CHALLENGE UGU QOSOLKA BADNAA ANIGA CEYDA IYO MACALIMO CUNTADA…😂

Пікірлер: 626

  • @Nahriij
    @Nahriij20 күн бұрын

    Amiiro iyo sundus keena qofka igu raacsan blz like😂

  • @RaxmaIsaaqRahma123

    @RaxmaIsaaqRahma123

    20 күн бұрын

    Aniga 😂😂hadi sundus iyo amiiro lysku blmiyo waxa ka dhaci qof isku furan ah ma la dhelayay😂😂😂😂😂kuwas nokena yaqay sumirko😂😂

  • @11naa44

    @11naa44

    19 күн бұрын

    Mar horey sameeyeen

  • @walaalaha100suheybmadaxey

    @walaalaha100suheybmadaxey

    19 күн бұрын

    ma kugu raac sani

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its20 күн бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @user-fj5uq1ep5q

    @user-fj5uq1ep5q

    20 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @sacdiyosiman987

    @sacdiyosiman987

    19 күн бұрын

    Scwscw

  • @MohamedNur-zq2xj

    @MohamedNur-zq2xj

    19 күн бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @DeeqoMaxamed-lb7lh

    @DeeqoMaxamed-lb7lh

    18 күн бұрын

    Scw scw scw❤❤

  • @user-js7fm2qe7d

    @user-js7fm2qe7d

    18 күн бұрын

    ˢᶜʷ ˢᶜʷ ˢᶜʷ ˢᶜʷ

  • @user-ld1se2dt1y
    @user-ld1se2dt1y20 күн бұрын

    Alla saalax dhibkisa inta jecel like❤❤

  • @user-ow4pu2rv7m

    @user-ow4pu2rv7m

    19 күн бұрын

    Wa ikan😂😂😂😂😂😂😂

  • @raxma-up2xm
    @raxma-up2xm20 күн бұрын

    Igula sali xabiibkena muxamed scw scw scw scw❤❤

  • @MunaHusein-zr7mh

    @MunaHusein-zr7mh

    19 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @faridaxaji6821

    @faridaxaji6821

    18 күн бұрын

    آللهم صل وسلم على ❤❤

  • @AnasMuhiadinMohamedZubeyr
    @AnasMuhiadinMohamedZubeyr20 күн бұрын

    Macalimo is Not easy salah kan bili adam ma aha kula haa next video i.a cumeer iyo adnan iyo adi 😅😂😂😂😂

  • @SulekhaMuse-mb8rb
    @SulekhaMuse-mb8rb20 күн бұрын

    Part 2 pls salax qosol igudilay wlhi cidii iguracsan like😂😊

  • @Mama_Nuraa
    @Mama_Nuraa20 күн бұрын

    Jjj walhi wankutageraa familkena Dan si lilahi ayaa kujeclanahay may brother keep going ❤❤❤❤❤❤

  • @Busteinthebuilding
    @Busteinthebuilding20 күн бұрын

    Only Team Macalimoo 😂😂 like

  • @Inacarale
    @Inacarale20 күн бұрын

    Ceyda kagar waa ki afka weynaye kulha ar salaxow se camal😂habar iyo cay isugu dartay ceyda iyo macalimo😂😂😂😂

  • @LovelyCosmos-vx7ri

    @LovelyCosmos-vx7ri

    20 күн бұрын

    ❤❤

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o20 күн бұрын

    TEAM WALBAH ONE LIKE ❤😊

  • @user-ki9xv1fv8h
    @user-ki9xv1fv8h20 күн бұрын

    Macalimo misanka culuswaye😂😂😂halmar wixi dhan dam siyay😂😂

  • @INAIBRAHIM-t6r
    @INAIBRAHIM-t6r20 күн бұрын

    NINKAN JIGJIGA OO DHAN AYU MATALAYA ONE LIKE

  • @CayniCumar-bo8cx
    @CayniCumar-bo8cx20 күн бұрын

    Kawaran hadii an noqday qofkii ugu horeeyey like saaray❤

  • @Najaxmohamed512
    @Najaxmohamed51220 күн бұрын

    Parti two gabdho inta igu racsan one like❤👍

  • @DiiriyeCabdi-e3f
    @DiiriyeCabdi-e3f20 күн бұрын

    Saalax nacdasha iyo habaarka iska daa wllo plz😢❤

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige720 күн бұрын

    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh259320 күн бұрын

    Saalax fiirsaday mana qoslin been dheh hhhh imaankii dadka ka wada qaaday maana dhalay tankale asagaa dhan qosol socda waaye kulaha bahal calool wayn funny waaye 😊

