Ciid Mubaarak dhamaantiin!

Пікірлер: 18

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244Ай бұрын

    Manshallaah tabarakallaah allxamdullaahi rabil calamiina manshallaah tabarakallaah allxamdullaahi rabil calamiina manshallaah tabarakallaah allxamdullaahi rabil calamiina

  • @niyaaladem
    @niyaalademАй бұрын

    Jazaakallaah yaa sheekh Cabdulcasiis. RABBI hakaa abaal mariyo

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837Ай бұрын

    Ciid mubaarak dhamaanba islaamka oo dhan from somaliland❤❤❤❤

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6vАй бұрын

    Masha Allaah ciid mubaarak sheekh cabdicasiis Rabbi hakaafarxiyo sidaad Awlaada yaryaree Agoontaa ugafarxinayso ,, xaafada dhirna kubeer si Ay usiiquruxbadato

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459Ай бұрын

    Ciid mubaarak hargaysaan idinka soosalaamaynaa

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724Ай бұрын

    Ustaad dhirta baa dhiman iyo greenhouse inaa usameyso jazakaAllah

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917Ай бұрын

    Nabbi ibraahim swm

  • @omarcabdiqaadir
    @omarcabdiqaadirАй бұрын

    Gesiyasha meshe ka so bixi lahayeen❤❤ insha allah Masha allah sheikh abdi aziiz ogle

  • @yuusufcali2713
    @yuusufcali2713Ай бұрын

    ما شاء الله بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء اذا أردت أن يلين قلبك فأطعم الطعام وامسح رأس اليتيم الحديث......

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062Ай бұрын

    Maasha allah Allah ha idiin barakeeyo

  • @khaalidkaraamo
    @khaalidkaraamoАй бұрын

    ciidal caafiya ustaad.

  • @user-by2ob9mv5c
    @user-by2ob9mv5cАй бұрын

    M.a❤❤❤❤❤

  • @mustafNune
    @mustafNuneАй бұрын

    Masha Allah ❤

  • @khaalidkaraamo
    @khaalidkaraamoАй бұрын

    ubadkaad ka farxisay alle hakaa abaal mariyo.

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8hАй бұрын

    masha allah ❤

  • @faclon.
    @faclon.Ай бұрын

    Asc sh. Maxaad caruurta ugu iibisay baaskooladah caruurta😢 waa waxa ku dhiirir galinaya in ay baaskoolada qaatan mar ay caqli yeeshaab😢

  • @ShamsoShamso-bp6un
    @ShamsoShamso-bp6unАй бұрын

    Iidey Aniga away sheq

  • @nuurabdulle1849
    @nuurabdulle1849Ай бұрын

    SH, Abdulaziz xafada dhir badan kubeera 10 talaba geed iyo coos badan intaas so jedin lahaa . Dad goni kashaqeya halosameyo muta dawiciin ah warabiya mahadsanidiin.