Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali | crash course Free

wixii su`aal ah igala soo xidhiidh
Instagram: / awale_abdirahmaan
my mentorship adkowfx.online/
Timecodes
0:00-intro
0:40-unites
0:55-what is crypto
6:35-is crypto risk
7:24-Blockchain
9:13-types of blockchain
10:55-Types of crypto
12:48-stable coins
17:28-Coins/pairs
21:26-Platforms
24:34-Types of exchange
32:00-how to use Coinmarketcap
40:56-Portfolio
44:18-Swaps
46:04-Open Binance exchange
53:00-verified on mobile
1:00:50-Open gate.io exchange
1:06:14- how to use address
1:11:36- choose best coins
1:23:29-buy u first coin
1:33:20-buy token on DEX

Пікірлер: 206

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash23325 ай бұрын

    Hadafka coursadan wa inaad si guud u fahanto crypto sidoo kale muqaalkan waa laba sano ka hor hadii aad error ku aragto updatekiisa iska sug ileen lacag kaama qaadin ee mm Telegram: t.me/+VQYl0kyYRj98_I2g

  • @saadaqcalimahamed1388

    @saadaqcalimahamed1388

    5 ай бұрын

    Mhdsnd muqqal waxtr leh nala wadagtid side coins aad iibsaty mel logu xaraystaa

  • @hormarinaftaadamedia8401

    @hormarinaftaadamedia8401

    5 ай бұрын

    Mansha allaha ustaad waxa badan ayaan ka faaiiday course wll ilahay hakuu barkeeyo nosoo badi cashiradab oo kale fadlan mahadsanid

  • @CabdishakurDeeq

    @CabdishakurDeeq

    5 ай бұрын

    War nio baasaboor qof kle ma ku samausan kraa

  • @Footballgamer1589

    @Footballgamer1589

    5 ай бұрын

    Sxb aniga oo aan crypto exchange account lahayn ma yeelan karaa Trust wallet oo ma. Ka iibsan karaa coins ka sidoo kale ma ku dhex iibin karaa???????? Mahadsanid

  • @cawaalecalawaash2332

    @cawaalecalawaash2332

    5 ай бұрын

    may waa ok uma baahnid ayagaaba lagu kaydsadaa madamo exchange risk yahay

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie559 күн бұрын

    Cidii iga danbeysa ha ogaato wlhi yarkaan waa Ultra Legend wax hagara malahan guuleyso sxb iyo macalin Cilmigu bixintuu ku bataa, coursadan ninkii garanaya unbaa og ahmiyadeeda

  • @Karbuun1
    @Karbuun14 ай бұрын

    asalamu aleykum macalin cawaale waxa aan kaaga mahad celinaya sida quruxda badan aad inoogu hagar baxday illahna ajar hakaa siiyo waxa aan aad ugu farax sanahay in luqadeena hooyo aad inagu fahan siisay illah janada hakaga awaal mariyo bil ramadan baa lagu jiraa illah haku sahlo waxwalba aad u baahan tahay anaga cashar kaaga kuwii wax ku aanfaca allah naga dhigo

  • @abdirahmanmohamedbashir5158
    @abdirahmanmohamedbashir51583 ай бұрын

    Teacher masha-allah xaqiiqdii si wacanbaa noogu soo diyaarisay waad mahadsantahay wallaal. Wax badan ayaan Ka dawaday meelo badan balse waxa tahay qofka ugu fiicnaaa ee si waadix ah u sharaxay xaqiiqdii waxa aan kuu sheegayaa in aad leedahay talent sida dadka wax loo fahansiiyey.. thank you brother

  • @Br-uk7vl
    @Br-uk7vl3 ай бұрын

    niyahoow inta qof wax sharxeeso arkay qofkii si wanaagsan aan ufahmay tahay wlh thanks

  • @abdiraxmanboska3809
    @abdiraxmanboska38095 ай бұрын

    Walaal cawaaale aad baan kaaga mahadcelinayaa in badan wax badan baan kaa fahmay maalin neh cilimiga aad ibaratay waan kaaga abaal marin doonaa walaal qaali allaah ku sharfo