  • @nasraAbdifarah
    @nasraAbdifarah20 күн бұрын

    Waan fuuray wlhi mucalimo 😅😅😅 salax waa qosol.wlhi keep going dhamantin cayda ❤ 😂

  • @SadiaGarma
    @SadiaGarma19 күн бұрын

    Macalimo markasta kusoo dar xaraarad buu u yeele wax waxa dhan halmar afka kashtaa la rabaaye

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm20 күн бұрын

    Macalimoo iyo saalax hadayna islaynin maalintu maba u bilabanto😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo20 күн бұрын

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team Sundus ❤❤❤❤ 300k kamisun

  • @ShahadSaad-lh4fs

    @ShahadSaad-lh4fs

    19 күн бұрын

    Ma asad😂

  • @walaalaha100suheybmadaxey

    @walaalaha100suheybmadaxey

    19 күн бұрын

    isku xishoow waa ku waalatee

  • @ShahadSaad-lh4fs

    @ShahadSaad-lh4fs

    19 күн бұрын

    @@walaalaha100suheybmadaxey maxay samaysayna 🤔

  • @walaalaha100suheybmadaxey

    @walaalaha100suheybmadaxey

    19 күн бұрын

    @@ShahadSaad-lh4fs maxaa kaa gly adi shaqo yeelo

  • @ShahadSaad-lh4fs

    @ShahadSaad-lh4fs

    19 күн бұрын

    @@walaalaha100suheybmadaxey adigu shaqo yeelo commentigeeda maxa kaagalay ada bila xishooo de uf

  • @zekariaaliossman4605
    @zekariaaliossman460519 күн бұрын

    Wlhi waa ilmeeyay saan u qoslayay part 2 pls guyz ... Macalimoooo waa ba dilaaa caadi ah😂😂

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita20 күн бұрын

    Team salax jj one like 😊❤

  • @user-ve6lw4yv1r
    @user-ve6lw4yv1r20 күн бұрын

    Saalax plz lacnada jooji videoga saa u qoslaayey Kal iyo laab 😂 macalimo ii camira kulahaa

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic301320 күн бұрын

    Macalimo waa legend wixiba halmar buu xareeyey 😂😂

  • @walaalaha100suheybmadaxey

    @walaalaha100suheybmadaxey

    19 күн бұрын

    saas laga rawaaa

  • @aaminakhadar6448
    @aaminakhadar644820 күн бұрын

    Bisinka macalimoo afwaynaa wixiiba hal mar buu liqayee😅😅

  • @user-mf7zx3bm9g
    @user-mf7zx3bm9g20 күн бұрын

    Amiira iyo sundus iskubalami cabaad 😂😂0😂baakadhicidoona

  • @sucaadhassan4869
    @sucaadhassan486920 күн бұрын

    Ar saalax way gaadeen😂maskiin😂😂😂😂

  • @user-qc4nm6rb7h
    @user-qc4nm6rb7h20 күн бұрын

    Macalimow meeshiiba eberbuu ka dhihay 😂😂😂😂

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o20 күн бұрын

    Wllhi qosolka iga dhamade 😂😂😂

  • @walaalaha100suheybmadaxey

    @walaalaha100suheybmadaxey

    19 күн бұрын

    mar danbo adoo qoslaysid yaa lagu arag

  • @Qabasho404

    @Qabasho404

    18 күн бұрын

    😅😅😂

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii826620 күн бұрын

    Saalax sida islaamaha u habaartameysa ma ayeeyo koris thyy😂😂😂

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali20 күн бұрын

    Meeshii amiira iyo sundus ku smaynayeen challengikan ookle war team walbah waan idin wadanaa❤keep going❤❤❤

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman19 күн бұрын

    Saalax jj wan ku salaamay salaan ka dib talo wll aan ku wadaah hadad qaadan laheyd iyo hadad diidi laheyd adigey ku talaa wll blz habaarka iyo nacalada iska daa ma fiicno adigey ku wax yeeleynewabilaahi towfiiq

