CEYDA HOOYADIISA CUNTO AAD UMACAAN GURIGA UGU SAMEEYAY/ MAALIN TEEDA CAADIGA

Пікірлер: 724

  • @nimconalka4344
    @nimconalka43446 ай бұрын

    Ceyda iyo amiiro siday isu warsanayan baan kahelayba m.a saaxibo iyo walalalo isfahmay abayo amiira gacmaha Allah haku barakeeyo

  • @muniiroali4552
    @muniiroali45526 ай бұрын

    aniga hooyadey wan u xiisay lkn alle iga jeclaaday rabbii ha unaxariisto hooyooyin keen🥲🥲😭

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2626 ай бұрын

    Gobanimadii oo qof ah waaye Amiira 3 dii bari ee lasoo dhaafay waan la soconay caawimaadii iyo daacadnimadii ay hagar la,aantu ku dheehnayd ee ay wllkeed Ceyda u muujisay qadada ayaa dhinayd lkn waxan is dhahaayay yaa samayn doona tolow mase waala soo gadi doona iyadoo diyaarsan Amiira wllhi ani qadadana inaa samaynayso maba filayn masha Allah bas waaye wanaagaga wanaag wuu dhaafay magac kale haloo bixiyo ❤❤😢

  • @nasronuurmaxamud

    @nasronuurmaxamud

    6 ай бұрын

    Maraktay amiiro waa qalbi xabxabki oo qofa ilahey hadeste🎉❤

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    6 ай бұрын

    ​@@nasronuurmaxamudhaa wll qof daacad iyo qalbi wanaag iyo ixtiraam isku darsatay waaye masha Allah walaalka dhabta ah xaaladaha adag baa la bartaa

  • @Mujaahid.Mohaan

    @Mujaahid.Mohaan

    6 ай бұрын

    ​@@adoontiallesiman262 xaalad adag ku jiraaa wll fican ma ii noqon

  • @nasronuurmaxamud

    @nasronuurmaxamud

    6 ай бұрын

    @@adoontiallesiman262 aaahey💕

  • @somrssaciid2449

    @somrssaciid2449

    6 ай бұрын

    M.a halka walaal laga rabay ayee istaagtay qof garasho io garaad kiida dhameys tiran yahay ayaa tahay allha ku sharfo sister intaan io inka badan wankaa filaayey maxa yeelay sxbbada koko wa qof shaqeeyo an jaanis heli karin wad is garatay allha badal kheyr qaba haku siiyo sister mahadsanid

  • @abdihakim6257
    @abdihakim62576 ай бұрын

    Gabadhaan ookle xagee laga helaa kii fasaxay miyuu maydhooc ahaa mansha Allah gacmahaaga waa in dhahab lagu xiraa yaa kala Hee ceyda Amiiro gacma dahab we Love ❤ you so much 💖

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610

    @engineernasrudiinal-khalaf4610

    6 ай бұрын

    Kaas qof muusan ahyn haduuba gabar sidan daacad u ah oo faraxda iyo quruxda kamuuqta aan la qiyaasi karin sidaayey eberkiis waaye

  • @cuud_
    @cuud_6 ай бұрын

    Amiiroy routine kaga maxamed darti kudawada waba qosol miran wilkas😂😂😂❤

  • @Kiii629
    @Kiii6296 ай бұрын

    Amiiiiiiiiro nasab kaaaamil ah baa thy ,wanaaagaada baa ku kasbaty qalbiyo badan oo ku jecel ,cuntadaan inshallah wa tii ugu horeysay oo rerkaaga mustaqbalka u karisid ,sooo dhawww hooyo suldano 🫶🏻❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥👸🏻🫡

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl6 ай бұрын

    😂😂 amiiroy routine kasta maxamad kusoodar funny wye wllhi mar marki xitaa videos lasoo sameey asi 😂❤

  • @RIDWAYUSUFMOHAMED12345
    @RIDWAYUSUFMOHAMED123456 ай бұрын

    Wlhi ammiro role model iithy sababtoo ah anaa jecel qof walba inaa caawiyo sidaado kle lkn adaa igusii dhiirigalinya masha Allah ❤

