4737

    @titaanto4737

    5 жыл бұрын

    Maxamed Qaasim Amin amin

  • @khadraahmed5102

    @khadraahmed5102

    3 жыл бұрын

    @@titaanto4737 q

  • @zahramohamed4507

    @zahramohamed4507

    2 жыл бұрын

    Aamin ya rabiii

  • @hadiyarashid7277
    @hadiyarashid72772 жыл бұрын

    Ilaahyow Wxa Kasta Oo niyaad ku jira oo warwar igu hayaa iga saar Dadow Amiinta igu Daraa😥🤲🤲

  • @crasaaqmxmed6516

    @crasaaqmxmed6516

    2 жыл бұрын

    Ali war warka hayga qaadu

  • @abaswarsame

    @abaswarsame

    2 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allah Allow Anna iga qaad qofkasta oo muslim ah ka dulqaad

  • @xasandaney9454

    @xasandaney9454

    Жыл бұрын

    Amin Yaa Allah

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf21683 жыл бұрын

    Alle khayr ha siiyo wa muxadiro qiimo leh dad badan oo an ka.mid ahay aya alle dawo uga dhigay isku dawayn wacan

  • @Yuukey011
    @Yuukey0112 жыл бұрын

    Alxamdulilah we are muslim ❤️

  • @abdulkadirahmed2898

    @abdulkadirahmed2898

    2 жыл бұрын

    Thnkz sheikh

  • @fardowsoabdimalik3434

    @fardowsoabdimalik3434

    Жыл бұрын

    @@abdulkadirahmed2898 cc

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi66203 жыл бұрын

    Shelh mustafa jisaka llah amin amin amin

  • @muslimfarxsan4276
    @muslimfarxsan42762 жыл бұрын

    Wan murgaysnay please 🥺 ii duceeya inuu ilahay qalbiga ii qaboojiyo yaa rabi ilahaw qalbigaa ii qaboojii yaa allah 🥹🥹🥹

  • @fardowsofarhan4716

    @fardowsofarhan4716

    2 жыл бұрын

    Ale swt ha kaa dulqado wllo🥺ale swt isku xir tisbixso waad ilawin murugta

  • @abaswarsame

    @abaswarsame

    2 жыл бұрын

    Alle hakaa dulqaado Annaga Allaha naga dulqaado kurbada

  • @shaam24tv
    @shaam24tv Жыл бұрын

    Sheekh xaaji ismaaciil haaruun ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ehelu sharaf alle cimriga iyo caafimaadka iyo aqoonta how barakeeye iyo culumada kale

  • @cabdixaaji7726
    @cabdixaaji7726 Жыл бұрын

    MUSTAFE ILAAHAY XAFIDO AAMIIN AAMIIN

  • @hoodomahamud6939
    @hoodomahamud69392 жыл бұрын

    Rabiyow warwarka iga dulqad amiin

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel66533 жыл бұрын

    Jisaallahu khayiran wajisaa sheekh aamiin aamiin yaarabi 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤️

  • @guleedahmet468
    @guleedahmet468 Жыл бұрын

    Illahay haka dulqaado qofkasta o weh wel haystog

  • @fadumoqorane-ec9mx
    @fadumoqorane-ec9mx Жыл бұрын

    Sheekheena illhyow xifdi aduunyadana liibaan akharana Jano allahakuxifdiyo wacdigaaga iyo diintaada waNasteexo allehakuusiyaadiyo anagana kuwii kaaqaato allehanagadhigo

  • @sacdiyaadan6839
    @sacdiyaadan68393 жыл бұрын

    Illaahaw walwalka iga dulqaad. Aammiin.

  • @ibracarabeto1923
    @ibracarabeto19233 ай бұрын

    27/4/2024 dawanaya ilaahey haka qaado kuwa ila mid ah

  • @ayaanhassan8877
    @ayaanhassan88772 жыл бұрын

    illaahow murugada wal walka iga dulqaad yaa rabi

  • @xamzamuhumedmohamed1025

    @xamzamuhumedmohamed1025

    2 жыл бұрын

    Aaaamiiiiin aaaaaamiiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fartuuna7742

    @fartuuna7742

    2 жыл бұрын

    @@xamzamuhumedmohamed1025 hfjgjhf

  • @khatraabdi6174
    @khatraabdi61743 жыл бұрын

    Mashaa Allah may Allah protect you

  • @AbdirahmanOmar-ds8oi
    @AbdirahmanOmar-ds8oi6 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @RumanCraxman
    @RumanCraxman Жыл бұрын

    Alha kubarkeyo shiiq mustafe ❤

  • @cumarsheekhmaxamed1547
    @cumarsheekhmaxamed15477 ай бұрын

    Allaah hakaa ajir siyoo sheekh

  • @abdihakimolad7231
    @abdihakimolad72312 жыл бұрын

    Manshallah

  • @dahirfinin8135
    @dahirfinin81353 жыл бұрын

    allahayow walwalka nagasaar rabiyow

  • @bestandroidgames3637

    @bestandroidgames3637

    3 жыл бұрын

    Aamiin wll

  • @sadiamohamedhassn4124

    @sadiamohamedhassn4124

    3 жыл бұрын

    Ameeen

  • @eckeibreezybwya4035

    @eckeibreezybwya4035

    3 жыл бұрын

    Amin yaa Allah🤲🤲🤲

  • @omarabdi3332

    @omarabdi3332

    2 жыл бұрын

    Jzk laahu

  • @kiefmohamed
    @kiefmohamed10 ай бұрын

    Alahuma amiin

  • @mouminphermawajaale2932
    @mouminphermawajaale29322 жыл бұрын

    masha allah kheyrka alle hana waafajiyo

  • @mohamudsaid760
    @mohamudsaid7604 жыл бұрын

    Maasha allaah sheekh mustafe xaaji ismaciil Haaruun illaahey ha ku barakeeyo

  • @DumarBilla
    @DumarBilla7 ай бұрын

    Ilhow qlbigyga naftyda xasiloni iyo dagnan isi yaa alah iga dulqad wx wlbo idhiibayo

