No video

Culimada ICTISAAM Ayaa Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uu U Soo Jeediyey Sheekh Barbaraawi

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 264

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын

    Maasha allah 😍😍 sheekh berberaawi ilaahay ha ku xafido sheekhuna

  • @aygyoutube
    @aygyoutube2 жыл бұрын

    Anigu Muslim ( Kliya ) ayaan ahay oo Alle igu ogyahay. Diinta Islaamka ka Daaya Qoqobka iyo Qaybtayada ayaa Sax ahda.

  • @hoodomuuse4301
    @hoodomuuse4301 Жыл бұрын

    M.a sh barbaraawi Allah ha barakeeyo

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman96592 жыл бұрын

    Waxa mahad iyo amaanleh allaah abuuraha iyo cirarka iyo dhulalka , xaqiii waa daahirey ictismaana waa aamustay markuu Barbaraawi Yidhi diyaar baan ahay allaahu akbar

  • @abdul-rahman6268
    @abdul-rahman62682 жыл бұрын

    الشيخ الفاضل عبدالله البربراوي أوجعهم ضرباً لله دره فلا تغتروا ببكاء التماسيح يا مسلمين

  • @mohmedabdirahaman4123

    @mohmedabdirahaman4123

    2 жыл бұрын

    الصراخ علي قدر الالم 😄😄😄😄 حفظ الله الحبيب

  • @ainanshedayr7569

    @ainanshedayr7569

    2 жыл бұрын

    Khawaarij jawaasiis ah baad tihiin oo doonaya in dadka u cabiidisaan gaalada iyo kuwa u adeega. Tabban lakum yaa khawanah

  • @abusufiyanchanal3346

    @abusufiyanchanal3346

    2 жыл бұрын

    خفظ الله الشيخ الفاضل

  • @mcgureey5414
    @mcgureey54142 жыл бұрын

    الصراخ على قدر الألم ... Soo ittixaad isku badslay Ictisam soo ma tihiin, soo intaas oo dagaala miyaadan galin oo dan ku giuldaraydsanina , soo idinka Dawladii Cabdilahi yusuf gaalaysiin jiray soo idin kii Shabab dhalinyartooda hubka u dhiibay . Hada ka soo noqoteen , xageed ku tawbad keenteen, mase qirateen qaladaadkiinii iyo gaalysiinta umadda i w.m.

  • @maxamuudxasan1939

    @maxamuudxasan1939

    2 жыл бұрын

    Itixaad weeyi

  • @abusufiyanchanal3346

    @abusufiyanchanal3346

    2 жыл бұрын

    waa xaqii halkay ku towbad keeneen waxay ku mashaquuleen kalba magac ay badalaan si ay dadka udheehgaliyaan oon xaqiiqadoona loo ogaan iyo sharkay maleegeen

  • @mukhtaarahmed1018

    @mukhtaarahmed1018

    2 жыл бұрын

    Masha Allaah Wax garad Buufi ictisamka

  • @sxpfcniyowllba2793

    @sxpfcniyowllba2793

    2 жыл бұрын

    Run sxp

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali28602 жыл бұрын

    Cajiib, waligey kuwan maan arag wajiyadooda maanta ka hor. waxaa ay la qayliyeen ayaa jira! horta waabay iskeen tuseene hadii ay waxaa iyo wax u dhaw ku jiraan waa in imika laga bilaabo si dhaw loogu daba galaa.

  • @calimaxamed6316
    @calimaxamed63162 жыл бұрын

    Waaan isxakamaynaynaa Hadaa ma dilbaad gaysan lahayd

  • @FMC512

    @FMC512

    Жыл бұрын

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed23902 жыл бұрын

    Maansha Alllaa Ma Iilaahay baa kala Saray Muminkii & Munafaqii,🧠✍⚖⛹‍♀️🙏💚🔑🕋🚶‍♀️S/laa,and

  • @khadarraamboo8208
    @khadarraamboo82082 жыл бұрын

    Siyaasaddii ayaa muran ka bixi wayday maantana war cusub iyo wadaaddo is haysta ilaahayoow kuwan sharkooda naga qabo

  • @maxamednuur6067

    @maxamednuur6067

    2 жыл бұрын

    Aamiin wll walaahi wa xaqiiq wll

  • @hoodomuuse4301

    @hoodomuuse4301

    Жыл бұрын

    Aamin😥

  • @uk16944
    @uk169442 жыл бұрын

    Barbara is not a leir , sh barbaraawi is a man of truth, nothing but the truth 💯

  • @najwamohamed703
    @najwamohamed7032 жыл бұрын

    sh barbaraawi waa caalin ilaahay ha xifdiyo. aakhiriyo aduun ba ma cisaduu ilaahay siiyay bad ka xuntihiin

