DAAUUD XANFAR IYO CASHARADII KABANKA PART 4

ILA SOCO OO SUBSCRIBE DHEHH CHANNELKAN WAA KAAGI

Пікірлер: 60

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari4 ай бұрын

    Cajiib hibadu isma qariso runtii daauud xanfar waa hiboole fan oo dhamaystiran alle ha sharfo.

  • @najipalpha6385
    @najipalpha63852 жыл бұрын

    Masha allh ustaad daauud illahy gacanta hakuu barakeeyo asxbey aan ukla kicino ustaadka waqti badan buu casharada soo galiyaaye dad wax aan waxba ahyn soo galiyaba waad u saartaane chanelka kla kiciya 🙃

  • @muhyadiinqoslaaye1047
    @muhyadiinqoslaaye10472 жыл бұрын

    Ustaad Daauud Xarfar Waan Ku Wataa🎸🎻🎵🎤🎹Ha naga Daalin

  • @Hilaadshe24
    @Hilaadshe24 Жыл бұрын

    Saalax qaasin ayaa igu soodhacay

  • @hasanafrah2767
    @hasanafrah27672 жыл бұрын

    Waaaaw guuleyso masuul inaa balad wayne kuu wada waaye

  • @Hoyga-Films
    @Hoyga-Films2 жыл бұрын

    Ustaad Daaud Xanfar masha Allah Keep Going

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3veАй бұрын

    Cajiib

  • @qalabjaantube5438
    @qalabjaantube54382 жыл бұрын

    Macalin illahay haku barakeeyo

  • @mustafeMS
    @mustafeMS2 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad. Soobadi casharada

  • @cabdicasiisqurbaawi8856
    @cabdicasiisqurbaawi88562 жыл бұрын

    Mansha allah daa uud xanfar adiga ayaan donaya inad heeso aad iitunto waxan joga burco xagee ka helaa macalin

  • @hasanafrah2767
    @hasanafrah27672 жыл бұрын

    Macalin si live ah inaan uqabtaa rabaa kabanka

  • @Jaabirapdiqaadir-oq9wr
    @Jaabirapdiqaadir-oq9wr7 ай бұрын

    Legend kah

  • @khadaraweys4398
    @khadaraweys43982 жыл бұрын

    👍 great mahadsanid.

  • @mustafecawaale1653
    @mustafecawaale16532 жыл бұрын

    Wad la raagtay ustaad

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser72 жыл бұрын

    Legend Of kaban macalinkega so badi dee

  • @farahbare1863
    @farahbare18632 жыл бұрын

    Legend always legend D xanfar keep going

  • @mahadcabdule9676
    @mahadcabdule96762 жыл бұрын

    Daud wan jeclahay kaban kee maad nabartid

  • @Hilaadshe24
    @Hilaadshe24 Жыл бұрын

    Saalax qaasin beerkayga caashaqa adaa baray

  • @cumarceli02
    @cumarceli022 жыл бұрын

    Daauud inaan kula kulmo oo aankaa barto ayaan rabaa

  • @falisfaarax7300
    @falisfaarax73002 жыл бұрын

    Waaaaaaaw ilaahey huku xafido ustaad

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism685010 ай бұрын

    Daauud walaal halkaa kasiiwad ❤❤❤❤❤❤ walaalkeen daauud wax aanu ka baro. Garabkaaka yaanu taaganahay walaal. Mahadsanid

  • @guuleedproduction
    @guuleedproduction Жыл бұрын

    Muxuu wax bartay Ustaad inaan barto Rabaa kabanka waxna waan aqaanaa OO waan bowsaday waxna adigaa kaa faa iday Ustaad

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare56582 жыл бұрын

    Legend we are with your side

  • @MaxamedXassan-ij5dp
    @MaxamedXassan-ij5dp5 ай бұрын

    Ustad intee jogdaa nio

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan2 жыл бұрын

    Al ustaad waan gaarayna maalin uun waa ku badalayna insha Allah ugaas facebookga halmar soo fiiri xog yaraa kaaraa hee

