CEYDA ANIGA KOKO SUNDUS ISKU DIYAARIN MAXAA NAKALA QABSADAY / QOSOLKA ADUUNKA 😂😂

Пікірлер: 455

  • @Suusu863
    @Suusu8633 ай бұрын

    Amiiro pls barnaamijkii waraysiga ahaa noo soo celi yaa igu raacsan ❤😢

  • @user-wr2es2gp9k

    @user-wr2es2gp9k

    3 ай бұрын

    Ani☝️

  • @ZamzamBashiirnuu-cq3sc

    @ZamzamBashiirnuu-cq3sc

    3 ай бұрын

    Ani

  • @user-cp4tp4nc6u

    @user-cp4tp4nc6u

    3 ай бұрын

    Aniga ayaa kuugu raacay

  • @tuneeyyyyy

    @tuneeyyyyy

    3 ай бұрын

    Kuma racsani sbbto ah qof aa la rabaa e gabadha ha dhibina

  • @user-kz6uy8gd7t

    @user-kz6uy8gd7t

    3 ай бұрын

    Ani😢

  • @tayasircige5488
    @tayasircige54883 ай бұрын

    Amiira abaayo waxan kudhihi lahaa hadii aad tartankale qabanysid ka daa like ee waxad ka dhigta suaalo diinya inta iigu raacsan farta taaka

  • @user-dy8in6ok6o
    @user-dy8in6ok6o3 ай бұрын

    Inta marki dhar ied looso gado 100 jeer isuku barobey jirty inta qolka leyskuso xiro😂😂

  • @asmatahir1848

    @asmatahir1848

    3 ай бұрын

    Waykan😂😂😂😂😊

  • @aaminaxussen8345

    @aaminaxussen8345

    3 ай бұрын

    Wa ikanaa

  • @Amiira72
    @Amiira723 ай бұрын

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤❤❤❤

  • @user-ef3zg4xg9e

    @user-ef3zg4xg9e

    3 ай бұрын

    Scw❤

  • @AnisaYahya-ui7wj

    @AnisaYahya-ui7wj

    3 ай бұрын

    Scw

  • @user-du6ve7cc3l

    @user-du6ve7cc3l

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @siciidocabdullahi1130

    @siciidocabdullahi1130

    3 ай бұрын

    عليه الصلاة والسلام ❤

  • @user-gz8kd5nz9m

    @user-gz8kd5nz9m

    3 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle187993 ай бұрын

    Dunidaan masoo marin ruux ruux ruux badan nabi Muhammad scw ❤

  • @FatxiyaCelabe

    @FatxiyaCelabe

    3 ай бұрын

    Scw scw ❤

  • @YasinYasinow

    @YasinYasinow

    3 ай бұрын

    Scw❤

  • @yaxyeNuur-hu2ev

    @yaxyeNuur-hu2ev

    3 ай бұрын

    𝐒𝐜𝐰❤❤😊

  • @user-uy7ib9nf3g
    @user-uy7ib9nf3g3 ай бұрын

    Team Amira ismuujiya saa ugaarsiibo walashay 900k supergareeb come soon abaayo

  • @bdinuursmaan1311
    @bdinuursmaan13113 ай бұрын

    Hal mar nabiga igula saliya scw scw ❤😊

  • @user-vb7zt1bt4x

    @user-vb7zt1bt4x

    3 ай бұрын

    Scw❤❤

  • @Sabiriin488
    @Sabiriin4883 ай бұрын

    Anaa u horeeyo Team caymir one like plz❤😢

  • @masbal9180
    @masbal91803 ай бұрын

    Team Qabqab to qalbiga Amiira qurux and king ceyda ❤❤❤❤❤❤🫂🫂🥰🫶🥰🥰🫂🫂

  • @user-er6or6he4d
    @user-er6or6he4d3 ай бұрын

    Watan gabadan jeclaa walahay waku tagera wanan ku arkidona marynoqotaba❤❤😂

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z3 ай бұрын

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ❤❤❤

  • @AnnoyedCap-rb9zl
    @AnnoyedCap-rb9zl3 ай бұрын

    Qofkii koobaad ee daawada muuqaalka amiiro omg 😅😅😅😅😅

  • @hodanhybe7620
    @hodanhybe76203 ай бұрын

    Dar allh ayn ku jacalahay wllashay amiira qurux adunayo waa ayaame ayaatiin ku noolw ciidana caafimad ku ciid ❤❤❤❤ amiira qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muscabcabdullahi319
    @muscabcabdullahi3193 ай бұрын