  • @xaaliimasaallix4720

    @xaaliimasaallix4720

    2 жыл бұрын

    Barbaraawi waa jaahil xiisbi madkhali

  • @ibrahimali6609

    @ibrahimali6609

    2 жыл бұрын

    @@xaaliimasaallix4720 oo adigaa xisbi eheyn huuno mida kle madkhali hadaaba shegtay saruuriya ayaa tahay kkkkkkkkkk 🤣

  • @HassanHassan-so4lh
    @HassanHassan-so4lhАй бұрын

    Hayaay.ictisaam.waa.cadow..hayaay.Waa.Waa.faqash.alla.Hayaay.Sheikh.Berberaawi.Wax.buu,.iftiimiyey.hayaay.nimanka.Hadla,ayaa.waddanka.,Umaydhalan..hayaay.waxa,lagaxukumaa,Xamar.Hayaay,Laysku.soo,Korodh.Hayaay,Hayaay

  • @calixasan8333
    @calixasan83332 жыл бұрын

    Cajiib oo magaca waad qarsanjirteene maanta waad ku faanaysaanba taasaaba fadeexad ah

  • @mahamedmuhumed3936
    @mahamedmuhumed39362 жыл бұрын

    الإعتِصام/ الإتحاد وحركة الشباب واحدٌ ولا فرق بينهما.... Dadka yaan been loo sheegin

  • @ainanshedayr7569

    @ainanshedayr7569

    2 жыл бұрын

    Beenaale. Warkaadu wuxuu la mid yahay saxaabada iyo khawaarijka waa isku mid. nijaas sayn leh oo cabiid ala sacuud baad tahay

  • @abusufiyanchanal3346

    @abusufiyanchanal3346

    2 жыл бұрын

    هذا الكلام صحيح

  • @HamzeOsman
    @HamzeOsman Жыл бұрын

    1. Itixaad ayad ahaydeen oo shabab horteed ayad dhalinyar somaliyed inta uruursateen, dad kaloo somaliya ku jihaada tidhahdeen oo dhiigoda ilaahay ugu dhawaada. 2. Qaraxyada wad amaani jirteen, waliba qofka yidhahda waa khalad hargeisa dhexdeeda wad ku caayi jirteen oo waa daba dhilif maraykan bad odhan jirteen. 3. Dawladaha somalida madaxda maamusha wad gaalaysin jirteen, walina wad gaalaysisan ee wxad xarfaan ku noqoteen sida la isku qariyo. 4. Dhalinyarta shabaab noqotay idinka ku ababiyay manhajka gaalaysinta musliminta iyo in somali lagu jihaado. 5. Waxba khamiisyo cadcad iyo magacii aad dhiiga ku daadiseen ood badashaan haku khaldina caruurtan danbe, bilowgi sagashamadka iyo bilowgii 2000, idinka shabaab halkeeda ku jiray, imkana dhalinyartini uunba sii wada manhajkad dadka ku gaalaysin jirteen eed dhiigooda ku bannaysan jirteen.

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg2 жыл бұрын

    الرسائل الشخصية للشيخ محمد بن عبدالوهاب . وأنا أخبركم عن نفسي والله الذي لا إله إلا هو لقد طلبت العلم واعتقد من عرفني أن لي معرفة وأنا ذلك الوقت لا أعرف معنى لا إله إلا الله، ولا أعرف دين الإسلام قبل هذا الخير الذي من الله به. وكذلك مشايخي ما منهم رجل عرف ذلك، فمن زعم من علماء العارض أنه عرف معنى لا إله إلا الله أو عرف معنى الإسلام قبل هذا الوقت أو زعم عن مشايخه أن أحداً عرف ذلك فقد كذب وافترى ولبس على الناس ومدح نفسه بما ليس فيه. وشاهد هذا أن عبد الله بن عيسى ما نعرف في علماء نجد ولا علماء العارض ولا غيره أجل منه، Waxaan kaaga sheekayn nafteyda, Illaah baan ku dhaartaye, isaga mooyee Ilaah kale ma jiro, waxaan doondoonay cilmi, kuwii i yaqaannayna waxay rumaysteen inaan cilmi leeyahay, waqtigaasna maan garanayn macnaha Ilaahay Mooyee ilaah kale Majiro "لا إله إلا الله maan aqoon diinta Islaamka ka hor inta aan ilaahay igu manaysan fadligan iyo dheeraansha han. Sidoo kale, Shuyuukhdaydii midna ma ogay mana aqoon kalmada "لا إله إلا الله markaa ruuxii ku andacoonaya inuu ka mid yahay culimadii Al-Aridh inuu garanayo Macnaha, Ilaahay mooyee ilaah kale ma jiro, "لا إله إلا الله amaba yaqiin macnaha diinta Islaamka wakhtigan ka hor, ama ku andacoonaya culimaa’uddiinkiisa. in uu qof kastaa ogaa, hadalkaasi wuu ka been sheegay, been abuur buu ka sameeyay naftiisana waxaanu isku amaanay been , Waxaana ka marag ah in Culuumadii Najad & Cabdilaahi Binu Ciise aanay garanaynin Macnaha Laa ilaaha ilala, iyo Diinta islaamka & Culimadii Cariid iyo cid kale oo isaga ka baxsan,