  • @mankanur7758
    @mankanur77586 ай бұрын

    Wallahi waan is dahay wiilasha bas markaa arkey inee hooyo so daweynayaan waxaa ogaa inaa cunto u sameyneysid wll thanks Amira hool fiican ayaa qawadey iyo ayamahaan dan wixii hool iyo adeeg aad so qawadey thanks queen❤❤❤❤

  • @user-qb7gw7hz1e
    @user-qb7gw7hz1e6 ай бұрын

    Ugu danbeen wee kulmeen ceyda iyo hooyadiis😢😢❤congratulations

  • @user-ex5kb6ev8p
    @user-ex5kb6ev8p6 ай бұрын

    Gabar wanagsan m.a Cayda aad baa garab usiisay sidaas baa walaltinimo daha m A

  • @bishaarmahamed-jo3kq
    @bishaarmahamed-jo3kq6 ай бұрын

    AMIIRA walal jira batahay wllhiy abayo waxan layabay wilka walalka ah sidad farxadisa oga talisay iyo sidad garabka usiiyey OMG 😢❤

  • @Bellaa309

    @Bellaa309

    6 ай бұрын

    Walaal aaaaa😂😂😂waxan ma dareeemi kartid ofc wu yhy lkn aaa kujirto 😅😅😭if you know what i mean

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o6 ай бұрын

    Amiira iyo koko lakala baraya walle amiira gobonimadeeda iyo ceydaa aad isugu dhowtihiin 😂❤

  • @Bellaa309

    @Bellaa309

    6 ай бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅haa bentada mahan

  • @sowda2506
    @sowda25066 ай бұрын

    Amiira wanaagiyoo qofa qofkaa asxaab noqotaan bey udhacatay qalbi wanaagey guuleyso marwalbo❤

  • @user-yz4kv5jh5o
    @user-yz4kv5jh5o6 ай бұрын

    Amiroy abyo waxaan kacodsaa inaaad dhameso ASHA Hadiinka inaaad dhamestirto ooaad iska dhafto laa waaiga codsi walshey lailaaha ilalahu muxamada rasululah inaaad markasta afkada Barton inshalah 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy94656 ай бұрын

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @goldengirl7916

    @goldengirl7916

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ASMReatingfood12

    @ASMReatingfood12

    6 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @nathifamursal1425

    @nathifamursal1425

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ms4hz2yk6h

    @user-ms4hz2yk6h

    6 ай бұрын

    Sallahu calayhi wasallam ❤

  • @riixaanriimaas

    @riixaanriimaas

    6 ай бұрын

    عليه أفضل الصلاة والسلام🤲💚❤️💖💝

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan16706 ай бұрын

    Amira qurux 800K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman23876 ай бұрын

    Amira qurux Boqorada Malesia weyan wlhi waa qof an dhar ilaahay u jclahy thank you Amira qurux

  • @marizadagan2470
    @marizadagan24706 ай бұрын

    Thank you amiira walhy waa nasab booskii gabdheeda bay u istaaagtey dhan kasta dhnkii diyaarinta qayb wayn ka qaadatay amiira ilhy haku daayo boqorad baatahye hadii temku udub dhaxaad leeyahy waxaan odhan lahaa hooyada tem kaa tahy ❤❤❤❤

  • @user-uf4wk6gz4p
    @user-uf4wk6gz4p6 ай бұрын

    Wlahi amiiro qof qalbi wanagsan tahey keep going abaayo🎉❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan2776 ай бұрын

    Kusaliya rasuulkeena scw ❤🕋☝🏼

  • @fatxoabdinasir3200

    @fatxoabdinasir3200

    6 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @bisharoabdulahihassen6755

