Caweyska Washington: Jeneral Xijaar oo Af-Soomaali iyo Af-Hindi ku heesaya

Пікірлер: 62

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE7 ай бұрын

    Xijaar Waa Reer Magaal Reer Xamar Caadi Wye. Odeyga Waa Soo Baashaaley

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish7 ай бұрын

    Gen Xijaar saaka ayaan salaamay, waa nin fur furan oo aan isla wayni ku jiin Alle ha xifdiyo.

  • @yahyebarkhadle67

    @yahyebarkhadle67

    7 ай бұрын

    Ma Lascanood?

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o7 ай бұрын

    Hibo nuura fanaad codacaanaaa noolaw I love mama hibo❤❤❤❤

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed61407 ай бұрын

    Maansha allah Alle haku xitiyo ader farxad ku nolow❤❤❤

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud9757 ай бұрын

    Waayo waayo ayay caawa na xasuusiyeen

  • @zahraaden4608
    @zahraaden46087 ай бұрын

    Aabe iyo Hooyo isma barbardhigtid!

  • @Cade___pro
    @Cade___pro7 ай бұрын

    General ka Allah haka cabsado!

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn7 ай бұрын

    ADER CIYAAL XAFADEED CULUS BAAD AHAYD WAQTI SAMAADKII CIMRIDHEER IYO CAAFIMAAD KHAB ALLE HAKUU DHAMAYSTIRO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW

  • @abdisalaanmohameddiriye3437
    @abdisalaanmohameddiriye34377 ай бұрын

    Xijaar iyo xasan aadan 2legend xafidulaah

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir7 ай бұрын

    Asha cuud cod halaasi ah wariye iyo fanaanad isku laban waaye

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud9757 ай бұрын

    Guulatso jeneral cadawgaa ha jabo Nacabkii ilaahy baa kaa soo dhex saaaray Somalia wax xil loo qabto maanta maaha

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p7 ай бұрын

    Xijaar.waa.janeral.ciyaal.suuqa..oo.aad.ugu.dheereeya.laaluushka

  • @saeedmahamud8932

    @saeedmahamud8932

    7 ай бұрын

    24:18

  • @saeedmahamud8932

    @saeedmahamud8932

    7 ай бұрын

    gawaad miyaad u ahayd

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg7 ай бұрын

    Ninkaan, waa dambiilaha ugu weyn Somali, isaga oo Maxkamad la soo joojiyey laguna qaadayo dambiyadii uu Ummadda Soomaaliyeed ka galay Ilaahey hana tusiyo. Inshallah

  • @muminmumatomumato

    @muminmumatomumato

    7 ай бұрын

    Hoyatha miyu futadha kawasay wecelyahow isbaradha lagu koriyay ilma xaran waxid kadamaw wadaniga afkadha ura kalabax ilma isbaro yahey

  • @saylunsaeed668

    @saylunsaeed668

    7 ай бұрын

    Kani dambile mahee kuwa xaranta kuheysta guryaha dadka maa maxkamad lasaaro

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn

    @mohamadjamaboodle-qu1cn

    7 ай бұрын

    ADER WUXUU U SOO DHAQEEYEY DADKA SOOMAALIYEED EE CIDNA WAX KAMUU DHICIIN WUXUU KU SOOKORAY GURYO AY LEEYIHIIN FAMILKIISA IYO ADEERKII OO MAALQABEEN AHAA OO HANTI BADAN KU LAHAA XAMAR OO LAYAQAANO EE EDEBDARADA LA AAMUSA WASAQ YAHAY EEYDA 🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺 THEN FROM COPENHAGEN CITY 🇩🇰🇪🇺🇲🇵 VIVA ✍️🦁🐎🦁🐎🦁🦁🐎🦁

  • @Tasniim1

    @Tasniim1

    7 ай бұрын

    Uma muuqdaan kuwaasi dad kale oo aan shaqo kulahayn ayaa lagu nabayaa ileen tuug intaadan tuug oran buu tuug kudhahaaye.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn

    @mohamadjamaboodle-qu1cn

    7 ай бұрын

    SORRY WAXAAN KA WADEY ADER WUXUU U SOO DHAQEEYEY DADKA SOOMAALIYEED .M.TABAARIK

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed58507 ай бұрын

    👋 Weriye Cuud.

  • @zahraaden4608
    @zahraaden46087 ай бұрын

    Hooyo macaan iyo Aabe TaLiye : Lama iLLawaan weeye!!!