  • @baxnaanjaamac9890
    @baxnaanjaamac98902 жыл бұрын

    Illahay habarakeeyo sh barbaraawi dadka xaqa ayuu ucadeeyay

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo32822 жыл бұрын

    Sh Bar Baraawi runa ayuu sheegay malaha runta la sheegay ayaa idin dhibeeyso. Wat is daba qabta diinta xad gudubka ka daaya

  • @shabeel7467
    @shabeel74672 жыл бұрын

    Hargeis ayaan jooaan Xamar na waa la iga xukumaa maaha macquul waar erya kilaabta. Waa SHABAB walaalkood.

  • @danjire7605
    @danjire76052 жыл бұрын

    Mid aan dhagaystay oo u jawaabayey ayaaba ku leh ........ culimada Somaliland iyo Soomaaliyadeena kale ...... isagoo hadana munaafaqad sii wada ayuu jamhuuriyada Somaliland... Markaad eegto waa nin u afduuban kooxda Ictisaam oo aaminsan Somalia inaynu nahay. Ta ugu daran Sh. Mustafe waan ku ogaaye sheikh dirirna waa ku jiraa Dalku wuu sadhoobay

  • @abumohameddualeh2219
    @abumohameddualeh22192 жыл бұрын

    Waa runtiisa. ICTISAAM ma aaminsana SOMALILAND. Maxay ku sameenyeen Sheekh ALBAANI Ramadantii dhoweyd waa la ogaa . KU DHAWAAQA SOMALILAND inaad aamiinsantihiin hada

  • @nuhliban4375

    @nuhliban4375

    2 жыл бұрын

    Somaliland ma diinba? Ma caqiida?

  • @abumohameddualeh2219

    @abumohameddualeh2219

    2 жыл бұрын

    @@nuhliban4375 Wadaado Faqash hoosta ku heysta halkan lagama rabo ee diin ha ku gabanin.

  • @nuhliban4375

    @nuhliban4375

    2 жыл бұрын

    @@abumohameddualeh2219 sheeko gabawday baad haysaa wadaadada alle ayaa diinta gacanta u geliyey ninna ka baryimaayaan waana dhaxalkii ambiyada, wadaadka kale ee ay ka hadlayaana waa sheeq ka mid ah culimada islaamka laakiin wuu weeray wayna iska celinayaan, dhibna maha oo waa arin culumada u dhexeysa waligeed, Waana xigmad alle oo culumada ku ilaalisa xaqqa Si aan ninna diinta keligii u moodin inuu isagu masuul ka yahay, laakiin waa in la helaa culumo ku dooda.

  • @aminaabdi1166

    @aminaabdi1166

    2 жыл бұрын

    Somaliland ma Ramadan gooni bay leedahay

  • @abumohameddualeh2219

    @abumohameddualeh2219

    2 жыл бұрын

    SOMALILAND xagga diinta waa in ay is daba taagto SHEIKH ALBAANI oo ah ninka uu WALI AMARKA waddanku u xil saaray. Wadaado kale oo meel kale ku xidhan oo dadka kala QAYBINAYA lama ogala. Diintuna sidaas ayey Ina faraysa Wadaadada ICTISAAM maba ogala in ay raacaan amarka wali amarka dalka

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx2 жыл бұрын

    Anigu tii awoyo ayun baan heysta , waan iska tukada 5 saladod 30 kana wana somo , wala urur wala jameecaad , wala kox kuma jiro mana aminsani .

  • @ykhalid182yusuf6

    @ykhalid182yusuf6

    2 жыл бұрын

    Siyaaradi ma qabta

  • @nadiyasaid123

    @nadiyasaid123

    2 жыл бұрын

    Ilahay ban utukada usooma dhe wan iskatukada un ha odhan ilahay ba diinta leh we are muslim alhamdullilah waxba nagamaquseyan waxay shegayan alaah ayunba na aburay nebigena Mohammed scw wuxu inafaray kaliya aya qadanayna bes diintada gowzka dambe kuhayso ayey duniodu socota

  • @SH-bw5fx

    @SH-bw5fx

    2 жыл бұрын

    @@nadiyasaid123 dinti muslim islameed , ee awooyashen ayan anigu hesta , nacam ALLAH uu tukada , sooma , ashahata , xaji , sadaqat . Anigu systemkan cusub , shaqo kuma lihi , yelana mayo , laakin waxan ka baqaya iney nimkaas ina qasaan , wa kuli fitna cida camera , wal microfon , wa bidaaaalika al internet , wal shaashat

  • @nadiyasaid123

    @nadiyasaid123

    2 жыл бұрын

    @@SH-bw5fx wllo walaahiy aduunka wa sii qalibmaya de sheikh diba manta been iska shegaysa oo iyagi isusoojedsadeen marka kitaab keena un an kudhaganano saladeena wajibka alakacbsi badino ilahay shar ibnul adam haynagaqabto inta xaqa kutagam alaah hadhawro

