CUNOOYINKA U WANAAGSAN QANJIRKA THYROIDKA.Dr Fahad Al Attas.

WAXII SU AALO AH QEEBTA HOOSE EE COMMENT NOOGU DHAAFA WAA IDIN SOO JABAABI DOONAA IN SHA ALLAH.

Пікірлер: 65

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv Жыл бұрын

    Mashallah jazakallahu khar 🙏🏼💝💝💝👍🏼🌹🌹🌹

  • @luulabuuni3735
    @luulabuuni3735 Жыл бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @user-er3le1vx6t
    @user-er3le1vx6t11 ай бұрын

    Mahadsanidr

  • @cadeysiman9902
    @cadeysiman9902 Жыл бұрын

    اوكي شكرا

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 Жыл бұрын

    Hadii xasiyad kugu kicinayo kawran oo qan jirka ku xanunayo kwrn Dr

  • @saaficusman8533
    @saaficusman85334 ай бұрын

    Yogad mahaynee caanaha ariga kwrn

  • @Sarasiman123
    @Sarasiman1233 ай бұрын

    Fira gaara qofka thyroid gland Hyperthyroidism u yahay malayga iyo ukunka ma cuni karo wayo T3 T4 aya ku badan thyroid shaqadina wa said marka iska ilaaliya

  • @sagalasadmaxamed3367
    @sagalasadmaxamed33675 ай бұрын

    Asc dr hooyo ba qabta xnuunkan marka caanaha ariga ma cabi karta waxan maqlay wa ka dawo

  • @user-tl2uu2vq8e
    @user-tl2uu2vq8e5 ай бұрын

    Asc dr sual baan raabeyee inaa kuweeydiyee xaage kala sooxariira

  • @cadeysiman9902
    @cadeysiman9902 Жыл бұрын

    Ok

  • @saaficusman8533
    @saaficusman85334 ай бұрын

    Dr cawska bada maxaa ulajeedaa ma cawska bada kabaxa hay saas tahay seeloo isticmaali karaa?

  • @sagal3030ali
    @sagal3030ali Жыл бұрын

    Dr saku dhahayay social communication disorder kaso hadal wan kugu dalay💔😩

  • @fahimaabdi9100
    @fahimaabdi9100 Жыл бұрын

    M.a

  • @headsection.ofhrtrainingmi7711
    @headsection.ofhrtrainingmi7711 Жыл бұрын

    Dadka qanjirka laga saaray ma qusaysaa taladaan

  • @khadroroble7096

    @khadroroble7096

    Жыл бұрын

    markii qanjirka lagaasaray mafiicnaaninoo

  • @abdullahimohamedwiire8821
    @abdullahimohamedwiire88216 ай бұрын

    Wallo Qajiro Xanu Ayan Qaba Maxa.xala Tigtore

  • @cadeysiman9902
    @cadeysiman9902 Жыл бұрын

    🤙

  • @bilkheyrgeneraltradingco4379
    @bilkheyrgeneraltradingco437910 ай бұрын

    Dr qafkii uu high ku yahay ka waran thyroid level

  • @falisnor6391
    @falisnor6391 Жыл бұрын

    Cooska bada sidee lo isticmaala

  • @khayrwade6011
    @khayrwade6011 Жыл бұрын

    Dr dhib wayn ayaa ihysta waa meeshi iigu dambaysay ayn maroyaaa please in aan kula hdlo ayn rbaa ii ogolow xgee kula soo xiriira please

  • @guidetoquran9240

    @guidetoquran9240

    11 ай бұрын

    Bismilah maxaa kuugu dhacay walaal

  • @laylomaxamed1279
    @laylomaxamed1279 Жыл бұрын

    Dr waxaa qabaa eerno marka eernadu kalyo xanuun maleedaha

  • @user-un8is7dq1z

    @user-un8is7dq1z

    4 ай бұрын

    Aniga kula mid ah wan qaba ana

  • @XabiiboCusmaan-gf3nw
    @XabiiboCusmaan-gf3nw2 ай бұрын

    Asc

  • @khadijoomar9353
    @khadijoomar9353 Жыл бұрын

    Dr ukunta wey idhibta tan io markii leygu shegay tayrotka nooca hooseya waxan darema wadna garaac saa id ah adigana waxad shektay iney u roontahay

