No video

Cumar Shabeel | Wixii Cusub Iga Warayso | Astaan Tv | 2020

Barnaamijka Music Iyo Madadaalo
Martida :Sahra Ilays Iyo Cumar Shabeel
Music: C/naasir Macalin Caydiid
Mustafe Macalin Caydiid
Nagiib Ahmed Xaashi
Maxamed Bulshaawi
Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Daaadihinta: Faadumo Riyaad
Camera : Mubaarik Jama
Mubaarik Gabyaaye
Mukhtaar Dhuux
Editing: Yahye Garrbo
Soung: Shabcaan Isko
Astaan Tv
2020.

Пікірлер: 44

  • @raagealiraage619
    @raagealiraage6194 жыл бұрын

    Eesh calaa cod taageerayaasha cumar shabeel liketa saara

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed4947 Жыл бұрын

    Sidano kale reer nuur ayuunbaa samayn kara cumar shabel reer nuuriya

  • @jannadalajaara402

    @jannadalajaara402

    Жыл бұрын

    Wagar iyo reer nuur adeer soomalinimaa meesha maraysa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari8 ай бұрын

    #LyricsSongWCiGawarayso War iyo hadal aadmi keenay War iyo hadal aadmi keenay Maxay Maxay walbahaar abuureen Wanaagii maxaa La liidaday Xumaantu maxay wacnaatay Wareer iyo waa La yaab Wadaantaan ceelka ku tuuray Wax Li'i inaan soo wandaafaan Waheey aan diidayaaye Xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin Wixii cusub iga warayso Waxaad maqashana ka fiirso Jacayl Jacayl jacayl Jacayl Jacaylkeenu YAANU WAABAN ********************** Waagiyo waayahaa wareegoo Xiliba xaajaa waleecddee Wixii tegay way ha odhan Wax kaa maqan ha u waraaqine Salaad IYO wakhtigeed Waxtarka nolosha ee dambana Warfaa u wareeejiyaayoo Wehelooy wadadaan hayaaye Xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin Wixii Cusub iga warayso Waxaad maqashana ka fiirso Jacayl Jacayl jacayl Jacaylkeenu yaanu waaban. -----------------------------

  • @shamai1570
    @shamai1570 Жыл бұрын

    Cumaar Shabeel i is a very splendid singer 💓😂😂 with an amazing voice loveit

  • @JamaSalman

    @JamaSalman

    Жыл бұрын

    😂😂

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed80394 жыл бұрын

    Walee waa fanaan ninkani

  • @mohammedmuse3862
    @mohammedmuse38624 жыл бұрын

    Mahad sanidiin ASTAAN TV heestan in badan baan radiyey

  • @thediamondfamily1673
    @thediamondfamily16734 жыл бұрын

    Wowww l like your voice 👍🏽👍🏽👍🏽👏👏👏

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi69724 жыл бұрын

    Wixii cusub iga warayso waxaad maqashana ka Fiirso hala yaa hala cumar shabeel

  • @taamirhashi5978
    @taamirhashi59782 жыл бұрын

    Legend omar Shabeel👏👏👏

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein24453 жыл бұрын

    Codku waaH hipo wlhi ❣

  • @cabdikariin9076
    @cabdikariin90764 жыл бұрын

    Wayahay

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi49884 жыл бұрын

    Alla heestan maxaan raadiyey ilaaa hada waan la’ahay original keeedi

  • @caddeeye

    @caddeeye

    3 жыл бұрын

    15 years Baan raadinayay anuu

  • @axmedsahal7268

    @axmedsahal7268

    3 жыл бұрын

    Weligey mamaqal..

  • @cabdiqanimuuse4137
    @cabdiqanimuuse41374 жыл бұрын

    Noi fanaan baan ahay sidee u imaadaa meeshan ATAAN TV

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882

    @farxiyosimanfarxiyosiman882

    4 жыл бұрын

    Ani maku geeya

  • @cabdiqanimuuse4137

    @cabdiqanimuuse4137

    4 жыл бұрын

    @@farxiyosimanfarxiyosiman882 hh iga daa ciyaarta wll

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882

    @farxiyosimanfarxiyosiman882

    4 жыл бұрын

    @@cabdiqanimuuse4137 ciyaar ma aha

  • @cabdiqanimuuse4137

    @cabdiqanimuuse4137

    4 жыл бұрын

    @@farxiyosimanfarxiyosiman882 xagaad jogtaa adigu

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882

    @farxiyosimanfarxiyosiman882

    4 жыл бұрын

    @@cabdiqanimuuse4137 bar bara

  • @nouramohd1314
    @nouramohd13144 жыл бұрын

    Fanan buxaa www 💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @Bakayle22
    @Bakayle224 жыл бұрын