  • @ZamPae
    @ZamPae20 күн бұрын

    Ku Sali razuulkena muxamed scw🎉❤

  • @user-yf4gn6mc9t
    @user-yf4gn6mc9t20 күн бұрын

    Part two amiira iyo sundus please😢😂😂❤

  • @XaliimoXaliimo-e9d

    @XaliimoXaliimo-e9d

    19 күн бұрын

    Ani

  • @RasnaAbdi
    @RasnaAbdi20 күн бұрын

    Ax maskiin waalas kogo tagay😢

  • @Canabaxmed-x6g
    @Canabaxmed-x6g20 күн бұрын

    Saalax umateena ma ahan maskiinka waalaga dhameeyay

  • @SacdiyoAbdullahi-i7p
    @SacdiyoAbdullahi-i7p20 күн бұрын

    Wlhi kuwaan wey iga Qosliyen Macalimow Ceyda Salax jj isn.t easy😅😂😂😂😂😂😂

  • @naimaahmed3853
    @naimaahmed385320 күн бұрын

    Macalimoo bilaash uma buurna cunta ka buuran😂😂😂

  • @walaalaha100suheybmadaxey

    @walaalaha100suheybmadaxey

    19 күн бұрын

    maxaa kaa galay gabareey

  • @naimaahmed3853

    @naimaahmed3853

    19 күн бұрын

    @@walaalaha100suheybmadaxey macalimoo maad tahay adigu amuurtan ilahay eega😂

  • @walaalaha100suheybmadaxey

    @walaalaha100suheybmadaxey

    19 күн бұрын

    @@naimaahmed3853 dantaada raaco qofyahay waxan ahy maxaa kaa gly

  • @user-od7gn9dq7d
    @user-od7gn9dq7d20 күн бұрын

    Gabdhaha ku so same amira koko iyo sundus

  • @marwamustafe8270

    @marwamustafe8270

    20 күн бұрын

    Koko dadka akhlaaqda xun ma dhex gasho👍

  • @sundusismail4510

    @sundusismail4510

    20 күн бұрын

    Marka ya akhlaq xun​@@marwamustafe8270

  • @Liverpoolsomaliis

    @Liverpoolsomaliis

    19 күн бұрын

    ​@@marwamustafe8270yaa ubaahan horta idinka lee soo qoreysiinee 😂😂

  • @user-ke8go3yl9c
    @user-ke8go3yl9c20 күн бұрын

    Ani macalimow la jiray😂😂

  • @Ifraax-nn3gl

    @Ifraax-nn3gl

    19 күн бұрын

    Ani xitaa😂😂😂

  • @Najiibabdiqadir

    @Najiibabdiqadir

    19 күн бұрын

    Same😂😂😂

  • @user-zq4zb1co7i
    @user-zq4zb1co7i20 күн бұрын

    Ajar ku wuu inaga dhaxeya ee ila duceyso Alle hay naga aqbalo Alx❤❤❤

  • @user-dq3fh2kd8c
    @user-dq3fh2kd8c20 күн бұрын

    Macalimo qosol socdo waaye walahi😂😂😂😂

  • @Mariam-om1vs
    @Mariam-om1vs20 күн бұрын

    Inaalilaahi waxay macalimoo😂😂😂😂

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed146020 күн бұрын

    Macalimo cuunta jecla abkey waa abgaal😂😂

  • @safa_mohmet

    @safa_mohmet

    20 күн бұрын

    Salax bowe please Sundus io macalimo prank waliya Ku dhig noh please 😂😂❤❤❤❤

  • @Liverpoolsomaliis

    @Liverpoolsomaliis

    19 күн бұрын

    🆎️ sax ahay hadaan arkay 😂😂

  • @NimcaanNageye
    @NimcaanNageye20 күн бұрын

    Wixii Halmar buu kadhigay Bee jj is not easy😅😅waan ku salamy zxb😊

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan552120 күн бұрын

    Ayy team walba ❤😂chalangegan waa mid entertainment ah lkn waa rafaad😂❤😂😂 MACALIMO waxa ku hayaa gaajo weydhaaftay bisinkoo😂SALAHJJ miskiin waa xijiseen😂❤