  • @rosiina1120

    @rosiina1120

    4 сағат бұрын

    Kan dadka caateeyo miyaa kan hoose aniga caato saaid ah ayuu iga dhigaye

  • @wardaaden9764
    @wardaaden976410 ай бұрын

    ❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹

  • @awo712
    @awo7128 ай бұрын

    dhasha thyroid ka wax yeela kasoo hadal

  • @masbalali3021
    @masbalali3021 Жыл бұрын

    asc wr wb waxaan rabaa in aan ku weydiiyo coska bada magaranaayo ee sawirkiisa ma noogu soo darikartaa markaad ka hadleyso xabuunkaan ayaan hastaa

  • @XIDIGAHASTUDIO
    @XIDIGAHASTUDIO Жыл бұрын

    Hilib kale sheg dr hilib lo ma cune

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 Жыл бұрын

    Caana garoorka miyaa yoogadka

  • @user-bo4yh8ky8t
    @user-bo4yh8ky8t3 ай бұрын

    Waa maxay cawskabada

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 Жыл бұрын

    Wax laga caafimaado maahan miyaa

  • @bahjahussen3556
    @bahjahussen3556 Жыл бұрын

    Waan la xanuusanahy walina dhakhter fican ma helin😰

  • @khadroroble7096

    @khadroroble7096

    Жыл бұрын

    abayo shaafi hospital utak insha allah

  • @aasiyocabdi9322

    @aasiyocabdi9322

    Жыл бұрын

    abaayo noocee qabtaa ani kan dhuunta soo buuran baan qawaa

  • @bahjahussen3556

    @bahjahussen3556

    Жыл бұрын

    @@aasiyocabdi9322 Haa baye kaas qaba anba

  • @bahjahussen3556

    @bahjahussen3556

    Жыл бұрын

    @@khadroroble7096 inshlah

  • @aasiyocabdi9322

    @aasiyocabdi9322

    Жыл бұрын

    @@bahjahussen3556 abaayo tel aan kal xariiro isoo qor

  • @quenxanan9716
    @quenxanan9716 Жыл бұрын

    Asc Dr ani quuman qabay hospital kalkaal tagay wey ibaaren anoo thyroid qabin daawadisa isiiiyen kdb caado wareer igu dhacay iyo inuu miisankega kordho kilyaha xanuun ka dareema wax hami ama dareen dhanka gogosha malihi thyroid waalega baaray ma qabtid la igu dhahay maxa tallo isiine qof daawo lagu qaldan baan ahay

  • @aasiyocabdi9322

    @aasiyocabdi9322

    Жыл бұрын

    abaayo qunka suu ku noqonaa

  • @khadroroble7096

    @khadroroble7096

    Жыл бұрын

    shaafi utak abayo

  • @quenxanan9716

    @quenxanan9716

    Жыл бұрын

    @@aasiyocabdi9322 xanuun daran igu haay jiray quumanka alx dr toxow i qalay waa fiicnaade quumanka ma fiicno aniga waa ku dhibanaa

  • @quenxanan9716

    @quenxanan9716

    Жыл бұрын

    @@khadroroble7096 maya abayo quumanka waa leyga qalay alx thyroid ma qabo lkn hospital kalkaal daawo igu qaldeen nolosheyda ku ciyaari rabeen

  • @khadroroble7096

    @khadroroble7096

    Жыл бұрын

    @@quenxanan9716 thyroid hadadan qabin daawadiisa iska tuur teeda kale abayo ana rabo qumanka in aan hada iska qalee adi dhan maa lagu suuxiyay mise

  • @sahraibrahim8039
    @sahraibrahim8039 Жыл бұрын

    Xanuka caruta ma ku dhacaa