    Cudur alle ha kuugu rido hadaa like ila dhaafto😂😂

  • @IkranAbdihamid

    @IkranAbdihamid

    3 ай бұрын

    Habarkn tik tok ugu so carary😂

  • @muscabcabdullahi319

    @muscabcabdullahi319

    3 ай бұрын

    Reer comments Lee Isla nahay 😂​@@IkranAbdihamid

  • @RuqiyahRuun

    @RuqiyahRuun

    3 ай бұрын

    Adna cudur la,aaqon Allah kugu riido

  • @Usermzzhenna

    @Usermzzhenna

    3 ай бұрын

    Adi ha kugu daco😂😭 lkn like waan saaray

  • @SahraAbdi-hm3gv

    @SahraAbdi-hm3gv

    3 ай бұрын

    Waku saray wana ka ceshtey😂

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy3 ай бұрын

    Aqwaan ceyda waa wiil ku jcl saas far iyo faraanti isku ahaada inkasto shaqadeda ahen igu qado suu ku daneyo iyo indhihisa wx walbo la aqrin karaa❤😂😂

  • @sihamahmed5632

    @sihamahmed5632

    3 ай бұрын

    Jah Ayyy Calaf alle ha iskuku daro Hadii eey qeee isku yihiin🤲🏻🫶

  • @zahruujadeey4083

    @zahruujadeey4083

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @muzdalifamaxamedreerxaashi7741

    @muzdalifamaxamedreerxaashi7741

    3 ай бұрын

    Anaxataa waajeclaanlahaa ineyisguursadaan laakiin dad waxaas usoojeedo maaha❤❤❤❤ saaxiibtinimokadhaxeyso

  • @user-zf1qv6hs8v
    @user-zf1qv6hs8v3 ай бұрын

    team amiiro one like❤😂🎉

  • @king______diini2777
    @king______diini27773 ай бұрын

    Ceyda amiiro koko dadka you topka nagu hayo team 27 inta ila tagerto like

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow3 ай бұрын

    Amiira qurux m.a 900k coming soon Insha Allah 🥰❤

  • @user-jk2bb1zu7z
    @user-jk2bb1zu7z3 ай бұрын

    Cawa waa 19ramadaaan an kusalino nabi geeena scw

  • @saskaboy6944

    @saskaboy6944

    3 ай бұрын

    19 ma aHee 29 dheh

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali273 ай бұрын

    One like 👍 team amiiro qurux marnaba nohoos 😮😢❤

  • @hadiyaismail7749
    @hadiyaismail77493 ай бұрын

    inta amiira iLa jecel ❤👍🏻

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan90833 ай бұрын

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @faraxsan8583
    @faraxsan85833 ай бұрын

    Team amiro an halmar ukacno sii an 900k ugarno before eid❤

  • @Farhaan114
    @Farhaan1143 ай бұрын

    Amiira Caawa Ingiriiskii Al,abaadir Kaasoo Fakaday, 😂😂😂😂

  • @Samrosimin
    @Samrosimin3 ай бұрын

    Lailaha ilalah amiiro ingilish ka. Sii unacay kulah ar fadma qosol igu dishy😂😂😂😂

  • @user-kt5ox9cf9i
    @user-kt5ox9cf9i3 ай бұрын

    Faatma is beautiful girl in family maxamuud❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy3 ай бұрын

