CIID WANAAGSAN AFURKII KOOXDA GURMAD XUJO 2021

Музыка

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 688

  • @juju-zi9hn
    @juju-zi9hn3 жыл бұрын

    Inta xujo jecel like ii saara👍👍

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed23153 жыл бұрын

    Ma sha Allah koxda Xujoo nowada film ka waw waw Wuxu iqabta Xujo sida Caffe ga Markaan dawanayo Imadhafo .Kaf iyo kaladheri wan lasocday . Mama Faynus I love you ❤️❤️❤️🌹🌹wad iga qoslisa keep going XUJo

  • @xaawomaxamed4801
    @xaawomaxamed48013 жыл бұрын

    Ciid Mubarak ciidul caafiya kooxda xujo wan idinka qaday salanta wan idin salaamay kooxda xujo asc horay usocda insha allah

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Thanks Walaal

  • @fatxaomar9856
    @fatxaomar98563 жыл бұрын

    Viva rer xujo teemki ugu farxada badnaa masha Allah keep going Abukar mahdi horey usoco🥰🥰🥰💯

  • @hani8826
    @hani88263 жыл бұрын

    Kooxda gurmad dhamaan tiin ciidmubaarak ayaan idin Lee yahay gaar ahaan abuukar mahdi salaan sare. 🌹♥️♥️♥️🇸🇴

  • @hindanuur4200
    @hindanuur42003 жыл бұрын

    Maansha allaah tabaaralaah amiirad khadra waan ku wataa laascaanood

  • @Nazteha
    @Nazteha3 жыл бұрын

    Waxaan Farxada Munaasabada Ciida la qeybsanayaa dhammaan Saaxiibadeyda, Qaraabadeyda, Qoyskeyga, Umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan dadyowga Muslimka ah. عيد مبارك وكل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر المبارك اعاده علينا وعليكم وعلى المسلمين في العالم🌷🌹🌺🌸 Ciid wanaagsan ayaan idin leeyahay Farxad kuwada Ciida ❤🙏 Team Xujo Idin jclhy ❤️

  • @suldankhalidsiciid8319

    @suldankhalidsiciid8319

    3 жыл бұрын

    Ciidal caafiya bro hal abuure sare ayad tahay dhaman kooxda waa dad isjecel oo isku xiran flim kana hala siiwado ilaa 15 xalqo hadi ay suura gal tahay Mahadsanidiin Abukar mahdi abukar hore usoco bro

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed23153 жыл бұрын

    Eid Mubarak xujo Allah ya cisaag ruin raxo iyo walaal ha amanaay Amata Djibouti burco kibiir I miss Djibouti my home ❤️❤️❤️❤️ Romiye so Araag Djibouti ha daan tagilaa Djibouti waxa noqolaa catutii

  • @seyniibxajiuadan4512
    @seyniibxajiuadan45123 жыл бұрын

    Sii wada koxdena sharafta leh 👏👏👏👏❤️❤️❤️🌷🌷

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Thanks Walaal

  • @maryanabdillahi6725
    @maryanabdillahi67253 жыл бұрын

    kooxda xujo dhamantiino ciida Mubarak insha Allah mamo faynuus Sheikh oo quruxda baxeeso masha Allah tabarakallah 👈🥰🥰❤❤🌹🌹🌺🌺🌺💐💐💐🇸🇴🇸🇴 ciida Mubarak 👋👋

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Thanks Walaal Ciid Mubarak

  • @Hana-997
    @Hana-9973 жыл бұрын

    Kooxda gurmad waan idin jecelnahay anaguna somali one ❤

  • @idmanshariif3157
    @idmanshariif31573 жыл бұрын

    War ninka cumar ah isagan qalinka gashtee meysha kahor mxaa ugu jiray wlkeyn wanku salamay adiga iyo dhamn teamka iyo the one and only legend our director abukar mhdi

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Allayacizak my sis idman Nooloow

  • @omaryareofficial1408

    @omaryareofficial1408

    3 жыл бұрын

    Ilko la aan an ahaay kkkkkkkkkk

  • @NajmaAmerica
    @NajmaAmerica3 жыл бұрын

    Qabridahara,Ogadenia💚💙❤️✊

  • @xalimashafimacalin9582
    @xalimashafimacalin95823 жыл бұрын

    Ciid Mubarak dhamaantii farxad kuciida Taem Xujo 💋💞💞💞

  • @sharifoaxmedcisman2263
    @sharifoaxmedcisman22633 жыл бұрын

    Ciid Mubarak dhamaan kooxda gurmad dhamaantiin ILOVEYOU SALAAN SARE

  • @hodaniquruuxsan2226
    @hodaniquruuxsan22263 жыл бұрын

    Wan oogahay ineey hawl badan tahay waxan ooran laha almino ha la so qaabiyo O dadkuna waqti fiican familkoga iyo naftooda ha nastaan. Well done siba abukar mahdi ♥️♥️🙏

  • @hodanmohamed1818
    @hodanmohamed18183 жыл бұрын

    Wada filimka waa ka helnay don't stop please.