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia45832 жыл бұрын

    zxb daa,uud marmarka qaar qaacigiina noosoo gali KAMAN IYO COD ahaanba waan ku dhagaystaa zxb

  • @maxamedcaydaruus9929
    @maxamedcaydaruus99292 жыл бұрын

    daauud hargaysa laga sugaya sxb waxaad tahay fanaanka keliya ee noo bedelay fanaaniintii waa waynayd Aad ban ku salaamaya

  • @xamseaxmedxasan8245
    @xamseaxmedxasan824510 ай бұрын

    Laxanka inaad wax nooga sheegtoona waanu jeclaan lahayn ustaad

  • @YUSUFABDi1
    @YUSUFABDi12 жыл бұрын

    Macalin Daauud xanfar yare sxb ilaahbaa igu oge jiriiricaa igu jajabta markaad ku daawanayo sxb Waankusoo wacayaa waxaan rabaa inaad si gaar ah casharro ii siiso sxb

  • @ohiochampo6442
    @ohiochampo64422 жыл бұрын

    Raaxeye xanfar

  • @yousiffiqi7263
    @yousiffiqi72632 жыл бұрын

    Asc ustaad sln sare su,aal Ayaan qabaa oo ah xargaha magac yadooda in aad inoo shegtid saan filaayo waa 5 ama 6 xargood Keena waa kee sida DO SOL RE LA SOL Kan kale FA DO RE SOL LA anaga kee waa kee

  • @cabdiraxman2484
    @cabdiraxman24842 жыл бұрын

    Soodaa casharada kabanka Mr daa'uud

  • @mawliethibraahim
    @mawliethibraahim Жыл бұрын

    Daaud qeybtu 5 ban ka sugaya

  • @dhiibsanetv2138
    @dhiibsanetv21382 жыл бұрын

    Ustaad waan kula soconaa barbilow fiican weeye gudbintaaduna way fiicantahee hees ha dhaafin taa xooga saar xadhkaheeda,bilow kadibna haka bixin taas sharax maalmaha danbe anaga soo duubaynee waad mahadsantahay runtii hadaad na dhiiri galiso waan ka midho dhalin karnaa

  • @honmursalomarali2929
    @honmursalomarali29292 жыл бұрын

    Daa uud xanfar masuul sare ad iyo ad ayaan kuuku bogaadinayaa shaqada aad hayso

  • @qaranmnet5973
    @qaranmnet59732 жыл бұрын

    Sxb heeska aad soo qaban laadahay ee aad garaacayso waa saalax qaasim iyo khadra dahir caashaqaaga owgii intii isku fahan aynu nahay like ta ayaan ka arki doona

  • @malableofficial9045
    @malableofficial90452 жыл бұрын

    Maamuusnid ustaad dadka sida tooska kugu xidhan ayaan ahay, waxan doonayey meel aan si toosa kalaso xidhiidho

  • @artanapdalla2696
    @artanapdalla26962 жыл бұрын

    Mclin halkaan guitar 🎸ka Helikarta

  • @alicagjar1441
    @alicagjar14412 жыл бұрын

    waa kuluc ilahay how naxariste walhi wan tagera heesta igaga baxde igu ilawde

  • @kabtanqubbi4133
    @kabtanqubbi41332 жыл бұрын

    Daa uud af somaliwax nagu bar fadlan

  • @shaakirmuse
    @shaakirmuse2 ай бұрын

    Cidkasta macalin ma noqon karto Daa'uud inaad joojisey barnaamijkaan barashada kabanka waad ku saxsanayd maadaaba aadan bare noqon karin

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi15372 жыл бұрын

    Wllayaal waxan rabaa inan Kaban soo iibsado bal waxan kabanka ku doorto iyo magacyadooda iiso sheega Kaban nooceya kula talin lahayd qof bilow ah ?? Kan hada fanaanku hada uu haysta talow magaciis waab kahelaye