  • @zafa.apdirizak.
    @zafa.apdirizak.20 күн бұрын

    Macalimow mid maahin😮😂😂

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q20 күн бұрын

    only team walba one like 😢😊❤😅

  • @mohamedibrahimhassan9109

    @mohamedibrahimhassan9109

    18 күн бұрын

    Horta bel walbo mxa u jogta shaqo malihind miya😅😅😅😅

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o20 күн бұрын

    TEAM CEYDA ONE LIKE ❤😊

  • @ahmedmohumeddahir1182

    @ahmedmohumeddahir1182

    12 күн бұрын

    900🎉🎉🎉🎉hanbalyo❤❤❤

  • @rahmaissack6536
    @rahmaissack653620 күн бұрын

    Amira iyo sundus so qawo 😂❤❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux220 күн бұрын

    Team salax one like 👍

  • @BatuuloCabdulle

    @BatuuloCabdulle

    19 күн бұрын

    Amiirawaakutaageraa

  • @sowda3093

    @sowda3093

    3 сағат бұрын

    Qadija nawadha😂

  • @user-sm4bn1bn8u
    @user-sm4bn1bn8u20 күн бұрын

    Cayda kagaar kulahaa

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz20 күн бұрын

    Team walba one like ❤

  • @UbaxXuseencismaan
    @UbaxXuseencismaan17 күн бұрын

    Soobadi amiira qurux iyo sundus iyo koko soo qapo😢❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho374220 күн бұрын

    Macalimo se wax u wadaa 😂😂😂

  • @DaJiYAAPDizameth
    @DaJiYAAPDizameth20 күн бұрын

    Aar kuwanaa dhipbdanaa😂😂😂

  • @XikmoXikmo
    @XikmoXikmo20 күн бұрын

    Macalimuu hadal dhan marabo 😂

  • @MaryamMaxamed-lx6fe
    @MaryamMaxamed-lx6fe19 күн бұрын

    Pls part 2 wiilal iyo gabdho

  • @user-om5lo6zx2f
    @user-om5lo6zx2f20 күн бұрын

    :اللهمَﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕌🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕌🕋

  • @Hamda-gd9oi
    @Hamda-gd9oi20 күн бұрын

    Macalimo abateedka furan hhhhh😂😂

  • @missdarajo2865
    @missdarajo286519 күн бұрын

    Ala hooyoy qosol iguma hadhin saalax iga qosliyay😂😂😂 soo badiya

  • @AxmedCaliyare-qr8xc
    @AxmedCaliyare-qr8xc20 күн бұрын

    Salax abow soo badi cumer fadil saki so qawo

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer220 күн бұрын

    Salax jj part two soo samee walaal❤❤ coming soon 300k subscriber insha allah ❤❤

  • @CaaishoAli-xy4yt
    @CaaishoAli-xy4yt19 күн бұрын

    Parti 2 😂😂😂😂😂 3 sedaxdiina ku soo celsha 😂😂😂😂

  • @XaliimoXaliimo-e9d
    @XaliimoXaliimo-e9d19 күн бұрын

    Part two team walbo soo dhameestir sundus ha ka soo tagin

  • @AsmoibraahiimAsmoibraahiim
    @AsmoibraahiimAsmoibraahiim20 күн бұрын

    Yuu afka. Idin ka weey naan😅😢😅😅😅

  • @user-ty6gn6ep8g
    @user-ty6gn6ep8g20 күн бұрын

    Maya sadexdiiina lee rabnaaa guys

  • @hodancawil8253
    @hodancawil825320 күн бұрын

    Brt 2 please 😂😂😂😂 qosol wlhy waa fuuray

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul26520 күн бұрын

    😂😂 macalimuu waa dilaa weyn

  • @user-zd2lb9gs5i
    @user-zd2lb9gs5i20 күн бұрын

    Salaxow lo lasidayey lee igadheh😂😂😂😂😂

  • @Sumayo77
    @Sumayo7719 күн бұрын

    Saalax blz part 2 noo soo samee Vedio gana dheere😂 cunto badan soo qaataa😅

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka123420 күн бұрын

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉 NO REPLY LAANGAABKA 🖕🏾

  • @HadiyaMaxamed-f1n
    @HadiyaMaxamed-f1n20 күн бұрын

    Team sundus ayaanle on like 🎉

  • @Nuuronalka4Nuuronalka4
    @Nuuronalka4Nuuronalka4Күн бұрын

    Macalimoow caadi mahan😂 one chance one goal kulhaa😂

  • @Qu681
    @Qu68120 күн бұрын

    War salax huno maxa ku helay wilashi habar iyo jug bad ku dishaye 😂😂😂😂😂😂😂😂wan idin wata keep going wllkey salax ❤❤❤❤❤