  • @nadiyasaid123

    @nadiyasaid123

    2 жыл бұрын

    @@SH-bw5fx xata waxay ahayd dhexdooda qaladka inay kasaran oo dadka anay waxan tusin wayo shashad layka cayo waxay dhasha un khasare iskuxuman ilel awlaad aya dawanaysa waxba aqoon wayba walayan dadka ilahay jasahlo

  • @mustafeismaciil6777
    @mustafeismaciil67772 жыл бұрын

    Sheekh Barbaraawi Rag Ayuuu Gododka Kasoo Saaray Ragan Sheeganaya ee Ku Faanaya Ictisaam Waaba Cajiiib

  • @abusufiyanchanal3346
    @abusufiyanchanal33462 жыл бұрын

    waa run hadalka sheekh barbaraawi

  • @ibrahimsiciid7269
    @ibrahimsiciid72692 жыл бұрын

    Sheekhu wuxuuyidhi ictisaam bay kago en sowtaad shalay lahaydeen waajihaad ama mujaahidiin dadkaad kulahaydeen weli waanu noolnahay aadlahaydeen jihaadkay diidanyihiin waadubanyihiin xitaa cajaladihiinni milaa ismaydaan maqlayn

  • @Halgame334
    @Halgame3347 ай бұрын

    ICTIZA WA ALSHABAB ARGAGIXISO ICTIZAMKA KA XUNN AL SHABAB

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed83112 жыл бұрын

    Berberawi ma musa bixi baay wax wadaagaan oo meel Ku soo wada Koreen Waa wadaad is mood waxbadani si ka yihiin waxaa cad in qawmkii xumaa meel walba xaarkoodu gaarayo meel muse dhiig iyo dhagar ka rabo belo waay ka dhici isaga iyo eeydiisuna waay eedi inshallah

  • @mustafahassan2555

    @mustafahassan2555

    2 жыл бұрын

    SLSHSBAAB QIIQ ISKU QARINAYSA!!!!!!.CADEE WARKAAGA!!!!!.

  • @ladanladan1718
    @ladanladan17182 жыл бұрын

    Xisbiyadii ayaanu khaatiyaan ka taag nayn qaxar kooda kuwana markay dhargeen ayay nimcadii xamili waa yeen kuwani waa kuwii nabigu Csw sheegy 73 fariiq ilaahayoow shar kooda naga qabo somaliland ilaahayoow adaa awoolehe cadowga nooc walba leh nagaga filnoow oo naga qabo inshallah

  • @abusufiyanchanal3346
    @abusufiyanchanal33462 жыл бұрын

    ilaahay wuxuu dadka ucadeeyay wixii inii qorsoonaa ee aad dad ka kadheehayseen

  • @abusufiyanchanal3346

    @abusufiyanchanal3346

    2 жыл бұрын

    waa run

  • @abusufiyanchanal3346

    @abusufiyanchanal3346

    2 жыл бұрын

    alxamu ilaah ayaan neenahay

  • @isaabdi1478
    @isaabdi14782 жыл бұрын

    Was wax layaab leh waxa berberaawi doonayaa,malaa belaayaa usanqadhay. Takale malaa taariikhdiisa lama wada hayo’e isaga yaa waxsoo baray ee indhaha ujeexay. Cabdul GANI aw Salax oo halkan kahadlaya ayaa macalinkiisii ahaa. Goormuu macalinkiisii aragagixiso noqday.

  • @mahmuodali8164
    @mahmuodali81642 жыл бұрын

    Illahay ha ugaargaaro culimada somaliland amin

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi60302 жыл бұрын

    Ee illhy kabaqa oo illhy culimadiisa iyo diintiisa u amaan geliya waxa aad dhibta uga bixiweydeen 31 sanno waa illhy diintiisii oo aad dagaal kulajirtaane kan barbarAawi ladhahaa haduu nin fiican yahay walaaladiisa culimada ah wuu lashuuraysan lahaaye oo hoos ayuu ulla hadlilaaye isaga oo warbaahinta ka fadeexadayne llaahay u noqda dadoow3

  • @shukriafyare3753
    @shukriafyare37532 жыл бұрын

    ilahayba nadileye Al shabab somaliland kama jirto mnaanu arg

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander69512 жыл бұрын

    Culimadu ma sida UCID KULMIYE WADANIBA O WAA ASXAAB

  • @mohapdy9239
    @mohapdy92392 жыл бұрын

    Awal waxan ku wareersana saddexda xisbi qaran ee dalka Imnkana waxaanu ku warersanay xisbiyada diinta Allow noo sahal