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye73824 ай бұрын

    Sifiican baa u sharaxday somaalida kale lacagaa ka sameeyay oo aysan dadka tuseen nagu waaleen cilmi naafic ilaahay hakaaga dhigo

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs4 ай бұрын

    CawaLe zi fican ayad u sharaxday thank you mazuul wakhti badan ayad gaLisay

  • @anwarsheikhsharif5684
    @anwarsheikhsharif56843 ай бұрын

    Mahadsanid mclin si wngsan aya u diyaarisy wna fahmy crypto wxu yahy sida uu u shaqeyo allah haka ajirsiiyo

  • @farhanfarahdiriye4413
    @farhanfarahdiriye44134 ай бұрын

    thanks ustaad waa course basic oo dhamaystiran khayr allah ha ku siiyo insha allah noo soo raaci meelaha lacagta lay gu kayid sado ee aan platformka sida binance

  • @Macruufusuna
    @Macruufusuna3 күн бұрын

    Macali cawaale aaad iyo aaad umahad San tahay Allah ku Sharfo wax badan kaa faa iday thanks 👏👏👏👏

  • @saadbaaqiah4459
    @saadbaaqiah44595 ай бұрын

    thank mawduuc muhiim ah oo dulmar ah oo lacag u qalma thanks ustaad

  • @liibaan3124
    @liibaan31245 ай бұрын

    The best teacher my goat🐐👁️

  • @user-cp2mv3bx6v
    @user-cp2mv3bx6v4 ай бұрын

    Masha Allaah wax badan ban ka faaiidey Alle ajarkiisa hakusiiyo

  • @user-om9lt1ld2p
    @user-om9lt1ld2p5 ай бұрын

    Awale best mentor ❤

  • @daljoogchannel8797
    @daljoogchannel879715 күн бұрын

    Waxbadan ayaad nafahansiisay walaal Mahadi dushaada ha ahaato wll ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @qabyo7071
    @qabyo70713 ай бұрын

    Allaah hku barakeeyo cilmigaaga waxbadan wlhi waan kabrtay base ka hoose oodhan. waana itus oo itaabsii maaha hadal sida yuutiibaro badani sameeyaan. qof dhamaytay video gaa wuuku shaqatagi karaa

  • @Saki_Jama
    @Saki_Jama5 ай бұрын

    Abaal ban kaga haya inta aad iga jaahil tiŕty❤🎉

  • @user-me2yo5ny3s
    @user-me2yo5ny3s5 ай бұрын

    Aad u mahadsan tahay ustaad maalmahaan dhan raadinaayay quf sidaan cml iifahansiyo thanks

  • @Cazka9114
    @Cazka91142 ай бұрын

    Ustaad mahadsnid wax badan waan fahmay 🙏💯

  • @ShaymaQurux
    @ShaymaQurux5 ай бұрын

    Wllhi waxbadan raadiyay macluumaad ku saabsan crybtada lkn ugu dambeen sifcn iifahamsiisay thanks wllkei ilaahay cilmigaaga hakuu barakeeyo 🥰🙏

  • @Moosow1
    @Moosow15 ай бұрын

    best course wllhi

  • @abdirahmannuhbashiir7127
    @abdirahmannuhbashiir71273 ай бұрын

    Masha allah ustaad ilaahay hakaa abaalmariyo

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy3 ай бұрын

    Jezakalahu kheyr macalin qiimo badan❤❤

  • @madoo199
    @madoo199Ай бұрын

    Anoon videoga dhamaynin ayaan ku mahadcelinaya, mahadsanid kun jeer.

  • @ikraamziman
    @ikraamziman4 ай бұрын

    Mahadsanid wall qali ❤

  • @abdirashidisse6792
    @abdirashidisse67923 ай бұрын

    Markaad Luuqadaada Hooyo waxkubaranaysid aadbaad uguraaxaysanaysaa inaad fahamto, Allah hakuxafiddo Walaalkeen Cawaale Oo wakhtigiisa noohibeeyay.

