DA´DA UGU FIICAN EE LA ISKU DHIIBO YURUB USA CANADA

Фильм және анимация

#jarmalka #abdiqadir_hassan_duuliye #muqdisho #somalia #somali
• WARAYSIGA AMA INTERVIE...
• QOFKA RABA QURBAHA ISK...
• SIDEE KU HESHAY DAAD S...

Пікірлер: 12

  • @assensiovlogs3327
    @assensiovlogs33273 ай бұрын

    Zhp Legend bad TahY Wana Ku Wataa Ee Keep Going

  • @MrTayson-jz1yo
    @MrTayson-jz1yo3 ай бұрын

    AaD umahadsantahy zhp Saad codsigayaga ad noGu fulisay iyo wakhtiga AaD no hurtay keep going 😊

  • @user-wk1kz2nj2w
    @user-wk1kz2nj2w3 ай бұрын

    Zxb waxan donayaa sida lagu imaado wadanka Italy gaar ahaan sii dhacwaad ah 🙏🙏🙏🙏

  • @NaasirAli-to9tw
    @NaasirAli-to9tw3 ай бұрын

    Mahadsanid wll qali

  • @gucur
    @gucur2 ай бұрын

    waad Mahadsantahay

  • @mustapha298
    @mustapha2983 ай бұрын

    Walal igaga soo jwb shangen viza hadii europe lagu yimaado qofka haduu dal iska dhiibo wax sameen mee ku yeelanesa oo faro miyee dadka ka qaadan.?

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan7683 ай бұрын

    Maxa ku xigo markii ad camp ka kaso baxdid o aqbalada lagu siiyo ayaga miya guriga ku sinayo mise adiga is dabareysid iyo marxald noce ku xigto after camp and aqbalad Mhdsanid jwp sxp sare

  • @AbdibasetIsmail
    @AbdibasetIsmailАй бұрын

    Wll waxa aan jooga dalka serbia waxabarsho ahaan ayaan ku so galay balse mudo bil ah waxa jamacada ah ma aadin .waxa aan rabaa in aan czech republic iska dhiibo .balse magacaygii hore ma badali karaa marka aan czech republic dhiigo si aan age kayga u qariyo ?

  • @user-mb7xz5cp5p
    @user-mb7xz5cp5p3 ай бұрын

    Walaal aniga kenya Aya jogaa basabor kenya Ayan haystaa 34 Sano ayaa ii qoran Anna dadeyda runta waa 30 marka hadaan canada tago da intee la eg Ayaan isku dhiibi karaa 5 caruuna wey iijoogan Alhamdu lillah Ee sxb iiga soo jawaab insha Allah

  • @Wararka-dunida
    @Wararka-dunida3 ай бұрын

    Walaal fiisaha shangayga Ayaan germany 🇩🇪 ku imaan rabaa mana rabo inaan iska dhiigo ee qaab aan ag bad baado inaa fara la iga qaadin isheeg❤

  • @usernotfound162

    @usernotfound162

    3 ай бұрын

    Sxb side ku heshay

Келесі