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_

    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_

    2 жыл бұрын

    $100 ku helee sxp waxba kaban Ha raadin waxa yesha Gitaar caadiya oo $100 raadi kadibna Xarkaha Kabanka ku xiro waa $30 iyaguna, Wa kuka

  • @ahmedsaggaf6530

    @ahmedsaggaf6530

    2 жыл бұрын

    @@alisaladahmedomar4459 Ali salad walaal waxaadan aqoon u laheeyn haka war bixin sababtoo ah aqoon la aan Waa iftiin la aan iska hadal looma hadlo (hadal waxuu amaan yahay intaadan oran)

  • @marisacillahi1537

    @marisacillahi1537

    2 жыл бұрын

    @@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ anaa yaabay oo kaban iyo gitaar maysan isku mid ahayn wlle ?

  • @marisacillahi1537

    @marisacillahi1537

    2 жыл бұрын

    @@alisaladahmedomar4459 wllky mhadsanid Programin maxaa la dhahaa maanan kabanka markii lasoo gadan horay laga isticmaalin ? Mideda kle kabanka masaarida ma waxaa ula jeeda mid masar lagu soo sameeyay? Sababtoo ah internetka kabanada magacyadoda wax masaari la dhaho kuma arkin kuwaa magacyadooda arkay waxaa jamid ahaa yamaha iyo kuwa kale Bal wlle waxaad igu dhaantid iiso sheeg

  • @marisacillahi1537

    @marisacillahi1537

    2 жыл бұрын

    @@ahmedsaggaf6530 maxaa dhacay oo wiilku khalday wlle si wanaagsan buu wax usharaxay haduu wax qalday aayar sax aanu kaa wada faa'iidne

  • @ahmedosman4195
    @ahmedosman41952 жыл бұрын

    Waxaan ubaahnaa sida xadhkaha loo alifo Ee maalin nooga faaiide sxb

  • @BareMaalin
    @BareMaalin Жыл бұрын

    Sxb sidan wax kuma barankarne ha nagu raaxeysanin tusaale hees noo bilow sahlen iyo sida an utumi leheen na tus

  • @axmedmaxamed158
    @axmedmaxamed1582 жыл бұрын

    macalin daauud intee aaday sxb manabad qabtaa waa lagu waayay maxa kugu dhacay?

  • @simansaida5677
    @simansaida5677 Жыл бұрын

    WLL XANFAR waan ku slmy. Guitar ka ma igu bari kartaa online ka. Aad baan u jecelahey. Xooggaa waa ii billaabam yahey. Mahadsanid

  • @mahdibahar-official3252
    @mahdibahar-official32522 жыл бұрын

    Ustaad mashainka ma online unbaadkubixinaysaa meelankuugu imankarnaa majirtaa si itusoo itaabsiiya adnoobartide

  • @artanapdalla2696
    @artanapdalla26962 жыл бұрын

    Sipamol hanan socodka laafyaha ii tum

  • @jowletv1453
    @jowletv14532 жыл бұрын

    daa uud xanfar saan ayaadba kabanka ugaraaci taqaanaaye maxaad musiga ugu dartay heesta sida meel tigaadloo jwb wacan

  • @khiproofficial2397
    @khiproofficial23972 жыл бұрын

    HEESTA SIDII WABI DURDURAYO TAASAN DOONAYNA NOO SOO TUN

  • @cabdiqaniabdi9967
    @cabdiqaniabdi99672 жыл бұрын

    jaallle waxaba kama fahmin waad dadajinaysaa tartiib adoo raaaliya aadna waa ku saalamaaya!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @gelle1233
    @gelle12334 ай бұрын

    Al ustaad wats up kaga muda radinaya hesan rabay inad ilaxameyso please iso sheg number kaga