  • @NuuxMedia
    @NuuxMedia2 ай бұрын

    Very informative❤

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail78895 ай бұрын

    Awale "U are ultra digital man"❤😂

  • @yooldigital_production
    @yooldigital_production5 ай бұрын

    video qiimo badan m.a ustaad😇

  • @dalxasofe4083
    @dalxasofe40835 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad. Waa xog ballaadhan oo muhiim ah.

  • @AmalAmalywCays
    @AmalAmalywCays11 күн бұрын

    mahadsanid wl jasa allah

  • @mohanadmuumin
    @mohanadmuumin3 ай бұрын

    allaha kaga abaal mariyo saa ifahansiisay waxana rajryna dhamaanteena in aan wax ka faaidno

  • @mohamedabdinourcartan
    @mohamedabdinourcartan4 ай бұрын

    masha allah jazaka allah teacher

  • @ruuzaofficial6423
    @ruuzaofficial64235 ай бұрын

    Thanks pro crypto si aan ku fahmo darteed la ag ku bixyey saas ay tahayna waan fahmi waayey mashaa allah 2 sac wax ka yar igu fahansiisey alle ha kaaa abal mriyo

  • @cawaalecalawaash2332

    @cawaalecalawaash2332

    5 ай бұрын

    cryptada dhan e lagu sheegayo waa intan iyo inaad iibsado markay dhacdo newskana la socoto

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed2 ай бұрын

    Mahadsanid wll qaali

  • @ARIZAK766
    @ARIZAK7663 ай бұрын

    Mahadsanid brotherkey

  • @user-xw1ge8tj1s
    @user-xw1ge8tj1s5 ай бұрын

    Adiga hadii baraha bulshada ku jiraa laheen majoogi laheen baraha bulshada ❤❤❤❤❤❤

  • @zakariehussein5105
    @zakariehussein51055 ай бұрын

    Ustaad qiimo badan allah haka abaal mariyo😢❤

  • @Dagan115
    @Dagan1153 ай бұрын

    Coin intaa iibsado maku trade kareen kra hadana 2year kdib ma i kordha mise laba coin ina kala iibsado waye midna trade kan klena maalgashi??

  • @mohamedabdulahi5873
    @mohamedabdulahi58735 ай бұрын

    Mahadsanid cawaale

  • @MUSTAFE-ART
    @MUSTAFE-ART14 күн бұрын

    ustaad sidee binance lacag loogu shubtaa ama loo dhigtaa?

  • @user-bq4ki5xx7t
    @user-bq4ki5xx7t2 ай бұрын

    ❤❤ formidable

  • @shaqeeye4677
    @shaqeeye46773 ай бұрын

    mahadsanid ustaad

  • @MoHAbdi-fx4uc
    @MoHAbdi-fx4uc12 күн бұрын

    Aad baad u mahadsan tahay wll

  • @Husny_99
    @Husny_9925 күн бұрын

    Ustad kwrn bybit hdan isticmalo wx dhiba miya ka jira

  • @kidogo22
    @kidogo222 ай бұрын

    Thanks 🙏🏻Teacher

  • @LaashkaLaashka-lg6gp
    @LaashkaLaashka-lg6gpАй бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @moggaas7851
    @moggaas78515 ай бұрын

    Masha allah thanks

  • @HaboonXasan-mt4pp
    @HaboonXasan-mt4pp4 ай бұрын

    Masul bilaaw ayaan ahay ee intee kabilabaa tan kale konkii arka waan iska iib sadaa wlhi mana fahan sani please answer 🙏

  • @yusufahmed2361
    @yusufahmed23615 ай бұрын

    Thanks ❤

  • @omarmohameddualle
    @omarmohameddualleАй бұрын

    Good lesson

  • @AwoAhmet9
    @AwoAhmet94 ай бұрын

    Mashallah waa coarse aad u qiimobadan lkn for the long term users. Markay timaado day traders use candlesticks, indicators, support and resistance and market trend but if you use based on your emotions you will loose always make a good research than demo account last step is when you start trading real money!