  • @zuuuiskuroon553
    @zuuuiskuroon5532 жыл бұрын

    Isooo duceeeyah in illhy murugta Io dhipta farxad igu badalo maaalmaha adag samir aaaaan kaga gudbo Allaha isiiiyo 😭😭

  • @abaswarsame

    @abaswarsame

    2 жыл бұрын

    Allaha kaa dulqaado kurbada annaga Allaha naga dulqaaado

  • @kowsarxarrago9985
    @kowsarxarrago99852 жыл бұрын

    Jisakalaahu khayr sheekh mustafe

  • @mominahusseinmahamud3158
    @mominahusseinmahamud31582 жыл бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @user-yn7ss1jm3d
    @user-yn7ss1jm3d9 ай бұрын

    4/11/2023❤❤ allh naga dulqado walwal iyo murugta

  • @cabdirashiidrashka1799
    @cabdirashiidrashka1799 Жыл бұрын

    ﷺجزاك الله خيرا

  • @caashocabdi6498
    @caashocabdi64984 жыл бұрын

    Mash Allah sheikh jasakalah

  • @xirsicabdixirsi5209
    @xirsicabdixirsi52093 жыл бұрын

    Mansha allh

  • @user-oo2ss8pe5d
    @user-oo2ss8pe5d10 ай бұрын

    2023 😢ilahow culaysyada nolasha naga dulqad yaarbii

  • @bahjakhalif2654
    @bahjakhalif26542 жыл бұрын

    Ilahoow murugada iga dulqaad yaaa rabi

  • @xamzamuhumedmohamed1025

    @xamzamuhumedmohamed1025

    2 жыл бұрын

    Aaaaaamiiiiin aaaaamiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @adnomohamed4385
    @adnomohamed43852 жыл бұрын

    Allh iga qado walwalka

  • @safaahmed7642

    @safaahmed7642

    2 жыл бұрын

    Ilaahow dhamanteen

  • @sihaamsiman9482
    @sihaamsiman9482 Жыл бұрын

    Allah muruga iga dulqad aamin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @ssffs484
    @ssffs484 Жыл бұрын

    Illahayow murugadan intaas bil daris ila ah allow iga saar 😭😭😭😭

  • @RumanCraxman
    @RumanCraxman Жыл бұрын

    Yarbi dambigena dhafa iyo danbi waldiken iyo dhaman inta muslin 🤲🏻🥲🥲

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 Жыл бұрын

    Salalahu calehi wasalam

  • @amalali9763
    @amalali9763 Жыл бұрын

    Ilahow murugada iga qad ya rabi adiga weyn oo waxid eh

  • @IsmacAxmed
    @IsmacAxmed2 жыл бұрын

    Walaal nagu soo biir => kzread.info

  • @mahamadamiin1003
    @mahamadamiin10032 жыл бұрын

    Alow walwalka iga dulqaad

  • @AaminamuxumedHassan-fy5ho
    @AaminamuxumedHassan-fy5ho Жыл бұрын

    😢😢😢illaahayow culayskan iga dul qaaad 18 Sano ciil ku noolay 😢😢😢

  • @iprahim1392
    @iprahim13922 жыл бұрын

    2019-2022 ilahow iga dulqaad culyska

  • @hassanmuhammad6427
    @hassanmuhammad6427 Жыл бұрын

    Ilahay ha naga sarò walwal an cawa dareemayo

  • @guleedahmet468
    @guleedahmet468 Жыл бұрын

    Illahay haynaga dulqaado waxkastah o welwelka nafta ku keena

  • @hassanmuhammad6427
    @hassanmuhammad6427 Жыл бұрын

    8/10/2022/

  • @Boqorada-qaniga
    @Boqorada-qaniga Жыл бұрын

    Allow wer warka iga dul qaad

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @imiharbirun2221
    @imiharbirun22213 жыл бұрын

    Thank you

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi66203 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hodonmustaphe6048
    @hodonmustaphe6048 Жыл бұрын

    Ttjj

  • @drzkaldeeqa4555
    @drzkaldeeqa45553 жыл бұрын

    Ilaaaahooow caaaafa walwalkaaaan dareeemayo igasaaaaar adaaaaweyne ina astur🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @queennuseyba6119

    @queennuseyba6119

    3 жыл бұрын

    Amiin abyo

  • @AbdirahmanOmar-ds8oi
    @AbdirahmanOmar-ds8oi6 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @abdihakimolad7231
    @abdihakimolad72312 жыл бұрын

    Manshallah

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali71442 жыл бұрын

    Qurbaha waa meel walwal iyo streth kabuuxo dalkeena streth maleh qurbaha markan imid baan dareemay mudo 3 sano gudohooda somaliya dalxiis utag qurbaha streth ku aragto cimilada dalkeena waa cajiib

  • @AbdirahmanOmar-ds8oi
    @AbdirahmanOmar-ds8oi6 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @AbdirahmanOmar-ds8oi
    @AbdirahmanOmar-ds8oi6 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

Келесі