CEYDA ASAD KOKO KABTAADA URSO QOF AADAN AQOON I LOVE YOU DHEH XUKUMO ADAG QOSOLKA ADUUNKA 😂

Пікірлер: 559

  • @MacalinAbdale
    @MacalinAbdale9 ай бұрын

    wuxu yiri Rasuulku Bakahaylku waa ka aktayda Lagu sheego een igu salin scw❤

  • @abdikaafi9289

    @abdikaafi9289

    9 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @zahraomar9359

    @zahraomar9359

    9 ай бұрын

    Scw

  • @whiz__bom7383

    @whiz__bom7383

    9 ай бұрын

    scw

  • @AmiiraFaarah-ki6tz

    @AmiiraFaarah-ki6tz

    4 ай бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam ❤

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo279 ай бұрын

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @iqruushiqrocali5982

    @iqruushiqrocali5982

    9 ай бұрын

    Scw ❤ scw scw scw scw

  • @Luckyboy-wp4kr

    @Luckyboy-wp4kr

    8 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdirahinmahamod9717
    @abdirahinmahamod97179 ай бұрын

    أللهم أنصر إخواننا المسلمين في فلسطين 😢😢😢

  • @Ahmedkhalil-wf9tz

    @Ahmedkhalil-wf9tz

    9 ай бұрын

    ءامين

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its9 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️

  • @cabdimaxamed4801

    @cabdimaxamed4801

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamuudcabdi6818

    @maxamuudcabdi6818

    9 ай бұрын

    SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM🖤🌼💚🍂💚🖤🖤

  • @maxamuudcabdi6818

    @maxamuudcabdi6818

    9 ай бұрын

    Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

  • @bishaaroog3339

    @bishaaroog3339

    9 ай бұрын

    Seithy❤

  • @filsansaci

    @filsansaci

    9 ай бұрын

    Scwscwscw ❤❤❤

  • @user-zo4ct8ux6f
    @user-zo4ct8ux6f9 ай бұрын

    Kusali nabeegeena Mohammad scw

  • @aishacuud3307

    @aishacuud3307

    5 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @mohammetthassan7526
    @mohammetthassan75269 ай бұрын

    Game'ka Waa Qaraaxo Codsigena waa Part 3😂😅

  • @FathiOmar-fi8qj
    @FathiOmar-fi8qj9 ай бұрын

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸

  • @zeitunismail5217
    @zeitunismail52179 ай бұрын

    Amira the queen of team 27 😂you are the light of the team always funny 😂am glad u remembered Asad last night. Keep shining. If u could do the spin challenge with Asad and qabqab it will be fan❤

  • @bahsanmohamud6053

    @bahsanmohamud6053

    9 ай бұрын

  • @Rihameyy
    @Rihameyy9 ай бұрын

    I Love Somalia people 🇸🇴 from Portuguese 🇵🇹 😍 ❤

  • @apkarembaayar4060

    @apkarembaayar4060

    9 ай бұрын

    Mabilowde

  • @qadrocumar3498

    @qadrocumar3498

    9 ай бұрын

    ​@@apkarembaayar40600:52 gg

  • @maryuh711

    @maryuh711

    9 ай бұрын

    Beentah dhaaf waa la ogyahey in somali tahay AHAHAHA 😂

  • @user-hk4dw5ey3j

    @user-hk4dw5ey3j

    9 ай бұрын

    War been badnidaa😂😂😂😂

  • @apdywahapali1174

    @apdywahapali1174

    9 ай бұрын

    Reply raba maad iska dhaxdid jaleecas nama qabte 😅😅

  • @samiira2588
    @samiira25889 ай бұрын

    Dharka Asad iyo Koko Ceyda Amiiro😳Shaqo shaqadeyda aheen galay😂😂😂😂😂

  • @Kingramesh11

    @Kingramesh11

    9 ай бұрын

    😂

  • @izabeella0232

    @izabeella0232

    9 ай бұрын

    Is qabo hee😂😂😂

  • @bakalbulle9278

    @bakalbulle9278

    9 ай бұрын

    Adi halkaa maxa ku tusay 😂

  • @user-uo7it1ft9x

    @user-uo7it1ft9x

    9 ай бұрын

    ❤😂😂😂😂​@@Kingramesh11

  • @samiira2588

    @samiira2588

    9 ай бұрын

    @@bakalbulle9278 Shaqo ayga aheenba ma anaa leh habeenki musalsal cml u sugaaa anoo ayga dawan ma sexdo 😭😂😂😂😂😂