    @bisharoabdulahihassen6755

    6 ай бұрын

    Salallahu Calayhi Wasalam ❤️❤️❤️

  • @MuqtarAxmed-yu4uo

    @MuqtarAxmed-yu4uo

    6 ай бұрын

    Scwscwscwscw

  • @naimaabdulkadir2581

    @naimaabdulkadir2581

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-jy6km7os8c

    @user-jy6km7os8c

    6 ай бұрын

    Scw❤❤❤❤

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille6 ай бұрын

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂

  • @amiraqaali8950

    @amiraqaali8950

    6 ай бұрын

    Kaa qaadnay😂😂

  • @princesskajal9595

    @princesskajal9595

    6 ай бұрын

    😂😂😂kaa qadey ani

  • @faadumomacalim4073

    @faadumomacalim4073

    6 ай бұрын

    Mar walbo ano keligy sariirta srn arkaa qoralkga wad iga qoslisaa😂😂😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    @inantaSomalilandkufanta7766

    6 ай бұрын

    Ka qadey anigu xita

  • @user-yx1gg7pz2v

    @user-yx1gg7pz2v

    6 ай бұрын

    ka qaaday 😂

  • @SmilingAirplane-lc3bf
    @SmilingAirplane-lc3bf6 ай бұрын

    Horaa loo yir abaal dad galaa badan inta gudaase yar waxan rajaynaa inuu cayda suprise aad ku faraxdid ku sameyo😊

  • @munamaanka8020

    @munamaanka8020

    6 ай бұрын

    Asaga maalmaheeda farxada wuu laqeebsadaa ma arkin miyaa😊

  • @maryanhappy5356

    @maryanhappy5356

    6 ай бұрын

    ​@@munamaanka8020Haa wle hadiyo qaali ah buu siyey waa dad is garaab qabta Mar kasta

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud7786 ай бұрын

    M.a amiiro qurux badan qalbi wanaga adeb aqlaaq xushmad maskiinimo naxariiis intasba wlh qof adi kaga fcn kuma arag social media waligaa saan ahow wllshey mcn sharaftada ilaasho wlh dar alle baa kuu jeclahy ❤

  • @SAHRASHAAD-ci1mm
    @SAHRASHAAD-ci1mm6 ай бұрын

    Thank u amiira for everything ❤🎉

  • @user-ds3kr7bn7y

    @user-ds3kr7bn7y

    6 ай бұрын

    🎉🎉🎉

  • @user-jb2wu6gd5f

    @user-jb2wu6gd5f

    6 ай бұрын

    ❤ŕ❤😅😅😅😅😅😅😅 .

  • @falisxasan

    @falisxasan

    6 ай бұрын

    Sahrashaad sxp ❤❤

  • @cumaraxmedsuuje

    @cumaraxmedsuuje

    6 ай бұрын

    M.a

  • @SAHRASHAAD-ci1mm

    @SAHRASHAAD-ci1mm

    6 ай бұрын

    @@falisxasan hee zxp

  • @masbal9180
    @masbal91806 ай бұрын

    masha Alllah Amira wlhi gabar wanag aya tahay Alle haku barakeeyo adigoo kale adunka way Kuyar Yihin waxa tahy hadiyad an lawada haysan❤❤❤noolow inbadan

  • @queensafa3852
    @queensafa38526 ай бұрын

    Wllhi amiiro boos kii walashiis aa ubuuxisay thanks ❤

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial746 ай бұрын

    Amira xogaga ad sadaqeeysatay alle mel qeyr qabta alle haka siyo. Amira qurux qof qalbi qurxan 🤍pls garsiya 800k wey u qalanta wadna u qirten in ay qof fcntahay kuligi🩵

  • @queennadia4390
    @queennadia43906 ай бұрын

    M.a wllhi Amira qurux waa qof aad uwng keep going my sis ❤😊😊

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif86086 ай бұрын

    M.a wlhi team 27 dad wanaagsan waaye ceyda waad u istaagteen hooyo suldano nah sa fcn uso dhaweyseen amiira m.a abaayo adnah qeyb weyn ka qaadatay ❤❤❤

  • @Nasriina564
    @Nasriina5646 ай бұрын

    My team❤ hore u socda oo sidaa iskugu duubnaada insha allah hooyo suldaano waxaanu leenhy kusoo dhawoow meel lagaa jecelyhy amiira waxaad noqotay qofkii 4aad aan team27 soo daawado❤❤❤