    War iyo hadal aadmi keenay maxey walbahaar abuureen wanaagii maxaa la liidey xumaantu maxey wacnaatey wareer iyo waa layaab wadaantaan ceel ku tuurey wax li’ inaan soo wandaafaan weheey aan diidayaaye xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin wixii cusub iga wareyso waxaad maqashana ka fiirso jaceylkeenu yaanu waaban Waagiyo waayahaa wareegoo xiliba xaaja walaacle wixii tegey wey ha odhan wax kaa maqana ha u waraaqinee salaad iyo waqtigeed waxtarkii noloshee dambana wadhfaha uwareejiyaayoo wehelooy wadadaan hayaaye xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin wixii cusub iga wareyso waxaad maqashana ka fiirso jaceylkeenu yaanu waaban

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    2 жыл бұрын

    Waqti baad gelisay inaad noo qortid, thanks. Qoraalkanu waa kaagii oo aan ''copy'' ku sameeyey ka dibna aan isu hoos dhigay sida tixda loo qoro, sadar kastana aan ka dhigay bilawgiisa xaraf weyn '' Capitalized'. Mahadsanid. War iyo hadal aadmi keenay Maxey walbahaar abuureen Wanaagii maxaa la liidey Xumaantu maxey wacnaatey Wareer iyo waa layaab Wadaantaan ceel ku tuurey Wax li’ inaan soo wandaafaan Weheey aan diidayaaye Xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin Wixii cusub iga wareyso Waxaad maqashana ka fiirso Jaceylkeenu yaanu waaban @@@@@@@@@@@@@@ Waagiyo waayahaa wareegoo Xilliba xaajaa walaaclee Wixii tegey wey ha odhan Wax kaa maqan ha u waraaqine Salaad iyo waqtigeed Waxtarkii noloshee dambaan Wadhfaha u wareejiyaayoo Wehelooy wadadaan hayaaye Xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin Wixii cusub iga wareyso Waxaad maqashana ka fiirso Jaceylkeenu yaanu waaban @@@@@@@@@@@@@@

  • @caddeeye
    @caddeeye3 жыл бұрын

    15 sanno Ayaan heestan raadinayay....mahadsanidin sxb

  • @SiciidCabdiraxman-rw7fd

    @SiciidCabdiraxman-rw7fd

    6 ай бұрын

    Wlhi zxp anba 12 sano ayan raadinayey maantan helay lkin markay originalka ahayd miyan laso gelin youtubke

  • @caddeeye

    @caddeeye

    6 ай бұрын

    @@SiciidCabdiraxman-rw7fd heesta itoobiyaa lagu sameeyay, markaa KZread ma jirin, waxanan filayaa video original ah looma samayn barigaa.

  • @wadanigc1541
    @wadanigc15413 жыл бұрын

    Heestan ninkana iska lahaa dadku ciyaalka danbe uunbay ku arkaane.

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas4 жыл бұрын

    laykama heeso fanaan waa kaa live music cod qolo disc yar la ordaysa ayaa ina waalay

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer68253 жыл бұрын

    Xigmad wanagsan. Waxwalba waxay ku danbeyn doonan ruunta.

  • @khalidisse4031
    @khalidisse40313 жыл бұрын

    Mantayaajoga halkan

  • @DHEXNIMOTV
    @DHEXNIMOTV3 жыл бұрын

    Heestan orgnalkeedii yaa haya?

  • @mahamedabdi2208
    @mahamedabdi22082 жыл бұрын

    anoo 4 sano ah bn dhagaysan jiray 😭😭☠☠ tii original ka ahayd baa ka fcned 😅

  • @sabaaxaadan9686
    @sabaaxaadan96863 жыл бұрын

    Asc

  • @maxamedmaxamuud4024
    @maxamedmaxamuud40242 жыл бұрын

    hhh qaaci

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah31894 жыл бұрын

    Heestani waxay shidnayd 2009kii

  • @yasinyasin4520

    @yasinyasin4520

    9 ай бұрын

    Ana 2000 ayay iishidnayd

  • @sabaaxaadan9686
    @sabaaxaadan96863 жыл бұрын

    ♥️🌷❣️🍎👍🌹👏

  • @Mr-Abdullahi85
    @Mr-Abdullahi854 жыл бұрын

    Markaad eegto qaabkuu mysiga ula socdo waxaa kuu soo baxaysa in uu full fanan yahay hees hore waxaan astaan group ka codsan lahaa in ay soo cusboonaysiiyaan geesaha talantaaliga ah ( gacayte digeer A mooge m oogu dhuule Samatar Kuluc) dookheyga fanaaniinta aan heesahooda jeclahay

  • @umufadumosahra1421

    @umufadumosahra1421

    3 жыл бұрын

    Cumar shabeel waa qaraami singer

  • @umufadumosahra1421

    @umufadumosahra1421

    3 жыл бұрын

    Cumar shabeel waa qaraami singer