  • @omarali9019
    @omarali90193 жыл бұрын

    Ciid wanaagsan sida aad udhantigiin anagana reer usa hadaan afurnay qeerbadan aan niirajeenayaa musasal carab iyo turkiga kamashquuliya somalda somaliya ha israacdo amiin

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam96423 жыл бұрын

    Asc masha allaah Tim xujo o ahna gurmad guuleyta abukar mahdi wanaga farxisan iLahey haidin kafarxiyo daiman insha allaah 🙏🥰

  • @maryamguruud4983
    @maryamguruud49833 жыл бұрын

    aamiin aamiin maamo jilayasha gurmad 10 xalqo kudara waa idindaremeyna in aad mashqul san tiihin dhib badana lagamara wan ognahan jilista Filimka mahadsanidiin koxda xujo❤❤❤❤❤

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Thanks Walaal Ciid Mubarak qisada halkey ku dhamaato ayaan ku joojineynaa walaal

  • @aminaesse1031
    @aminaesse10313 жыл бұрын

    Ciid mubaarak reer xujo dhamaantiin.

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse29593 жыл бұрын

    Maasha Allaah Maasha Allaah wll qaali kooxda xujo ciid Mubarak Insha Allaah 🥰🥰🥰🥰❤❤❤👍👍

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Thanks Walaal Ciid Mubarak

  • @Anissa.Mayabeh
    @Anissa.Mayabeh3 жыл бұрын

    Eid Moubarek from Djibouti 🇩🇯❤️💚💜 I’m huge fan love this serie #Xujo

  • @anbiyohussein4506
    @anbiyohussein45063 жыл бұрын

    filimka xujo wakii ugushid nay xoga yar sii wada iyo waxan sukna filimkale oo cusub ninka ugushaqada badan abuukar mahdi 👍👍👍👍👍👍

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Thanks Walaal Ciid Mubarak

  • @maanabdulle
    @maanabdulle3 жыл бұрын

    Ciid Mubarak kooxda gurmad fillka nosii wada haduu meshii larabay marayaa one love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ismahanabdi5190
    @ismahanabdi51903 жыл бұрын

    Mansha Allah waa ku faraxsanahay waana jeclahay noosi wada

  • @basrocabdi7451
    @basrocabdi74513 жыл бұрын

    Ciid mubaarak wada filinka intaa ka gaartiin

  • @hareiandaud546
    @hareiandaud5463 жыл бұрын

    Nowada filimka abukar Mahdi qeer Allah idin siiyo ciid wanagsan kuligin

  • @faatimayaasin9564
    @faatimayaasin95642 жыл бұрын

    Viva wardhigleye thanks cumar yare❤❤👍💯

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan82133 жыл бұрын

    Masha Allaah Tabarak Allaah Ciid Mubarak🌹🌹❤❤❤❤❤❤

  • @mariamismail147
    @mariamismail1473 жыл бұрын

    EID MUBAARAK KULU CAAMU WANTU BIKHEYR. koosda sharaftaleh. Aj iska jira yuusan nalka idiin dansan 😍😍😍❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦

  • @ahmedmahamud7272
    @ahmedmahamud72723 жыл бұрын

    Asc ciid Mubarak ciid Mubarak ciid Mubarak ciid Mubarak sanadkaan sanadkiisa kale bash bash iyo barwaaqo alaha nagu gaarsiiyo Iyo soomaaliya oo hagaagtay

  • @aaminodagan4420
    @aaminodagan44203 жыл бұрын

    ruuun raaaxo oohin miyaaa heees qaadow jocking team xujo proud aall

  • @nimcomoulid2616
    @nimcomoulid26163 жыл бұрын

    CIID MUBARAK CIID MUBARAK Abubakar iyo.asxabtisa.ciiD Mubarak

  • @hamdanuura9533
    @hamdanuura95333 жыл бұрын

    Hooyo faynuuus Allah ha noo kadayo walhi wad iga ilamayasiisay Amiiin mamo allh ducadada hanoo abalo Allah yaxfidak hooyo mcnbadan❤❤ love you so much hooyo mcnto❤❤❤❤💋💋💋🌹🌹🌹