  • @yuusufkapilla8865

    @yuusufkapilla8865

    2 ай бұрын

    Got it 🫡

  • @NOf_x_x

    @NOf_x_x

    Ай бұрын

    Lkn fx Trade waa Haram Sabbto ah 1.interest 2.inay qiyaas bis tahy 3. leverage Allah ka baq Aqiradaa ilasho

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud125 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad❤

  • @daacaddarajo9381
    @daacaddarajo93815 ай бұрын

    Sxp waxaa tahay cawiyaha dhalinta somaliyeed wax aan ku lee leeyahay sxp nolasha kuma xumeyso guuleyso 🙏🙏

  • @iimanfx1533
    @iimanfx15335 ай бұрын

    Anoo dawan ayan darrmi karaa qiimaha muqaalkan❤

  • @mohamedbashir1274
    @mohamedbashir12745 ай бұрын

    Thanks 😊

  • @Victory20246
    @Victory202463 ай бұрын

    Ustaad waa mahadsantahay ,waxaa noo soo sheegtaa saan sariflr anagoo u baahan lacagta ugu shiban karno ulana soo bixi karno

  • @chelseafanspage5777
    @chelseafanspage57772 ай бұрын

    Ustaad waxaa iishegtaa farqiga/ kala duwanashaha udhaxeeyo coin 🪙 iyo talking? Mahadsnid

  • @ileysacademyoflanguages8889
    @ileysacademyoflanguages88893 ай бұрын

    Ustaad qofkaan pasport haysan maxaa xal u ah

  • @abdifatahda3774
    @abdifatahda37745 ай бұрын

    Nasobadi alla khar kusiyeee 🙏🙏

  • @Xanfreshchannel
    @Xanfreshchannel5 ай бұрын

    mahadsanid wll

  • @aayahacali5788
    @aayahacali57883 ай бұрын

    Casharadan intii hore waa la haysanay lkn inta danbe e accounda midna midbaa nooga baxday war waxaa noogu danbaysay binence

  • @xamdicalimaxamuud9865
    @xamdicalimaxamuud986528 күн бұрын

    Mahadsanid wl

  • @Ahmed22777
    @Ahmed22777Ай бұрын

    Qofka aan paspor haysan muxuu ku buuxinaya ID card ma ogolanaya

  • @ustaadxayaakalaah959
    @ustaadxayaakalaah9597 күн бұрын

    Respect

  • @maxamedsaciidaadan5830
    @maxamedsaciidaadan58305 ай бұрын

    Aad iyo aad baad umahadsantahay sxb

  • @ciidcarab6835
    @ciidcarab68355 ай бұрын

    mahadsanid ustad allah kusharfo stock market wakusenagena asine thank you

  • @ukaashxasan8890

    @ukaashxasan8890

    4 ай бұрын

    Stock market waaba xaaraane maxa ka rabtaa wll

  • @cabdiwali4940
    @cabdiwali49404 ай бұрын

    Abaalkaga magudi karo wll cawaale❤

  • @ayuupsports122
    @ayuupsports1225 ай бұрын

    Waxa dadka qaar wax wayn ka dhigaan ba waa intaa mahasanid ustaad

  • @abasali6
    @abasali65 ай бұрын

    sxb qeybt wallet ka sidaa ugu so dari kraa websiteka Binance ga lkn qeybta Appka waa ku so daray wallet ka wana ka muuqda lkn qeybta webka wallet ka ima muuqda