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q7 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤Masha allhhh Masha allhhh talye xiijar qatri❤❤❤

  • @AbwaancabdijibaarSh.ibraahim
    @AbwaancabdijibaarSh.ibraahim7 ай бұрын

    Waa xilli qof walba wax aanu u dhalan faraha la galayo miyuu yidhaahdo cod fiican malihi

  • @user-sz7ry1xj6d
    @user-sz7ry1xj6d7 ай бұрын

    Woooow

  • @Qaasimqani4
    @Qaasimqani47 ай бұрын

    😂😂Somalida wa so washen waxa hogan u ah dad ay xikmada ka guurte o ceeb kasta ilbaxnimo u fahme ilahow nagaso gaar

  • @abshirmohammed1256
    @abshirmohammed12567 ай бұрын

    Shib ha sheegin

  • @abshirmohammed1256

    @abshirmohammed1256

    7 ай бұрын

    Bacalu tuulaah shabaab

  • @Tasniim1
    @Tasniim17 ай бұрын

    Sabab kale hamoodine suntaadii habeenadan waan kaseexanwaayoo seedahaad igoysee.

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed6687 ай бұрын

    Walee lafihii hore weeye heeska hindigaa idilay

  • @hassanabdirahmanabdi5624
    @hassanabdirahmanabdi56247 ай бұрын

    Caashoa adaaba inkaaran caawaillintaad iga daadisay. Fanka goormaad saas u baratay 1983 Xalane anoo ku jira reer Xuloburte ayaan garadh yaraantii ayaa igeysay.

  • @hindaawil2841
    @hindaawil28417 ай бұрын

    Nolosha hada jirtuu ka hadlayaa iyo qisooyin jira VOM som nalasosoo xariira. We have sheeko xasaasi ah Somali christian in Kampala. Sheekooyin xasaasi ah

  • @saalaxafrax4765
    @saalaxafrax47657 ай бұрын

    Meree muhabati kkkkkm

  • @maryanaden9374
    @maryanaden93747 ай бұрын

    Musiga marabee yaa fahmay oo iiturjuma

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah99577 ай бұрын

    Yaakhey duqa ciyaal xaafa waaye

  • @hindaawil2841
    @hindaawil28417 ай бұрын

    VOA Somali dhibataaataa jirtaa. Walalayaaloy mainlwagaagi karaa?

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm7 ай бұрын

    Heeskaas horaa Kuluc ugu heesay

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer65957 ай бұрын

    VOA caafimaad ma jiraa 😂😂😂

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed46787 ай бұрын

    Yaab, yaab 😱😱😱!

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v7 ай бұрын

    Aicha oud waku salamia wariey sarey halkekiba diktey mahadsenid marlabad

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman30357 ай бұрын

    Odayga ma ka booday caawa?

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95917 ай бұрын

    Maxaad u sheegi waydeen abwakii aha abwakii ugu weyna qomiyada somaliyeed ala ya raxma oy hoyadiina ahayd barkad dhulbahante maxamed Ibrahim hadraawi

  • @asham4641
    @asham46417 ай бұрын

    Wax badan ayu naso xasusiya

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE7 ай бұрын

    Hahahaha.

  • @abdirahmanhersi3607
    @abdirahmanhersi36077 ай бұрын

    Yaa huu yaa hoo dadkaan ayaa ciidanka Pol soo xukumay ma la bay.

  • @hassanmaalinaadan
    @hassanmaalinaadan6 ай бұрын

    Kjkkkkkk

  • @ibrahimlakijanax8160
    @ibrahimlakijanax81607 ай бұрын

    Alow lagu cadaabin cod xumo le general

  • @Ahmed-ji
    @Ahmed-ji7 ай бұрын

    Kkkkkkk

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo41107 ай бұрын

    Majanaraal hore buu ahaan jirey mase dusheenaa lagu dalacsiiyey dalacaad marin habaajin ah qofwalba wuxuu geestaa loo gorgoriyaa Aleylehe muqdisho lagaa xusi maayo

  • @saylunsaeed668

    @saylunsaeed668

    7 ай бұрын

    Waa generaladii hore ee gadaal kagaarmaaha

  • @Tasniim1

    @Tasniim1

    7 ай бұрын

    Xataa haddii uu kuwii dambe yahay agtaada General kama aha miyaa mise kuwaaga uunbaa agtaada General ka’ah?

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud9757 ай бұрын

    Hhhhhhhhhh

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95917 ай бұрын

    But we never forget you are the one who kill general galal

  • @hindaawil2841
    @hindaawil28417 ай бұрын

    Voa somaiya meel toos ah oo lidinka soo xarriirno majirto VOA beenta mafiicnee warbaahiin sax ah dadka usoo dugbiya fadlan.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim85137 ай бұрын

    MAXA LOOSER DHUULKA JOOGA LOW OF THE LOWST CIIRO BAAQATYE AKHAAS😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta1387 ай бұрын

    Cadi ma ahan cawa wu shidanthy taliye oday wa no ken

  • @alielmielmi2109
    @alielmielmi21097 ай бұрын

    Fucken somali uusan aqoon hindi ku sheegaya

Келесі