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    aamiin

  • @dekaali3998
    @dekaali39983 жыл бұрын

    Eid mubaark xujo keep going

  • @mohamedmahi6007
    @mohamedmahi60073 жыл бұрын

    Waa mahadsantihiin kooxda gurmad waan ku heystaa

  • @ahmedomar4391
    @ahmedomar43913 жыл бұрын

    Masha allaah dhamaan asxaabta Universal waa salaaman tihiin

  • @ahlaamlifestyle6542
    @ahlaamlifestyle65423 жыл бұрын

    Inta ila aragtey in xujo uu yahay filimkii somali ay dhigto midkii ugu macana like dhac lusii ❤🥰✅

  • @yacquubbakal6727

    @yacquubbakal6727

    3 жыл бұрын

    isoqabo wllo fadlan isowabo what's app +252907954457

  • @abdoallhsomali3152
    @abdoallhsomali31523 жыл бұрын

    Iid mubaarik soomaaliya meelkasta dunidakajooktaan

  • @nasrahudden2401
    @nasrahudden24013 жыл бұрын

    Team hujo wanagsan oo wacan kuligin...... illahi baa mahad iskaleh nogudemeyey sonka nabad alhamdulillah .manshaallah wahan illahi kabaryey eida inunabad nakudemeyo eid wanagsan oo wacan team hujo and all somali mohamed

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Sister please iso boqo InshaAllah

  • @moussaibrahim7082
    @moussaibrahim70823 жыл бұрын

    ASC dhaman umad somaliyed iyo group Gormad Eîd Moubarak

  • @shnti5592
    @shnti55923 жыл бұрын

    Faynuus sheeq dahir dhemanka ayaa nuurinayo faynuus ilahey haku sharfo hooyada ugu ween kooxda gurmaaad 💚💛💜💚💛💜💚

  • @nawaal8977

    @nawaal8977

    3 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @ashaabdirahin9567
    @ashaabdirahin95673 жыл бұрын

    Wanagsano wacan walalahy aan kufaano cidan ciideda bash bash ito barwaqo iyo cimri dher alaha nagu gaarsiyo aaamiiiin insha allah

  • @qallimoalin6426
    @qallimoalin64263 жыл бұрын

    Mashaallaah nabad ku cuna kuna ciida amiin yaarabbi

  • @naruurab1114
    @naruurab11143 жыл бұрын

    Eid mubarek xujo. Bel-hanaa Washifa🌹Please next time encourage us to eat healthy healthy👌🙏♥️

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Thanks Walaal Ciid Mubarak

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq8043 жыл бұрын

    Maasha alaah dhamaantiina team XUJO waxaan idin leeyahay Ciid mubaarak kulu caam wa antu bikheer taqbalaal minaa waminkum saaluxul acmaal one love ❤️

  • @abdiwalimohamed7143
    @abdiwalimohamed71433 жыл бұрын

    Runtii waxaad tihiin dad qalbi fiican masha allah EID MUBARAK

  • @amalsuldaan7305
    @amalsuldaan73053 жыл бұрын

    Eid Mubarak ❤️❤️❤️dhamantin 🙏🙏🌹🌹🌹🌹xujo tha best filim 🌹🌹🌹

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Thanks Walaal Ciid Mubarak

  • @mahirkashka5212
    @mahirkashka52123 жыл бұрын

    Ciid Mubarak 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓💓

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed53103 жыл бұрын

    Eid Mubarak don’t stop xujo

  • @ruqiamahamud644
    @ruqiamahamud6443 жыл бұрын

    ciid wanaag san dhamaan koxdena xujo 🥰🥰🥰🥰

  • @aragsaninaibraahim2347
    @aragsaninaibraahim23473 жыл бұрын

    Mashallh farxadiinu waa teena ciid mubaarik kooxda gurmad waan idin wadanaa madaxaad noo saaran tihiin runtiii

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed7263 жыл бұрын

    Ciid Mubarak mamo Faynus

  • @mumtazhajimohamed3742
    @mumtazhajimohamed37423 жыл бұрын

    Ciid wanagsan dhamaan umada Somaliyeed meel walba oo ay joogan ciid Mubarak gaar ahaan maamo feynuus iyo team xujo