  • @user-nz1xv3mu5r
    @user-nz1xv3mu5r6 ай бұрын

    Alah is one❤❤❤❤❤

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago97466 ай бұрын

    Amiira quruxeey mahadsanid qalbi waad nagu matashay wlhy ilmadii aan channel ka cayda ku soo dareenay farxadaan baan ku ilownay❤

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed48086 ай бұрын

    Thnk u amira for everything 😊❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch6 ай бұрын

    Congrlatulation Ceyda bye bye 👋🏻 mama suldaa 🔴 Allah is one ☝️😘❤️

  • @anwarshacali76
    @anwarshacali766 ай бұрын

    Ku sali nabi maxmed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardosa1239
    @fardosa12396 ай бұрын

    Masha allaah ilaah haku xafido abaayo waxa tahay qof wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir32006 ай бұрын

    Amiira qurux is not easy allaha ku xafido❤❤❤

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi70036 ай бұрын

    Masha allah Masha Allah Allah bless you all and ur a good person a good 👍 thanks for everything ❤❤❤love you amirax much sweetheart 🎉

  • @MubashirAbdiwali
    @MubashirAbdiwali6 ай бұрын

    Amira qurux You are so funny girl,honest and Supersufficiency girl. Dear sister my allah give you his forgiveness.

  • @Alisha847
    @Alisha8476 ай бұрын

    Waaan filaaayay jah hoyo suldaano waliba sodohdaada ina cuntadaadi ugu horeysay oo gacantada ugu karisay ine cuneyso ,wada jira qabqab🫶🏻🥳🥳🥳🥳🥳🥳

  • @user-fu3pl2hy4c
    @user-fu3pl2hy4c6 ай бұрын

    Thank you smj amiiro qurux waxaas iyo wax kabadan ayaad is ku leedihiin🎉🎉🎉❤

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo9376 ай бұрын

    Amiiradeyna maalmahaan waad qurux badnaatay masha allaah❤❤❤

  • @ayaanhussein5670
    @ayaanhussein56706 ай бұрын

    Amiira waxfiicn smeysay m.a keep going sister ❤😊

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r6 ай бұрын

    Amiiro 2020 ilaa hada gabar ka dacadsan oo ka sharaf badan ka nasabsan kama dawan KZread amiira qalbi dahab le ku dhihi karaa ani

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura56 ай бұрын

    Thank you for everything Amira quruxeey ❤❤❤ we love you 🥰

  • @kadra9957
    @kadra99576 ай бұрын

    Masha Allah you are amazing person ❤️ 💖 ♥️ 💕 💗 Thank you for helping Ceyda Keep going 👏 Amiira qurux

  • @muxibojaamac3574
    @muxibojaamac35746 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂mahamed wu iga qosliyay walhi❤❤❤❤

  • @sadaamcali834
    @sadaamcali8346 ай бұрын

    Wallhi marka clipyada ku arki wayey niyada igaga so dhacdy amiira cunto ayey samaynysa oo xafadi ugu si diyaarinaysa se xaqiiq noqotay wallhi ❤❤❤ amiira wan idin wata adiga cayda runti dad qalbi furan tihin alleh calaf ha isku kiin daro

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz6 ай бұрын

    Mashaallah Thanks Abayo qalbi wanagasan ❤Amiira qurux ❤Allah ku sharfo qalii ❤ 800k coming soon iinashaallah 🥰🥰❤️❤️👍

  • @adnahassa9616
    @adnahassa96166 ай бұрын

    mohamed is hilarious 😂 make more video with him

  • @qwdesspqls3120

    @qwdesspqls3120

    6 ай бұрын

    Yah 😂

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed86646 ай бұрын

    Masha Allah amiira waa waxgarad Mother always mother

  • @Farhia110
    @Farhia1106 ай бұрын

    Mashaallah ❤

  • @abdimohamedDahir
    @abdimohamedDahir6 ай бұрын

    Illahay gacantaada ha kuu barakeeyo insha allah ❤nin baari aha🎉

  • @arwacabduqaadir2713
    @arwacabduqaadir27136 ай бұрын

    M.a keep going amiira qof qalbi wngsn ayaa tahay😢❤

  • @fathimohamedahmed219
    @fathimohamedahmed2196 ай бұрын

    Thank you Amira qurux sida aad u saaciday ceyda❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed16666 ай бұрын