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y9 ай бұрын

    Amira next 2 by 2 ka dhig ha lesla jiro wixi lesku hayo bananka toos beerka iskaga tuma😂😂😂😂

  • @naturechannel950
    @naturechannel9509 ай бұрын

    Wow amiira games quruxbadn noo keentay😂😂

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu15469 ай бұрын

    Barnamijkan waaku haystaa amiira soo badi😂😂

  • @hamuud8
    @hamuud89 ай бұрын

    AMIIROOY PART 3 PLS ❤

  • @user-ec4pw2wl3b
    @user-ec4pw2wl3b9 ай бұрын

    Koko way ilawday in ay xujusay ceyda😢😢😢😢😢

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman97959 ай бұрын

    Assad mar walba waxu Amana boqorad aan la arag 😂😂😂

  • @TaslimRayso-se5gg
    @TaslimRayso-se5gg9 ай бұрын

    Ani koko waan kahela because she is so funny 😁

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan9 ай бұрын

    Qof aa rabin inuu kajawabo su aashuu iska dhigaa Asad😂❤😂😂

  • @bilanabdi9107
    @bilanabdi91079 ай бұрын

    Dharka waa lasku egyahay qab qab & team abti😂😂😂😂😂😂

  • @mariahappy9532

    @mariahappy9532

    9 ай бұрын

    Team abti xabibi dheh😂😂😂

  • @dalkanuriso

    @dalkanuriso

    9 ай бұрын

    haa😂😂

  • @xidigadunipacejacylka
    @xidigadunipacejacylka9 ай бұрын

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @qadiijoaxmed3553

    @qadiijoaxmed3553

    9 ай бұрын

  • @mr.arfahowkampony9282
    @mr.arfahowkampony92829 ай бұрын

    I love somali people🇸🇴 from Brazil🇧🇷😍😍

  • @HoyoMacan-zf8qd

    @HoyoMacan-zf8qd

    9 ай бұрын

    Hi se wax yeshy

  • @whiz__bom7383

    @whiz__bom7383

    9 ай бұрын

    😢

  • @SahraFarax-xm4io
    @SahraFarax-xm4io9 ай бұрын

    Caawa waad iska celiseen Asad iyo ceyda 😂😂😂 yeeas

  • @FahmoAsluub-yb1fd
    @FahmoAsluub-yb1fd9 ай бұрын

    Amiiro wallay labada game ba anoo xanaqsan dhamaadeen nimanka iska celiya dee dhiig iskuyeela 🤣🤣🤣

  • @crisaaqyre2069

    @crisaaqyre2069

    9 ай бұрын

    Iyagaba ey isla jiraan isa soo adkeeya😂

  • @user-th4nl9xz4z
    @user-th4nl9xz4z9 ай бұрын

    Allah is one

  • @jamiiloxasanmaxamed7911
    @jamiiloxasanmaxamed79119 ай бұрын

    Ceyda iyo asad sida isku jiibinaayaan ka helay 😂😂😂 fake laugh kwrn qiyaano weyn ku duugan 😂😂

  • @bahsanmohamud6053

    @bahsanmohamud6053

    9 ай бұрын

    Ceyda is not eaze

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi.9 ай бұрын

    Caawa waa laysku dhar eegyahy labo labo 😂

  • @mr.arfahowkampony9282

    @mr.arfahowkampony9282

    9 ай бұрын

    Dhar kooda maxa ufiirisay adi😂😂

  • @mulkicabdi3632

    @mulkicabdi3632

    9 ай бұрын

    sax waye abaaa walhi aniga xita wayabqy 😂😂😂😂😊

  • @najuuahmed1307

    @najuuahmed1307

    9 ай бұрын

    Nayaa wxa dhihi raway😂 baad igala hor martay😌🤣

  • @khadritamoha1562
    @khadritamoha15629 ай бұрын

    Amiira wn daalay san ku sugayay anoo sexan raba arkay hda adaa team 27 igu haya ❤❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah27079 ай бұрын