  • @abdurahmanahmed3730

    @abdurahmanahmed3730

    2 жыл бұрын

    Waad iga qoslisay wll

  • @abdikanikeynan2360

    @abdikanikeynan2360

    Жыл бұрын

    Hhhhhhh Xili adag baad iga qoslisey. Qeyrka Allah hana waafajiyo insha Allah

  • @hoodomuuse4301

    @hoodomuuse4301

    Жыл бұрын

    😅

  • @scherzer6428
    @scherzer64282 жыл бұрын

    Reer somaliland waa al shabaab

  • @profhamseibrahimmohammedsh9525
    @profhamseibrahimmohammedsh95252 жыл бұрын

    Wahaabiyadii sucuudigu ku beeray geyiga soomaalida oo itixaad la odhan jiray miyaanay u kala bixin ictisaam, jadiiddiyo iyo ALSHABAAB maxaad u diidan tihiin salafiyooy iyo ictisaamoow

  • @abu3aalya
    @abu3aalya2 жыл бұрын

    Barbaraoui waxba kama soo bixin jeebkiisa Qofkasta oo u fiirsada oo barta halka ay ka soo jeedaan kooxaha islaamiga ah ee fagaaraha ku jira waxa uu garanayaa in asalkii ay ka soo jeedaan kooxda dhalinyarada iyo fadhi-ku-dirirkuba ay mid yihiin oo ay dib ugu noqdaan asalkii Ikhwaanka qaloocan. كاد المريب أن يقول خذوني 😂😂😂😂

  • @abu3aalya

    @abu3aalya

    2 жыл бұрын

    Dabadeedna kuwan hadlaya ayaa is qaawiyey, hadday iska aamusaanna cidina may ogaan. Waxaa la og yahay, mid hore iyo mid cusubba, in dadka hal-abuurka ahi ay mar walba maamul iyo xoog ku qabsadaan ciddii ka hadasha, ugana digto.

  • @gudcuuromedia180
    @gudcuuromedia1802 жыл бұрын

    Diinta waxay ku jirta xiligii fariiqada ayaa u kala baxayesaye

  • @maxaacusub9533
    @maxaacusub95332 жыл бұрын

    Waar yaadha qiiq isku qarintani waa maxay Ictisaam inay shabaab dhaleen waa hore culumadu ka hadleen.

  • @adenaden9242
    @adenaden92429 ай бұрын

    Waxaan la yaabay.. ictizaam yaa ka dhigay culimada somaliyed.. markasta oo ay hadlaan waxay sheegtaan culimada somaliyeed…. Yaaa doortay?

  • @NUCMANELMICHANNEL
    @NUCMANELMICHANNEL2 жыл бұрын

    alshabaab iney ururka ictisaam ka goday miyaad diidan tihiin waa wax qorraxda ka cad taasi is caddeeya dadka wax ha uquusinina e

  • @hadafbeegsade

    @hadafbeegsade

    2 жыл бұрын

    Inaguba siyaad barre ayaynu ka go'nay

  • @dsf9824
    @dsf9824 Жыл бұрын

    Waa cibaaro aduun Qofku inuu muslim suni Ah yahay Maxaa dhaaf siisan Maxay yihiin Culumadan iskhilaafayaa

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani56042 жыл бұрын

    Somaliland rag badan aya jooga oo alshaaba lkn meelay kaga dhawaaqan jirin

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani56042 жыл бұрын

    Sheekhu waa kurbanayaaa waxbaa jira. Malaaa

  • @machadusunahonline9094

    @machadusunahonline9094

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Halgame334
    @Halgame3347 ай бұрын

    ICTIZAAAM WAA AL SHABAAAB CADAYN TEEDA WAA LA ARKAA MALIN KASTA NIN ICTISAMA AL SHABAAB GELAYA

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir78842 жыл бұрын

    Culimadu yaany Qaabka siyaasiyiinta Iska eedayn Media waayo Waa halki loo noqonayey ee halaga waantoobo ficilkan

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed98712 жыл бұрын

    Billaahi caleeykom waxey ka xanaaqayaan shabaab waa ardadiinii. Maxaa la gudboon culumada ay har iyo habeen ay ku leeyihiin mushrikiin baad tihiin, mise kuwaasi kama tirsanaa ileyn taageero shisheeye iyo lacag toona ma haystaan.

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule37662 жыл бұрын

    barbarawi wuu saxan yahay waa isku mid ictisaam iyo alshabab,,,argagixiso ayad tihiin

  • @SiciidAxmed-bn1su
    @SiciidAxmed-bn1su Жыл бұрын

    Jamaacatu icstisaam waa jamaac allu sunne ah oo bulshada udeegta una taagan midaynta muda soomali alle habarakyo culimada in lagu eedoyo argagixiso waa shay xaqiiqada ka fog maxaayeely yaga hadyo goor utaan ka hortaga alshabaab iyo aradinteeda hadaba waxa layaableh nin tiisii ay biyo ugu soo galeen oo aan is ogayn suu wax uga sheega culimada isma og aqalki bay asalaysaa

  • @barkhadcabdi8916
    @barkhadcabdi89162 жыл бұрын

    Adeer waxba bulshada hala wadaaginee siidhiga afuufa idinkuna waa sanadkii muranka iyo siidhigee

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan57162 жыл бұрын

    Al-shabaab arrinkaa waa diideen, waxayna dheheen Buntlaan iyo Soomaalilaan markaad soo qabataan oo guul keentaan ayeynu wax isku darsan karnaa, haddana waad faramarantihiine dhulkiinna war ka keena marka hore si aynu dhib iyo dheefba u wadaagno.