    Koko😂❤quruxx❤m.a koko io amiroo ugu jeclhy wlhi

  • @user-ho9pe2ud3i
    @user-ho9pe2ud3i3 ай бұрын

    Keep Going Amira Qurux Marnaba Hoos

  • @CaaishoMaxamad-rz4dn
    @CaaishoMaxamad-rz4dn3 ай бұрын

    Ceyda markii maqly fakatax soo dhyy😂😂

  • @najmocali6389
    @najmocali63893 ай бұрын

    Inta ayaga afuran dawaneso like😂😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan2773 ай бұрын

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

  • @yaasabella4010
    @yaasabella40103 ай бұрын

    Insha allah xapipti bacdal soon 900k dabaaldeg qurux 🎂🥳🥳🎂🎂👸👸👸👏

  • @SterlingOska-zv8li
    @SterlingOska-zv8li3 ай бұрын

    I love you so much Amira qurux keep rocking 🎉🎉❤

  • @user-xw8zl5ur4k
    @user-xw8zl5ur4k3 ай бұрын

    ❤🎉900k inshalh team amiira one like🎉

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas58033 ай бұрын

    Al amira🎉 🎉koko isku midnhy dhrk ani xt saa shegtedn. An haa😂😂

  • @XamdimaxamedmaxamuudXamdi
    @XamdimaxamedmaxamuudXamdi3 ай бұрын

    Amiiro qurux keep Going my queen 👸 ❤

  • @YasmiinisseAhmed
    @YasmiinisseAhmed3 ай бұрын

    One like team amiira ❤

  • @Biiifff
    @Biiifff3 ай бұрын

    Amira meshay jogto qosol Malaga waynaayo😂😂

  • @CabdifataaxSiciid-cw2zq
    @CabdifataaxSiciid-cw2zq3 ай бұрын

    Prank koko kusoo samee nio 😢😢

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan28983 ай бұрын

    Amiira qurux keep going my sister ❤

  • @AdeshKhaan
    @AdeshKhaan3 ай бұрын

    Team amira one like ❤👍✌

  • @user-lu2xm4pj2w
    @user-lu2xm4pj2w3 ай бұрын

    One like team amira

  • @sadiaawes381

    @sadiaawes381

    3 ай бұрын

    I like you amira

  • @sadiaawes381

    @sadiaawes381

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiaawes381

    @sadiaawes381

    3 ай бұрын

    I am a girl for somalia

  • @sadiaawes381

    @sadiaawes381

    3 ай бұрын

    Don,t see I am a boy

  • @CabdiShuke

    @CabdiShuke

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤koko.,

  • @foosmaxamed8940
    @foosmaxamed89403 ай бұрын

    Inta nabi maxamed jecel one like 🎉❤❤

  • @Malyundeqa1234
    @Malyundeqa12343 ай бұрын

    M.a abayo amira ciid mubarik damantena

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama363 ай бұрын

    Amiiro dadkii guulaystay aawey mise luuqa ku siisey

  • @RuqiyahRuun

    @RuqiyahRuun

    3 ай бұрын

    inastegramka ayee sodhigtay

  • @user-si3pn7th1h
    @user-si3pn7th1h3 ай бұрын

    Amiira wll anaga xagee naga marty intasoo sanaa kudawanyey like kuusaryee col bn kaa ahy mana iidin😢

  • @DeeqoMaxamed-uc7lc
    @DeeqoMaxamed-uc7lc3 ай бұрын

    Amiira, 900k marakaagati, manoosameysa 🎉❤😊

  • @abdifatahjelle9103
    @abdifatahjelle91033 ай бұрын

    Big fan from Kenya 🇰🇪 👏

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu3 ай бұрын

    koko yaaa il jecel 🎉🎉🎉🎉

  • @nadiiraalimacalin2736
    @nadiiraalimacalin27363 ай бұрын

    Qofka ugu horeyo amiiro qurux❤❤❤

  • @DeeqoMaxamed-uc7lc
    @DeeqoMaxamed-uc7lc3 ай бұрын

    Amiira, qurux 900k🎉😊❤

  • @khadrasalebancige3566
    @khadrasalebancige35663 ай бұрын

    900k inshallah amiira qurux ❤😊

  • @user-vd3il1kj3o
    @user-vd3il1kj3o3 ай бұрын

    Amiiro Quruxu ciid mubarak xpp

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza16713 ай бұрын

    Mashaa allha my sister amiira keep going ❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan26023 ай бұрын