    Mshalah I love team 27 sidi musalalka u suga barnamijkoda ❤

  • @shugriali1439
    @shugriali14399 ай бұрын

    Saaaaan leee u ciyaara khiyaamo la aaan game ka macaaan waaye markaaaas love u teamkayga ❤❤❤❤❤ Part 3 sameeya isla jira lkn Amiira iyo koko Asad iyo catda

  • @marwoiimaan6894
    @marwoiimaan68949 ай бұрын

    Next macalimoo cumeer ku soo dar yaqey kuwaas shactiro badane

  • @mariahappy9532
    @mariahappy95329 ай бұрын

    Asad waa iwaashay😢😂😂 Waa qofta iidhiirigaliso❤ Dumaashi wan salaaama😊

  • @princesskajal9595

    @princesskajal9595

    9 ай бұрын

    Naag mu qabaa

  • @NafisoMaxamed-fs3pe

    @NafisoMaxamed-fs3pe

    9 ай бұрын

    ​@@princesskajal9595may 😂😂

  • @user-uh9um1mk9r

    @user-uh9um1mk9r

    9 ай бұрын

    Waligeedna

  • @cabdishakurmahamed8404

    @cabdishakurmahamed8404

    8 ай бұрын

    @@princesskajal9595 hhhh

  • @user-pl3ch6qj7p
    @user-pl3ch6qj7p9 ай бұрын

    Ku salliya nabigeena mohamett scw

  • @Naciimocabdullahi-qf8oi

    @Naciimocabdullahi-qf8oi

    9 ай бұрын

    Waaw

  • @dayaxgacal-yr8vo
    @dayaxgacal-yr8vo9 ай бұрын

    Amira ceyda salan iga garsi sister ❤❤

  • @aamino8118
    @aamino81189 ай бұрын

    Amiiro abayo plz game ka part three sosamey asad aad uguhela lkn amiiro idinkan idinlajira isaso adkeya noh wlhi wa idinjeclahay i love you asad 2m coming soon i.a 🙏❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW9 ай бұрын

    Imisa qofood ayaa cajabisay muuqaalkaan ayakoo sariirta jiifaan Salaama 👋❤ koko daraadeeda udaawanooyaa muuqaalkaan iyo team 27 ❤️

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno9 ай бұрын

    Cawa dharka waxa isku ek Coco Asad iyo Amiira Ceyda😂😂

  • @cabdinasir7632
    @cabdinasir76329 ай бұрын

    I love somalia people from 🇨🇦 Canada

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa16489 ай бұрын

    Ohmg cawa team.team.dharka ia iskugu egadyyy jah koko io asad amira io cedya jahhh❤

  • @user-zo4ct8ux6f
    @user-zo4ct8ux6f9 ай бұрын

    Kusali nabigeena Mohammad scw

  • @AsmoCali-kc9bb

    @AsmoCali-kc9bb

    9 ай бұрын

    scw scw

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    2 ай бұрын

    Scw❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56129 ай бұрын

    Wcs team dumarland wa idin wtaa wka heli ma ahne wku hesta welipa 😂🙌🏻

  • @mulkicabdi3632
    @mulkicabdi36329 ай бұрын

    asad gabadha kafega udaaya wah walhi waa niwata dhamantina amiiro iyo koko asad iyo ceyda sido kale lkin cumeerko soqabo iyo xasanow iyo sundus blz 😅😅😢😢❤❤❤❤❤

  • @user-th4nl9xz4z
    @user-th4nl9xz4z9 ай бұрын

    Part 3 isla jirow kadhiga pls.....

  • @nuurali893
    @nuurali8939 ай бұрын

    Challenge kan waan ka helney part three so kabaal

  • @fatmina08
    @fatmina089 ай бұрын

    Waa nagu socda yaaqey wanaga qosliseen my team 27😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hudahassan5242
    @hudahassan52429 ай бұрын

    Asad dhib badana😂😂Jawaabta na tus ku teeh 😂😂😂😂😂

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi32969 ай бұрын

    Koko io amiira qaraar iska dhaaafa io qiyaaanada😊😊😊 koko zaaaaid waaye qaraaarka😊😊😊

  • @mohametzaet
    @mohametzaet9 ай бұрын

    I L0ve S0mali🇸🇴 Peoples Fr0M Canada 🇨🇦 ❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed45309 ай бұрын