  • @user-ot9pi4tq7m
    @user-ot9pi4tq7m2 жыл бұрын

    Kaa barbaaraawi lagu shheegu camal kale mahayo ilaa inuu waxan baa bidca ah ama rida ah sida alshabab

  • @hamse1234
    @hamse12342 жыл бұрын

    Wax badan oo umada ka qarsoonaaba loo cadeeyey

  • @omarishirwa
    @omarishirwa11 ай бұрын

    ictisam waa hooyada ALSHABAAB WAA HUBAAL

  • @iOnSL
    @iOnSL2 жыл бұрын

    Berberaawi ba saxsan.

  • @danjire7605
    @danjire76052 жыл бұрын

    Jamaacada Al Ictisaam waxay ahaayeen kooxdii la odhan jiray Al Itixaad oo Somalia dagaal kaga jirtay.

  • @user-by2ru9tr2i
    @user-by2ru9tr2i4 ай бұрын

    Caaaaaaac caaaaac 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedomar9045
    @maxamedomar90452 жыл бұрын

    Subxanallah maanta ma tihin kuwii is beegsan laha dadka wax khayr qaba u sheegi lahaydeen

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir2442 жыл бұрын

    Wadadadani waxay ilaabeen in ninwalba tiisa ilahay kula xisbtamayo. Hitaa dadka quraan ma baraan social media ayuun bay soo fadhiyaan oo ay is moodeen in ilahay doortay waa wada calooshood u shaqaystayaal.

  • @Wacdi120

    @Wacdi120

    2 жыл бұрын

    Maxaad uga jeedaa waa calooshooda ushaqaystayaal

  • @xaqudirir244

    @xaqudirir244

    2 жыл бұрын

    @@Wacdi120 miyay kaa dahsoontahay in aanay wax asxaana falin ilaa lacag ay qaatan ma ahee. Dumarka laguursanayaa cadad ma leh baabuurta dhalaalaya ee ay watan business ka wadaa daa leh. Iyagoo dadka gaajoonaya wax u qabanaya lama arko iyagoo malcaamad caruur wax ugu dhigaya la ma arko. Tijaartu waa iyaga wadankana waad arkaysaa qimaha cuntadu halkuu marayo iyagoo ka hadlaya miyaad aragtay. Iminkana waxay bilaabeen isku dharag dhacsi yaahuu.

  • @Wacdi120

    @Wacdi120

    2 жыл бұрын

    @@xaqudirir244 wll marhadaa culumada wada dhaleecaysay yaawanaagsan markaa oo aan raacnaa

  • @xaqudirir244

    @xaqudirir244

    2 жыл бұрын

    @@Wacdi120 wixii jira ayaan ka hadlay khaladna hayga fahmin. Siyaasi iyo wadaad ayaa dunida rogaya waliba kuwa somalida iyo kuwa talaban

  • @Wacdi120

    @Wacdi120

    2 жыл бұрын

    @@xaqudirir244 ilaahay waydiiso xaqa inuu kugu sugo wll

  • @Naagnool124
    @Naagnool12410 ай бұрын

    War annaagaa yaab aragnay bal maxau nimankani isku hayaan illeen intaanu yaabannahay ee isleenahay meeye doorkii culimadu maxay uga hadli laayihiin dayaca, darxumada iyo dulmiga haysta bulshada show waa culimo iyagii dhexdooda iska hayaan

  • @NUCMANELMICHANNEL
    @NUCMANELMICHANNEL2 жыл бұрын

    ictisaam mataqaaniine dushana ahlu sunne ayey ka sheegtaan hoostana waxyaabo kale ayey ku qarsadaan

  • @cabdulfataxofficial2937

    @cabdulfataxofficial2937

    2 жыл бұрын

    Oo yaa ku yidhi adeer

  • @anabfarah1178
    @anabfarah11782 жыл бұрын

    Alshabaab culimada ay laayaan waa ictisaam iyo way ka mid yihiin say isu qabanasaan

  • @mohamedshaakir33
    @mohamedshaakir332 жыл бұрын

    waa run hadalka Sheikh Barbaraawi, nimankaan waxaa amiir u ah sheikh bashir axmed salaad oo xamar jooga ayaguna Hargeisa bay joogaan marka ma waysan ahayn niman meel kale looga taliyo oo ka amar qaata? Jawaabtu waa mid cad