    Wll kuwada salino xabibkena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fatimahashi-ws2bu
    @Fatimahashi-ws2bu3 ай бұрын

    Ciid Mubarak Team 27 and your family

  • @raaqiyac.qaadirsheekh6281
    @raaqiyac.qaadirsheekh62813 ай бұрын

    Amiir roovka haw iyo what is this ha dhihine dheh subxaanalah waa awooda alle iyo mucjisafiis diinta wax ka baro aduunka beenta yey ku kadinin sis

  • @user-vt8dc7ve4w
    @user-vt8dc7ve4w3 ай бұрын

    Markaan dharka iida laysoo gado ilaa inta lagaadhaayo maalinta iida waan isku dayi jiray maalin walba waa xidhaa hadana waa xareeyaa 😂😂😂😂

  • @qureshaissa-zm9kh
    @qureshaissa-zm9kh3 ай бұрын

    Amiro qurux wankujclhy abayo❤

  • @user-iu4vz8ep4u
    @user-iu4vz8ep4u3 ай бұрын

    Berigaan yaraa dharka ciidka wlhi waa ku naxsanan jirey hbnkii madaxeyga dhigan jireyba😂😂

  • @SafioMohamedGaandha
    @SafioMohamedGaandha3 ай бұрын

    Wllshy aasaas ah wllhi allow iday abyo mcnto iladhalatay🎉❤

  • @XabiiboAadan-tw7sj
    @XabiiboAadan-tw7sj3 ай бұрын

    keep oging Amiira qurux❤❤

  • @Sacdush761
    @Sacdush7613 ай бұрын

    Mashaallah aduun weenaha meel walba roob Alxmdullilah ❤

  • @user-ln1hy3kg2b
    @user-ln1hy3kg2b3 ай бұрын

    Keep going my sister

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam3 ай бұрын

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @marwogeele1254
    @marwogeele12543 ай бұрын

    Masha Allah Amiira ❤ please waxaa ka helay dress kaaga ma ii soo dhiibi kartaa America ayaa jogaa plz 😢thanks

  • @EidMuktarOthman
    @EidMuktarOthman3 ай бұрын

    M.a horay soco wlshy

  • @user-vy5pp3yr4e
    @user-vy5pp3yr4e3 ай бұрын

    Qab qab maxaa laga wadaa abaayo adiga iyo cayda maa noo sheegtiin ❤❤❤❤❤❤

  • @user-th8jm3ec1w
    @user-th8jm3ec1w3 ай бұрын

    Keep going Amiira❤

  • @mumtaas420
    @mumtaas4203 ай бұрын

    Amiro. qurux coming soon 900ĸ❤

  • @user-rn2yn4kc9f
    @user-rn2yn4kc9f3 ай бұрын

    Amiira qurux anaa kula mid eh😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-cm6tz6sj4s
    @user-cm6tz6sj4s3 ай бұрын