  • @Suusu863
    @Suusu86320 күн бұрын

    Macalmo haku soo darina pls mar dambe 😂❤

  • @FowsiaYusuf
    @FowsiaYusuf20 күн бұрын

    Wllhi funny waye😂😂 part 2😂😂😂

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts20 күн бұрын

    Masha Allah cafimad sareecan ah saalax jj horay usoco wallaalo

  • @cisnaanfaarax
    @cisnaanfaarax19 күн бұрын

    Part two sadaxdiina ah Hana ooyin 😂

  • @user-gh5on7ly4e
    @user-gh5on7ly4e20 күн бұрын

    Parti 2 gabdho❤

  • @CabdiAhmed-rt6og
    @CabdiAhmed-rt6og20 күн бұрын

    Kkkkkk wlhi qosol igu harin lajan weeye moalimu

  • @user-kp4qp5iq4w
    @user-kp4qp5iq4w20 күн бұрын

    Time jj like ta u horeeso🎉

  • @MuscabAbuukar-bk6zg
    @MuscabAbuukar-bk6zg20 күн бұрын

    Kuwaan qosalkee kadhameenayen Jj Akaaja😂😂

  • @HayataxmedHayat
    @HayataxmedHayat19 күн бұрын

    Nacalada weee kuugu soo noqoneehee iska dhaaaf wallo

  • @GudoonDhawzan
    @GudoonDhawzan19 күн бұрын

    Wn ku jeclhy wll ee nacdazha izka daa😢❤

  • @iqroqueen7005
    @iqroqueen700519 күн бұрын

    Par2 saalax yaan laga soo tagin wallhi waa funny😂😂😂

  • @AbdirahmanMucawiye
    @AbdirahmanMucawiye20 күн бұрын

    I like this challenge We need part2

  • @luckyhappy7534
    @luckyhappy753420 күн бұрын

    Noo soo badi challengegan😂❤😂

  • @MohamedNur-zq2xj
    @MohamedNur-zq2xj19 күн бұрын

    Wlhi qosalka aa iga dhamaaday saan u qoslaayey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SacdyoCalixasan
    @SacdyoCalixasan19 күн бұрын

    Macalimoow iyo ceyda afkiina wooweeyahay saalax hagaadin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-ge4ot2mz2e
    @user-ge4ot2mz2e19 күн бұрын

    Part 2 aamiir iyo sundsa plzzz😂😂😂😂❤❤

  • @Salmoxaashi
    @Salmoxaashi20 күн бұрын

    Alla afka ween eeg😭😭😂

  • @Maryanekhalif
    @Maryanekhalif20 күн бұрын

    Salah qosol egudile 😂😂😂

  • @KowserMaxamad
    @KowserMaxamad20 күн бұрын

    Amira iyo sundus next please 😂😂😂😂❤

  • @ibraahimak1658
    @ibraahimak165819 күн бұрын

    War macalimow waa uu gadaay sallax jj is not easy 😅😊❤

  • @user-vf5yq4rw5d
    @user-vf5yq4rw5d20 күн бұрын

    Qosol iguma harin 😂😂 alla saalax jj dhib badanaa 😅😅

  • @Sacdiyo-rz8bp
    @Sacdiyo-rz8bp20 күн бұрын

    Si gaar ah Cayda ya ila jacel ❤

  • @user-go1zk4no3e

    @user-go1zk4no3e

    20 күн бұрын

    Ani❤❤❤❤

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed172820 күн бұрын

    Ala manooli saa uqoslay caawa waa raftay 😭😂😂salax jj so funny wllhi 😂😂😂❤

  • @luulabdi3476
    @luulabdi347620 күн бұрын

    Saalax habbo habaarka iska daa

Келесі