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees23202 жыл бұрын

    Waxba maanta yaan ictisaam hanoo amaanina Maxayku diidayaan iclaamku iyagaa aas aasaye adkaysta Umadana mabanaana injamaacad laga dhexsameeyaa ➡️ Iclaamku waxay yidhaahdeen manhajbaanu leenahay ,waayaabe kitaabka iyo sunnadu miyeyna idinku filayn

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame48332 жыл бұрын

    Ineynu sunne nahay ayaan aqaanaye Adeerow bal noofasira, ictisaam iyo salafi, iyo wahaabi, iyo kuwa kale Ee lasheego

  • @dahirhassan1991
    @dahirhassan19912 жыл бұрын

    Manhajka salafiya al jadiidah waxa ka mid ah cayda muslimiinta iyo xanta muslimiinta hadaanay culimo caayin umaba aha barbaraawina centimeter maaha ee waa caadadii hore ayuu yiqiinay in uu culimada wax uga sheego.

  • @yaasir1936
    @yaasir19362 жыл бұрын

    Barbaraawi wuu saxsan yahay, anaga kolbs magac hanoo badalina ictisaam waa al ittihaad oo magacii badashay , urur islaamiya wadanka xoog inuu ku qabsada rabaa tihiine , warkiina cadeeya waxba qiiqa ha isku qarina fahad yasiin baa idin sheegay

  • @said1498ify
    @said1498ify2 жыл бұрын

    Waa Runtii Ictisaam waa al itixaad waa is bad badalaan magaca

  • @faysajibriil73
    @faysajibriil732 жыл бұрын

    Sheekh bar baraawi wukhaldsmay shaydanbaa ka dhawajiuay waa inuu szxo hadalka rasligalina kabixiyo

  • @duulqarneeyn1855
    @duulqarneeyn18552 жыл бұрын

    Wadaadana ma tihidine shayaadin baa tihiin kuligiin naarta ku aroorteen xisbiyada iyo magac yada diinte idiin banay say waar umada dhagaha haka wisikhay nina munaafaqiin baa ku cadiin ixtisam walaa salafi ufbaa laydinyidhi

  • @block579
    @block5792 жыл бұрын

    Siduu u hadlayo ayaa laga darema wa in talabo laga qada intad izu jedan somaliland eey .?

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani56042 жыл бұрын

    Bisinka bisinka culimadiina MA bilaabeen

  • @yuusufcismaan8410
    @yuusufcismaan84102 жыл бұрын

    Waa audaa uusheegay sheekhu

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi60302 жыл бұрын

    Oo kaaly imika xaalku mawuu marayaa indintii islaamka ee suubanayd laysku caayo oo laysku cabsiiyo wlhy waa duni aakhir saman dimuqraadiyadna laygu faanno wlhy germany 🇩🇪 ayaan joogaayo islaamnimo wax kafiican oo ka cadaalad San inaan hayn subxaanallh waxaa soo badatay xasadkii iyo munaafaqadiina iyo in laysku cabsiiyo illhy iyo rasuulkiisii wuxuu noogu soo dhiibay waar imika gaaladii germany 🇩🇪 ayaa diinta u soo gelaaya fiidiinilaahi afwaajan

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan57162 жыл бұрын

    Markii Al-shabaabku koonfurta qabsadeen waxaa aaday dhammaan raggii ictisaam ugu cuslaa, kuwa dhintay iyo kuwa noolba sida sheekh Gacamey iyo Dr: Axmed Xaaji, waxayna codsadeen in Ictisaam iyo Shabaab ahaan jagooyinka loo qaybsado, wixii talo iyo manaafacaad ah la wadaago maadaama Ictisaam ay odayaal u badan yhiin, tixgelin iyo maamuus gaar ah loo qoondeeyo oo guusha garabka hubaysani soo hoyey ay ictisaam suuq-geeyaan, xayeysiintana ka qayb-qaataan, faa’idadana la qaybsado.

  • @ainanshedayr7569

    @ainanshedayr7569

    2 жыл бұрын

    Beenaale. Haddaba yaa dilay sheekh gacameey iyo dr Axmad xaaji Abdiraxmaan

  • @faridfarid6561

    @faridfarid6561

    Жыл бұрын

    @@ainanshedayr7569 markii ay kala tageen ayay islaayeen

  • @cabdulfataxofficial2937
    @cabdulfataxofficial29372 жыл бұрын

    Aadan sunne miyaa la odhan jiray kii jadiidiyada ka mid ahaa.. hadana AL shabaab la jooga... haday sunne ku sugan yihiin iyagaba kamuu tageen

  • @saxarlasugule9745
    @saxarlasugule97452 жыл бұрын

    Wllhi Anigu maba Kala aqaani xisbiyadan ay wadaadadu Kala sheegtaan😱

  • @nadiyasaid123

    @nadiyasaid123

    2 жыл бұрын

    Cawa iguhoraysa walaahiy wllo wanba yabanahay

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni35762 жыл бұрын

    Wadaadada Soomaaliyeed waxay u badanyihiin Wahaabi Najdiyya Salafiyya waxba isma dhaamaan waa xagjir,argagisa ah oo ka shidaal qaata wadaadkii shayddaaniga ahaa ee maxamed cabdul wahaab iyo ibna taymiya. Soomaalida waa inay la dagaalamaan oo cidhib tiraan manhajkan habawsan ee shayddaaniga aa ee wahaabiya.