    Wow amazing keep going amira 🎉🎉😂😂❤❤❤😂

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q9 ай бұрын

    Amiira cawada m.a qadara naqotay sas kuwada Viv dumarlan ❤

  • @shukriita4206
    @shukriita42069 ай бұрын

    Yesss waa ika so adgesay cwa 😂😍

  • @user-dd6ud3xb8x
    @user-dd6ud3xb8x9 ай бұрын

    Wllshy amiira keep going ❤❤❤❤

  • @jugyare24
    @jugyare249 ай бұрын

    I love somali people from galmudug❤😂

  • @fardawsocali8291
    @fardawsocali82919 ай бұрын

    Allabarnaamijkan fani waye amiiroy noosobadi asad iyo ceydo qaraar socdowaye

  • @hayaat2768
    @hayaat27689 ай бұрын

    Hhh asad fanny wye wlhi 😂❤ asad io koko ku hestaa

  • @SomaliTube-qj5nb
    @SomaliTube-qj5nb9 ай бұрын

    Ilove you abayo waan kugu washtay wlahi adna ima soo jawabesid amiirrooooooo

  • @user-pf3wh7dx6w
    @user-pf3wh7dx6w9 ай бұрын

    AsaD So FunnY😂

  • @abdinajibabukar4118
    @abdinajibabukar41189 ай бұрын

    I love somali people from Spain 🇪🇸 😅

  • @nasriinaadan3160

    @nasriinaadan3160

    9 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @CanabmaxamedGeedi-pp9eg
    @CanabmaxamedGeedi-pp9eg9 ай бұрын

    Anoo kixalay dawanayo kan iso dhacay amiiro qurux

  • @yurubdahirismail3249
    @yurubdahirismail32499 ай бұрын

    MashAllah I love team 27😊❤

  • @user-bz4ji6eb9i
    @user-bz4ji6eb9i9 ай бұрын

    M.a harey u soda wll leheyga ❤

  • @qadanqurux4603
    @qadanqurux46039 ай бұрын

    Amiira fadil iyo cumeer soo qabo thanks🎉🎉🎉

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman66439 ай бұрын

    Asad iyo cayda idinka isla jirawga bilabaya markasta amira wa miskin koko way iskakin celinaysa ciyarta dacad u ahaada😂

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq9 ай бұрын

    Allah is one ❤❤❤

  • @bishaaroali7219
    @bishaaroali72199 ай бұрын

    😂😂😂 fany waye gamekan noso badi Amiira waliba afartiina 😊

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar9 ай бұрын

    Ala Asad dhib badanaa amiiray waa dhididay anaa og kulahaa 😅😅😅😅

  • @hawomohamed9868
    @hawomohamed98689 ай бұрын

    Codsi waaye byo part 3 soo sameyee ❤

  • @craxiinismaaciil8486
    @craxiinismaaciil84869 ай бұрын

    Amiira sida catoosh yare ayay u qoslaysa😂😂😂😂

  • @aliyare228
    @aliyare2289 ай бұрын

    Queen amiiro qurux😂❤❤😂

  • @user-xv3vv8ew4s
    @user-xv3vv8ew4s9 ай бұрын

    Partyo kale soo Samee waa macaane❤

  • @xasanshanba4744
    @xasanshanba47449 ай бұрын

    Amiira qurux abaayo aniga iya ceyda ❤😂 waa ku jecelhay wllhi love you

  • @user-tm7iq2kx7b
    @user-tm7iq2kx7b9 ай бұрын

    War cawo dharerka iga dhamaday wllhi team 27 for ever😢

  • @user-cj2tt1hc1m
    @user-cj2tt1hc1m9 ай бұрын

    Dharka waa la igu isku ekyhy team qab Asad iyo Koko ayagana dharka waa la isku egyhy waa na waleysiin😂😂

  • @user-xo7hx4pw3t
    @user-xo7hx4pw3t9 ай бұрын

    Keep going sister ❤😊

  • @osmandaad8275
    @osmandaad82759 ай бұрын

    Mashaalaah abaayo mcn 😂❤❤❤

  • @sabirinyasin4135
    @sabirinyasin41359 ай бұрын

    alla asad dhibadanaa holacaa ku sawiree kulahaa😂😂😂😂😂 wlhey qosulkuu iga dha meeyey hhh