    Manshaallah Amiiro boqorad qalbi wangsan keep going sister ❤

  • @user-di9xm9xz4k
    @user-di9xm9xz4k6 ай бұрын

    Masha allah alle haku barakeeyo Amira qurux qof qalbi wanagsan ayaad thy runtii xbbti

  • @AmuuniAhmett-cr8wk
    @AmuuniAhmett-cr8wk6 ай бұрын

    M.allah Amiiro Qof Wanaagsan Alle haku barakeeyo Hppty Imaanshaha maamada garab wayn baa ka qaadatay❤❤😊

  • @user-gl8gf5sq6w

    @user-gl8gf5sq6w

    6 ай бұрын

    😂😂😂😂🎉

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu6 ай бұрын

    Thank you for everything amiira qalbi wanageey 😊❤

  • @Fartun20225
    @Fartun202256 ай бұрын

    M.a Amiiro qurux wd mxadsantahy ceydaa adhiga kukajeclaa lknse Anigaba kuhalaa wilal Baari aqlii iyo aqoon iskuu darsade wweh manshaAllah 🎉

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of6 ай бұрын

    Amiira qurux boqorad aan la wda hysan wlhi cawa san u ogaa inad cunto samynyso ama guriga jgajinyo wad yabysaa mrkaan kaa wayey aripootkii ayan iska garty inad hawl hyso wany noqoty amiiro gcan dahah❤❤

  • @ZeinabMohamud-tu6os
    @ZeinabMohamud-tu6os6 ай бұрын

    Masha Allah thanks ❤my sister amiradeyda ❤

  • @Iztaahilapdy
    @Iztaahilapdy6 ай бұрын

    Masha allah amiira wallka waad uhagar baxday waligiin sidan izku ilashada alle ha ini xfido ❤❤

  • @ikramamericaamerica2920
    @ikramamericaamerica29206 ай бұрын

    Amiira masha alah thanks sidaa walaalka u caawisid

  • @Sulei-lj2pz
    @Sulei-lj2pz6 ай бұрын

    Amira I LOVE YOU AND I HOPE YOU ARE DOING GREAT ❤😊

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul2656 ай бұрын

    Subax wanaagsan amiiradeyda waad ku mahasanthy sida aad ucaawisay saaxibkaada marka maxamed dhibloowga nagu salaan❤🎉

  • @user-xz2wl7bu4q
    @user-xz2wl7bu4q6 ай бұрын

    Masha alaaah walhi hooshadhan wkacaawisay walhi naagnool igadhe lijimad😊

  • @zuhraaahmad5124
    @zuhraaahmad51246 ай бұрын

    Maashallah Amiira wxaa tahy qof wngsn allaha ku xifdiyo ❤❤ thanks hadaa nahy team qabqab waaku ognhy wanaaga aad marksta cayda ku garab taagnthy thanks ❤❤

  • @makaamir250
    @makaamir2506 ай бұрын

    Keep going my sister ❤️❤️

  • @raaxilaa.a9234
    @raaxilaa.a92346 ай бұрын

    Amira qurux masha Allah garabka Ceyda inaa tahay ayaa na tustay mahadsanid abayo waxaa tusaale u tahay gabdhaha wanaagsan Thank you❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37426 ай бұрын

    M.a amiira qurux qalbi wanaag ❤ maxamed waa funyy😂😂😂

  • @ShamsaHajiNur-tl6ni
    @ShamsaHajiNur-tl6ni6 ай бұрын

    Thnk you amiradena wllhi wanagan wanag wuu dhafay waxa ciil qabo ninki ku fhmi wye ❤😢