  • @abdullahibadri9612

    @abdullahibadri9612

    2 жыл бұрын

    Wahaabiyadu waxey ku badan yihiin mediyaha iyo iskuulada ee majaaliska cilmiga waa culimadeenii Ahlussunna waljamaaca waxa ku badan, haddana mediyaha iyo qurbahana waa looga daba yimid.

  • @siidii5876
    @siidii58762 жыл бұрын

    Salaful jadiid waa runtooda

  • @crashiidmaxamed4834
    @crashiidmaxamed48342 жыл бұрын

    culimadiina mabilaaben yab siyasiyiintii baa lala yabanaaye.....

  • @siidii5876
    @siidii58762 жыл бұрын

    Salaful jadiid is good

  • @calixasan8333
    @calixasan83332 жыл бұрын

    Anagu selafiyiinbaanu nahay meeday

  • @ibrahimsiciid7269

    @ibrahimsiciid7269

    2 жыл бұрын

    Waa rnwalaal waashaadh iminka lasiibixinayo midabo

  • @user-yh3yy9oi2p
    @user-yh3yy9oi2p Жыл бұрын

    Yaa miskiin aamus aleha kuu danbi dhaafee

  • @abu3aalya
    @abu3aalya2 жыл бұрын

    Jawaabtuna waa kuwa aqoonta iyo diinta kaa soo horjeeda, cilmi ku jawaaba ama riyo ku aamusa Xagga cayda, qof kastaa wuu samayn karaa, gaar ahaan kan hadlaya 5:38 Illahay isu muujiya. Mabaadi’da Ahlul-Sunnah waxaa ka mid ah in kooxda Muslimiinta ay mid tahay.😅🤓🤭

  • @libanali1626
    @libanali16262 жыл бұрын

    Qaybtii lacagta maydaan ahayn

  • @amdualeh5802
    @amdualeh58022 жыл бұрын

    Alleyle,somaliland waxay noqotay meel duul wadaado be ahi qasaan.dadka reer somaliland diyaar umma aha muranka wadaadada u dhexerya kuwaas oo u muuqdaa hayado diinta ku shaqaysta.

  • @cartancartan8452
    @cartancartan84522 жыл бұрын

    Siyaad barre waxu yiri waxa jiraa wadaad iyo waad waadaad xume inta badni waadad xume ayaa jiree

  • @raadshemedia3554
    @raadshemedia35542 жыл бұрын

    Waar muxuu yidhi waanu is xakamaynaynaa haye

  • @mustafe2068

    @mustafe2068

    2 жыл бұрын

    🤣 Qoriga qaadan mayno bay ka wadaan malaha😅🤣

  • @mohamedabdirahman4349
    @mohamedabdirahman43492 жыл бұрын

    سنرى فشل سلفية

  • @CabdicazizCawilcige
    @CabdicazizCawilcige9 ай бұрын

    😂ان حزب الاعتكر هو حزب يتعلق بالجماعات شباب

  • @AL_shahada
    @AL_shahada2 жыл бұрын

    Barbarawi adiga waalay ooriday majerten ogaden habargidir dariskoda kahelen fursad dintey maxa uceynee diintada was yaadhihi jiray

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura102 жыл бұрын

    Culimadiina mad-habo ma u kala baxeen. Jaamacatul Ictizam goormaynu maqalay????? Magacyadaa jeebka lagala soo baxayaaban ka yaabay

  • @mujaahidciise1671
    @mujaahidciise16712 жыл бұрын

    Sheekh barbaraawi ayaa runta sheegay al Shabaab iyo ictisaamna wa isku manhaj

  • @maxamuudxasan1939
    @maxamuudxasan19392 жыл бұрын

    Barba raawi waa runtii

  • @idiriswarsame1129
    @idiriswarsame11292 жыл бұрын

    Waxaan aykalasheganayaan garanmaynee nimanku miyaney ahayn sunnadi nabiga qaar haysta

  • @nuur3272
    @nuur32722 жыл бұрын

    Diinta islaamku xulayfaysiga ma ogola. Kitaab qudha iyo sunaha nabiga ayaa inaga dhexeeya.

  • @odayjama1829
    @odayjama18292 жыл бұрын

    Ictizaam waa al itixaad al shabaanah halkaa buu kasoonfarcamay

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub2 жыл бұрын

    Sheekhoow beenta iska ilaahi, muu odhan ictisaam iyo shabaab waa isku mid, wuxuu yidhi waxay ka dhasheen riximka ictisaam,

Келесі