  • @zahiiraabdallah5813
    @zahiiraabdallah58139 ай бұрын

    Waa fuuray 😂😂😂 noso badiya

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas29279 ай бұрын

    barnmijkan wan ku haysanaa amiira noosobadi akhwaan 💕♥️😁😥

  • @raxmo687
    @raxmo6879 ай бұрын

    Ceyda koko miskin waye iska dhaf tan kale coffee cabty 😂😂😂😅🙊koko coffee iska dadi ama asad sii warega kowad koko ceyda wey ilawdy ma xujey sanin 😁

  • @ahmedabdi9165
    @ahmedabdi91659 ай бұрын

    Mashalah Amiira and time 27

  • @sohana-159
    @sohana-1599 ай бұрын

    Qofka ugu horeeyey oo arka video 😅

  • @amish945
    @amish9459 ай бұрын

    'قل هو الله احد ❤Allah is one

  • @Ikranadan82
    @Ikranadan829 ай бұрын

    Amiro aniga ayan fikraad kuhayo next time marka samenesiin qofka lahukumayo like Koko marka lahukumayo Qoofka hukumayo hanoqdo wil hda nh gawar and then will lkn hda ladoho Amira xukun lawadodii nh haudambeyaan waxas okle weiskuhilinayaan hda ifahmin comment ikusosheeg plz 🙏

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji56799 ай бұрын

    Amiiro waqtiga no dherey noh 😂😂😂 Koko qararka daa xukun adag ku garac yaqey

  • @saalah433
    @saalah4339 ай бұрын

    Hhhhhh waa jeclhy chalangekan❤

  • @cadceeedcaano5292
    @cadceeedcaano52929 ай бұрын

    Part 3 soo sameeya amiira sxb

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali78099 ай бұрын

    😂😂😂😂asad wali hiilisooo wadaaa😂😂😂

  • @feisalcade3635
    @feisalcade36359 ай бұрын

    Koko Waa funny 😂😂😂😂😂😂

  • @deeqaluul15
    @deeqaluul159 ай бұрын

    Dad aan jeclhy ❤

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha89 ай бұрын

    Naya kokoo wa inaad kasoo arsataa cayda Habeen walba xujo adag kuudiraa

  • @Sayiddeq_Hussein
    @Sayiddeq_Hussein9 ай бұрын

    Kkk😂😢Kkk Wlahi wad Igaqoslisay Cayda❤😂😂

  • @LiibaanXimbil
    @LiibaanXimbil9 ай бұрын

    Part 3 balse isla jira Amira iyo koko Asad iyo cayda

  • @Johncena-qe8tj
    @Johncena-qe8tj9 ай бұрын

    ILOVE YOU AMIIRO QURUX

  • @Sihaamyare-mv2zn
    @Sihaamyare-mv2zn9 ай бұрын

    Amiira soo badi video ❤❤

  • @sharafeydahir9804
    @sharafeydahir98049 ай бұрын

    Reer buulo mareer Asad wn kuwadanaaaa❤❤❤❤❤

  • @Haatuu17
    @Haatuu179 ай бұрын

    Our team 27 guul❤❤❤❤❤

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_109 ай бұрын

    Assad Waa Funny Yaa Waaye Kaas Kulahaa 😂😂😂

  • @aamino8118

    @aamino8118

    9 ай бұрын

    Ma ila aragtay teamkan wlhi waanban jeclahay anooxanaqsan hadan daawado waxan is arka anoo qoslayo qaasatan asad KZread kiisa wlhi wan jeclahay ❤

  • @AbwaanSeeF-jc2xv
    @AbwaanSeeF-jc2xv9 ай бұрын

    Amiira qurux. Guul inader

  • @YuunisMusdhaf-ex5ly
    @YuunisMusdhaf-ex5ly9 ай бұрын

    Amiira Dar Allah Ayaa kuu Jecelahy❤❤❤❤❤❤

  • @user-vo7kf8zk3h
    @user-vo7kf8zk3h9 ай бұрын

    M.a big game 🎮 team 27 waan idhin jeclahey dhamantin

  • @user-tz6xd5fo3u
    @user-tz6xd5fo3u9 ай бұрын

    Ar cawa inta tageero meesha leyskugu keenay waaw waaw waliba amiira ka sii tageeraa iyo kooko bull😢😢😮😮😅😊

Келесі