  • @mohanedali4297
    @mohanedali42973 жыл бұрын

    Filimkaa nowadaa haduu ayu mel macaan maraya wlhi❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Wllo iso boqo InshaAllah

  • @ayaancabdi7252
    @ayaancabdi72523 жыл бұрын

    Eid wngsan kooxda gurmad gaar ahan mamo feynuus sheikh dahir 😍😍😍

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Wllo please iso boqo InshaAllah

  • @faaatisaynab6172
    @faaatisaynab61723 жыл бұрын

    Masha allah ciid mubarak dhaman kooxda xujo iyo familkodaba wad mahadsantahay abukar mahdi madama ad barito xalaqada 60aaad noso daynaysid

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel88933 жыл бұрын

    Mashaa Allaah feeyenusu caadi maaha filmeka adiha shida 👍

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa2223 жыл бұрын

    Thank u kooxda Xujo. NOO WADA NO WADA

  • @ubaxaxmed177
    @ubaxaxmed1773 жыл бұрын

    Asc Ciid Mubaark koxood Xujo

  • @ayanitamoud6618
    @ayanitamoud66183 жыл бұрын

    Aid moubarek all of u from Djibouti nolada akhyarta xujo

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf95393 жыл бұрын

    Maasha alaah aad baan idin salamayaa dhamantin runtii waxa tihiin jilayaal cajiiba horta cabdixamid waxa lagu xasuusanayaa maxamed iiker alaha u naxaresto

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud16323 жыл бұрын

    Ciid Mubarak kooxda gurmad iyo abukar mahdi 🥰🥳

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed32113 жыл бұрын

    Maashaa Allah ciid Mubarak Illaahay subxaana watacaalaa Ha Isku Keen barakeeyo inshaa Allah shaqada umada soomaaliyeed u haysiina jizaaka’Allaah Qayr.Laakiin Waxaan idinka codsan lahaa markuu dhamaado xujo sheeko kale oo jacayl iyo naxariis oo ruwaayadihii hore oo kale oo ka sheekeenaaya Ayaamo zamaan siduu wadankeena ahaay si dhallinyarada qurbaha ku dhashay ay u bartaan oo u jeclaadaan inshaa Allah Soo bandjiga marka danbe waa mahadsan Tihiin 🌹🥰💯🙏💕❤️👍😇🌹🇸🇴👑👍😍🌹

  • @omarali9019
    @omarali90193 жыл бұрын

    Xujo waan niitaagayraynaa ruumiyoo hadhibin nasteexo

  • @nestexasheekh7840
    @nestexasheekh78403 жыл бұрын

    Ciidan ciideeda caafimad Allah nagu garsiyo iyo cimridheer

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Thanks Walaal Ciid Mubarak

  • @hanihassan1766
    @hanihassan17663 жыл бұрын

    I miss you guys beri waa idiiiin sugoynaa marka aan guryaha ku soo noqono

  • @nasraibrahim5417
    @nasraibrahim54173 жыл бұрын

    My sister Naxariistoqalanjo salaan sare huuno ❣😍

  • @sacdiomohamed9343
    @sacdiomohamed93433 жыл бұрын

    Ciid mubaarak kulu caam wa antum biqeeyr

  • @bellasisou1044
    @bellasisou10443 жыл бұрын

    Ciid mubarak gurmad qaran from Djibouti 🎇🎆🎊🎉🎈🎈🎈

  • @hudachanel2495

    @hudachanel2495

    3 жыл бұрын

    Wllo please iso boqo InshaAllah

  • @fardosa1238
    @fardosa12383 жыл бұрын

    Bismillaah ma anaa umalayey mise afurkii oon lagaarin aa afurteen

  • @maxameddhago2629
    @maxameddhago26293 жыл бұрын

    Ciid mubaarik asxaabta

  • @haajiracream5492
    @haajiracream54923 жыл бұрын

    Eida Mubarak Mubarak dhamatina koxodayada garaba iyo gashana 😍😍😍😍👌amiiiina ya rabi somali u gara gara filika no si wada walahi araginu wa 💎

  • @faadumodiiriye2611
    @faadumodiiriye26113 жыл бұрын

    Ciid wangsan dhamaantiina waannidin slamay kooxda waad mahad santihiina sidaan noo mada dalisaaaan

  • @rnuura334
    @rnuura3343 жыл бұрын

    Siiwada Filinka waa filin fiicane🌹🌹🌹

  • @zamzamhassan7000
    @zamzamhassan70003 жыл бұрын

    Ciid Mubarak dhamaantiin🥰❤🙏

  • @adenbare9213
    @adenbare92133 жыл бұрын

    Xujo fadlan noo wada, waana ku mahad santihiin dhamaantiin iid wanaagsan.