  • @zaamirofficial5344
    @zaamirofficial53445 ай бұрын

    Asc dadka crypto trade gareya iyo dadka maal gashta kuwee fcn macalin

  • @Relax_vedios
    @Relax_vedios5 ай бұрын

    Waxy No wayneeyaN ma intasa Wr Wad mhdsantY legen❤😊

  • @bilalxiin8391
    @bilalxiin83915 ай бұрын

    Thanks zxip waaa u baahna

  • @zakariyeqoslaye4813
    @zakariyeqoslaye48132 ай бұрын

    waad mahadsantahay wll

  • @user-ot4ov2gj8q
    @user-ot4ov2gj8q5 ай бұрын

    Thanks sir😊

  • @YareEyman
    @YareEyman29 күн бұрын

    Thank you

  • @AbdalehassanAbdaleyare
    @AbdalehassanAbdaleyare3 ай бұрын

    Pro forex iyo crypto iskumid miyaa mise way kala duwan yihiin

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq5 ай бұрын

    Thanks wn sugayey muqal cryto kusabsan

  • @gacmadhere2711
    @gacmadhere271110 күн бұрын

    Mahad sanid bro inbadan ayaa ka fahanay hada crypto

  • @SadikMohamud
    @SadikMohamud3 ай бұрын

    Sxb kheyr Allah kusiiyo

  • @abdullahiiisse5224
    @abdullahiiisse5224Ай бұрын

    thanks ugaz

  • @drmucaad2989
    @drmucaad298912 күн бұрын

    Coursadaan marka dhamesty wax bdn fahmay hore hal xabo kama aqanin hda binance samesty mar dhow suqa gali rabaa aad u mahadsan thy ustaad

  • @user-pv2ir3th1r
    @user-pv2ir3th1r5 ай бұрын

    Maanta waxaynu noolahay Xiligii ugu fursadah badnaa Man jiriin mana soo marin Abida xilii ayaa ka fursada badantahay maanta fursadah agtaada yaala maanta tiiro malaha Seddex awooodood oo waaweyn ayaa jira sadexda awoodood ee waawayn ee maanta aduunkan aynu noolahay jirayi Waxay taabtaan ba way badalayaan waa informationka Xawliga ku socda Waa tignoolajiyad iyna xawliga ku socota iyo competionka tartanka Saddexdasiba waa saddex Waxay taabtan ba badalay Waxay fursado u samaynayan Dadka creative minoritiga Sida adigo kale waxaanda ka tagaysa dadka aanan Nolooshoda aan horumarin

  • @afgaabali1553
    @afgaabali15532 ай бұрын

    material documents manala wadaagi kartaa macalin?

  • @MohamedGahayr
    @MohamedGahayr5 ай бұрын

    Zxp kasoo hadaL exchange Somalia ku shaqaynaya with out passport

  • @DeqaYusuf70
    @DeqaYusuf705 ай бұрын

    Appka binance ma iishaqeeynaayo maxaa dhacay ustaad

  • @user-je6ub7bv6e
    @user-je6ub7bv6e24 күн бұрын

    Alle haka abaal mariyo

  • @YusufYacqub
    @YusufYacqub3 ай бұрын

    Wa kumahadsantahy waa ifududeysey

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed489814 күн бұрын

    thanks sxp

  • @abdulahimadaxeey5378
    @abdulahimadaxeey53785 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad cawaaale❤

  • @innavariid4728
    @innavariid47284 ай бұрын

    Thnkz

  • @UmmuHannaRowda4422
    @UmmuHannaRowda44225 ай бұрын

    Jazakalah wall

  • @norbilmaxamed3888
    @norbilmaxamed38884 ай бұрын

    Dadka kale lacag bay nooga qaadan laakiin walaal.mahadsanid😢

  • @user-zj4jx2wx3b
    @user-zj4jx2wx3b3 ай бұрын

    Waryaa icawi yah oo sifiican wax ii barah

  • @abdirahmanmahdi6894
    @abdirahmanmahdi68945 ай бұрын

    thanks ostaad

  • @IBRAHIMmohamed-vj2lt
    @IBRAHIMmohamed-vj2lt2 ай бұрын

    sxb bonk lacag fcn baa ka samayse ilaa hada hadaad kujritid 🤣 lkn waxaan maqli jiray maskiin dhari uma bislaado oo waxaa dhici karta in aad waa hore cuntay

  • @facebookguji4551
    @facebookguji45515 ай бұрын

    Thnkz uztaaad

  • @Pubgmoments-dx5vm
    @Pubgmoments-dx5vmАй бұрын

    wll gate iyo binance iskumid miyaaa

  • @kamaalcade7181
    @kamaalcade71815 ай бұрын

    Guuleyso wallka

Келесі