    Amiiro qurux illah dartiis xaqol ciiida isiiplz codsiweeyo

  • @user-mz9tz9ci6t
    @user-mz9tz9ci6t3 ай бұрын

    Ciid mubarag ❤❤❤

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir3 ай бұрын

    Qabqab Mel. Ay jogan malagamaqnadaa❤

  • @queennadia4390
    @queennadia43903 ай бұрын

    Amira qurux aqwan Eid Mubarak English ka Wan ku heysta😂❤❤

  • @MunaMaxamed-no2nl
    @MunaMaxamed-no2nl3 ай бұрын

    Amiiradyda jah wllhy san ku jeclhy malysia mar uun dartaa wan u iman in allh❤

  • @user-cq3ye4qq2i
    @user-cq3ye4qq2i3 ай бұрын

    Amiira plz qisooyinka noosoo celi😢❤

  • @XasandaauudXaaji-sd5lm
    @XasandaauudXaaji-sd5lm3 ай бұрын

    Fariida koormee indha shareerka lagafiiqaa waan zugi la nahy😂😂😂

  • @user-it5nl2tv8c
    @user-it5nl2tv8c3 ай бұрын

    inta necba in laga arko dharka😂😂😂 yaraantii😂

  • @HarunSharif-dw3ow
    @HarunSharif-dw3ow3 ай бұрын

    Masha Allah

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi87013 ай бұрын

    Samiya reer boramee miyaa mashallah . Quruxdeeda miyan ka garto 😍🥰😘

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp3 ай бұрын

    Wcs amiira qurux intee usoconaa 1000$ ruf cmlaa

  • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
    @MaxamedCabdulahi-fn6yz3 ай бұрын

    Ceyda qofki inow arko rabo KZreadka amiira ha imaado 😂

  • @Jaaaama36

    @Jaaaama36

    3 ай бұрын

    Channelkiisa maan aado Channel kaaga eber waaye 😂😂

  • @tuneeyyyyy

    @tuneeyyyyy

    3 ай бұрын

    AMIIRA IYO CEYDA waa isku nici kartaa lee e maserka jooji😂😂

  • @MaxamedCabdulahi-fn6yz

    @MaxamedCabdulahi-fn6yz

    3 ай бұрын

    @@tuneeyyyyy maxaan unaca waaba taageraahe 🤣

  • @Madardhoonshire
    @Madardhoonshire3 ай бұрын

    1:10 odaygaaa muxuu noqonayaa somalibaa😂😂

  • @Filsan327
    @Filsan3273 ай бұрын

    Ciid Mubarak ❤

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan18483 ай бұрын

    Team qabqab fans Like 👍💙💙💙🇸🇴🙋‍♂️

  • @dalmaraadan1848

    @dalmaraadan1848

    3 ай бұрын

    💙💙💙

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma3 ай бұрын

    Keep going sis 👸 ✌️

  • @user-vz2pc2xs1d
    @user-vz2pc2xs1d3 ай бұрын

    900 come soon 🎉

  • @user-xe5pv4mn8f
    @user-xe5pv4mn8f3 ай бұрын

    qofka ugu horeyo ahay lofta hala sari😂❤

  • @amiiramahamud5540
    @amiiramahamud55403 ай бұрын

    Ciid Mubarak team Amiira one like 🎉❤

  • @user-ej3bh9py8e
    @user-ej3bh9py8e3 ай бұрын

    Somalia 🇸🇴 xitaa saas wye meel wu ku da'aa meelna kama da'o

  • @khalidmoktar3587
    @khalidmoktar35873 ай бұрын

    Amiiro musalsalka ramadanka miyuu ku jogaa

  • @user-pj8vl4hf2u
    @user-pj8vl4hf2u3 ай бұрын

    Allaa dad ila midaa dunida jooga dharkayga ciida xataa subaxa ciida ayaan soo gataa hadii maalinta kohoraysa la iisoogadana meeshaan seexanayaan ayaa dhiganayaaa😂

  • @user-js3qh6fw1m
    @user-js3qh6fw1m3 ай бұрын

    Aniga waa iga reebtey❤❤😮😮

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37423 ай бұрын

    M.a amiira nuurkaga baxaya😂❤

  • @AbdulaahiDhiyow-kd4mz
    @AbdulaahiDhiyow-kd4mz3 ай бұрын

    Eid mubaarak Habari yer❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40833 ай бұрын

    Tem qabqab lanted vedio managu baxdo inta kaxun iskaga caymir vor every ❤❤

  • @FaizoMuhiyadiin
    @FaizoMuhiyadiin3 ай бұрын

    Amira wan jeclhy lkn wxn ka jeclhy markay xijapka wadato❤❤

  • @maryanaxmid587
    @maryanaxmid5873 ай бұрын

    Aamiiro abaayo horay usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JibriilAliNuur
    @JibriilAliNuur3 ай бұрын

    Wall dhar ciid isodir mahayste wan kutagera