  • @naimamohammed3432
    @naimamohammed34326 ай бұрын

    Mashaallah ❤ mamaden welcome to maleysia

  • @Bintuyaxya
    @Bintuyaxya6 ай бұрын

    Ana hoyaday aya safar iso ah alle hainabad keeno😥😭❤💋

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed94206 ай бұрын

    Alaa manooli wllhi maxamed waa funny wllhi 😂😂😂😂😂 Amiradayda Thank you for everything ❤

  • @user-zh1rd3ev9c
    @user-zh1rd3ev9c6 ай бұрын

    Amiira qalbi wanagii oo ah Masha alah ❤😢

  • @FaaisaIzabella
    @FaaisaIzabella6 ай бұрын

    Amiira qurux 800k coming soon in.a 🎉❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53516 ай бұрын

    Amira Qurux Mahadsanid xbbti❤❤

  • @nawalhussein7534
    @nawalhussein75346 ай бұрын

    Wadawahay xabibty, masha,allah ❤❤❤😊

  • @Wankooshow
    @Wankooshow6 ай бұрын

    Continue more language thanks worldwide❤🎉

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen6 ай бұрын

    Msha allh Amiira qalbi wanaga wa u Dhalatay Alla Haku sharfo❤❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah27076 ай бұрын

    Mshalah tabarakllah amiira qof fcn bad thy o sxb fcn ah Alle ha ku xifdiyo lov u dear

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali16 ай бұрын

    Cuntadii ugu horeysay aad familkaaga u sameesid 😂

  • @Xayaat-omar

    @Xayaat-omar

    6 ай бұрын

    Dhipka dhaaf😂

  • @najiimosman2963
    @najiimosman29636 ай бұрын

    Thanks you Ameira Durux for everything Run ahaantii waxaad tahay qof qiimo badan wllo

  • @xayiAhmad
    @xayiAhmad6 ай бұрын

    Mcnto amiira allaha ku dhowro sxb qali atahay ❤❤❤

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud50686 ай бұрын

    Amiiro gabar qalbi wanaagsan m.a allaha ku daysto boqortooyo❤❤❤

  • @AmaalDaaud
    @AmaalDaaud6 ай бұрын

    Msha allah❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan24706 ай бұрын

    Maxamed KZread ufura waa funny kulahaa kiniinaan siiye hooyo 😂😂😂

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh6 ай бұрын

    Mashallh amira ❤

  • @Amiira945
    @Amiira9456 ай бұрын

    Thank you amiira waa hooyadaa oo kale

  • @Farxiyo623
    @Farxiyo6236 ай бұрын

    Thanks my sisters ❤❤❤

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi.6 ай бұрын

    Amira is not easy 🫡❤️ LOVE ❤️💪

  • @user-sr2ll3io6e
    @user-sr2ll3io6e6 ай бұрын

    Amiiradeena qalbi wanaagii oo qof ah m.a❤❤

  • @fadumamacalinnuurow8765
    @fadumamacalinnuurow87656 ай бұрын

    Masha allah❤

  • @ayanmaxamed9631
    @ayanmaxamed96316 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30136 ай бұрын

    Mansha allah sodohdaa qadosharaf usamaysey Hampalyo❤🎉 team27 io team qabqab ❤🎉

  • @ehluquraan859
    @ehluquraan8596 ай бұрын

    ❤Gabar kudhiganta mlysia iskadhafe africa lagama helayo ❤ amiira naaag nool love you abyo❤❤❤

  • @hayaat1311

    @hayaat1311

    6 ай бұрын

    Haa wallhi allha xafido

  • @Amiira489
    @Amiira4896 ай бұрын

    Ceyda nasiib badantahy wlhi ani hooyo 2 bari bis iigamaqantahy wlhi miss her 😢 ❤ ya habibi nabad iigusonoqo😊❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy6 ай бұрын

    Amirooo😢sorry manta wanku gfee icfii❤❤abyo ilen xamsada iqde ani marka arke ceydo oynayo😢kadibneh waxa dhahy dhocishan mexe hooyo uso dhawenweyse😢ilen adine waxnba ku mashqulsned🥰m.a wilasha ba saficn uso dhaweyen m.a