  • @saidoabdirisak4388
    @saidoabdirisak43883 жыл бұрын

    EID MUBARAK DHAMAANTIN♥️💕👏♥️ Noo wada fimka wn Odin jecelhy Runtii

  • @fardowsaomar8091
    @fardowsaomar80913 жыл бұрын

    ♥️👍 ciidmubarak siiwada waa beelo.

  • @amiincumar5230
    @amiincumar52303 жыл бұрын

    Ciid mubaarig kuli caam wa autumn biscay kooxda xujo

  • @hodangarash7142
    @hodangarash71423 жыл бұрын

    Kooxda xujo waan idin taageeraa guulesta oo filimka noo sii wada

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    aamiin thanks walaal Ciid Mubarak

  • @qajo9403
    @qajo94033 жыл бұрын

    Habo faynuus habo marisa habo amaara habo nasteexo habo khadra ameerad idin isku so duub waxaan idin layahay eid Mubarak iyo director Abukar mahdi Allaha eidan eidada gala nabad cafimaad iyo bash iyo barwaaqo nagu gaarsiiyo allhuma aammiin yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nuurdalxa9677
    @nuurdalxa96773 жыл бұрын

    Eid mubarak bahda xujo aan aadka u tageero allah idin xfdo

  • @sanaashrafartist7767
    @sanaashrafartist77673 жыл бұрын

    Eid wanaagsan dhaman team xujo big love♥️

  • @hipaaqmadar9306
    @hipaaqmadar93063 жыл бұрын

    Masha Allah koxda xujo nolaada nowada hadu mel macaan maraya

  • @zeynabnoor1102
    @zeynabnoor11023 жыл бұрын

    Maa shaa allaah mudane miid la miida mamadana salan iga garsi iyo asxaabta kuuli reer xujo dhaman mahadsanidiin

  • @aaminocusman6722
    @aaminocusman67223 жыл бұрын

    Wow wan ka heliy Eid Mubarak

  • @rahmahussein7378
    @rahmahussein73783 жыл бұрын

    Marka cadey aaway, عيد مبارك وكل عام وانتم بخير وصحة وسلامة يارب العالمين

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile99233 жыл бұрын

    Eid Mubarak team xujo😊

  • @omarali9019
    @omarali90193 жыл бұрын

    Ciid mubaarak

  • @ciilowofficial1892
    @ciilowofficial18923 жыл бұрын

    Ciid Mubarak team xujo ❤❤

  • @amiiroahmeddahir3186
    @amiiroahmeddahir31863 жыл бұрын

    Ciid Mubarak rer xujo

  • @Gobadchannel2797
    @Gobadchannel27973 жыл бұрын

    Ciid Mubarak kuli caam wa antun bilkhayr

  • @yaanna.itaketheworldatmyea5913
    @yaanna.itaketheworldatmyea59133 жыл бұрын

    Filimka wadaa keep going

  • @kaafizainamacalin1460
    @kaafizainamacalin14603 жыл бұрын

    Eid mubarak 🥰💯♥️

  • @ahlamadan585
    @ahlamadan5853 жыл бұрын

    Waa salaaman tihiin aqyaarta hadii ay macquultay sii wada aad ayaan u jecaaday filimaantii kale waa joojiyey waa mahadsan tihiin

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Salaan Sharaf Walaal Warkiinaa Jiro

  • @F13500
    @F135003 жыл бұрын

    Eid Mubarak dhaman kooxda xujo iyo dadkeyga Somaliyeed nabad ku ciida ciidaan ciideyda samo allah nagu gaarsiiyo

  • @AbukarMahdi

    @AbukarMahdi

    3 жыл бұрын

    Aamiin Thanks Walaal Ciid Mubarak

  • @fartunfarax3549
    @fartunfarax35493 жыл бұрын

    Ciid mubaarak walaalaheey

  • @maryamaahmedkulane1370
    @maryamaahmedkulane13703 жыл бұрын

    masha allh ramadan kariim ciiid mubaarak

Келесі